SOOMALILAND INTAAD JOOGTAAN LOO BAQI MAAYO BALSE MAALINTA LAYDIN WAAYO ALLE IDININKA KUWA INDINKA DANBEEYA ALLE KAMA DHIGO KUWO AANU KA OOYNO SIDA BAARLAMANKA IMIKA TALADA HAYA KUWAAS OONU KA OOYNAY OO DHIBSANAY WAXAYNA NOQDEEN KUWO AAN SHACABKII SOO DOORTAY USHAQAYN BALSE CID GAARA USHAQEEYA
Gudoomiye saleeban ilaahay cimriga alle how dheere iyo somaliland alle cadow Geeda ha jabiyo
Mnsh Allah gudoomiye saleeban
Hambalyo
ODEYGA WAY KA SOO XIDHANTEY XUURTEYSIGII MADAXTOOYADA...WAX DAWLAD DHABA U SANSAAN EEG AYAA SOO GUUXAYA OO MACAANJECELNIMO KA DHEERTAHAY..
Ninkani waa dhawrka qof ee sharaftii soomaaliland dhulka geliyey ilaahay meel daran ha geeyo ee waslad xaaraan ah ee erya waa ninka:
1. Goaankii golaha wakiilaadu Taladii Muuse ku dureen roobka u dhigey
2. Waa ninka Muuse aftaag isku deyay inuu Shan sano u kordhiyo iyadoon doorasho dhicin ee aakhirkiina Labo sano oo xaaraan ah u kordhiyey golaha uu ku hor xaarana shan sano u kordhiyey.
Siyaad Barre wuxuu u yaqaanney Saleebaan Habarjeclo waayo qabyaalad soconeysa ayuu ahaa.
Saleebaan Geel ayaa markii uu iskuullada waqooyi ka baxay loo bixiyey laakiin mArkii Koonfur la tegey ayaa Reer Xamarku u beddeleen Saleebaan Gaal waayo reer xamarku geela waxay u yaqaannaan Gaal, tusaale caanaha geela waxay ugu yeedhaan Caano gaal ama wungaal ( koonfur bari).
SOOMALILAND INTAAD JOOGTAAN LOO BAQI MAAYO BALSE MAALINTA LAYDIN WAAYO ALLE IDININKA KUWA INDINKA DANBEEYA ALLE KAMA DHIGO KUWO AANU KA OOYNO SIDA BAARLAMANKA IMIKA TALADA HAYA KUWAAS OONU KA OOYNAY OO DHIBSANAY WAXAYNA NOQDEEN KUWO AAN SHACABKII SOO DOORTAY USHAQAYN BALSE CID GAARA USHAQEEYA
Qaran waxaa ceebeeye reerkan
WAAR XISHOODA OO UMMADA WAXEEDA U DAAYA, OO NAGA HOR DHAQAAQAILAAHAY DULLI IDIN SAARYE.
guurtida hala diro waa odayaal asaasaqey xagee lagu arkay doorasho la'aan 33 sano cid kursiga ku fadhiya oo kala dhaxlaya xilku waa wareegto adeero adoo mahadsan
Wariye adigu na dafaar jeeganti kulmeyi ,asaasaqa time to resign
😂😂😂😂😂
Saleebaan Gaal nacdali ku kortay waa ninkii Somaliland god dheer ku riday
Qayaali ayaa laisku qancinaya
Saleebaan Gaal,Muuse Biixi iyo Maxamed Kaahin nacdali idin kortay
Sidii reerkiina madaxda haw caayine ka xishood yaan sidii wax waalan laguu eryanee