QASA GOOBIHII CIIDANKA SIR-AA'IIL KA BAXEEN OO LAGU ARKAY WAXYAABO YAAB LEH + WARAR KALE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 31 січ 2025

КОМЕНТАРІ • 129

  • @HBNOnlineTV
    @HBNOnlineTV  11 днів тому +34

    Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 11 днів тому +3

    Alle ayaa mahad led oo dhiigii reer falastiin oo qubanaayey joojiyey wlhi 15 bil ayaan la ilmeynayey dhibaatada reer qasa lugu hayo maantana farxad ayaan la ilmeeynaya waa alle mahadii guul reer falastiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 11 днів тому +3

    Mahadsant walaalkey mowlit haji iyo maxud cade qeer sheega isriil dhulka allha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 11 днів тому +2

    Alow kabadbadi 78 xasbunallaah wanicmawakiil cimriba umaharin rabi hakaqabto shartiisa

  • @Xasancadde-us6ht
    @Xasancadde-us6ht 11 днів тому +1

    الله اكبر😢😢😢

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 11 днів тому

    Adunka ilaahayba maa mulaa quwada ilaahaybale guuusha faalaastin iyo shacabka mujaahidinta ah dhima shadodu waa shahado guuul wayn keentay iyo gobanino sharafle masha alaah ilaahayba mahadle

  • @SSS78781
    @SSS78781 11 днів тому +1

    ❤❤❤WALIGEEY RER PALESTINE 🇵🇸 DAD KA IIMAAN FIICAN OO KA ADKEYSI ADAG MA'ARAG...ISLAMKA DHABTA AH WA PALESTINE 🇵🇸 MANSHA ALLAH...

  • @MahamudFoodcadde
    @MahamudFoodcadde 11 днів тому +1

    ALLAH guuleeyo ree qaza yahuuda Io waxa taageero duleeyo

  • @iid-691
    @iid-691 11 днів тому +1

    Allahu akbar nin illahay la jiraa guul buu ku danbeya

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 11 днів тому +6

    Ilaahey masiibo aan dhamaad laheen Ilaahey haku salido Israel ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ku rid

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 11 днів тому

    Qasa ilaahayba dufacay iyo shacabka mujaahidinta ah ilaahayba guuusha ukeenay masha alaah

  • @FarxancabaasMuhumad
    @FarxancabaasMuhumad 11 днів тому +3

    Mashaa allaah

  • @BashiirDiiriye-p1x
    @BashiirDiiriye-p1x 11 днів тому +7

    Allaha ha lajiro falastiin iyo xamaas iyo dhamaan inta taageersan shacabka falastiin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin aamin

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 11 днів тому +1

    Alxamdulilaah❤❤ wan ku faraxsanahy guusha xamaas
    Ilaahay ha siyaadiyo aaamin

  • @IdrissGuirrehsougeuh
    @IdrissGuirrehsougeuh 11 днів тому +2

    GUUUUUUUL 🇸🇴 🇸🇴 🇸🇴 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 11 днів тому +1

    Wallaahay Waxba. Naga Qarsonaa !Reer yurub ❤❤❤ “

  • @KhadaraadanCawaale
    @KhadaraadanCawaale 11 днів тому +3

    qasa guul ish allah❤❤❤❤❤

  • @abdullahiibrahimshabeele8235
    @abdullahiibrahimshabeele8235 11 днів тому +3

    Sln kadib mowlid xaaji Abdi maadaamoon nahay anagu macaamiishaadii waxaan kaa codsanaynaa bal in aad muuqaalada noogu sooyara biirisaan si aan uyara daawano waxyaabaha aad nooga sheekaynaysaan

  • @SadiiqYuusuf-m2b
    @SadiiqYuusuf-m2b 11 днів тому +5

    Reer Gazza waala imtaxamay wayna guulaysteen samirkoduna fariinbu dunida uyahay ay waxkuqaatan

  • @BoqoradaRerkeenadiid
    @BoqoradaRerkeenadiid 11 днів тому +5

    Guul guul shacabka falastiin

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 11 днів тому

      Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi free palestine 🇵🇸

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail 11 днів тому +3

    Guul Falastiin In Shaa Allah

  • @SxaVxcj
    @SxaVxcj 11 днів тому +4

    Reer gaza guuuuuuuuuul
    Adkaysiga iyo sabirka
    Waa wax cajiib ah

  • @aminamohamed2605
    @aminamohamed2605 11 днів тому +1

    Yaa rapii ilaahow reer falastiin ugar gaar💟💯

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 11 днів тому

    Maasha alaah faalaastin ilaahayba cawin mujaahidita sharaftale guuul wayn guuuul

  • @mssaizhabuley9371
    @mssaizhabuley9371 11 днів тому +2

    🇵🇸🤝🏻🇸🇴assalaamu calaykum gaza

  • @hodanjama2924
    @hodanjama2924 11 днів тому

    Allhamdullilah Rabi caalamiin, yaa Allah😢Falistiin badbaadi oo cadowkooda jabi

  • @ahmedsheikhamud5809
    @ahmedsheikhamud5809 11 днів тому +2

    TARAAM MUXUUW WAX RAAFAA ISAGABA RAAFAN EE BAL AAN WADA ARAGNO MUSTAQBALKA.

  • @OmarHassan-p6p
    @OmarHassan-p6p 11 днів тому +3

    Ilove you ❤🎉hbn tv

  • @FardowsaMahamed-r1x
    @FardowsaMahamed-r1x 11 днів тому +3

    Alxmdlilah

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 11 днів тому +2

    Allow reer Qasa dhibka hakusocelin

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 11 днів тому +2

    Maanshalaah

  • @CabdikariinMaxamed-u8z
    @CabdikariinMaxamed-u8z 11 днів тому +2

    Mashallaha

  • @abdirahman2697
    @abdirahman2697 11 днів тому +3

    Mowliid waxaa axad walba banaan bax lagu taageerayo falastiin lagu qabtaa BROCKWELL PARK xataa dagaalka ka hor

  • @hakimaheyle9675
    @hakimaheyle9675 11 днів тому +3

    اللحمد لله

  • @SSS78781
    @SSS78781 11 днів тому

    ❤❤❤HAMAS MASKAX AYEY CIYAREYSAA SI AY U MAAMUSHO GAZA RER GALBEEDKA U JAHWAREERISO..

  • @FartuunXasanCali
    @FartuunXasanCali 11 днів тому +2

    Allow guuleey walaladiin

  • @duniyokulan3158
    @duniyokulan3158 11 днів тому +5

    Allahu Akbar

  • @SahroAbdi-rd8im
    @SahroAbdi-rd8im 11 днів тому

    Salallahu calehi wasalim ❤❤❤❤❤

  • @Cabdi-ho1ro
    @Cabdi-ho1ro 11 днів тому +2

    Msha allh Reer GAZA guuuuùulll

  • @SumayaElmi-sq7nd
    @SumayaElmi-sq7nd 11 днів тому +3

    Alxamdulilaah

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 11 днів тому +6

    ASC Soomaaliya Free GAZA 🇵🇸

    • @Cabdi-ho1ro
      @Cabdi-ho1ro 11 днів тому +2

      Wcs GAZA from soomaaliya

    • @Hannah_fatima
      @Hannah_fatima 11 днів тому +2

      @ ALHAMDULILAH FREE GAZA

    • @Cabdi-ho1ro
      @Cabdi-ho1ro 11 днів тому +2

      @Hannah_fatima MSHA ALLH ALLAAH MAHAD ISKA LEH الحمدلله رب العالمين

  • @MaxamwdDirir
    @MaxamwdDirir 11 днів тому

    Masha allah wanka gulaysanay israa iiL

  • @aminamoussa1173
    @aminamoussa1173 11 днів тому +1

    Masha allah

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 11 днів тому +2

    XIJKII AAN SOO DHAAFNAY SOMALIA AYAAN DIYAARAD UGU DHOOFAY WAXAAN TAGAy Cadan baabuur land guruser aH ayAn cadan karaacay waxaan tagey jiddah 580& dolR ayaa iigaga baxday alxamdulillaah shirkadaha allaah ayaan ku mahdinayaa oo iga kaafiyey

  • @SahroAbdi-rd8im
    @SahroAbdi-rd8im 11 днів тому

    Allahu akbar 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤

  • @mahadduale4300
    @mahadduale4300 11 днів тому +4

    Newzland xataa wuu ka dhacay banan baxa

  • @MaxamwdDirir
    @MaxamwdDirir 11 днів тому

    ❤mowliid wadmahdsan tahay//

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 11 днів тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين وادلت شركة والمشركين اعداك أعد الذين اللهم آمين آمين آمين يارب العالمين والصلاة والسلام على رسول الله صلى الله عليه وسلم 💚💚💚💚💚🤲🤲🤲🤲🤲☝️

  • @OmaryussufHissein
    @OmaryussufHissein 11 днів тому +3

    First comment

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 11 днів тому

    maxamud cabaas ummada allaha ka qabto

  • @CarabAxmed-c8l
    @CarabAxmed-c8l 11 днів тому

    Gul Allaw sii falastin xamas iyo dhaman muslinka dulman amiiiiin yaa rabi

  • @abdullahiabdikadir7896
    @abdullahiabdikadir7896 11 днів тому +2

    الحمد لله

  • @FarxancabaasMuhumad
    @FarxancabaasMuhumad 11 днів тому +2

    ❤❤❤

  • @xasancali438
    @xasancali438 11 днів тому

    Asc carabtu mayna joogin dunida waxaasi ayka dhacayeen

  • @MahdeMaxmde
    @MahdeMaxmde 11 днів тому

    Allahu Akbar walilaahil xamdi

  • @MustafaOmar-hx2ph
    @MustafaOmar-hx2ph 11 днів тому

    ILAAHOW FALASTIIN IYO ISLAAMKA U GARGAAR

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 11 днів тому +1

    Asc Jzk laah Mowliid

  • @Salma.Ismail
    @Salma.Ismail 11 днів тому +1

    Allah Akbar Allah Akbar Allah Akbar

  • @RidwaanAbiib-i6x6g
    @RidwaanAbiib-i6x6g 11 днів тому

    Islaamku kalaynayA ayay ucabanayaan

  • @ShaafiXuseen-v2g
    @ShaafiXuseen-v2g 11 днів тому +1

    Wariye waqtiga macabista wajiga hore ee laisdhaafsaday 7 bari maa Laga jogaa

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 11 днів тому

    الله أكبر ولله الحمد

  • @mahamedabshir7588
    @mahamedabshir7588 11 днів тому

    Dr abui sofiya aaway

  • @awilawaale8840
    @awilawaale8840 11 днів тому

    Guul

  • @osmanmusa5572
    @osmanmusa5572 11 днів тому +1

    Insha aalah GooL falastin iyo aaweda xamxs

  • @iskufilan174
    @iskufilan174 11 днів тому +2

    Never canada mareykan kuma darayo

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 11 днів тому

    Dad badan Somali ‘Ah oo soo -
    Galooti Ah baa jooga Minnesota-
    Shartiisa’Allaha ka Qabto !

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 11 днів тому

    Minnesota’ Minneapolis weather-
    Ka waa 5dicree -
    13 waxyar kadib -30
    Samhariira !!

  • @MahdeMaxmde
    @MahdeMaxmde 11 днів тому

    ilaahay ayaa mahad iskaleh kadulqaaday xulayskii mudadaa 400 iyo dheeraadka ah haystay

  • @IsmaciilCabdiqani-y6g
    @IsmaciilCabdiqani-y6g 11 днів тому +1

    Israa iil way jabtay waxa cadayn u ah waxay qaadan kariweyday taagiyada laga gubay

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 11 днів тому +1

    Heshiska Xamas waxalaguqiyamay qaybaha wadahadalada odiblogudhigay inlagudhamaystiro waregyada dambe wiximabda ahan laguheshiyay sharaxadoda tusale qodobka ugumuhimdmsan xamas laguqiyamayo waa dibudhiska qaza mabda ahan laguheshiyay qodobkabkas fulintisa waxayraban inaykuxujeyan inxamas katanasusho mamulida qaza hadikale anladhisayn qaza iyago tas karajaynaya inan shacabku xaladanhada kunolankarin aynakahor imankaran iskacabinta usemalaynmayo inaytasna kugulaysanayan wa arkidona kolay wahubal in yuhud iyo maraykan dhagari uqarsontahay

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 11 днів тому

    Turkiga Kama dhicin mudaharaad?

  • @mohedosman5662
    @mohedosman5662 11 днів тому

    Adanka salada subax Somalia 🇸🇴 io adanka gaza wariye mowlid sotabiyey ba 20:16 iskumar I kulmay alhamdulilah.

  • @AbgikarimMohamed
    @AbgikarimMohamed 11 днів тому

    الحمدلله

  • @AbdikadirGamadiid
    @AbdikadirGamadiid 11 днів тому

    Asc magacaygu waa abdikadir abdullahi yussuf gamadid waxaa soo dhawayn hayaa guusha ay gadheen dhamaan ururada iska caabinta Falastiniyiinta 471 maalmood ee ay noqotay rabitanka kooxaha iska cabinet iyo sideey dhibkasta oo Qaza ka dhacay shacabku ugu qanacsan yihiin.
    Waxaana illaahay uga baryayaa inayna jabin xabad joojina shalay oo tariikhdu ahaaydb19/1/2025 u bilaabayay muslimiinta reer Falastiin insha allaah.
    Guul abid aan jabin yaa allaah

  • @yahyegulled3945
    @yahyegulled3945 11 днів тому

    Way gulaysteen alha ugargaaree

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 11 днів тому

    Isaga awoowyaashii ayaa qaxootinimo kusoo galay maraykan! Maantana isagiibaa qaxooti beegsanaysa oo wadankii ka sheeganaya ankee qofkii ku dhashay!

  • @muxumedamir
    @muxumedamir 11 днів тому

    ✌✌✌💕💕💕

  • @CarabAxmed-c8l
    @CarabAxmed-c8l 11 днів тому

    Allah akbar gul allaw sii xamas

  • @cabdiaadannanismastaana2110
    @cabdiaadannanismastaana2110 11 днів тому

    Mawlithaw mhdsnid
    Bilaw iyo dhamad wararka falastiinniinta wararka cajibka ah aad so deysaan

  • @alidirie6731
    @alidirie6731 11 днів тому

    Gobanimadu waa geed ku baxa dhiigga geesiga, , guul Palastine

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 11 днів тому

    Qaanuunka dhawr iyo toban jiro -
    Qabanaya ! Muxuu yahay ? Yuhuud waa Dadka ‘Dunidaan aan
    Joogno ‘aan Sharcigu Qaban !!
    Sababta ma ‘Aqaan !! Majhuul!!

  • @Abdiazizwali
    @Abdiazizwali 11 днів тому

    Wararka manta xamas jecelka

  • @LADANfahiye
    @LADANfahiye 11 днів тому

    Tram ishla wadanhaa istagidoona

  • @Muzamil9337
    @Muzamil9337 11 днів тому +2

    Waxas oo banan bax kadhacay yurub iyo America halmar xita wadamada Carabta kama dhicin banan bax. Somaliyey cadow anan Carab aheen malihin , wadankanaga waxuu kadagi layahay kow waxa ka ah imaaradka .

    • @IBelieve-f8c
      @IBelieve-f8c 11 днів тому

      Carab waa lahastayaal meeyagaa hadlikara

  • @AbdinurAbdi-z8h
    @AbdinurAbdi-z8h 11 днів тому

    Ducadii aan wadnay 470 maalmood ama haben ilahay wu aqbalay ee falastiininta

  • @sharmarkegeedi216
    @sharmarkegeedi216 11 днів тому

    Asc mowliid waa kii labaad

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 11 днів тому +1

    Imaanka iyo islaamka oo dhab looqato wuxu bedela umado.daciif ah bay waxy kadhigta kuwo awood leh

  • @Ksa-r4w
    @Ksa-r4w 11 днів тому

    Qaza waxaa dhibaateeyay waa masar

  • @CashaIbraahim-f1e
    @CashaIbraahim-f1e 11 днів тому

    Qasa shacabka kunol ilaahayba cawin guusha iyo gobanimada faalaastin waa mujaahidin sharafle shahado weyi

  • @Almaascabduqadir
    @Almaascabduqadir 11 днів тому

    Nin yuhuud uxiran raja miyuu leeyahay

  • @abdirahimhassan7451
    @abdirahimhassan7451 11 днів тому

    ADUUNKA DADKA UGU LIITA UGU XAASIDSAN WAA YAHUUDA HAD DHAQANKOODA AYAA LAGA GARAN KARAA

  • @bisharcabdi4376
    @bisharcabdi4376 11 днів тому

    Free qaza

  • @MaxamwdDirir
    @MaxamwdDirir 11 днів тому

    My nam Lii cato

  • @soocanemaxamed-y4f
    @soocanemaxamed-y4f 11 днів тому

    Hbn..majiran.dal.moslimah.oo.banaan.baxkadhacey.wy

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 11 днів тому

    MAXAY U DABAAL DEGEEN OO AY CIIDANKA USOO BANDHIGEEN? SOW KHALAD MAAHA???

  • @MuxdinAndi
    @MuxdinAndi 11 днів тому

    Yurub waa laga banaanbaxay aaway islaamkii

  • @hasanmuse4007
    @hasanmuse4007 11 днів тому

    Awey wadamada carabta dadkoodi

  • @Abdikahinshukri-gx2cb
    @Abdikahinshukri-gx2cb 11 днів тому

    HAMAAS RAGEEDI WALEE TAARIKHDA ISLAAMKA IDIN XUSI DOONTA WAXAAN KU FARAXSANAHAY SIDA AY OOLA GOR GORTAMEEN ISRAEL DUMARKA ASKARTA WA 50 HADAY SHACAB TAHAYNA WA 30 WAXAASA RAG LA DHIHI KARAA DUMARKA RAG MA ORAN KAREE HEYSTA MASAR IYO KHALEEJKA HAKA BARTAN HAMAS RAGANIMADA

  • @Ahmed-wk2ct
    @Ahmed-wk2ct 11 днів тому

    Turam waxataarikhda ugalaysa madaxwaynihi uhoreyay maraykan 2jeer localemasaro aqalka cad!!! awal hadi madaxwaynaha 4tisa sano hore kadib lagagulaysto wusamrijiray isago amina in 4tisano uhoraysay anubulshadu kuqancin isaga

  • @calishaakir1
    @calishaakir1 11 днів тому

    15 BILOOD KA BADAN AYUU SOCDAY DAGAALKU EE SAX