Kalsoonida Nafta(Self Confidence) Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024
  • Muxaadaro Kalsoonida Nafta(Self Confidence) Sh. Mustafe Xaaji Ismaaciil

КОМЕНТАРІ • 597

  • @mustafeahmed9991
    @mustafeahmed9991 8 років тому +13

    ilaahaw iga dhig kuwa lagu xisabiyo maalinta aakhiro agtooda n.muxamad iyo asaxabta iyo waliba sheekh mustafe dhamaan umada muslimiinta ameen yaa rabbi

  • @bsports5236
    @bsports5236 9 років тому +4

    wa muxadaro qimo wanagsan ah waxeyna ku haboontahay in somalida ku qataan iyo iney kunaqman bil ficliyyi
    JAZAA KALLAH SH, MUSTAFA.

  • @weezy1o941
    @weezy1o941 7 років тому +63

    wllahi qofka dhagaysta sheekh mustafe wax walbuu fahmayaa

    • @abdurahmanjeego7068
      @abdurahmanjeego7068 5 років тому

      Siduu ku fahmaa?

    • @abdirazakahmed8780
      @abdirazakahmed8780 4 роки тому

      @@abdurahmanjeego7068
      ma gaal baad tahay warkaaga caddee

    • @abdurahmanjeego7068
      @abdurahmanjeego7068 4 роки тому

      @@abdirazakahmed8780 hhhh sxb maxay tahay gaalnimada aad ka hadleyso?
      Sheekh mustafa qofka dhagaysta wax walbuu fahmaa waa qalad wayn oo aan mandiq ahayn.
      Sheekhu qudhiisa wax kasto ma fahansana oo waa insaan caadi ah.

    • @sompharma4570
      @sompharma4570 4 роки тому

      Exactly

  • @aminamohamed9916
    @aminamohamed9916 8 років тому +14

    sheikh mustafa aad ayaa kuujeclahay heer aan wilkayga igu horeyay aan kugu magac darsaday allaha kudhawra adi iyo mustafa yaraba amin

  • @warsamet7290
    @warsamet7290 7 років тому +1

    Alla jecliyaa Sh.mustafa Xaji Ismaciil. Aloow yaa talada dalka noogu dhiiba Sh.Mustafe. Boqor Xataa Waa u ogolaha Ilaahey dertii. Ama Supreme Leader sida Khomeini of Iran. Hadaan taa waayo waxaan u aqoonsanayaa anigu Sheekhu Somali.

  • @aragsanqaalinaasir9670
    @aragsanqaalinaasir9670 8 років тому +23

    masha allah sheekh mustafe xaaji ismaacil haaruun alle cilmiga caqligaba hakuu barakeeyo ilaahay kuwii jidka toosan qabsada haynaga dhigo

  • @hodoabdi5970
    @hodoabdi5970 8 років тому +1

    mnsha alla sheekh mustafe illahay ha kaa jisa i siiyo cilmigaad dadka u faa,iidaynayso

  • @abdooabdalle370
    @abdooabdalle370 10 років тому +1

    masha allah sheikh mustafe ismael haruun.... alle ajar iyo xasaanad ha kaasiyooooi

  • @Sayidka603
    @Sayidka603 10 років тому +5

    ilaahay ha kaga abaaliyo khayr. laakin waxa wax fiican ah weelaynta ama qaadashada waanada. he read and prepare a lot this as it seems, in order to present a valuable lecture to us. IMPORTANT TO IMPLEMENT.

  • @axmedyuusufsaalax8550
    @axmedyuusufsaalax8550 5 років тому

    Maasha alaah aad ayan uxiiseeyaa shiikhan mustfe xaaji ismaaciil haaruun alaha xafido alha inagana alaha inaku anfaco muxaarada shiikhu inoo soo jeediyey

  • @MsLodon
    @MsLodon 12 років тому +1

    masha allaah waxa ade iyo adee u wagsan ayaad dadka u sheegtaya khastan anigu waxa ka fa,iday waxa yabo badan oo wangsan oo dadka anfacayo ilahay ajar iyo axsanada haa ilahay haa ka siiyo inasha allaah janada ilahay haa ka warabiyo

  • @raamaahussein5143
    @raamaahussein5143 8 років тому +7

    jazakallah sh.mustafe allaha ku xifdiyo aduun iyo aaqiraba

  • @hiboabdilahi1212
    @hiboabdilahi1212 6 років тому +1

    الحمد الله، شكرا جزيلا يا أخي الكريم أحبك في الله ياشيخ الله يحفظك من كل سوء ورعاك آمين يارب العالمين

  • @maimonaadheere5359
    @maimonaadheere5359 7 років тому +2

    jasaa aka Allah khyr

  • @ibraahinmahamuud4843
    @ibraahinmahamuud4843 Рік тому

    Maansha Allah
    Sh mustafe xaaji ismaaciil haaruun
    Alle hadaayo
    Aamin Aamin

  • @mohamoudabdiweli7947
    @mohamoudabdiweli7947 8 років тому +10

    illaahay Ha ku Jeclaado Sh. Mustafe Dunida Sharaftaad Ku Haysid Ka weyn Alle Janada Ha kugu Siiyo

  • @mohamedabdimajidsamatar3726
    @mohamedabdimajidsamatar3726 6 років тому +3

    ILAAHAY ajar iyo xasanaad haka siiyo sheekh mustafe anagana hanaga dhigo kuwii ku anfaca.

  • @b60794
    @b60794 12 років тому +1

    sheikha ilahy ha ka siiyo ajar farabadan. waa runtii maalin walba waxaad maqlaysa dhalinyaro isku haysata kubada iyo musicada,waliba kuwa somalida waxay ku murmayaan oo waliba ku dharanayaan koxaaha kubada wada ciyaaraa subxaan ilahay na soo hadee ameen ameen

  • @AbdinajibIgirje
    @AbdinajibIgirje 3 місяці тому

    ❤sh mustafe xaji ismaciil ilahay Haku xifdiyo

  • @aliyassinabdi9759
    @aliyassinabdi9759 10 років тому

    asha allah sheikh mustafe ismael haruun.... alle ajar iyo xasaanad ha kaasiyo

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 6 років тому +2

    Ilaaahey kalsoonida inoo badiyo

  • @masculinezaylin1349
    @masculinezaylin1349 8 років тому +1

    Allah kuxifdiyo sheekh mustafe alle dartii ban kujecelahay jazaakalaahu kheyr

  • @MuhAaloveOfficial
    @MuhAaloveOfficial 9 років тому +2

    Masha Allah Sh. Mustafe Xaaji ISmail ........Ilaaah Haku Xafido

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 3 роки тому

    Allah ha barakeeyo sh mustafe xaaji ismaacil haaruun

  • @updiqadircade5639
    @updiqadircade5639 Рік тому +3

    Dadba adinka uga fiican ha jabine🥺🥺🥰

  • @nawawiab26
    @nawawiab26 9 років тому +1

    Maasha Allah, Ilaahey hanaga dhigo kuwii naftooda ku kalsoona, sh.mustafa jazakalah

  • @adesh8227
    @adesh8227 7 років тому +18

    mshllh cilmiga Alle wxu ugu daray daganaan iyo inu yaqaano sida dadka hdlka loo deeqsiiyo

  • @Aisha2009100
    @Aisha2009100 12 років тому +1

    Ilahay kheyr ha siyo shiikha..ajar iyo xasanaat nah allaha ka siiyo asaga iyo wixii so galiyay meshan

  • @XOGSIDEMEDIA1
    @XOGSIDEMEDIA1 10 років тому

    mansha allah shiikh mustafe illahay hakaa jasa isiiyo waa muxaadiro qiimo badan illahay haynagu anfaco aamiiiiiiiiiin

    • @XOGSIDEMEDIA1
      @XOGSIDEMEDIA1 10 років тому

      mansha allah sheekh mustafe illahay cimrigaaga hadheereeyo illahay hanagu anfaco

  • @maxamednour7081
    @maxamednour7081 8 років тому +1

    mansha allah jazakalah khayr sh mustafe miisaanka xasanadka alaha kuugu daro

  • @rashidsaid5715
    @rashidsaid5715 7 років тому +52

    asxaabay ilaah baan idin kugu dhaarshe muxaadaro fcn inaa dislike dhahdaan waa wax laga fcnyhy😔😔

  • @mohamedshukri7729
    @mohamedshukri7729 8 років тому +2

    ma Sha ALLAH Ilaah kheyr fara badan hakaa siiyo, runti muxaadarooyinkaaga markaa dhageysta moral aa ka helaa

    • @mohameddeeq8118
      @mohameddeeq8118 7 років тому

      mashaaa,alahaaaa,shekh,ilahay,aku,sharfoooo

  • @hassanyusuf9818
    @hassanyusuf9818 6 років тому

    shiekh mustafe ilaahay cilmigiisa ha u barakeeyo abaal gud aakhirana ilaahow kasii khayrkaan tirada badan ee uu har iyo habeen la jahraayo.amin

  • @azizahassan9308
    @azizahassan9308 7 років тому +3

    sheikha kaliya ee Somali ugufcn soojedinta muxadirada Iyo cilmigaba rabbi cumriga Iyo cilmigaba howbarakeyo.

  • @azifahahmed4462
    @azifahahmed4462 11 років тому +1

    waad mahdsantahy shiiq Mustafe si wanagsan ayad noogu sharaxday ilaahey haku dhowro

  • @ibrahinabdilahi9803
    @ibrahinabdilahi9803 8 років тому +2

    جزاك الله خيرا الجزاء وأحسن الله اليك

  • @hassanabdile4060
    @hassanabdile4060 7 років тому +5

    manshallah ilahay hanagu anfaco kuwii nabigoda (N.N.K.H) jidkiisa iyo dhaqan kiisa raaco hanaga yeelo walee sheekha qowl run ayuu ka hadlay

  • @abdiraxiinbaanja8583
    @abdiraxiinbaanja8583 10 років тому

    Maashalah jasa kumu laah qayr sh.mustaf xaji ismaaciil

  • @ridwaanridwaan6823
    @ridwaanridwaan6823 7 років тому +5

    Mansha alah jazakalah khayran sheikh mustafe

  • @dualehargeisawi6995
    @dualehargeisawi6995 9 років тому +2

    Masha allah my favorite Sheikh Musatafe Jzzka allah khyr

  • @Ahmedmustafa329
    @Ahmedmustafa329 Рік тому +1

    Maasha allah shiekh mustafe caalim naadira weyeh

  • @nasramohamed781
    @nasramohamed781 Рік тому

    Allahu akbar, allaha cimiriga iyo caqligaba u barakee culimadeena, abaalkaagu jano idam alle sh, mustafe

  • @muscababdijamal2895
    @muscababdijamal2895 8 років тому

    manshallah ilaahy ha ka balamariyo shiikh muxadirada qiimaha leh

  • @xafsaahmed3764
    @xafsaahmed3764 8 років тому +1

    jasakalahu khayran shiikh mustafe alaha ku xifdiyo

  • @saadayousuf4294
    @saadayousuf4294 9 років тому

    mansha allah waa muxaadiro aad u wacan sheikh jazakallahu khayr

  • @saedmohamed3258
    @saedmohamed3258 8 років тому

    mana shaa allah ilaahay hakaa jazaa'isiiyo sh.massage x ismail

  • @asmamaaweel5749
    @asmamaaweel5749 6 років тому

    Maasha allaaah jasaakallaah khyr shiikhanaa mustafe xaaji ismaaciil haaruun

  • @accelnasir1228
    @accelnasir1228 4 роки тому

    Jazakalah sheikh kuwa kudhaqma muxadarada sheikh Mustafa harun ilahay hanaga dhigo

  • @ednaabdisamad3299
    @ednaabdisamad3299 7 років тому

    mansha allh
    sheikh mustafe ilahay haku barakeeyo caqliga iyo.cimriga allah ku ziyaadsho

  • @saedboss740
    @saedboss740 7 років тому

    masha allah sheikh mustafa baarakallaah
    ilaahay hakaa abaal mariyo dadaalka aad diinta islamka u hayso iyo walaalahaga soomaaliyeed ilaahay danbigaaga ha dhaafo sheik mustafa
    aaaamiin

  • @shaficialmis1046
    @shaficialmis1046 8 років тому

    mansha allah jazakumulahu khayran shiekh mostafe illahaw nagu hauuni Amiin amiin

  • @maxamedxashi9728
    @maxamedxashi9728 9 років тому

    maan sha,allah
    ilahay ha barakeeyo
    sheekh mustafe xaaji ismaaciil haaruun

    • @abdilahimahamudibrahim4889
      @abdilahimahamudibrahim4889 8 років тому

      Sheikh Mustafe Haaruun ALLe Haku Barakeeyo Dawcadaadana Tii bulshada Anfacda ALLe Haka dhigo

  • @libanadam2331
    @libanadam2331 8 років тому +1

    Alle haku xafido sh. mustafe

  • @abdilahimahamudibrahim4889
    @abdilahimahamudibrahim4889 8 років тому +1

    Sheikh Mustafe Harun ALLe Haku Barakeeyo Dawcadaadana Dadka Haku anfaco,
    Illaah Dartii Bn kuu jclhy.

  • @engatam4746
    @engatam4746 7 років тому

    Mansha allah Sh.Mustafe Ismaciil Haroon Jazaa kalaah ilaahay haku Xifdiyo Aakhiro iyo Adoon

  • @ahmedalabari4372
    @ahmedalabari4372 6 років тому

    Allow barakee sh.mustafe
    Waa sheikh an illahey darti u jeclhy

  • @mohamudabdi1807
    @mohamudabdi1807 9 років тому

    Waaaaaaaaaaaw masha allah sh. musdafa xaji jazakallahu kheyr

  • @ahmedmousse2817
    @ahmedmousse2817 8 років тому

    MACHA ALLAAH sh.mustafe ALLAH ha ku xafdiyo

    • @hoodojama5208
      @hoodojama5208 8 років тому

      ilaahay akaa xoreeyo caddaabahaa

  • @msscrahmanamira1739
    @msscrahmanamira1739 8 років тому

    camal kaa wanaagsan ilahy albaabada janada hakuu furo amiin shekh mustafe sheekh qaali u ah umada muslimka ah ama somaalida masha allah gulayso

  • @mahamedomarhussein4082
    @mahamedomarhussein4082 9 років тому +5

    Self Confidence Absult Jaza kumah khare

  • @sukaynaosman9474
    @sukaynaosman9474 8 років тому

    ماشاءالله ي شيخ مصطفي ربنا يحفطك ويحميك وجزاءك الله خير الجزاء

  • @aminamusa4578
    @aminamusa4578 7 років тому

    mashallah sheikh mustafa jazakala khyir ilahy cilmiga iyo aqoonta haku siiyaadsho waa muxadarad qiimo bdn qofkii wax fhamyaa oo caqli iyo diin iyo aqoon ba raba baa ka faa idaysaan

  • @fatumaarteahmed5640
    @fatumaarteahmed5640 8 років тому

    Maasha Allaah, yarabi sheekh mustafe oo kale somalida ku badi.

  • @seakpeas9244
    @seakpeas9244 6 років тому

    Maansha Allah jasakumullahu khayra sheekhanaa. Mustafa xafidahullah

  • @aweysmao9582
    @aweysmao9582 7 років тому

    msha allah Wlhi sheikh mustafe wn jecelahay dar ilahay jaskalaha sheikh

  • @xakotallo3376
    @xakotallo3376 11 років тому

    mansha allah sh, mustafe ilahay halaa jazaa'i siiyo anagana kuwa ku dhaqma ilahay ha naga yeeelo insha allah

  • @KhaalidIbrahim-ru1jg
    @KhaalidIbrahim-ru1jg 5 днів тому

    Ilahay hanoo kaa hafido 🤲🤲

  • @mimiabdiraxman8878
    @mimiabdiraxman8878 8 років тому +1

    ماشاء الله تبارك الله يحفظك الله شيخ

  • @nuuryusuf6047
    @nuuryusuf6047 7 років тому +9

    mansha alah Jazakalu khayr jazaa

  • @geleabib2978
    @geleabib2978 7 років тому

    jasakalahu khayr sheekhuna MUSTAFE X.ISMACIIL HAARUUN.

  • @rashhour9472
    @rashhour9472 10 років тому +3

    Ilaahay ha kaa jazaai siiyo sheekh anagana kuwii wax ku qaata ha naga dhigo

  • @wardakhalif9692
    @wardakhalif9692 19 днів тому

    Jazakallah yaa sheekh mustafe ❤

  • @asmacabdi849
    @asmacabdi849 6 років тому

    jasakallah kheyrn sheikh Mustafa

  • @cabdixukun2783
    @cabdixukun2783 8 років тому

    maasha allaaah sh/mustafa ismaaciil alle haku xifdiyo Aakhiro iyo aduunba

  • @Baadil1
    @Baadil1 12 років тому +1

    Maashaa Allah! Sheiq Mutafa my Allah bless you......................My Allah give us confidence we all are seeking. well done.

  • @zamzamdarod6990
    @zamzamdarod6990 10 років тому

    Mnshaa alaahu rabi ajar iyo xasanad ha siyo sheekhyadeena

  • @bweyntown
    @bweyntown 12 років тому

    maanshe alaah shiiqa ajar alaha ka siiyo waa muxaadaro qiima leh

  • @hoooyoaabo4224
    @hoooyoaabo4224 8 років тому

    jazakumulah qeer yaa shiikh mustafa xaji ismacil. ilahey caqliga kama qado .amiiiin. masha alah

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 2 роки тому +1

    Masha allh Shekhayga Allaha xifdiyo Shekh mustafa

  • @ayaanmohamed575
    @ayaanmohamed575 9 років тому +1

    Masha Allah caqli iyo cilmi qofku dono ayu Rabi siya Masha Allah sheikh Mustafa haji

  • @mahamudjamahirsi9366
    @mahamudjamahirsi9366 8 років тому +2

    shekhul somali masha allah allah Haku barakeyo

  • @cismaanzabriye7885
    @cismaanzabriye7885 9 років тому

    masha Allah Sheq mustafe xaji ismaciil masha Allah ilahey habarakeyo mustafe ilahey hanagadhigo kuwii kudhagmo dinta wana umahadcilineyaa sheqa

  • @raxmayaasiinmacalin6035
    @raxmayaasiinmacalin6035 11 років тому

    maansha allaah shiikha ilahay khayr hasiiyo aad ayaan u jeclahay culimadeena sharafta badan ee diinta noo xambaarsan dhamaan ilahay hadhowro iyo inagaba aaaamiiiiiiinn

  • @sadeyuusuf4384
    @sadeyuusuf4384 7 років тому +1

    ilaahay haku xifdiyo shiiq mustafe aduuuun iyo aaakhiraba

  • @xasan2xasan256
    @xasan2xasan256 8 років тому

    masha allah masha allah sheikh mustafe ilahay haxiftiyo

  • @hassanjamaliban8127
    @hassanjamaliban8127 12 років тому

    MAN SHALAHA ILAHAY SHEEKH AJAR IYO XASANAAD BADAN HA KA SIIYO, AAD BAAN UGU FAA'IIDAY INSHALAH.

  • @baidoa1000
    @baidoa1000 13 років тому +1

    Illaah ajar iyo xasanaad badan haka siiyo Sheekha muxaadaradan micnaha weyn leh, sidoo kalena ajar iyo xasanaad Allaha haka siiyo walaalaha soo uploadgareeyay fiidiyowgaan.

  • @nadiirakhadar5637
    @nadiirakhadar5637 8 років тому

    Maansha A llaah sheekh Mustafa xaaji ismaaciil haaruun raximakallaah

  • @honeybby29
    @honeybby29 8 років тому

    Jasakallaahu qeyr sh.mustafe haji ismacil

  • @ee3910
    @ee3910 11 років тому +1

    masha alleh alleh haa ka abalsiiyo

  • @mukhtaardauud1943
    @mukhtaardauud1943 7 років тому +1

    allaaaa yardaaaak sheakh mustafe alle haku barakeeyo jazaaakalaaaah fadiilatu shekh mustafe

  • @abdirahmaanmumin506
    @abdirahmaanmumin506 8 років тому

    ماشاءالله بارك الله فيك يا شيخ اشهد الله اني احبك في الله

  • @yuusufmoalimuu8499
    @yuusufmoalimuu8499 7 років тому +4

    masha Allah shiikhunaa mastafa xaaji ismaciil haruuun jizakumuallah kheyr

  • @seeygaruushka10
    @seeygaruushka10 9 років тому

    ilaaaheey hanaga dhigo kuwi ku kalsoonaada diintooda sheekh mustafa adigana allaha kaa siiyo ajar iyo xasanaad ilaaheeyna kuma tuso wax ku dhiba aduun iyo aakhiro

  • @ahmetisakariya9616
    @ahmetisakariya9616 7 років тому

    sh.Mustapha haji ismacil haruun ilahay cimriga hakuu barakeeyo

  • @mustapheqaadiroproduction791
    @mustapheqaadiroproduction791 6 років тому

    Mansha allah Allah Yaxfaduk Sheikh

  • @HamzaHamud
    @HamzaHamud 12 років тому

    Baarakallahu fiika wa fi cilmik.... Ilaahey waxan kaga baryaya Janatul lak wa lana jamiican ..

  • @aprahimhuzen9996
    @aprahimhuzen9996 8 років тому +1

    macha Allah
    Allah bless you sh mustafa

  • @abdirahmanadem5074
    @abdirahmanadem5074 4 роки тому

    M.allah ilaahay cilmi dheer hakuu daayo aamen yaa shiikhunaa

  • @007force
    @007force 12 років тому +1

    Allaaah Yajzaaak khyr yaaa sheekh mustafa