SIRTA KU QARSAN CUNIDA 𝐁𝐀𝐀𝐌𝐈𝐘𝐀𝐇𝐀 RAG IYO DUMAR. Dr faris

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 жов 2024
  • 𝐈𝐠𝐚𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐝𝐡𝐢𝐢𝐝𝐡:
    Face Book page : / drfaristhahi. .
    FACEBOOK: / drfaaris1
    Twitter: mobile.twitter...
    Gmail : DrfarisAlattas@gmail.com
    Wad ku mahadsantahay daawashdadaa
    𝐃𝐫. 𝐅𝐚𝐫𝐢𝐬 𝐀𝐥 𝐚𝐭𝐭𝐚𝐬.𝐃𝐔𝐔 𝐊𝐀𝐀 𝐋𝐔𝐌𝐎.

КОМЕНТАРІ • 90

  • @drfarisalattas
    @drfarisalattas  2 роки тому +17

    Asxaabta waa 𝐘𝐨𝐮𝐓𝐮𝐛𝐞 keyga cusub, waxaan idinka codsanyaa in aad subscribe ii saartaan,👇
    ua-cam.com/channels/32UBOkZWQMmSfnGFiiz_kw.html

  • @hodanahmed3884
    @hodanahmed3884 2 роки тому +3

    Masha allah dr alle ha ku xiftiyo ee waxd iisheegtaa wax aan ku cayilo

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 2 роки тому +4

    Wa mahadsantahay wanba necba marka cuntada lagudaro lkn hada bilabaya jazakallah khayr

  • @SamraMoha
    @SamraMoha Рік тому

    Thanks walalka aad ban u dawada mu qaladada bamiyaha waba jeclahay karot camal ayanba u cunaa

  • @axmednuurxasancabdi6671
    @axmednuurxasancabdi6671 2 роки тому +1

    Mahadsanid Dr Faris wax badan ayaan ka faiday kheyr allah haku xafido

  • @nasteexoxasannuur4656
    @nasteexoxasannuur4656 4 місяці тому

    Dr noosheeg cunooyinka aanla cunikarin markaauujiro theyroid Mahadsanid dr

  • @mrrespectofficial6067
    @mrrespectofficial6067 2 роки тому +3

    Mahadsanid Dr Faris Al attas ALLE shaqada aad noo heyso Ajar hakaa siiyo.🥰🤴✊

  • @axmed_subag12
    @axmed_subag12 10 місяців тому

    Asc Dr faris wxaa Ka soo hadashaa cudurka yiridka mhdsanid 👍

  • @nurtoalasow7862
    @nurtoalasow7862 8 місяців тому

    Masha Alaha waa sax ilaha ha ku xafido

  • @Abdullahi-un6et
    @Abdullahi-un6et Рік тому

    Saaxiib jasaakumulaahu khair.aadbaad umahadsantahay waana.kaaga. mahad. Celinayaa.sida aad.noogu. sharaxday. Waxtarka.baamiyaha

  • @aminasuudi6280
    @aminasuudi6280 2 роки тому +3

    Dr asc waxan kuwaydinayaa inad iso jawwabto waxa ixanuunaya jilbaha iyo cagaha dhulka la dhigaayo markaan so tooso ma kici karo dadaydu waa 27 years 3 caruura haysata mid 3 biljira nuujinaysa wllo iso jawaab

  • @saadocabdi7457
    @saadocabdi7457 2 роки тому +1

    Mahadsanid wllo su.aal muhiima banku way diin.lahaaaa intee kala so xiriira adoo Raaliya Dr

  • @saadiamohamed2539
    @saadiamohamed2539 2 роки тому +1

    Shukran Dr kindly show us how to use for drinking

  • @Tyga_som77
    @Tyga_som77 2 роки тому +2

    dr waasameeyaa waana igu dhiirigalisay mahadsanad

  • @DeeqoRage
    @DeeqoRage 5 місяців тому

    Thanks doctor

  • @MarwaHasan-d7h
    @MarwaHasan-d7h 28 днів тому

    Marka wll timaha maaloo cabayaa mise lamarinayaa?

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 2 роки тому +2

    Mahdsnid ustaad Dr

  • @fatimaali6799
    @fatimaali6799 2 роки тому +1

    MashaAllah keep going brother, Thanks

  • @kowsar39
    @kowsar39 2 роки тому +1

    Mahadsanid walkey

  • @SabariinCabdi-zi6et
    @SabariinCabdi-zi6et 6 місяців тому

    Asc pls su,aashan si dag dag ah qofki yaqaanoha ika soo jawaabo iyo Dr sallattas bacteria faa ii,doonka ay lee dahay qaar kamid halay sheego saa id uku baahanahax 😢😊

  • @jamiilanuur2007
    @jamiilanuur2007 2 роки тому +1

    Hadanba cunaayah Masha allah tabarakallah Dr kheir badan Allah haku siiyo Allahuma aamiin uqti

  • @saado9961
    @saado9961 Рік тому

    Dr bamiyaha u isjita sasan kunaca cunidisa Marka intankariyo tinta mamarsankara sidokale cunada makukarsankara😊😊 iso jawab

  • @IqraMaxamed-yz8wz
    @IqraMaxamed-yz8wz Рік тому

    Asc Dr isheeg max lo isticmalaa gaaska bagteeriyadaaa

  • @fartun9503
    @fartun9503 4 місяці тому

    Masha Allah 👍👍👍👍

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 роки тому

    ILLAAHEEY HAKU HAFIIDO JIISAKALLAAHU QEER

  • @mohamedhoombooy8745
    @mohamedhoombooy8745 Рік тому

    Thanks dr

  • @safiahussein8047
    @safiahussein8047 Рік тому

    Thank you so much

  • @fartun9503
    @fartun9503 4 місяці тому

    insha Allah Brother 👍👍

  • @Asma-fh7fc
    @Asma-fh7fc 6 місяців тому

    Asc dr hooyada nuujinaysa ma isticmaali karta

  • @faadumoclaahiahmed6421
    @faadumoclaahiahmed6421 2 роки тому +2

    Mansha allha manta waxan ahay qofki kowad

  • @Hamdi831
    @Hamdi831 4 місяці тому

    Please dr iso jwab lafaha qajajac idhahaan maxaa sababa Waliba xiliga salaada😢maxaana lagu daweeya

  • @rokiinoos844
    @rokiinoos844 2 роки тому +1

    Ustaad kasoo hadal neisseria bacteria

  • @Sosfish
    @Sosfish Рік тому

    Thankyou Mr Ookiyaalo

  • @munaawoowe7052
    @munaawoowe7052 2 роки тому

    Dr jirka jexjex maxaa geeyno iyo maxaa uroon

  • @xagaayecumar9630
    @xagaayecumar9630 2 роки тому

    Thankz teacher

  • @Suheybcilmi-j2m
    @Suheybcilmi-j2m 5 місяців тому

    Shah wada si si dhakhso loogu soo cilin karoo noo soo gil cuntoouinka la isticmaalaayo
    i iyo waxa lasameenaayo

  • @مأجي-ز8ض
    @مأجي-ز8ض Рік тому +2

    war cunto aan si degdeg ah ugu naaxo meel iigu sheega walaalayalow😂❤

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 2 роки тому

    (MASHA’LLAH ♥️🎊🎊🎊🎊🌹🌹TABARAKA’LLAH)and( JAZAKALLAHU KHEIRAN)🙏👍🤲❤️🌷💯💯🌹🎊🎊♥️♥️💕💖🌺♥️♥️💯🌹🎊💯🌺what an amazing, young Doctor!! 👩‍⚕️ ❤🎉👍💖🙏💯🎊( YAHFIDULLAH)🙏♥️👍♥️🌹🌺🌺(RABBI) haku Barskeeyo 🤲👍🙏💯♥️UMMADA, ayaad u FAA”iideysaa 🙏👍👍🌺🌺🌺🌺💯🌹🌹💖

  • @wadnakaabba5738
    @wadnakaabba5738 Рік тому

    Dr ma marin karaa bishmaha oo ixnuunya

  • @HabonAbdirehman
    @HabonAbdirehman 5 місяців тому

    Thanks❤❤❤

  • @cabdifitaaxwadani8875
    @cabdifitaaxwadani8875 2 роки тому +2

    Shqdiisa ugu ficn waa inow siiyo kala goysyada dhareerka garaasada intas ugu badan waxu qabto

  • @drsfatimabeauty4679
    @drsfatimabeauty4679 2 роки тому

    Mansha allh Dr alla ha ku sharfo 👍👍

  • @drshani4878
    @drshani4878 2 роки тому

    Masha allah mahsanid Dr

  • @maxamadabdi5719
    @maxamadabdi5719 2 роки тому

    Waan arkay inuu faa'iido badan leeyahay Dr

  • @سلطانسليمانبنجمعة
    @سلطانسليمانبنجمعة 2 роки тому +1

    Can someone explain briefly in English please. What was he talking about?

    • @aswanahmed5652
      @aswanahmed5652 2 роки тому

      You are not Somali

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 2 роки тому

      He's talking about vegetable

    • @zamzam5255
      @zamzam5255 2 роки тому

      This kind of vegetable is helping you your bonds and body and good die peach

  • @SarinaAlasow
    @SarinaAlasow Рік тому

    Thnkx dr😍😍😍😍

  • @hawoali478
    @hawoali478 5 місяців тому

    Hoyo 6bil o ur ah leh maycabi karta wll

  • @hothana.salaan7078
    @hothana.salaan7078 Рік тому

    Shugran

  • @SimraanQurux-mq5mz
    @SimraanQurux-mq5mz Рік тому

    Dr marka lakariyo so dhimannayo vitaminada cayriin malagu cunikara

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 Рік тому

      Aniga biya ku radiya biyaha le cabaa lalabo😂

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 Рік тому

      ​@@Nuurahassan7 yaanyo iyo basbaas lagu kariya

  • @NajaNajaah-u2v
    @NajaNajaah-u2v 7 місяців тому

    Mala isticmaalinkaraa isaga oo la karin

  • @muscabbaqiid3314
    @muscabbaqiid3314 Рік тому

    Faaris Daahir

  • @fatumabisharali-cb3nm
    @fatumabisharali-cb3nm Рік тому

    Inshaallah

  • @NastiGuedi
    @NastiGuedi 4 місяці тому

    Side loo isticmalah

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Рік тому

    Maaasha allah 🥰🥰🥰🥰

  • @AaminaFaarax-r2l
    @AaminaFaarax-r2l 8 місяців тому

    Asc

  • @hamdamohamed6166
    @hamdamohamed6166 2 роки тому +1

    Salaama Dr Faris labo su'aal baan ku weydiin doonaa waa rajeynaa jawaab fician oo degdeg ah in aan kaa heli doono, Dr dhibta I haysata waxa weeye subixii markaan soo kacp waxaan dareemaya in Afka ama inta hunriga wax iigu jiran sida: in cuntadii aan cunay soo noqotay oo kale lkn markaan tufo waa wax cad po buurburan Galabkii shalayna waa iga soo dhacay waxaas maxay noqon kartaa ama tahay waxaasu?
    Tan labadaad Dr waxaan rabaa in aan qaliin ku sameeyo xubintayda taranka madaama oo fircooni la ii guday in aan asalkeedii kusoo celiyo ma dhibaa caafmaad ahaan. Mahadsanid Dr Faris!

    • @maryanmohammed9927
      @maryanmohammed9927 Рік тому

      Iyaaah 😮 see usoo Celine intee kakeene wixi lahaa gooyey

  • @ubahkin5451
    @ubahkin5451 2 роки тому

    Mashallha tabarakalah

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 2 роки тому +1

    MashaAllah Tabrakallah

  • @mohamedbaashe3011
    @mohamedbaashe3011 Рік тому

    Xanuunada Maqaarka kaso hadl

  • @abdiyakub9758
    @abdiyakub9758 2 роки тому

    Masha allah

  • @suhuurcabdi5039
    @suhuurcabdi5039 2 роки тому

    Mnshal allh

  • @marianofficial1393
    @marianofficial1393 2 роки тому

    Hoyo urr leh macuni kartaa

  • @shugriaamin9758
    @shugriaamin9758 2 роки тому

    Warsomali.kusheg

  • @hadonmaxma2067
    @hadonmaxma2067 2 роки тому

    acs hay

  • @fatumagure6803
    @fatumagure6803 Рік тому

    😭😭🤲🤲❤👍

  • @SalmaMiski-bn5pl
    @SalmaMiski-bn5pl 5 місяців тому

    Thanks doctor

  • @SabariinCabdi-zi6et
    @SabariinCabdi-zi6et 6 місяців тому

    Asc pls su,aashan si dag dag ah qofki yaqaanoha ika soo jawaabo iyo Dr sallattas bacteria faa ii,doonka ay lee dahay qaar kamid halay sheego saa id uku baahanahax 😢😊

  • @abdiyakub9758
    @abdiyakub9758 2 роки тому

    Masha allah