Xasuus wlhi anoo aad uyar ayaan dhageysan jiray Heestan 2011 Memorigii Falashka lahaan jiray iyo Radio ban ka dhageysan jiray ilaa hadana waan dhageystaa waxaba iigasi daran mar walbo aan dhageysanayo waxa iiso sawiranta hebenki iigu horeysay meeshi aan ku maqlay siiba erayadan...👇 Ogoobey jalleecadaa Indhahaaga buuxshee Waa ubax jacaylkuba Eegmada qiyaastiyo Ma idlaado ma abaado Lagamana adkeystee Dadna ruux ku aaminay Iyo wacad ilaahay Midna lama illaawee Ha haleynin aayaha🙇♂️ Orod iyo ayaanbaa Aadmiga is dhaafshee Hadaad tahay aqoon mida Anna ku ambin maaye Mana iisho mana oodmo Alle nimuu kalkaashaa Ha irdhoobin adiguna Lama amar darraadee Anigana awoodliyo Hayga dhigin aqoon gaab🤦♂️ Allah ha unaxariisto sahra iyo giriig❤🤲 at 13.may.2024✍
Hees jaceyla, oo errayba ka kalee ku xiga uu kasii macaan yahay, Cod & laxam cajiibana lagu lafhay.. M. N. G vs S. A. J Aun dhamaan inta noolna cimri dherer & Cibaado Duuban ayaan u alla baryayaa.
Heestan sahra axmed maha gabdha qadeysa dadweynahana wey kusi camirayan se camal waa farxiya cali e mahan sahra axmed ninkuna wa maxamed nuur gariig e maxamd axmed lama yirahdo
Sahra axmed qabri ayay ku jirtaa aun afkeeda ayaan ka hayaa wlhi inay tiri waa heestii iigu horeysay aan nin la qaado, waxana ku xigtay maahe khadraay oo giriig wada qaadeen. Sidaa darteed maxamed nuur giriig abaal ayay u heysay. Xitaa mar uu xanuunsaday Hargeysa maalin kasta way soo booqan jirtey, ilaahay haw naxariisto giriig iyo sahra.
Nin bahalo ku dhesheen Qof macno leh laguma Sheegee iga aragtay kuna iri I fuul ma I aqoonsanaysaa Muxuu iila Yimi naga dhexeeya Maxaa ka wataa Inan Gumeedada madiidinka ah oo iila Yimi Habeenkii oo dhan sixir xanuun badan Oo naftayda iin ku ah buu intuu Maskaxdiisa tuujiyay buu Wuxuu Yahay iga Dhex qaylinaya markaan iska Hor nimaado qosol buu Iila Iman jiray ay ka Keentay kuwuu Fuulay marka la yiraahdo hadaan isaga aamuso waa ahay soo maaha maalintiina junuud ka xun buu futada usoo dhigan jiray wuxuu Yahayna Dadka kaga dhex qayliya muxuu mingiskii Beenta ahaa maalin kasta oo qubayso damco guskayga Raaxo uga raadin jiray khaniiskii reer wacays Ina urgub Jawte Khaniiska iga wayn Oo jaamac carab agyaalay Idinkuna ka indho adkidin
Dadka leh Axmed saleman bide ayaa sameyey wax aydan garaneyn ha ka hadlina Heestan nin Ilkacase la yirahdo ayaa sameyey oo ay saxiix ahayeen m i hadrawi Waxayna ku jirtey riwayad uu hadrawi sameyey Isagana ka sheekeyey Ee heesaha bililiqeysiga ka daya Qofkii raba ha soo baro
Orod iyo ayaanbaa aadmiga is dhaafshee
Taarikhda manta 7.april.2024 ❤
30/03/2020
Inta iga danbaysa sidii caadadu ahayd like isaaara
From hargiesa
Listen 12/4/20
From England
@@nasronur9056vvv5ttuheye
Qoraalka ereyada qaarkood dib u sax sxb ereyo sida heesta ay ugu jiraan si aan ahayn aad u qortay baa jiree
magacu maxamed axmed maahee waa maxamed nuur giriig mahadsanidiin
Haa zx weyeh maxamed nuur giriig Aun hadu nolyahy io hadU dhintyBah😢
Xasuus wlhi anoo aad uyar ayaan dhageysan jiray Heestan 2011 Memorigii Falashka lahaan jiray iyo Radio ban ka dhageysan jiray ilaa hadana waan dhageystaa waxaba iigasi daran mar walbo aan dhageysanayo waxa iiso sawiranta hebenki iigu horeysay meeshi aan ku maqlay siiba erayadan...👇
Ogoobey jalleecadaa
Indhahaaga buuxshee
Waa ubax jacaylkuba
Eegmada qiyaastiyo
Ma idlaado ma abaado
Lagamana adkeystee
Dadna ruux ku aaminay
Iyo wacad ilaahay
Midna lama illaawee
Ha haleynin aayaha🙇♂️
Orod iyo ayaanbaa
Aadmiga is dhaafshee
Hadaad tahay aqoon mida
Anna ku ambin maaye
Mana iisho mana oodmo
Alle nimuu kalkaashaa
Ha irdhoobin adiguna
Lama amar darraadee
Anigana awoodliyo
Hayga dhigin aqoon gaab🤦♂️
Allah ha unaxariisto sahra iyo giriig❤🤲 at 13.may.2024✍
Waa maxad nuur giriig iyo sahra axmed jamac wana 1966 1967
Dadna ruux ku aaminay iyo wacad ilaahey midna lama ilaawee ha haleynin aayaha! Allow qof walbo wax jecel u naxariiso 😭😭😭🙏🏻🙏🏻
Hees jaceyla, oo errayba ka kalee ku xiga uu kasii macaan yahay, Cod & laxam cajiibana lagu lafhay.. M. N. G vs S. A. J Aun dhamaan inta noolna cimri dherer & Cibaado Duuban ayaan u alla baryayaa.
Erayada.axmed.saleebaan.bide.maxamed.nuur.giriig.sahra.axmed.alle.hawnaxariiste
Maanta Ayaan soo xasuustay Hooyaday Macaan 😢😢😢 Allaha Naxariisto Hoyo❤❤ kuma iloobin wali
Aun amin 2:04 2:05 2:07 2:09 2:09
Inanyahay ilwaad qurux
Iyo dumar ammaantiis
Waxaad tahay ilaahay
Idil miduu ku kooboo
Iin malihid eed malihid
Sidaan aan arkaayee
Dadna ruux ku aaminay
Iyo wacad ilaahay
Midna lama illaawee
Ha halleynin aayaha .....
Axsan Hees wlhi 😍😍😍
Heestan sahra axmed maha gabdha qadeysa dadweynahana wey kusi camirayan se camal waa farxiya cali e mahan sahra axmed ninkuna wa maxamed nuur gariig e maxamd axmed lama yirahdo
Sax hadalkas ayan kuqancaa
Waa heesta aan heesaha ugu jeclahy❤
Saabiriin dhageeyso doorkaaga iyo dooqaawasga heesta
Heesta waxa sameeyay abwaan axmed Saleebaan bidde
3/7/2024
Maalin arbacaa anigoo jaamacada jooga oo xiisad ii soo dhamaatay magaalada kampala wadanka uganda
Alle hawnaxariisto maxamed nuur Giriig isaga iyo maamo sahra Ahmed🙄
4/1/2024😢❤
Maxamed nuur giriig weeye magaca fanaanku
Lgend mohamed nuur girig❤
Heesaba waa heesihii hore fanaaba waa fanaanadii hore iyo iteey hees qaadeen
Warya asqo waa Mohamed Nuur Girig iyo Fadumo ahmed Dhimbiil AHU labadaba.
Sahra axmed qabri ayay ku jirtaa aun afkeeda ayaan ka hayaa wlhi inay tiri waa heestii iigu horeysay aan nin la qaado, waxana ku xigtay maahe khadraay oo giriig wada qaadeen. Sidaa darteed maxamed nuur giriig abaal ayay u heysay.
Xitaa mar uu xanuunsaday Hargeysa maalin kasta way soo booqan jirtey, ilaahay haw naxariisto giriig iyo sahra.
Waa hesaha gayiga somalida ay kula tartami karto wadamada kle🎉
27 / 7/ 24 subax sabtiya in South Africa 🇿🇦
Nin bahalo ku dhesheen
Qof macno leh laguma Sheegee iga aragtay kuna iri
I fuul ma I aqoonsanaysaa
Muxuu iila Yimi naga dhexeeya Maxaa ka wataa Inan Gumeedada madiidinka ah oo iila Yimi
Habeenkii oo dhan sixir
xanuun badan Oo naftayda
iin ku ah buu intuu Maskaxdiisa tuujiyay buu
Wuxuu Yahay iga Dhex qaylinaya markaan iska
Hor nimaado qosol buu
Iila Iman jiray ay ka Keentay kuwuu Fuulay marka la yiraahdo hadaan isaga aamuso waa ahay soo maaha maalintiina junuud ka xun buu futada
usoo dhigan jiray wuxuu
Yahayna Dadka kaga dhex qayliya muxuu mingiskii
Beenta ahaa maalin kasta oo qubayso damco guskayga Raaxo uga raadin jiray khaniiskii reer wacays
Ina urgub
Jawte
Khaniiska iga wayn
Oo jaamac carab agyaalay
Idinkuna ka indho adkidin
4/2/2020 sacadu 14.46 duhurnimo luuq ganane hees aad u mcn
Hees aan ku marqaamay habeen xasuus mudan 02/3/2020❤
tik tok kasoo maqley raadis ugu dhaqaaqey hhh
Abdiladif Abdikadir Ali xigmadbay lahayeen hesii hore kuwan qaylo qawanaasho iyo xigmad la an isku darsadeen
Aniga iyo adiga bal an isla hesna isla tan
Abdiladif Abdikadir Ali 😚🤪🤪🤪
Aniga wan jeclahay ila yarantaydiii lakin hadaan helay
Fananadu mahan sahra axmed halka naga hubi saxiib
25 may 2024😢😢😢
yaasalam 12.5.2024 ayaan ku dhagaysanayaa degmada Balcad sh dhexe somaliya
Abtigay Maxamed Nuur Giriig AUN
Aniga waxay iila cod eegtahay Faadumo Axmed Dhinbiil AUN
Waa Sahra ahmed aun oo aad u yar
10/4/2024🎉
Waa hees aan jec lahay
9/6/2024 maalin axad ah 10 galabnimo Mr xidku boy
Alhaw naxriste
RABI HAW NAXARIISTO QABRIGA RABI HAW NUURO
Dadka leh Axmed saleman bide ayaa sameyey wax aydan garaneyn ha ka hadlina
Heestan nin Ilkacase la yirahdo ayaa sameyey oo ay saxiix ahayeen m i hadrawi
Waxayna ku jirtey riwayad uu hadrawi sameyey
Isagana ka sheekeyey
Ee heesaha bililiqeysiga ka daya
Qofkii raba ha soo baro
21/04/2024
Casar jawigu roobaynsan yhy Welise uusan nagu Curan Magaalada Bosso Ee Bobolka Bari
Esha calaa hes iga dheh
Fadumo ahmad dhimbiil iyo Giriig.
Nin as qaysan aawgaa an bad lagumasheego
Ila Aragtay Kuna Idhiye May Aqoonsaneysaa
Hees shidan
❤❤❤❤❤❤❤❤
War dadka beenta ka sawirka Zahra axmed jaamac ka saar
Maxamed Nuur gariig iyo faadumo Axmed dhinbil weeye
2024😢❤
Laxan, musig iyo erey bixin waa loo abaal dhigay, yaanan iloobin Lana fanaan aan ka dhicin
2024❤🎉
ilahow idin naxariiso
Ttt
Mxamed axmed giriig thnxs iyo fnaanadda
Hees iga dheh
07.02.2020 vienna xusuuus
Erayada. Axmed. S,bide. Luuqda. Waa. Giriig. Iyo. Marwo. Maxamed
Waa sahra Ahmed sxp iska sax iyadaa xataa waraysigeeda ku sheegtay soo daawo
15/6/2022 ❤
Wwww
Sahra ahmed
Candi ismacil
Ninka dhahayo codkani Sahra Axmed maaha, waa nin aan fankaba wax ka aqoonin.
Maaha sahra axmed waa marwo mohamed
Sey wax yihiin codku sahra axmed AHU maaha
Waqtigaa aad ufogaa oo caruurbay ahayd
Waa runtaa ma aha sahra axmed dad fanka iyo fanaaniinta aqoon u lahayn baa moodaya sahra lkn qofkan dumarka ah waa marwo mohamed
no maaha sahra axmed aamina abdilahi bay u cod egtay hodan abdirahman hooyadeed
Farxiya cali baa layidhaa zhp
Erayada heestaan yaa sameeyay tollow
Axmed Saleebaan bidde
Bidde
Erayada. Axmed. S bide. Luuqda. Giriig. Iyo. Marwo. Maxamed