Xanuunka maalmaha 😩 || Qiso cajiib ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 193

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 7 місяців тому +11

    Qisada dahab wa mid xanun badan illahey hanaga koriyo musibadso kle intii muslim ahana llaha ka koriyo maskin wanka xumaday wlh aniga ilma yar dhibtisa wlh uma adkeysan karo aad ayan uga calol xumada wayo ilmaha yar xanano ayu u bahanyahy wxuna dhibatonaya inka badan inta qofka weyn dhibi so garto waxan u rajeynaya Dahab yare nolol farxad badan insha Allah😢😢😢😢😢😢

  • @abdilatifofficialtube4914
    @abdilatifofficialtube4914 6 місяців тому +5

    Best channel 💯💯

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 7 місяців тому +4

    QISADAN FAMILY KA KU DHACDEY WAA MID YAAB LEH ALLAAHU AKBAR SUBXANNALAAH

  • @haania2495
    @haania2495 7 місяців тому +4

    Subhanallah 😭😭 thank you Ilays

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 7 місяців тому +21

    Asxbey aan ajar wada qaadano aan kuwada salino nabi maxamed sallahu calayhi wasallam ❤️❤️❤️

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 місяців тому +1

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @IlhaanAweys
      @IlhaanAweys 7 місяців тому +1

      صلي آلله عليه وسلم 🥺✨❤️🤭

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 7 місяців тому

      Salalaahu calayhi wasalam

    • @Falis-s9z
      @Falis-s9z 7 місяців тому

      Scw scw scw

    • @NasraXasan-bt7gd
      @NasraXasan-bt7gd 7 місяців тому

      Scw scw scw❤❤❤

  • @Yaarajh
    @Yaarajh 7 місяців тому +20

    Dhamaan asxaabta ramadaan kariim kan kiisa nabad iyo caafimaad alle hanagugaarsiiyo alle hanaga aqbalo

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b 6 місяців тому +2

    Wlh waa qiso aad u xanuun badan alow wilkaas iyo caruurta la mide ugar gaar😢😢😢😢

  • @sacdiyogs
    @sacdiyogs 7 місяців тому +2

    Alla aniga ku qisooyinkan jecelban ku jiraa oo ku shaqeeya allah ku sharfo wllky

  • @ShalsuAhalsu
    @ShalsuAhalsu 7 місяців тому +5

    Qisooyinka ugumacan UA-cam ka

  • @Maryancabdulaahi600
    @Maryancabdulaahi600 4 місяці тому +1

    Qyskan mucjisaa ku dhacday wlh😢

  • @YasmineIbrahimOsman
    @YasmineIbrahimOsman 7 місяців тому +7

    ramadan moubarak

  • @karinaali63
    @karinaali63 7 місяців тому +1

    Ramadan Mubarak ☪️ everyone I sorry for little boy dahab Ilahay ha badbadiyo dahab he must get through alet

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 7 місяців тому +7

    Ramadan Mubarak 🌜🌛 asxbey dhamantena

  • @HaniMaxamed-s8z
    @HaniMaxamed-s8z 7 місяців тому +1

    Ramadan Kareem

  • @sumayamohamed4491
    @sumayamohamed4491 7 місяців тому +3

    Somaliyey iisoo duceeya ninkasta oo shukansano maalin waxka badan ii lama soo xidhidho wllhi allaw nin ii sahal waa dhibanahay🤲🙇‍♂️

    • @abduqadirmohamed7662
      @abduqadirmohamed7662 7 місяців тому +2

      Ma'isbaran karnaa

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 7 місяців тому

      😂😂😂

    • @sumayamohamed4491
      @sumayamohamed4491 7 місяців тому

      Madaba ka reeb laakiin amaad iga roorta

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 7 місяців тому

      @@sumayamohamed4491 ina adeer maxaa keenaya in lagaa rooro, yacnii ma da' ahaan baad weyntahay, ma dabeecad xuntahay.
      Bal war isii

    • @IkramAbdirazak
      @IkramAbdirazak 7 місяців тому

      Wllo sababta ay kaga cararyan waa quruxdada darteed ee ha murugon
      Nin wangsan oo ku jecel oo ku dryeelaya ayad helysaye
      Uma qalantid muruge ayan laga qurxonan wllo mcn❤❤

  • @isaac-ts1qg
    @isaac-ts1qg 7 місяців тому +3

    Ramadan Mubarak zxp qisooyin ka hackers kaso hadal

  • @Adoontiialle950
    @Adoontiialle950 7 місяців тому +9

    صلي على النبي محمد 😊😊❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 місяців тому

      Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @Fatxichannel218
      @Fatxichannel218 7 місяців тому

      Salalaahu calayhi wasalam

  • @ibraahimabdullahi5306
    @ibraahimabdullahi5306 7 місяців тому +1

    Qofku wixii ka horeeyey ee dhacay wa inuu ku cibaaro qaado. Gabdhaha yarta hoyadeed wixi ku dhacy ogeed iyadana xuman kle lugaha la gashan ar qooqow😊

  • @SumayoMaxamuud-x4i
    @SumayoMaxamuud-x4i 7 місяців тому +3

    Number one ❤ wlahi waan kusugayi alxamdullilaah

  • @abdikarim9092
    @abdikarim9092 7 місяців тому +1

    Haa sxb qisooyinka dhaadheer ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @maxameddhalaac
    @maxameddhalaac 7 місяців тому +1

    Ramadan mubarik ❤

  • @hiyahassan9074
    @hiyahassan9074 7 місяців тому +2

    Wan ku salmay abowe ❤🥰 manta suqa ayan u socda bass ayan saranahy qisada dhagesanaya wana somanahay ilahay haku xifdiyo

  • @Haboonmahamed-g2h
    @Haboonmahamed-g2h 7 місяців тому +3

    Ifiyow noo bilow qisada asaxabaha rabadan mubaarik😊

  • @sahraxaashicolow7776
    @sahraxaashicolow7776 7 місяців тому +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @MaryamaCabdinaasir
    @MaryamaCabdinaasir 7 місяців тому +2

    Haa kuwaas rabnaa

  • @JaamacSheeko
    @JaamacSheeko 7 місяців тому +3

    Ramadan kariim diamond 💎 voice ❤❤

  • @topone8381
    @topone8381 7 місяців тому +3

    Legend ❤Keep going Sxp qaali

  • @SaaraAakil
    @SaaraAakil 6 місяців тому

    Ilaysow qisooyin jin ah o cabsi cabsi ah soodaa nio 😢😂😝❤🎉😊

  • @suziahmed
    @suziahmed 7 місяців тому +4

    Ma aamini karo waxan ahay first one yaaaaaa Allah aad ugu farxsnhy❤❤❤❤❤❤

  • @kafiyaabtidoon4043
    @kafiyaabtidoon4043 7 місяців тому +1

    Alhamdilih

  • @AbdiHamse-m7f
    @AbdiHamse-m7f 7 місяців тому +3

    : Allaha Naga Aqbalo intii manta sontay allx 👆🏼❤️

  • @SaaraAakil
    @SaaraAakil 6 місяців тому +2

    dhulka allaha kula jaro hadad like ii saari waydo

  • @BarwaaqoYuusuf-gn5ko
    @BarwaaqoYuusuf-gn5ko 7 місяців тому +1

    Fadlan qiso ka soo samee gabrta hackerada ee la yidhaahdo kristina please

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 7 місяців тому +2

    Ramadaan mubaarak walaaleheey dhamaanteen ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Deeqohussen-v3l
    @Deeqohussen-v3l 7 місяців тому +1

    الحمدلله رب العالمين

  • @bishaarosiciid3987
    @bishaarosiciid3987 7 місяців тому

    Ifiye thanks waan rabnaa qisooyinkeenii carabta ee dhaadheeeraa

  • @hamze-mahamud2002
    @hamze-mahamud2002 7 місяців тому +2

    Asxabey bishan barakeysan aan quraanka akhriskiisa badino

  • @AbdiMouna-i2z
    @AbdiMouna-i2z 7 місяців тому

    Ramadan moubark

  • @IftaxmaxamudIftaxmaxamud
    @IftaxmaxamudIftaxmaxamud Місяць тому

    Laa ilaaaha wxn wlhi qiso lma dhihi kro😢😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Deeqohussen-v3l
    @Deeqohussen-v3l 7 місяців тому +1

    سبحان الله العظيم

  • @Hilal3553
    @Hilal3553 7 місяців тому +3

    Ramadaan mubarik team ileys ❤

  • @muna603-p4v
    @muna603-p4v 7 місяців тому +10

    Qisooyinka diinigaa ayaa wcnaa inad noso baarto ifiye maadam bil barkeysan lagu jiro adigun ajar ayad ka heli lahed wllo lkn dhib malah no wad caadiye wan iska jecelhy Qisoyikag cajiib kaa.ahe

  • @SaaraAakil
    @SaaraAakil 6 місяців тому

    Odaygii lawaayay anow ila joogaa heedhe ifiyow 😢😂❤

  • @imanmohamed3948
    @imanmohamed3948 7 місяців тому

    Cabsida rooxanta soo badi wll

  • @Mohamed.Fuaad.9593
    @Mohamed.Fuaad.9593 7 місяців тому

    Dadkaan ku haya Qisooyin diini ah ayaan rabnaa Fadlan orda oo aada Kanaalada kale ee Soomalidaa ee soo gudbiya Qisooyinka Diiniga, waxaa jira Kanaalo badan oo Qisooyinka Diinigaa soo siidaaya halkaas aada Fadlan oo buuqa iyo Jaamka nagalataga.

  • @asmaabdirishid1421
    @asmaabdirishid1421 2 місяці тому

    Heedhe gabdhaha Naago hadhihin

  • @hiyahassan9074
    @hiyahassan9074 7 місяців тому

    Ramadan mubarak❤

  • @falisibrahim2452
    @falisibrahim2452 7 місяців тому +4

    Asc ramadan mubarak all ❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @HindaXasan-s7s
    @HindaXasan-s7s 7 місяців тому

    Wnjeclahay qisoyinkaga lkn dheeri ayaan kunacaa abowe part part kasodhig

  • @AzZa-in8et
    @AzZa-in8et 7 місяців тому

    Ileys sow😂 qisooyin kii cabsi cabsi da aaway😮🎉😂❤❤❤❤

  • @zapirinmoha1776
    @zapirinmoha1776 7 місяців тому +4

    Ifiyow ramadn ba bilowday u ganbi miya is tiri labo haben dhan io qiso la’aan wareer wa

  • @kdramagirl-kpopgirl
    @kdramagirl-kpopgirl 7 місяців тому +1

    Markii kaliye afurada sheekooyinkaaga lagu Samyn lahaa baad baxsatay

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 7 місяців тому

    قصص دروس وعبر

  • @Cabdilaahicumar-y3b
    @Cabdilaahicumar-y3b 6 місяців тому

    Goobaha halista ah😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Ismacilxasan-f1k
    @Ismacilxasan-f1k 7 місяців тому +2

    Wcs 🤝 ifiye

  • @deqofarah3136
    @deqofarah3136 7 місяців тому

    Ifiye Ramadan mubaarik

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn 7 місяців тому

    Subxanalaah subxanalaah familiga musiba ku habsate 😢😢😢aduunkan wax aan la arkeen ma jiro

  • @DeeqaFarah-j3d
    @DeeqaFarah-j3d 7 місяців тому

    Ifiyo wll gabdhahu xumaanta malehe ragooda xumeeyay

  • @randasomali1774
    @randasomali1774 7 місяців тому

    Hoogay magaceega dhintay nahla waa iska bedelaa

  • @ikraambashiir5105
    @ikraambashiir5105 7 місяців тому +1

    Ramadan kareem wll ifiye 🤴🏻❤️❤️❤️

  • @bintiyusuf1590
    @bintiyusuf1590 7 місяців тому

    Qisoyinkada hore nosodaa qisoyinka diinaga meel walbo aya lasoo dhiga 😊

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 7 місяців тому

    Kkkkk 😂 ifiyow ani xitaa wakula arky ilaaheyow na xafid

  • @xamseshow409
    @xamseshow409 7 місяців тому

    Waa ramadaan benaa shegy mcnah balanta sas aan umodyay inay adgthy waa balan muqalak lagu garsinyao 50 d aqiiqo

  • @bellaayan7388
    @bellaayan7388 7 місяців тому

    pls ifye timeka shekada soo gaabii

  • @amal-4c3
    @amal-4c3 7 місяців тому

    😂😂ala funny weye ifiye wu u firsadey kawrn ahshsh

  • @hanadabdikaahin3615
    @hanadabdikaahin3615 7 місяців тому

    Subxanalah subxanalah😢😢😢😢😢

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 7 місяців тому +1

    RAMADAN MUBAARAK ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maxamedjaamac150
    @maxamedjaamac150 7 місяців тому +1

    IFIYE SXB SARE SOO DHOWOW HORAY U SOCO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nimcocali868
    @nimcocali868 7 місяців тому

    Asc wllo
    Ramadan mubaarak

  • @mrnobody3714
    @mrnobody3714 7 місяців тому +1

    Happy ending asugeynay san waxey uh mataqana
    By the way Ramadan Mubarak asxabta
    Waxan okale hanola Iman ebow

  • @XaawocabdiXasan-q2w
    @XaawocabdiXasan-q2w 7 місяців тому

    Mahadsanid❤

  • @FaisaDhahir
    @FaisaDhahir 7 місяців тому

    29:27 we give up hope

  • @barwaaqodheeman-n3z
    @barwaaqodheeman-n3z 7 місяців тому +1

    Wan ku salamay ilays qisoyinka xanuun kaleh mad naga dhaftid qalbi uma haynee

  • @lajecleey1617
    @lajecleey1617 7 місяців тому +1

    war ileeysoow see cml manta ma grbadaa lagaa celcelinaa ifyoo kalaa na waalay ee bal raga wax u sheeg si ay dharka u dhigan 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @Ibo-n7o
    @Ibo-n7o 7 місяців тому

    Haa saas weye ifiye

  • @abdikarim9092
    @abdikarim9092 7 місяців тому

    Ramadan kariim ifiyow ❤❤❤

  • @foziaelmi9120
    @foziaelmi9120 7 місяців тому

    Ramadan Mubarak ☪️ mandhow xaged kaa dhacday malmahan

  • @Amiraa__.
    @Amiraa__. 7 місяців тому

    Wad ku mahadsantey qisooyinka carabta nowad ee aadka u dhaadheer wan sugi la ahy galabta🎉❤

  • @Niihaadhasan9587
    @Niihaadhasan9587 7 місяців тому +1

    رمضان كريم 🤍🥰

  • @cayunil240
    @cayunil240 7 місяців тому

    😂😂😂 qeybta garoobadu waa funny

  • @DeeqoMaxamedabdi
    @DeeqoMaxamedabdi 7 місяців тому

    Qisadan waxba Kama fahmin

  • @Ayesha-q33n
    @Ayesha-q33n 7 місяців тому

    Ramadan mubaarak ifiyooow❤❤waxan sugabo qisadaada hada alxm I appreciate

  • @deeqoadan7439
    @deeqoadan7439 7 місяців тому

    Subxanallah

  • @NasroOmarmahamad
    @NasroOmarmahamad 2 місяці тому

    ❤❤❤😊

  • @Özge_BalaM
    @Özge_BalaM 7 місяців тому

    Waa ishafisay ifiyoooow😊❤

  • @nimcofarax8773
    @nimcofarax8773 7 місяців тому +1

    Thanks you ugaas ❤❤❤

  • @raadraac6824
    @raadraac6824 7 місяців тому

    Asc wll lkn ogow wax aad la tashatay shaydaan waa wakhti gii alle ma aha wakhtigii ddka lala tashanayay e waa bishi alle lala tashanayay marka pro xaga diiinta ayan ka sugayna

  • @faatmacqaadircabdalla3798
    @faatmacqaadircabdalla3798 7 місяців тому

    Wll ifiyow lasoo dhaqso qisooyinkga🎉❤

  • @Iqro-wr1rc
    @Iqro-wr1rc 7 місяців тому

    Wll horey usoco waxn rajeyna in aad intan in kabdn in aad garto❤🎉

  • @Deeqohussen-v3l
    @Deeqohussen-v3l 7 місяців тому

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله ❤❤❤❤

    • @ugaasocismaan733
      @ugaasocismaan733 7 місяців тому

      Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar Allaahu akbar

  • @Butuceyyy
    @Butuceyyy 7 місяців тому

    Soo badi😮

  • @Iqriishpeah-h6s
    @Iqriishpeah-h6s 7 місяців тому

    Waan la ooyay canuga yar😢😢😢

  • @IsraYar-wj3xg
    @IsraYar-wj3xg 7 місяців тому

    Wllo ilaysow malin walbo niso dhig p🙏 🙏 🙏 🙏 🙏 ❤

  • @AlmaasQuruxey
    @AlmaasQuruxey 7 місяців тому

    war ileysoow waan kuu xiisey😢❤

  • @siciidlibaax8782
    @siciidlibaax8782 7 місяців тому

    Thanks

  • @malak4651
    @malak4651 7 місяців тому

    hada ogaln lahed in aan afurka kugu samesto malin walba qiso hal sac soconeysa so den lahed😊

  • @Abusaliim30
    @Abusaliim30 7 місяців тому

    Qisada umar farooq zahoor net ka karaadi

  • @sahroomar8428
    @sahroomar8428 6 місяців тому

    Wilka yar hoyadis maloso dayo ila iyadu naf mey diline😢

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 7 місяців тому

    Ramadaan Mubarak,Sheeko mid ba mid ka daran,Subxanallaah😢Qoys balaayo dhan isugu tagtey bisinka.Mida an weydiiyay wxy tahay Booliska waayelada la dilay u yimid cunuga 4 jirka yar mxy uga tageen oo ay u geyn waayen Meelaha caruurta lagu xananeyo?Filin miya shekada caadi maahan.

  • @saki6803
    @saki6803 7 місяців тому

    Walaal waxaan kaa cudsanayaa
    Qisooyinka diini ah