Abwaan Cabdiwaaxid Gamadiid: Gabayga Soomaalidu Habaar bay qabtaa

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 50

  • @abdirahmanmuqtartimajilic5122
    @abdirahmanmuqtartimajilic5122 7 років тому +2

    intee buu ku dambeyaaaa abwan c/waxid cali gamadid wali ma xiran yahay mise waa free ilahay ha barakeyeee

    • @hargaysaawi1000
      @hargaysaawi1000  7 років тому

      Weli wuu xidhan yahay walaal. Xabsiga weyn ee Hargeysa ayuu ku jiraa....

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 3 роки тому +2

    Soomaalidu hal-doorkeeda
    Iyadaa han-jebinaysa,
    Daalinka iyo hororkeeda
    Iyadaa HADH gelinaysa,
    Heesana u qaadaysa.

  • @awqadar6397
    @awqadar6397 2 роки тому +1

    Illaahii Allah ahaa baan ku dhaartay Hadii ruux Soomaali sheegto maaha Muslim!.
    Waayo Alle wuxuu ina faray in aynaan noqon Soomaali!!!!.

  • @mahamudsaid5899
    @mahamudsaid5899 7 років тому +1

    Wali maan arag cid u hadleysa abwaankan erayada macaan

  • @zahraa1025
    @zahraa1025 7 років тому +7

    illaahay ha xafido abwaanka illaahay waxaan u wediinaynaa in xornimadiisii loo soo celiyo

    • @molitoismo5368
      @molitoismo5368 7 років тому

      Zahra A ciidii week kahor aya lasoo dayey wll

    • @zahraa1025
      @zahraa1025 7 років тому

      +Molito Ismo mashaa allaah waa farxad hadii abwaanka lasoo daayey illaahay haxafido asagana waxaa ku haboon inuu iska ilaaliyo gabayada uu xabsiga ku gelaayo

    • @nimatawad1996
      @nimatawad1996 6 років тому

      Zahra A
      Gersn

    • @nimatawad1996
      @nimatawad1996 6 років тому

      Gerson

  • @ahmedibrahim3344
    @ahmedibrahim3344 7 років тому +5

    maanshaa Allah runtuu ku xariiray abwaanku

    • @sahraa7750
      @sahraa7750 6 років тому +1

      Maashaa allaah abwaanku runtuu utaabtay somali laakiin waxaan noqonay umad dib u hayaansan oo meesha caalamku horu kac kutalaabsanayo inaguna dhib dhac iyo baaba, ayaan ku talaabsaneynaa

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 6 років тому +1

    Gamadiid gabaygiisa caadi maahan Alloow kaa soodaa xabsiga hadii lagu soodaayo ka tag meeshaas xabsi baykugu dhibeen katag sida coldoon oo kale

  • @lamiyaabulle1005
    @lamiyaabulle1005 5 років тому

    MashaAllah Allah swt ha Xifdiyo Brkllahufiik dhiiri gelin fiican

  • @abdinasirbarre4486
    @abdinasirbarre4486 7 років тому +1

    mnsha alah abwaan abdicate waa hid Ali waa hayay somaliyed wxan oran Karnaa wa nin hil wayay

  • @shabmohamed8204
    @shabmohamed8204 7 років тому +2

    Abwaan cabdi waaxid gamadiid ilaahay waxaan uga baryayaa inuu xoriyadiisii helo xaq darro ayuu ku xidhan yahay.

  • @wiizamiir7486
    @wiizamiir7486 6 років тому

    Illahey ha xafido Abwankeeni Gamadiid

  • @anabxuseenxuseen4697
    @anabxuseenxuseen4697 6 років тому +1

    salama alekum abwaan gamadiid wanku salamay marka kale cafimadkaga ka waran xaged ku sugan tahay hada madnabad qabta

  • @ahmeddiriye1233
    @ahmeddiriye1233 7 років тому +3

    masha Allah

    • @hargaysaawi1000
      @hargaysaawi1000  7 років тому +2

      Mahadsanid walaal..

    • @abdinasirbarre4486
      @abdinasirbarre4486 7 років тому +1

      Siciid Maxamuud Gahayr abwaan abdi wahid wa in loo dodada wa biri magaydo

  • @hodanabdirizak4111
    @hodanabdirizak4111 6 років тому

    Mshllllh abwan cabdi waxid illahy haku dhawro

  • @sadiiqhasan3715
    @sadiiqhasan3715 7 років тому +1

    waa run somalidu habaar bey qabtaa

  • @abdirahmanmuqtartimajilic5122
    @abdirahmanmuqtartimajilic5122 7 років тому +3

    1 soomaalidu habaar bay qabaan waana la hubaaye 2; intii dunidu heerkaa kor u hayaameysay walee c/waaxidow waa mid dhab ah taaaaaaaas sxbow
    tan kale asxaabay aan idin su,aaalee abwaan c/waaxid horta hada intee ku dambeyaa ma xidhan yahay mise waa free intee buuse ku dambeyaaa hargeysaa iigu dambeysee

    • @zahraa1025
      @zahraa1025 7 років тому

      wallaahi waa gabay kaa ilmaysiinaya oo si dhab ah u taabanaya xaalada somalidu ay kusugantahay hada iyo mar horeba ilaahay xabsiga hakaasoo daayo

    • @molitoismo5368
      @molitoismo5368 7 років тому

      Abdirahman muqtar tima jilic waa xor Hargeisa ayuu jooga

  • @basi4652
    @basi4652 6 років тому

    Allaaha kuxifdiyo.adiga iyo anaga

  • @yuusufdhanto8237
    @yuusufdhanto8237 5 років тому +2

    Inteee dunidu herkaa tagtee kor u hayaameysay

  • @abdiqanimahamud5584
    @abdiqanimahamud5584 4 роки тому

    taa kuma racasani habarkuna laga wacan

  • @user-vs5tl5kx9m
    @user-vs5tl5kx9m 6 років тому

    maa sha allaah ceesh calaa gabey

  • @MohamedIbrahim-xo2zn
    @MohamedIbrahim-xo2zn 6 років тому

    Alle ha ku hafido

  • @maalindheeremedia7718
    @maalindheeremedia7718 6 років тому

    Abwaan cabdulhaadi Cabdulqaadir

  • @abdihassan689
    @abdihassan689 6 років тому

    abwaan gaaso baxay indheer garad

  • @abdirahmanmuqtartimajilic5122
    @abdirahmanmuqtartimajilic5122 7 років тому

    siciid maxamuud gaheyr sxbow jawaab iga sii

    • @hargaysaawi1000
      @hargaysaawi1000  7 років тому

      Maxaan kaaga soo jawaabaa walaal? Suaashaada iigu celi insha Allah

  • @omerelmi592
    @omerelmi592 7 років тому +1

    Somali asal.ah.ilaah.haino.xifdiyo

  • @mahamudsaid5899
    @mahamudsaid5899 7 років тому

    Kaaley anwaankani tol maleh miyaa xabsiga lagu celcelinayo

  • @abdiikar9037
    @abdiikar9037 7 років тому +3

    War halyeyan miyaa lasoodayey

    • @hargaysaawi1000
      @hargaysaawi1000  7 років тому +2

      Abdi Ikar Weli wuu xidhan yahay walaal

    • @abdiikar9037
      @abdiikar9037 7 років тому +3

      Ilaah waxaan ugabaryayaa in xoriyadiisii dibuhelo sababtoo ah waa qof diinta iyo soomalinimadu kudanbeyso

    • @abdiikar9037
      @abdiikar9037 7 років тому +1

      Saciid halkeed uganooshay dunida

    • @hargaysaawi1000
      @hargaysaawi1000  7 років тому +1

      Hargeysa walaal

    • @abdiikar9037
      @abdiikar9037 7 років тому +2

      Saciid hargesa iyo dadkeedaba illaha xifdiyo waxaan kunoolahay dhul shisheeye CA san diego

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 3 роки тому

    Waarun somalidu habar bay qaban badankoodu

  • @ayaanmahamoud
    @ayaanmahamoud 6 років тому

    ala muxuu u gabay Somlia marayooleeye😡😡😡😡

  • @ahmedibrahim3344
    @ahmedibrahim3344 7 років тому +1

    maanshaa Allah runtuu ku xariiray abwaanku