TUSAALOYINKA KA MID AH DAGAALADII UU NABIGA GALAY S.C.W SH. MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 12 лип 2011
  • TUSAALOYINKA KA MID AH DAGAALADII UU NABIGA GALAY S.C.W HAARUUN. WAA MUXAADARADO KU SAABSAN TAARIIKHADA ISLAAMKA IYO SIIRADA NABIGA S.C.W. SH. MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HAARUUN

КОМЕНТАРІ • 126

  • @AbshirAbdirizak-cv3ee
    @AbshirAbdirizak-cv3ee 3 місяці тому +1

    05/04/24 galab jimcaha soonkuna 26 marayo, Allah haka ajar siiyo anaga kuwii ku waana qaaata siirada rasuulka rabi hanaga yeelo. Ameen Yaa rabbi

  • @mohamedabdulaahi5313
    @mohamedabdulaahi5313 6 років тому +2

    allh ku xifdiyo sh mustafa walahi waxa thy sheqeyga gaarka ah

  • @user-mu7oj4we3z
    @user-mu7oj4we3z Рік тому +1

    جزاك الله شيخ runtii sheekh qalbigayga iyo qalbiyo muslimiin alle jacayl u galiyey

  • @salmanmoha4941
    @salmanmoha4941 6 років тому +16

    Habeen an sheekh mustafe dhagysan wlhi hbn ima ahn ilhy hku xfido amiiin amiin

  • @abdulabiikar8824
    @abdulabiikar8824 9 років тому +2

    Alle hakaa awal mariyo
    sh. mustafe

  • @kaltoumwaiss2763
    @kaltoumwaiss2763 5 років тому +2

    Sheikh Mustafa så sheikh aan illahay dartis uu jecaalahay allah ku xifdiyo amin

  • @user-hl5of6wn9y
    @user-hl5of6wn9y 3 місяці тому

    Masha allah sheikh Mustafa

  • @zamzamfaarahzugule6487
    @zamzamfaarahzugule6487 2 роки тому +1

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @zamzamfaarahzugule6487
    @zamzamfaarahzugule6487 2 роки тому +1

    Alle haku sharfo sheikh mustafe

  • @nasrudiinhaybe9231
    @nasrudiinhaybe9231 8 років тому +5

    mshallah scw nabigeenii muxamed

  • @engatam4746
    @engatam4746 6 років тому +1

    JAZAAKALAAH SH.MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL HARUUN XAFIDA. HULAAH. XAYAA KALAAH

  • @ismashamxmismasha6598
    @ismashamxmismasha6598 8 років тому +1

    masha Allah sheikh mustafe Allah haku xifdiyo adun iyo aa khiro

  • @user-rq4om6ni1g
    @user-rq4om6ni1g 4 місяці тому +1

    Maanshalah

  • @azlmcl198
    @azlmcl198 4 роки тому +2

    maansha'allaah ilaahayoow cimrigaaga dheeree aamiin

  • @sahraabdi5090
    @sahraabdi5090 8 років тому +2

    masha allah sheekh mustafe alle haku xafido

  • @shirwac5087
    @shirwac5087 8 років тому +1

    maasha allah
    sh burco alaha
    jasaaka laah
    malaigtu
    haku shfto

  • @xasanfarxan3716
    @xasanfarxan3716 5 років тому +2

    Maashaa allaah allaha ku xafido sheekh

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 4 роки тому +4

    😍😍😍🖐Allahaku xafido sheekh aamiin aamiin yaarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @deeqocali1146
    @deeqocali1146 3 роки тому +3

    Salalaah cayhi wasalam 😍💝💝💝💝😘😘😘😘😘😍😍😍💝💝💝💝💝

  • @siciidbulshawi1406
    @siciidbulshawi1406 2 роки тому

    Scw scw scw scw scw ❤ ♥

  • @maxamedamiin3047
    @maxamedamiin3047 7 років тому +1

    jazakalahu kheyra sheeq mustafa illaahey haku xifdiyo

  • @IkranSuudi-go5ck
    @IkranSuudi-go5ck 10 місяців тому

    Jazakal lilaah qayr sheq sharaf allaa ku siiyay , anagana Alaa ka baryayna inaan adunka ku qasarin

  • @user-jg8sy6kw9q
    @user-jg8sy6kw9q 6 місяців тому

    scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw shiikh mustafana jisakalah khayr ilaahay hasiiyo

  • @user-sl8jb8lo1x
    @user-sl8jb8lo1x 3 місяці тому

    Masha allah

  • @alifiille1123
    @alifiille1123 8 років тому

    masha Allah jazaa kumulahu kheyr sheekh mustafa x. ismaaciil

  • @NimoDH1
    @NimoDH1 6 років тому

    Masha Allah tabaaraka Allah.. Jazzaka Allah

  • @siadcabdihusen4390
    @siadcabdihusen4390 6 років тому

    Alle ha xafido sh:mustafa xaaji

  • @ayuubcabdi2525
    @ayuubcabdi2525 4 роки тому

    Jasaaukumu laahi khayr sheekh mustafe burco wakhtiga qaaliga ah eed noo hurtay

  • @abdisalanfarah3832
    @abdisalanfarah3832 Рік тому

    جزاك الله خير وبخيرا جزاك

  • @IkranSuudi-go5ck
    @IkranSuudi-go5ck 10 місяців тому

    Salalaahu calayhi wasalam

  • @abdikanifreeman5538
    @abdikanifreeman5538 8 років тому

    masha allah jasakumulaah sheek mustafe adna ajar iyo danbi dhaaf ka siiyo

  • @ismailmohamed8353
    @ismailmohamed8353 5 років тому

    Jazakalahu Khayre Insha Allah

  • @XasanCabdiyaxye
    @XasanCabdiyaxye 6 місяців тому

    Scw

  • @aziyadeeq1557
    @aziyadeeq1557 6 років тому

    Jasakalah khayr sh.mustafe xaaji

  • @yaasiinaburas8110
    @yaasiinaburas8110 Рік тому +1

    yaasiin aburaas

  • @abdifaizal1708
    @abdifaizal1708 2 роки тому

    Allah cimriga ha kuu dheereeyo sheeekh

  • @abdirahmanahmed9662
    @abdirahmanahmed9662 11 років тому +5

    jazakalah kheyr al jazaa waqtigaada ayaad noo hurtay

  • @shahmadahmad9734
    @shahmadahmad9734 7 років тому +2

    jazaakallaahu khayran

  • @user-xm8lh8yk5r
    @user-xm8lh8yk5r 11 місяців тому

    Mashaallaha Allah qeyr kusiiyo

  • @abdinasirsirad4328
    @abdinasirsirad4328 8 років тому

    Jazakallahu kheyraljazaa

  • @maxamedabdulahi8885
    @maxamedabdulahi8885 7 років тому

    mashaa allah shikh mustafe

  • @khadijohassan2829
    @khadijohassan2829 5 років тому +4

    Sh mustafa khayr
    Allah haku siiyo

    • @shukriali3307
      @shukriali3307 4 роки тому

      masha Allah Rabi ha xafida shekh mustafa

  • @salahabdulahihossen5728
    @salahabdulahihossen5728 8 років тому +1

    sheekh musdhafa xj ismacil harun
    xafdahulaa

  • @simwaansiman3356
    @simwaansiman3356 3 роки тому

    Scw SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤️

  • @fajacalafarxaan5457
    @fajacalafarxaan5457 10 років тому +2

    MAASHA ALLAAH SHIIKHUNAAA

  • @adenjama7706
    @adenjama7706 7 років тому

    Mansha Allah sheikh mustafe

  • @abdulleisman1537
    @abdulleisman1537 8 років тому +1

    Shekh mustafa

  • @mohamedyusuf2550
    @mohamedyusuf2550 8 років тому

    Jazaka allah sheikh

  • @faarisabdi6878
    @faarisabdi6878 11 років тому

    maasha Allah mahadsanid walaalkeen

  • @abdulahimusa6682
    @abdulahimusa6682 8 років тому +1

    masha allah sheekhuna jazakallah ilaah haku xafido

  • @lionheart6678
    @lionheart6678 7 років тому +2

    jasaaka ALLAH

  • @munayahyekheyre3252
    @munayahyekheyre3252 7 років тому

    msha allh allha ku barakeyo

  • @abdi-kariimmoalimabdulleh7753
    @abdi-kariimmoalimabdulleh7753 2 роки тому

    Sheekha allaha xafido

  • @cabdiraxamaan8703
    @cabdiraxamaan8703 5 років тому +2

    Mancha Allah xafudulah sheekh Mustafe

  • @fatimafarah5311
    @fatimafarah5311 7 років тому

    nabigena mohamed scw scw scw

  • @laangasgaming5577
    @laangasgaming5577 5 місяців тому

    ❤❤❤

  • @darwiishahmed1883
    @darwiishahmed1883 8 років тому

    mansha Allh jasakallah sheekh

  • @asberyteam9626
    @asberyteam9626 3 роки тому

    Alxamdulilah

  • @libanhassan1548
    @libanhassan1548 8 років тому

    jazaakallah shiekh

  • @ahmedabdi1835
    @ahmedabdi1835 4 роки тому

    Masha allaha

  • @samowaddegeneral2771
    @samowaddegeneral2771 8 років тому

    sheikha alla ha jasaaaailsiiiyo

  • @maxamedaxmed6970
    @maxamedaxmed6970 8 років тому

    masha alah ilaahay khayr haku siiyo

  • @yaxyecabdulahi7024
    @yaxyecabdulahi7024 6 років тому

    Jazaaka allah

  • @salahabdulahihossen5728
    @salahabdulahihossen5728 8 років тому

    شيخ مصطفى حفظه الله

  • @fankamuqdishoproductions4276
    @fankamuqdishoproductions4276 5 років тому +3

    shiikh Mustafa marku hdlayo tv in aan dawanayo oo kale ayay ila thy

  • @salahabdulahihossen5728
    @salahabdulahihossen5728 8 років тому +1

    الله احفظك

  • @isxaaqmaxamed854
    @isxaaqmaxamed854 4 роки тому +6

    Salalahu calayhi wasalam🕌☪️🕋❤️

  • @hanaansaid1825
    @hanaansaid1825 8 років тому

    masha allah

  • @sacadcabdilahi9436
    @sacadcabdilahi9436 8 років тому

    mnsha allah

  • @xafaacali5343
    @xafaacali5343 8 років тому

    illahay haka abaal mariiyo sheek

  • @deqamohamud8754
    @deqamohamud8754 4 роки тому

    Man alaaah shekhow

  • @craximmustafe3576
    @craximmustafe3576 6 років тому

    Jasakallah

  • @mohamedhashi2697
    @mohamedhashi2697 5 років тому

    Xafidulaah sheeqeyna

  • @Zalo943
    @Zalo943 10 років тому +2

    Jasakala khayrak

  • @adoontiaallefadumoaadenisl4256
    @adoontiaallefadumoaadenisl4256 7 років тому +3

    maansha aallaah tabarkaallaah jazakallaah qaayr Sheikh

  • @user-ey8hs8wl2t
    @user-ey8hs8wl2t 3 роки тому

    Mas alooyinkaan shabaabtaa saneeynysaasaass ayagoona aayad balaqeynin

  • @samowaddegeneral2771
    @samowaddegeneral2771 8 років тому

    scw

  • @seynabcali5992
    @seynabcali5992 9 місяців тому

    Scw scw scw

  • @darwiishahmed1883
    @darwiishahmed1883 8 років тому +39

    12 kaa qofe dislike ta intay dhagysten sarayna Alle hasoo hanuuniyo Hadayna aqoona Alle hagaransiiyo

  • @user-wt1hx5jy6z
    @user-wt1hx5jy6z 4 місяці тому

    Ace sh mustafe bahashan yar makarafonka waxay u,

  • @AskimHassen
    @AskimHassen Рік тому

    Allwo cimriga iyo cibadad ku dheree❤❤❤

  • @mohmedmusa8195
    @mohmedmusa8195 11 років тому

    JasaakalAh

    • @qadradaahir400
      @qadradaahir400 7 років тому

      Mohmed Musa gb7u7

    • @cabdilaahiyere9544
      @cabdilaahiyere9544 7 років тому +1

      maasha allah sh .mustafe allah ha kuugu dembi dhaafo waanada iyo wacdiga

  • @maryancali3296
    @maryancali3296 Рік тому

    M a

  • @salahabdulahihossen5728
    @salahabdulahihossen5728 8 років тому

    شيخ مصطفى حاج اسمعيل

  • @cawodhuux3218
    @cawodhuux3218 3 роки тому

    v68

  • @hanaabdi5021
    @hanaabdi5021 4 роки тому

    Asc

  • @engmohamedalimadobe4748
    @engmohamedalimadobe4748 8 років тому +10

    qofka siiradii Nebi Muxamed SCW intuu dhagaysto Dislike saarayaa mawaxaan waxba fahmayn oo waxba kala aqoonbaa mise waa mujrim aan nebi muxamed scw iyo diintaba aaminsanayn.

    • @mustiabdullahi2119
      @mustiabdullahi2119 7 років тому

      Insha allah waxaan kudadaakey naa in aansabirno kadibna ahlullbadar amaantii illahey siyey mid kamid ah illahey nasiyo hadii aan si dhab ah rasuulka scw scw scw aan kudayano awamiirtiissa aan uqaadano adunya iyo aakgiro ba waan liibaaneynaa adunyo waa in aan ka saahidnaa ma ahan in aad marwelbo guula sayto sababto ah waa imtaxaan adunyo daqalkii badar hortii guul umatul mohammed scw scw majirin lakin waa deris tarbawi xaq ah illahey woxo yirey idin ka hirtiin suna soo martey uma horeeyn waxjaba idinka hirtiin waana quuleysandoontin dembi in looslziyaadiyo ma ogiye gaal maliibeysandoono ee wadada rasuulka scw scw scw waa in aan raacnaa nin kii rasuulka scw scw caabudi jiray ramadan aduunka scw scw waa oo dhintey ninki allah caabudijirey allahu xayu llaayamuud guusha qarniga waa qariib adunyo na dhamaadkeeda wey muuqataa kheerkeeda allah hana wadada waafijiyo aammiin yaarabi aammiin waqtiga aan ka faa ideysano umatul mohammed scw scw asc waraxmatullahi wabarakaatuh waa wallaakin dar allah idin jecel mustafe Abdi Abdullahi sheekh aadam asllamu calaykum waraxma matull lahi wabarakaatuh

    • @kabadagechannel9791
      @kabadagechannel9791 3 роки тому

      LAGA YAABEE DISLIKE INAY GACANTIISA UBARATAY AMA ASIGOO MAAHSAN ISKAGA DHUFTAY GACANTA

  • @ahmedabdi1835
    @ahmedabdi1835 4 роки тому

    Aawii kuwi kucamal falay in aniga uhoreya

  • @abdirisaaqcilaahi6851
    @abdirisaaqcilaahi6851 8 років тому

    mansha allah sheekh alle ha ka abaal mariyo adna

  • @Glydh
    @Glydh 10 місяців тому

    Wax ka jiraa ma jiraan quranka cilmi qaybka cid garaneyso ma jiro marka waa musalsal qisadan

  • @sharmaanbeek4696
    @sharmaanbeek4696 4 роки тому +1

    meelo badan uu tagay sheeku lkn waxan ka dalban lahaa haddan arkayo in uu nagu soo booqdo somaligalbeed gobolka la idhaahdo

  • @mohamedmuse7067
    @mohamedmuse7067 5 років тому +1

    Dadka dislike-ta saaray malaha iyagu waxay isuhaystaan inay like saareen
    Yacnii makala garanayaan like and dislike

  • @raxmayuusuf6625
    @raxmayuusuf6625 10 місяців тому

    Magacyadiiasxaabihiinabigmaxamed

  • @abdinasiraadan5378
    @abdinasiraadan5378 5 років тому

    dislike lagaran maayaan umalaynayaaa war waa ka hoosufoorar

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 6 років тому

    War culumada dadkan lagu diray maxay ahaayeen ee Dislike ta saaray

  • @abdallahadan9991
    @abdallahadan9991 3 роки тому

    Shiikhu af xumo badanaa isagu koleyba wax hagaaji baykatahY lkn khaladaad badan

  • @zakimaano7186
    @zakimaano7186 4 роки тому

    85ka dislike saaray ma gaalaa yaab

  • @mohamedabdulaahi5313
    @mohamedabdulaahi5313 6 років тому +1

    allh ku xifdiyo sh mustafa walahi waxa thy sheqeyga gaarka ah

  • @user-wy7lr2cu4u
    @user-wy7lr2cu4u 9 місяців тому

    Masha allah

  • @maxamedgalad5664
    @maxamedgalad5664 3 роки тому

    M a