Kumuu Ahaa Sheikh Abwaan Abshir Bacadle?Geeri Naxdin Leh Ayay Ahayd

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024
  • Please Subscribe Ku Waa Taageeraha Qeyrka Ee Ha Illoobin.
    Like and Share Tuna Waa Hel Ajarka aan Helno Mid La Mid ah
    Comment Kuna Waa Nasii Caqliga Kaa Buuxa Oo Na Dhiiri Gali
    Waad Ku Mahadsan Tahay Booqashadaada Jazaakallaahu Kheyran

КОМЕНТАРІ • 330

  • @itsebyan
    @itsebyan 2 роки тому +52

    ALLA yaa raxma Awoowe mcne🤲 mahadsanid wllkey adiga Iyo Awoowgey Sh Maxamed Abshir 😍

    • @dajistech1042
      @dajistech1042 2 роки тому +3

      aamiin

    • @cabdi5sheikh417
      @cabdi5sheikh417 2 роки тому +1

      Marko socday Dagalki galada mad madow ayo dhintay 2010 son cmal aya aheed waxo ahaa doqa bakaarah allh u naxariidto.. kulun nafsun Daiqatulmot fainamahun tuwa fuhuum wajuhuhum cani naari

    • @saafisbeauty7423
      @saafisbeauty7423 2 роки тому

      Ilaahey ha u na xariiisto.oo khab riga ha uwaaasiciyo. Aamiiin.

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 2 роки тому +9

    AUN Sheekh Abshir Bacadle qabriga Illahay ha u wasiciyo dabigisana ha u dhafo . Jizaakumu Allahu khayra Sheekh Maxamed iyo Safiirka Islaamka .

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 2 роки тому +15

    Maasha alah ilaahey ha unaxariisto marxuumka janatul fardowsa alaha ugu bishareyo aamiin 🤲😭

  • @deqoisse9930
    @deqoisse9930 2 роки тому +16

    Allaha u naaristo shekh Abshir bacadle qof wanaagisa laisku raacay waye jatul fardowsa allaha geyo amiin yarabi

  • @sacdiya1490
    @sacdiya1490 2 роки тому +9

    Ilahay ha u naxaristo sheekh en aabwaanka aniga waan arkay Markan muqdisho An jooge ilaahayow ku naxari sheekh abshiir nacadle 🤲🤲🤲 allahumma aamiin yaarabi 🤲

  • @mariamafarah3410
    @mariamafarah3410 2 роки тому +2

    MashaAllaah jasakallaahu khayr sheikh safiirka Islamka
    Allah ha u naxariisto shaacirkii inbadan diinta carabkiisa ugu hiiliyey

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 2 роки тому +35

    Gabay gaas uu tiriyay wuxuu ahaa gabay qiiro leh qofkii iimaan leh ayaa dareemikaro ilaahow quluubtena raxmad ka buuxi yaa rabi aamiin 🤲👍

  • @kafiobarre2719
    @kafiobarre2719 2 роки тому +10

    Ilaahay ha u naxariisto janatul fardowsana alaha haka waraabiyo alaahuma Amiin Amiin yaa rabi

  • @naimam1772
    @naimam1772 2 роки тому +7

    Illaahay ha u naxariisto qabriga allaha u waasiciyo janatul firdowsal Aclaa Allaha geeyo

  • @liibaanibrahim2507
    @liibaanibrahim2507 2 роки тому +7

    Allah swt 🥰 ha u naxariisto, qabrigiisa Allaha u waasiciyo,

  • @aminomohamed3855
    @aminomohamed3855 2 роки тому +8

    Aamiin yaarabi Ilahay ha unaxariisto qabriganah allaha uwaasiciyo insha allaa

  • @kamg3450
    @kamg3450 2 роки тому +5

    أللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته،،، اللهم ثبته عند السؤال واجعل قبره روضة من رياض الجنة.

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 2 роки тому +10

    Ilahay hunaxariisto Abshir iyo intii muslimiin dhimatayba Amiin amiin amiin yaa allaah🤲🤲🤲

  • @Umofficial3191
    @Umofficial3191 2 роки тому +6

    Allah hu Akbar ☝️😭 ilaahow kuu naxariiso Qabriga kuu waasici Janatul fardos ha kaa waraabiyo Amen Yarbi 🤲🤲🤲😭😭

  • @cabdirahmanmedia9077
    @cabdirahmanmedia9077 2 роки тому +7

    Allaah haa u naxariista abwaan abshir bacadle ilaahay qabriga ilaahay haa u nuuriyo

  • @Mahattofficiall9800
    @Mahattofficiall9800 День тому +1

    Allow ku naxriisto Abwaan +sheikh Abshir nuur bacadlle

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 2 роки тому +6

    Allow u naxariiso asaga iyo inti muslim ah ee manta naga hoseyaan amiin yaa Allah🤲🤲🤲

  • @Ali34388
    @Ali34388 2 роки тому +6

    Alaah unaxariito Abwaan Abshir bacale aamiin aamiin

  • @husseinmahad5576
    @husseinmahad5576 3 місяці тому +1

    Allah haunaxariisto Sheikh Abdhir Bacaadle

  • @maryanmohamed611
    @maryanmohamed611 2 роки тому +1

    Ilaahey ha unaxariisto janadii fardowsa ilaahey ha geeyo aamiin aabahey sxb ahaa ilaahey kuli waalidiinteena ha u wada naxariisto

  • @sharifjanagale3776
    @sharifjanagale3776 2 роки тому +3

    اللهم اغفر له وارحمه واسكنه فسيح جناته اللهم ادخله جنة الفردوس الأعلى آمين يارب العالمين

  • @zamzammohmud9961
    @zamzammohmud9961 2 роки тому +6

    Maasha allah allaha u nxrsto abwaanka anagana allaha no nxrsto aamiin yaa rabi

  • @fatumaiftin6787
    @fatumaiftin6787 2 роки тому +9

    Alah u naxariisto qabriga alah u waasiciyo janatul fardows alah siiyo aamiin yaa rabi bro mahadsanid

  • @ummuayan8227
    @ummuayan8227 2 роки тому +7

    Ilahaay haunaxaristo janadisaa hageeyo Aamiin

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 2 роки тому +3

    Allaaha u Naxariisto sheekh Abshir Bacadle 💕

  • @fartunhussein3439
    @fartunhussein3439 2 роки тому +5

    Allaha u naxariisto janadiisana ha ugu bishareeyo

  • @shadiyawabari33
    @shadiyawabari33 2 роки тому +13

    Yaa Allah unaxariso Sheekh ,Abwaan,daaci,samafale aan aad u jecelaa😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @hassanabati9190
    @hassanabati9190 2 роки тому

    Allah ha u naxriisto Abwaan Abshir Bacadle qabrigiisa allah u waasaciyo kitaabkiisa midigta allah ka siiyo jannadul fardowsa allah ka waraabiyo Aamiin ya'rabbi

  • @anabissefarah8928
    @anabissefarah8928 2 роки тому +6

    Allaha u naxariisto Abshir 🤲🤲🤲

  • @xamdixasan5809
    @xamdixasan5809 2 роки тому +2

    Illaaheey ha unaxariisto abshir bacadle

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 роки тому +2

    اللهم اغفر له و ارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله وادخله الجنة واعده من عذاب القبر ءامين ءامين ءامين يارب العالمين

  • @magangureyali137
    @magangureyali137 2 роки тому +4

    Allaah ha u naxariisto abshir bacadle ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 роки тому

    Allah ha unaxariisto abwaan abshir nuur faarax bacadlle janatul farsows allah haku arzaaqo aamiin aamiin aamiin

  • @MaxamedCcasis
    @MaxamedCcasis 2 роки тому +2

    Allah ha u naxariisto Qabrigiisana beer jannaat Allaah ha uga dhigo Aamiin

  • @khalil8410
    @khalil8410 2 роки тому +10

    اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين

  • @abdifatahmohamed865
    @abdifatahmohamed865 2 роки тому +9

    أللهم أغفر له وأرحمه ووسع قبره وأدخله جنة ألفردوس ألأعلي. ءامبن

  • @FadumoHas
    @FadumoHas 2 роки тому

    masha allah allaha u naxariisto sheeq

  • @museaweys8825
    @museaweys8825 2 роки тому +1

    Allah ha u naxariisto Bacadle

  • @umurufayda5234
    @umurufayda5234 2 роки тому +7

    اللهم ارحمه واغفر له وادخله الجنة الفردي الأعلى اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين اللهم ءامين

  • @hodanahmed1329
    @hodanahmed1329 2 роки тому +1

    Alle ha u naxariisto shiekha

  • @rooneyabdiqadir453
    @rooneyabdiqadir453 2 роки тому +1

    Ilahay ha unaxariisto abshir bacadle yaarabil caalamiin

  • @hawoosman3215
    @hawoosman3215 2 роки тому +1

    allha u naxariisto rabbi rabbi raali ha ka raali noqdo jannatul fardows aclaa allaha ugu bishaareeyo

  • @hassandeeqhassandeeq1066
    @hassandeeqhassandeeq1066 2 роки тому +1

    Illahey Haunaxaristo Sheikh Abshir

  • @hodanawil5599
    @hodanawil5599 2 роки тому +1

    Allah ha u naxariisto sh abwaan Abshir bacadle Aamiin ya rabi

  • @hooyo6731
    @hooyo6731 10 місяців тому +1

    Abshir nur farax weheliye gacal khayre afrax
    ALLAHA u naxariisto

  • @madiinocaraaymaxamed7445
    @madiinocaraaymaxamed7445 2 роки тому +3

    Illaahey jannatul Fsrdowsa allaha ugu bishaareeyo insha allaah

  • @aishahassan5743
    @aishahassan5743 2 роки тому +1

    Ilaahy haunaxariisto abwaankeena

  • @khadroisse7440
    @khadroisse7440 2 роки тому +1

    Allaha u naxaristo ader abshir bacadle

  • @umucabdalereehabarwaa3673
    @umucabdalereehabarwaa3673 2 роки тому +11

    Asc allaah haunaxariisto

  • @salaadali6088
    @salaadali6088 2 роки тому +2

    اغفر له و ارحمه وعافه واعف عنه واكرم نزله ووسع مدخله وادخله الجنة واعده من عذاب القبر ءامين ءامين ءامين يارب العالمين

  • @hawazhassani725
    @hawazhassani725 2 роки тому

    Masha Allah jazakumulllah kheer ❤️

  • @wabaricali1380
    @wabaricali1380 2 роки тому

    Allaha unaxariisto sh abshir waan aqaanay waxaan ka marakacayaa wanaagiisa ....kaligiis ayuu umad ahaa allaha unaxariisto.. Sh maxamed adna allaha ku xifdiyo

  • @abdirizackamin5799
    @abdirizackamin5799 2 роки тому +2

    Allah u naxaristo

  • @shukrisharaf1358
    @shukrisharaf1358 Рік тому +1

    Masha allah

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 2 роки тому +1

    Alla ha u naxariisto Abshir bacadle insha allaah ilaahey janatul ferdowsal aclaa ha ku irsaaqo

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 2 роки тому +2

    Ilaahay ha u naxariisto abwaan abshir nuur bacadle
    Abwaan, mufakir yo aftahan mar la arag ah buu ahaa
    Waxuu ahaa nin diinta ilaahay u hiilliyay oo gabayadiisa ku difaaci jiray

  • @al-qaasimichannl2281
    @al-qaasimichannl2281 2 роки тому +12

    رحمه الله تعالى رحمة واسعة ، كان من أشعاره توحيد الله ، وهو الذي أثر علي كثيرا فاسأل الله عزوجل أن يسكنه أعلى أعالي الجنة، وانأ أحبه كثيرا هو وشيخنا العلامة المفسر الكبير الشيخ عمر الفاروق رحمهم الله جميعا وجعلهم في عليين

  • @jiweeriyaabdi9415
    @jiweeriyaabdi9415 2 роки тому +1

    Ilaahayoow unaxariiso abshir nuur faarax

  • @abdihakimhared5312
    @abdihakimhared5312 2 роки тому

    Allah haunaxariisto Sh Abwan Abshir Bacadle Janatul Firdowsana Alle haka hakawaraabiyo

  • @manhajsalafcenter8688
    @manhajsalafcenter8688 2 роки тому +2

    Ilaahey ha ha u naxaristo jannada haka waraabiyo

  • @abdiwalibashir1727
    @abdiwalibashir1727 2 роки тому +2

    Alle haunaxariisto inshallahabshir nuur farax caawa kow i ah tariqdisa

  • @ijaborage8440
    @ijaborage8440 2 роки тому +1

    Allah ha unaxaristo Allah hu ma Amin Amin ya Rabi

  • @mohamedabdi9906
    @mohamedabdi9906 2 роки тому +3

    Allah ha u naxariisto ameen

  • @ustaaddalxa
    @ustaaddalxa 2 роки тому +5

    Allaah yarxam calayhi wax badan oon shiikh kutuba ii akhriye I fahamsiin ayuu suugaan igu fahamsiiye waana aan garanaye wakhti aad u yar inagoon is moogeen ayaan adaacad ka maqlay waxanan halmaamayn mar lawaydiiye mushkilada somalia oo uu ku mateley in miino si khaldan loo rakibay cml ay ugu qaraxdey aayado axaadiith si khaldan loo daliishadey inay ku qaraxdey sida miino khalad loo rakibay khaldaa ma khaldo wuxuu yiri qofkii rakibayey ayeey ka bilaawdaa dilka markaa wadaaddo aayada isu wada daliishanayaaa is laynaye

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 2 роки тому +1

    Maasha allh ilaahoow janatulfirdawsa ku abaali amiiiiin a. a

  • @ducathawamuhim8502
    @ducathawamuhim8502 2 роки тому +6

    Ilahay naxaristi jano hasiyo insha allah ila hada ayan dagesta gabayadisa kama dalo ilahayow janatul firdowsa gee yarabi😢😢

  • @nimcoahmed5785
    @nimcoahmed5785 2 роки тому +2

    Ilaahay ha unaxariisto allahu ma amiin ki lagu daydo alaah nagadhigo🤲🤲

  • @maxamedmayow6764
    @maxamedmayow6764 2 роки тому

    Sh maxamed m abshir allah barakeeyo sida uu ehelkiisa xaqa ugu sheego ayaan ku jeclaaday waxaa xasuustaa sidi uu musaylimihii zamanka kii nabinimada sheeggtay sheydan wali ali cilmi sida uu uga hadlay.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 2 роки тому +8

    Allaha unaxariisto, Bacaadlle amiiin 🤲

  • @najatahmeed7655
    @najatahmeed7655 2 роки тому +6

    Allaha u naxriista
    Amino Amiin

  • @deeqaaadan8408
    @deeqaaadan8408 2 роки тому +2

    Ilaahay hanaxariiso Bashir nuur faarax Jana fardawsana ilaahay hakeey waana nsooducaynaynaa

  • @SR-gx1bk
    @SR-gx1bk 2 роки тому +1

    ALLE naxariistii janatul FIRDOWZA haka waraabiyo

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 2 роки тому +1

    Mshaallah tabarakallah jannadi firdowso allah kawarabiya kheirbadanbu umada ugatagaye

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 2 роки тому

    Ilaahay ha unaxariisto aamiin aamiin eheladiisana samir iyo iimaan yasbaruuna ina laaha macal saa biriin

  • @aslihasanosmaan2058
    @aslihasanosmaan2058 2 роки тому +6

    allaha.unaxariisto.gabaygaas.qofkastoo.muslim.ah.wuu.taanayaaa

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin 2 роки тому

    Ilaah ha u naxariisto Abshir Bacadle.

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 2 роки тому +2

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @xaawoismacil6413
    @xaawoismacil6413 2 роки тому +2

    Alle ha unaxariisto marxuunka

  • @abdinurmahamed3147
    @abdinurmahamed3147 2 роки тому +2

    Alle ya raxma ilahoow inoogw daba naxariista yaa allah

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 2 роки тому +2

    Alla ya rxma abwaanka wax bdan aya lagu xasusan donaa amjn

  • @zaynabsheekhaxmed1185
    @zaynabsheekhaxmed1185 2 роки тому +3

    Masha Allah
    اللهم وسع قبره روضة من رياض الجنة

  • @sacdiyo9280
    @sacdiyo9280 2 роки тому

    Ilaahay asagoo kale hanoo soo bad iyo aamiin

  • @siradmowlid6253
    @siradmowlid6253 2 роки тому +2

    Illaahay ha unaxariisto aad ban gabaygiisa ujeclaa Xikmad yahan buu ahaa

  • @naciimaabshir9158
    @naciimaabshir9158 2 роки тому +6

    Ialhoow u aqbal ducada rabiyow 🤲

  • @maqsuudabdulaahi4516
    @maqsuudabdulaahi4516 2 роки тому +2

    Illahay ha unaxariisto

  • @ayanmohamed694
    @ayanmohamed694 2 роки тому +2

    Allah u naxariisto janadii Fardowso insha allah

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 роки тому +6

    Abshir bacadle Allah unaxariisto nin umada soomaliya aywada jeclaayeen buu ,haa.

  • @abdimuktar5050
    @abdimuktar5050 2 роки тому +1

    Allah u naxariisto abwan abshir bacadle

  • @ugaasodheyman5960
    @ugaasodheyman5960 2 роки тому +4

    Allaha u naxariisto sheikh

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji7104 2 роки тому +1

    Rabi ha u naxariisto

  • @shiineulshaawi
    @shiineulshaawi 2 роки тому +1

    Alle ha u naxariiisto💯❤🙏

  • @duniyaabshir3075
    @duniyaabshir3075 2 роки тому +1

    Ilaahoow u naxariiso abshir bacadle qof fcn ayuu ahaa

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 2 роки тому

    ILaahay ha u naxariisto......Aamiin

  • @abdiwalibashir1727
    @abdiwalibashir1727 2 роки тому +4

    Next waxaad kadhigta inshallah sh cumar faruuq raxmatulahi calayhi

  • @daacigaislaamka124
    @daacigaislaamka124 2 роки тому +1

    ILAAHAY MIDHII FIRDAWSA HAKA DURDUURO❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rooneyabdiqadir453
    @rooneyabdiqadir453 2 роки тому +1

    Sheikh manta naxususiyay jezaakallahu khayr labadiinaba

  • @yasminali5763
    @yasminali5763 2 роки тому +1

    Illahow qabriga u waasici albaabka janadana u fur aamiin yaarabi 🤲

  • @crashidclahi-jd3yg
    @crashidclahi-jd3yg Рік тому +1

    Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabbi

  • @subeerchannel1793
    @subeerchannel1793 2 роки тому +8

    Ilaahay hawnaxariis to.janatul.fardawsa.hageliyo walaahay Maan arag.manaan aqoon.ilaahay.darti.iyo gabayada.xijaabka iyoqaad ka kahadlay

  • @caddesheikh1206
    @caddesheikh1206 2 роки тому

    Allah ha una xariisto abwaan Abshir bacadle 🤲🤲🤲