Jilciso dabiici + nafaqo timaha si deg deg ah ku bixineyso o timaha jileec iyo xariir ka dhigeyso

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 464

  • @fadumoali4034
    @fadumoali4034 2 роки тому +14

    Masha Alaha abaayo mcn mudo dheer ayaan kula socdaye, wax badan ayaan ka fa'ideys taye.mahadsanid

    • @fathijarmal4572
      @fathijarmal4572 2 роки тому

      Masha Alaha abaayo mcn mudo djeer ayaan kula socdaye wax badan
      Ayaan kafa ideystay

    • @dhalboqortooyo2811
      @dhalboqortooyo2811 Рік тому

      ​@@fathijarmal4572 copyyga mxa wye😂

  • @samafalaofficial5726
    @samafalaofficial5726 2 роки тому +14

    Gacan dahab wax badan oo sogelisay ayaa ii shaqeyay allaha ku barakeyo

  • @fadumasaid1580
    @fadumasaid1580 Рік тому +17

    Aniga waa so baroobiye waa ku duceeyay Keep going sister ❤❤🎉

    • @ikranaweys3552
      @ikranaweys3552 7 місяців тому

      Abaayo week meeqa malin isticmalesay

    • @ikranaweys3552
      @ikranaweys3552 7 місяців тому

      Abaayo week meeqa malin isticmalesay

    • @luulomar1467
      @luulomar1467 2 місяці тому

      Week meqa Malin isticmashay

  • @leilaahmed9
    @leilaahmed9 2 роки тому +15

    MashaAllah tabarakallah sis may Allah bless you I wll definitely try it

    • @kaafishiine798
      @kaafishiine798 2 роки тому

      ❤💚💋💓💎💟💕💜🥰💝💖💯

  • @shukriali6296
    @shukriali6296 2 роки тому +11

    MashaAllah abayo manta aniga ugu horeyo mahadsanid 🔥😍♥️

  • @wbaxaxmed7974
    @wbaxaxmed7974 2 роки тому +15

    MashaAllah cadi ma aha sida u sameysay abayo mahadsanid

  • @nimcoelmi2391
    @nimcoelmi2391 2 роки тому +5

    shukran ya ukhti faiza gacantada allah ku barakeyo.

  • @zamzamabdimahmuud7861
    @zamzamabdimahmuud7861 2 роки тому +5

    Ani wee ii jilcantahay tintyda lkn wax ii bixiyo jajabkana iiga yareeyo aaa rabaaa

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 2 роки тому +5

    Faiza shukran Xppti Allah ka abal mariyo❤❤❤

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 7 місяців тому +1

    1)Baamiya 2)Mayonnaise 3)Cornflour 4)Saliida Qumbaha

  • @najmaabdi4867
    @najmaabdi4867 2 роки тому +2

    Waa runtaa abaayo anigaaba isticmaala ad Ayan ooga Faiday marwalbo waxkale mamatsado

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 2 роки тому +5

    wll waan ka helay Alaabtan inaan tinta shanfax mariyo na waan rabaaye ka waran hadii aan baamiyaha iyo xanfaxda kowda hore aan isku kariyo oo aan isku shiido marka dambena aan miyonayska ku daro sidaasi haday sax tahay miyonaysta ma kala aqoone fadlan wll ka aad isticmaashay magaciisa nala wadaag si aan uga faa,iidaysto waayo timahay gu way adag yihiin

  • @nasteehohassan3688
    @nasteehohassan3688 2 роки тому +6

    Masha allah abayo shukran ukhtii 🥰🥰🥰

  • @neimamahametali6436
    @neimamahametali6436 2 роки тому +6

    Asc keep going xppti ilahay haku xifdiyo aad ayn kuu jclhy uguna kalsonahay wax yabaha aad soo galiso wayna ii shaqeyaan xita haddii aan wayo wax yabaha qaar

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 роки тому +3

      Sido kale xbbti jazakallah kheer 😍♥️

    • @xuseenramlo1700
      @xuseenramlo1700 Рік тому

      @@Faizasworldbeauty abyo aymhan maxaa kudhcy viduo nosgali

  • @munafaraahgvf62
    @munafaraahgvf62 11 місяців тому

    Mansha Allah wll sawirkoda nala Wadag mayonayska iyo orangada siday u eeg yihiin adigo raliya.

  • @najmahussein3502
    @najmahussein3502 2 роки тому +5

    Wllshy vitaminada timaha loo cuno noso gudbi aadna wad uu mahadsantahay sidad mar walba noogu faidaysid kolay anigu wax badan wan ka bartay I hope inad aragto farintan

    • @Faizasworldbeauty
      @Faizasworldbeauty  2 роки тому +4

      ua-cam.com/video/IRc56n-Oaj4/v-deo.html wakana abyo hore a video uga so sameyay vitamineka timaaha locabo otimaha bixiyo linkiga taabo

    • @saafiyodaahir405
      @saafiyodaahir405 2 роки тому

      Maa sha allaah meqo Mar ayaa
      Lama sanayaa

    • @shukriarsenalist7088
      @shukriarsenalist7088 2 роки тому

      @@Faizasworldbeauty abayo kwrn kalar hadan marsaday ma marine karaa bamiyaha

  • @fartunumusuhaybumusuhayb3128
    @fartunumusuhaybumusuhayb3128 2 роки тому +5

    masha Allah abayo aniga timaheyga wadaciif Wana jilec gacmaha hada kukala bixi neyso xita wey wey sisibanaya Mana baxayan maxa iga cawin karta

  • @miminuur6108
    @miminuur6108 2 роки тому +16

    ماششاء الله سلمت يداكي يا غالية❤

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 роки тому +2

    Masha Allah tabarak Allah jazakallah qer abyo mcnto

  • @maxamedxasanmaxamed6719
    @maxamedxasanmaxamed6719 2 роки тому +5

    As wll
    Birthday
    Baamiyaha
    Kaligoodmaistimaalikaraa
    Abaayo

  • @fadumasaid1580
    @fadumasaid1580 Рік тому +4

    Masha allah Abyo illahey kheyr haku siiyo waa so tijabiye gacantada allaha ku bareeko ❤❤

  • @hindamohamed5181
    @hindamohamed5181 Рік тому +2

    Abaayo warangada malaga helayaa Uk tolow se maxageeda saxdaa warango miyaa abaayo Adoo mahadsan???

  • @YaxyeCaabidiin
    @YaxyeCaabidiin 8 місяців тому

    Masha allaha wallaashey xagee jootiin muqdiisho joowaa Lamabrka isoodir

  • @mulkicabdi113
    @mulkicabdi113 2 роки тому +25

    MashaAllah abayo thank you for sharing i like it 💖💗💕

  • @أمأسدالمؤمنين
    @أمأسدالمؤمنين 2 роки тому +4

    Mahadsanid Faiza qaali😘😘👌

  • @nimcobile4726
    @nimcobile4726 2 роки тому +6

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته شكرا لك يا غاليه 🥰🤩

  • @yasminjamac5495
    @yasminjamac5495 2 роки тому +4

    MashaAllah wllo mahadsanid

  • @samiyaxuseen5403
    @samiyaxuseen5403 2 роки тому +2

    Masha Allah wlshy qli Alle gacata haku barakeyo

  • @Sahan12341
    @Sahan12341 10 місяців тому +1

    Masha Allah. Abaayo markaan shaanbada kudarsado ma xumanaayo miyaa meeqa bari ayuu shanbada ku haynkaraa sooma uraayo khayr badan Allaha kusiiyo. Waad mahadsantahay

  • @umuzuheyr7803
    @umuzuheyr7803 2 роки тому +2

    Masha allaaah shukran abaayo saan hadii lagu daaimo barotien kale uma baahna thank you

  • @UbaxMoha-fs6wt
    @UbaxMoha-fs6wt 2 роки тому

    Mahadsnid abyo mayoneeska iyo waraangada magackale iigusheeg waan fahmiwaaye mhdsnid

  • @amiiraismail2402
    @amiiraismail2402 Рік тому +1

    abyo bamiyaha kaliya fahmye waxa kale maxa laga waad waxa laga yaaba ina waxa kale u aqno form Somaliland

    • @aliaothman5564
      @aliaothman5564 7 місяців тому +1

      1)Baamiya 2)Mayonnaise 3)Cornflour 4)Saliida Qumbaha

  • @deeqowarsame190
    @deeqowarsame190 2 роки тому +1

    masha allah xbbty jasakalah khayr caruurta ma loo marin karaa

  • @simaninaismail1893
    @simaninaismail1893 2 роки тому +1

    m,a abyo gacantada allah ku barakeyo lkn mayunes maxa la dhahaa i fahnsij

  • @sadiahassan2148
    @sadiahassan2148 2 місяці тому

    Masha Allah thanks mcnto 🥰🥰

  • @najaxmaqsuud1374
    @najaxmaqsuud1374 Рік тому

    Dabka ma fiicno biya lagu radiyaa deed na waalashiidaa oil live iyo ukun lagu daraaa sida waxtark ku ogaane

  • @fardoufria6778
    @fardoufria6778 2 роки тому +1

    Assalam aleikoum huno waranga wa maxay walal ?? Reer Djibouti baan ahay huno kalmado maa fahmo.

    • @luulyusuf2419
      @luulyusuf2419 2 роки тому +1

      Www abaayo. Corn starch mataqaan ama French waxaa lagu hadhahaa fécule de maïs

    • @fardoufria6778
      @fardoufria6778 2 роки тому

      @@luulyusuf2419 je nai jamais entendu waranga huno

    • @aminafgh2127
      @aminafgh2127 2 роки тому

      waa nashaa budada galayda cad ee xalwada lagu sameeyo

  • @FadmaFican
    @FadmaFican 7 місяців тому

    Abayo timo jilciso mariyeey iga halaysay maxaa ku sameya ina iska daya rabo tintina way iga jajabaysa

  • @geskaafrica-ex1dw
    @geskaafrica-ex1dw Рік тому

    Masha allah lkn timaha kiimikada leh malamarin kara oo wax dhibaato ah malahan miyaa

  • @xafsocabdinuur5637
    @xafsocabdinuur5637 2 роки тому +1

    Masha allh mahdsanid abyo

  • @fatimafilsan7342
    @fatimafilsan7342 Рік тому

    Man sha Allah Allah bless you

  • @saadojaamax3646
    @saadojaamax3646 2 роки тому +2

    Mashallh wllsh

  • @hibomohamed7937
    @hibomohamed7937 2 роки тому +1

    warango ma garanyo noso sawir please

  • @haaliahmed2078
    @haaliahmed2078 2 роки тому

    Faiza's worl mahadsanid xabiibtii ciyal ,a lo mari karaa

  • @laylaadan746
    @laylaadan746 2 роки тому

    Masha Allah shukran wllshy qaali miyooniska maxaa ku xiga xbbi

  • @MaryanMohamed-ey4nu
    @MaryanMohamed-ey4nu 10 днів тому

    I will try I.n

  • @muhumedmohamoud7755
    @muhumedmohamoud7755 2 роки тому +1

    Thanks 😊

  • @ayaanhassan4936
    @ayaanhassan4936 Рік тому +1

    Masha allah ❤mahadsanid

  • @ducayzen9368
    @ducayzen9368 2 роки тому +9

    Mayonnaska saliido maku badelan karaa abaayo mahdsanid ❤️

  • @ashaa8531
    @ashaa8531 Рік тому

    Waan ku salaamay abaay xulbada aad eey iigu shaqeysay markii aan cabay oo korkamarsaday MashaAllah Khayr Allah ha ku siiyo abaay ma ka soo hadli kartaa saliid macsarada oo digoo mahad san abaay

  • @ikraanladan4204
    @ikraanladan4204 2 роки тому +1

    M.a xppti shukran alle ha ku barakeyo❤❤❤

  • @fatmaasad3998
    @fatmaasad3998 2 роки тому +2

    Masha alah tabarakalaah

  • @nafisaali3737
    @nafisaali3737 2 роки тому +3

    Masha alaah abaayo😘😍💓💓💓

  • @faatmammm5604
    @faatmammm5604 2 роки тому +2

    Masha allaah wan kahelay wlhi gacanta alle haku barakeyo insha allaah yaarabi 🤲😍

  • @lulnuur8723
    @lulnuur8723 Рік тому

    Qali hada baniyha Ana weele ku shubto isgo kaliya Ana marab mariyo ma ibxinya

  • @deeqomaxamed3395
    @deeqomaxamed3395 Рік тому +1

    Thank you abaayo mcn

  • @Hana___2480
    @Hana___2480 Рік тому

    Thanks sister m.a

  • @wll___maahi5795
    @wll___maahi5795 Рік тому

    Abaayo miyooneeska aan guriga ku sameystay maku darikaraa please iisoo jawaab

  • @ilahancumar8146
    @ilahancumar8146 Рік тому

    M a wllshy Darssi wacan Nosoopadi Casharadda💯💯🎷🎷

  • @AishaMaxamed-el1gl
    @AishaMaxamed-el1gl Рік тому

    Faiza abyo tinta ima baxeyso waa tinti leygu dhalay wax tinta ibixiso idhereyso ishg 😢

  • @raaqiyoibrhim8089
    @raaqiyoibrhim8089 2 роки тому +2

    Asc abayo faisa maxaan sameeyaa timaha 2bilod mashan laysan timaha isku kay dhagan ma iska jaraa makala furi karo xarko bay noqdeen walacaa igu diray ila tali qaali plz

    • @aaminasaleeban6943
      @aaminasaleeban6943 Рік тому

      😳😳

    • @raaqiyoibrhim8089
      @raaqiyoibrhim8089 Рік тому

      @@aaminasaleeban6943 kkkkkk xbbti xalad adag bay ahayd alxmdulilaah hada waa dhagdhag kkk

    • @Feyla731
      @Feyla731 11 місяців тому

      @@raaqiyoibrhim8089hhh mid ma tihid 😂

  • @apdiqani_boy
    @apdiqani_boy Рік тому

    Abayo macaan ado rali ah baamiyaha marka so kariyo waan shiida miya mise shahwada ka mirra

  • @ugbaadkhadarmuuse8141
    @ugbaadkhadarmuuse8141 2 роки тому

    Baamiye iyo miyoonis kaliya ka fahmay inta kale mxy thy hupi

  • @qadromaxamed9935
    @qadromaxamed9935 Рік тому +1

    abayo timaha maibaxaa maxalamarinaa yh quruxeey

  • @ayancadey7985
    @ayancadey7985 2 роки тому +3

    Wlhi ana tijabiyey baamiyaha tinta Ina foneysy lagu dharana 👍🥰

    • @ayancadey7985
      @ayancadey7985 2 роки тому

      @@awilyusuf8686 wll haa wlhi wx bdn ka dremay tinta wey ku baxe in la foneyey loo mooda wey kla baxbaxee

    • @hafzaahmet1879
      @hafzaahmet1879 2 роки тому

      @@ayancadey7985 timaha ma bixinya wll qli

    • @ubaxwoowismaaciil7999
      @ubaxwoowismaaciil7999 Рік тому

      @@ayancadey7985 xbbti hadan bamiyah bes ma man kara xbbti

    • @ayancadey7985
      @ayancadey7985 Рік тому

      Haaa abyo tinta wuu bixina Dhalal u siina Ina foneysy cml u kla dadane

    • @ayancadey7985
      @ayancadey7985 Рік тому

      @@hafzaahmet1879 ha xppti

  • @reerjowhar7122
    @reerjowhar7122 2 роки тому +2

    Maayuneska maxaa dhahaa abayo

  • @fariyomuktar7962
    @fariyomuktar7962 Рік тому +1

    11 bil kadib ina arki nasib u yeshy wan tijabinaa insha allh

  • @yaanahmohamed5949
    @yaanahmohamed5949 2 роки тому +1

    Nasho iyo warago waa mxy wll magackle iigu sheeg 🙏🏻

  • @leylaisaq7031
    @leylaisaq7031 2 роки тому +1

    Mahadsanid abyo mayoneska yogat muku bedelan kara?

  • @mohaaz0579
    @mohaaz0579 Рік тому

    Abaayo baamiyaha keli lama marsan karaa teda kalena nasiyo mxa ladhahaa

  • @najuuabdikadir4003
    @najuuabdikadir4003 2 роки тому +2

    Muyungo mxa kwda abayo

  • @xamdacawil6963
    @xamdacawil6963 Рік тому

    Shambala iyo baamiyaha hadaad haysatid kawran abaayo oo aan intakale aanad haysanin

  • @hafsaahmedabdi4817
    @hafsaahmedabdi4817 2 роки тому

    Mashaallh ok xbbbt masko wamxy bur miya kumatiga igu sheg qli

  • @faysamohamoudchannel9839
    @faysamohamoudchannel9839 2 роки тому +1

    Hadaan beed ku daro kawaran?? wll

  • @ubaxxasan1218
    @ubaxxasan1218 Рік тому

    Wll timaheyga jilciso mariyey iyo kalar ma isticmaali karaa plz jwb

  • @xananmahamuud383
    @xananmahamuud383 2 роки тому

    Abaayo caaga shambada ma kula Dara mise inta an ku dhaqanayo bisle ku darsana hadi an caga shambada ku daro dhib mey ledahy

  • @zamzamomar8118
    @zamzamomar8118 2 роки тому +1

    Asc abaayo mahadsanid jizaka Allah kheyr gabar 6 sano jirta ma u marin karaaa

  • @nimcomohamud4274
    @nimcomohamud4274 2 роки тому

    Wallo shampoo gaa Markan ku daro muu iga xumaanaya mise inta aan marka ku maydhaayo kaliya ayan ku darsaada iso jawaab qaali

  • @hodanmaxamuud4827
    @hodanmaxamuud4827 Рік тому

    Plz iso jawaap warango wa maxay ma fixisaa

  • @CABDIRISAAQ_1
    @CABDIRISAAQ_1 Рік тому +1

    Masha Allah keep going

  • @xamdaadan683
    @xamdaadan683 2 роки тому +2

    Mashallah mashallah mahad sanid wllo

  • @xabiiboxasan8671
    @xabiiboxasan8671 Рік тому

    Abaayo tin daawo ama jilciso lamariyey maloo isticmaali karaaa

  • @shukriahmedsaid8175
    @shukriahmedsaid8175 2 роки тому

    Abaayo wan kusa laamay lkn tin adayg u dhalatay oo alle aida u abuuray miyuu badili karaaana

  • @user-uf5oo4vj3z
    @user-uf5oo4vj3z 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @xaawosaxardiid6665
    @xaawosaxardiid6665 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @hanamaxamed6824
    @hanamaxamed6824 2 роки тому

    Ma iskadeen karaa huuno miyaanayska hadii aan xasasiyad ku leeyahay

  • @mohamedbashirmohamed7706
    @mohamedbashirmohamed7706 Рік тому

    Thanks ❤😊

  • @LayloDahir-wv9yn
    @LayloDahir-wv9yn Рік тому

    Meesha ugubadan intee waaye

  • @anfacbashiir1595
    @anfacbashiir1595 2 роки тому

    Baamiyaha waxyaabaha kale ad Ku dartay isheeg qumbaha waan fahmay

  • @سوسو-ظ2ه2ع
    @سوسو-ظ2ه2ع 2 роки тому

    Nasho maxay waaye wll
    Teeda kle saliida qunbaha ah ee daasadaha maku dari karaa

  • @NiciiimaSiciid
    @NiciiimaSiciid 7 місяців тому

    Absoomaaligiina waxbaan fahmin walla anagu rer waqooyi baan ahay waxbadan kaama fahmin😂

  • @BisharoAnshur
    @BisharoAnshur Місяць тому

    Woow

  • @munaawoowe7052
    @munaawoowe7052 8 місяців тому

    Abaayo ani jilciso aya marstaa caadi inaa marto

  • @kadraubax8786
    @kadraubax8786 2 роки тому

    Abayo madmadowga finanka wajiga cream aan marsado ila so wadag
    Mahadsnid

  • @Sawuursalax5924
    @Sawuursalax5924 3 місяці тому

    Ana barooweeyay wlh aad ooifiicanyan❤

  • @nimcoqali8087
    @nimcoqali8087 Рік тому

    miyonayska kii cuntada miyaa

  • @sabrinhassan5507
    @sabrinhassan5507 2 роки тому

    Warango hdaa heesan maxaaa kale u isticmali karaaa abyo

  • @nimcojamac3603
    @nimcojamac3603 2 роки тому +1

    Masha allah👌😍

  • @najmaabdirqhman2874
    @najmaabdirqhman2874 Рік тому

    Jazakalah abyo❤

  • @khadracumar4816
    @khadracumar4816 2 роки тому

    MNZHa allah mcnto alle haku dhawro wlhy mar walba wan kula soco da