DEG DEG MD SICID C DENI OO AFKA FURATAY IYO MD FARMAJO MD XASAN DHULKA LAJARAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 68

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 10 днів тому +16

    Asc. Waa awoowgey oo ayeydey casha xaaji xuseen la dhashey oo hooyadey macaan dhashey. cabdirisaaq xaaji xuseen ALLAH HU NAXRIISTO, hooyadeey, aabahey, iyo waalidiinteen iyo muslimiinta oo Dhan.

  • @zaytum
    @zaytum 10 днів тому +2

    Manshaalaah Vivo guul ciidanka puntland republic💪💪💪💪💪💪❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱 oo maanta ku guuleystey in ay buud la dul mareen dacish tuurmasale bari

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591 10 днів тому +3

    اللهم صل علي محمد وعلي اءله واصحابه الاخيار وسلم تسليماكثيرا

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 днів тому +5

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 9 днів тому +1

    Wadani aamin ah qab leh Mw Farmaajo 2026 for villa Somalia insh Allah 🇸🇴❤️🫡

  • @cabdallejabir4459
    @cabdallejabir4459 10 днів тому +3

    GUUL PUNTLAND IYO GOBONIMO ❤❤❤❤

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 9 днів тому +1

    Guuuuulu madaxweyne farmaajo❤❤❤❤❤

  • @maxamedadancade6331
    @maxamedadancade6331 10 днів тому +1

    Salaanta sax oo dheh asalaamu caleykum waraxmatullaahi wabarakaatuhu ❤❤❤❤

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 9 днів тому

    Allaha Unaxariisto Caaqilbuu ahaa

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh 10 днів тому +2

    Guul Madaxweyne Farmajo ❤

  • @mrjamac
    @mrjamac 10 днів тому +1

    alle yaa raxma cabdirisaaq haaji xuseen nin dacaad ah buu ahaa oo wadani ah naxariste janna alle ha geeyo

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 10 днів тому +1

    Allaha u naxaristo adeerkeey Aamiin

  • @AbwaanDulmidiid-h8d
    @AbwaanDulmidiid-h8d 10 днів тому +1

    Shacabku waa wada Codeyn karaa Nin Qabiil ilaah ka Dhigtay Ma Hor istaagi karo Doorashada Qof iyo Cod ❤

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 9 днів тому

    Waa Sax Hadalka Abti

  • @Himiilo-
    @Himiilo- 9 днів тому

    Allaha uu naxaristo qabriga allaha uu wasiciyo amiiin yarabi abtigey macan

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 10 днів тому +1

    Manshaaa alaaah ilaahy

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 9 днів тому

    2026 Farmaajo ❤❤❤❤❤ inshallah ☝🏻🤲☝🏻🤲 qab kii soomaaliya oo qof ah

  • @shukrinoah3987
    @shukrinoah3987 10 днів тому

    Allaha u naxariisto adeer Abdirizaq

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 10 днів тому +5

    WAA RUNTII MADXWEYNE SICIID ACBDULAHI DENI. WAA INDHEER GARAD MEELFOG WAX WAX KA ARKAAY. ILLAAHAY HA XIFDIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN 🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🤴🌟🌟🌟🌟🌟🌟🌟👍👍👍👍👍💯💯💯💯💯💯💯

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 10 днів тому

      Ascw.laakaha media ilaahay haku xifdiyo aduun iyo aakhiraba allaahumma aamiin aamiin aamiin

  • @sahrojamayusuf3045
    @sahrojamayusuf3045 10 днів тому

    Alle ha u naxariisto

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 4 дні тому

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉 thank you m/w Deni iyo m/w farmaajo viva guys for ever.👍💙🇸🇴🇸🇴🙏💚🇺🇿💚💙💙

    • @AminaFarah-r4b
      @AminaFarah-r4b 13 годин тому

      10:30 10:32 10:33 10:34 10:37 10:41 ❤

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 4 дні тому

    Scw scw scw scw scw...cade

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 10 днів тому

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 10 днів тому +2

    Wcs walalkey cimran allxmduliilh allxmduliilh jimco Mubarak ❤❤❤❤❤❤

  • @radwanali7816
    @radwanali7816 10 днів тому +2

    Somali waa dad ayaan daran waxay kuwareegayaan labo faashil aadu maan gaaban waa xassan iyo farmaajo soomaali ma dad la,aan ayaa haysa???

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 10 днів тому

    Dee allaah ayaa ka talaabo qaadi qofkii ka baxa kitaabka qur'aanka kariimka ku dhaartay oo kaaga darrane masuuliyad umad qaatay oo cirka iyo dhulk diideen cida fulinwayda allaah sw katalloob qaadi e loo samro somali Samir maleh

  • @AliGramGrammaire
    @AliGramGrammaire 10 днів тому

    Felicitations formajo

  • @AbdulqadirAbdullahi-u5q
    @AbdulqadirAbdullahi-u5q 4 дні тому

    Asc,walaal waan kugu xiranahay waana dhegeystaa chanalkaaga waana jeclahay, laakiin waxaan nacaa markaad Soomalida kusheegtit المشركين ،waa kelmed aad iyo aad uculus, manajirto cid kudhiirankarta illaa eaa inay ذليل cad laymaadaan, haddiikale iyaga ayey kusoo noqonaysaa, soomaalidu 100%waa muslimiin وللاه الحمد anigu iyaga madifaacayo, oo mujrimiin ayeyba ubadanyihii آلى من رحم الله lkin adigu haku cadaab mudan kelmmaddaas

    • @AbdulqadirAbdullahi-u5q
      @AbdulqadirAbdullahi-u5q 4 дні тому

      Isaga qudhiisa mr.Farmaajo ma ahayn nin iswaafajiya hadalkiisa iyo ficilkiisa, meeshii uudeggenaa ee Xamar dadka deggan ayuu lahaydte u ahaa, inuu kuwaas raaligeliyo ayaa waqtigii kagadhamaaday, wuxuu markaas kudhacay kelmmaddii ahahayd غاية لا تترك " إن ترضي الناس جميعا "

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 10 днів тому

    Dani quruxow hayeey

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 9 днів тому

    ☝🏻🙏

  • @fadumoabtidon3586
    @fadumoabtidon3586 10 днів тому +1

    Adigu farmaajow balantii ma fulisey Mise waalayacdey aad ayuu qofwalba waxa uu Ku hadlayo waa Isla qumanyahey

  • @FaaraxBaashane
    @FaaraxBaashane 4 дні тому

    Hada xasan sheikh waa hawiye wax kale laguma heesto

  • @AbdishakurYusuf-e7t
    @AbdishakurYusuf-e7t 10 днів тому +2

    Aaad iyo aad waabiyo kamadhibcaan warka siciid deni

  • @AbwaanDulmidiid-h8d
    @AbwaanDulmidiid-h8d 10 днів тому +2

    Deni iyo Farmaajo Ciidan Etoopian Hasoo Kaxaysteen Sidii Cabdilaahi Yuusuf ileyn Awood Ay ku Wajahaan Xasan Shiikh Ma haystaane ❤

    • @farhiyadahir3725
      @farhiyadahir3725 10 днів тому +2

      Xasan haduu awood ciidan leeyahay muu dhilkiisa ka xoreeyo wiilasha yar yar ee alshabab ka ah. Beenta aad isugu sheekaynaysan kadaaya soomaalida masaakiinta ah. Xasan amisom baa waar diyeysa xisaabta ku darso

    • @abdifatahomar3267
      @abdifatahomar3267 10 днів тому +2

      Dadka qarkod marka arko Somali dhan ban nacaah xaqa Allaha ku fahansiyo wll jacelka aad u qabtih wadanka waxa ka weyn midka u qabtih qabilkada Hassan sheikh inuu hawiye yahay mahane muxu ku hayah shame on you

    • @gigachad9879
      @gigachad9879 9 днів тому

      Adeerkaa XasanTuug $260 miyan oo ummaadda ka xaday waa laga sii dhacay Tii Ilaaheeyns waa u dhimman tahay. Taraamaa yiri hala soo xiro Tuugga

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 9 днів тому

    🙏♥️🙏

  • @Banadir-State
    @Banadir-State 3 дні тому

    Farmaajo faashil wuxuu cadoow u dhiibay Qalbi-dhagax ka dibna wuxuu ONLF ku sharciyeeyey argagixiso...
    Yaa aaminaayo, Rabbi inooma soo celiyo..aamiiin

  • @ibadoosman1982
    @ibadoosman1982 9 днів тому

    Caafimaad alle ha idin siiyo reer xamar awrka meeshey doonaan ayey u raranaayaane

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 3 дні тому

    Adiga masoo dhaaraninoo hjhhhhhhh xaad kuhadleeee

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 9 днів тому +1

    Katashada qabyalada
    Hadiikalee tabtaabey ino ahaaan burburin qaran cadowgenan ujabeyna

  • @AbwaanDulmidiid-h8d
    @AbwaanDulmidiid-h8d 10 днів тому +1

    Farmaajo Markuu ilaah ka Dhigtay Qabiil Fahad Yaasiin Wuu ka Hor Yimi Xasan Shiikh Buuna la Shaqeeyaa Hadeer ❤

  • @Test-ui4ee
    @Test-ui4ee 8 днів тому

    Dani waxba ha is Dalin cid kuu dooraneysa Madaxweynaha Somalia ma jirto, hasoo dhaafin Puntlan kii ku doorta waa doqon aan ku aqoon.

  • @MaxamuudMacalinibrahim
    @MaxamuudMacalinibrahim 5 днів тому

    Cagligaagu macafimaadgabo
    Dib unogo wargadmayo keen

  • @sahraGuled-x4j
    @sahraGuled-x4j 10 днів тому

    Mawaxuu rabaa in uu shibiro ku xareeyo gobaha la ateeyay

  • @maxamedmaxamuud2633
    @maxamedmaxamuud2633 5 днів тому

    Majeerteenow xasan micfoofa n ku dhi ci maayo shidaal yaa qodaya

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 4 дні тому

    Cudurkaan wuu nala factirsadaye allaah haa naga bogsiiyo

  • @mowliidmacaani3141
    @mowliidmacaani3141 4 дні тому

    Adiga waa ku dhaarataye ma ilowday adigaa isku qiray

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 9 днів тому

    DALKA CORRUPTION IYO TUUGANIMO IYAA DISHOOTEY😢. KUWA WAXAAS KU SHAQAYSTA BAA QABYAALADA ISTICMAALA😂

  • @hassanabdulahi104
    @hassanabdulahi104 9 днів тому

    Waryaa ninkan ma xuu sheegayaa iska isma oo miyaa waxii hi ku dhaartay soo kii shiny dad nool gadanayey isma maqlo no kaa xun ma noqon madaxweyne

  • @ibadoosman1982
    @ibadoosman1982 9 днів тому

    Tagto daayee timaado ka qabo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 9 днів тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤

  • @macruufsheikh4449
    @macruufsheikh4449 4 дні тому

    Kkkkkk

  • @AdenNoor-i6v
    @AdenNoor-i6v 9 днів тому

    Deni ku dasho mudan yahay guurgurte masakiinta
    uma roona

  • @maxamedcisicabdi8764
    @maxamedcisicabdi8764 10 днів тому

    Haa haa meelo badan ayey doorashadu ka dhici kartaa mmg galmudug mmg hirshabeele mmg koonfurgalbeed, gobolka banaadir immg ssc iyo gedo waayo itixaamaadka dugsiyada sida loo qaado imtixaanka ayaa iyada loo qaban

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 9 днів тому

    Dani hanoo amaaninina waa daalin waaxij diiday qof iyo codwaa kij umada fhibay dani Umadasoomasliyeed Allah ka qabzo saaxiibkiisii xasan maanta waxaad rabto hanoo sheegin waalabo tuug yaan qabyaalad iyo qurunkii loogu kala hiilinin tuugta ku macaasha dhiiga dadka umada Allaha ka qabto

  • @ahmedmohamud787
    @ahmedmohamud787 9 днів тому

    Laakaha. Media waxoow ku. Feker. NoQday. NoQday. Wariyeyaasha. Daarood oo. Mar. Walbo. Caaya. Madaxda. Hawiye sida. Xaashi ama. Horfadhi media iyo. Cali. Xaraare oo aan. Hadal kalaba aQoonin ineey. Farmaajo amaanaan. Xasan. SheeQna eey. Caayaan. War. Nimanyahoow naga. Xishooda Waxaad tihiin. Yeey uf,,,

  • @mohamudsahal480
    @mohamudsahal480 9 днів тому

    😂😂😂

  • @DahaboHagarGuleed
    @DahaboHagarGuleed 9 днів тому

    ☝🏻🙏

  • @FoosiyaAxmed-m3j
    @FoosiyaAxmed-m3j 9 днів тому

    😂😂😂😂😂

  • @safiyasalad1693
    @safiyasalad1693 4 дні тому

    😂