Xildhibaan Indho Indho siduu u arkaa Dadka laga Raafayo Laascaanood ?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 сер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 182

  • @foziasalad1152
    @foziasalad1152 2 роки тому +5

    Xildhibaan Indho Indho Waa Nin wadan ah Ilahayow dhowar

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 2 роки тому +9

    Nin,rageed,mujaahid,Xildhibaan,indho,indho,

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 2 роки тому +6

    Mashallah Senator Idho Idho
    Guul Reer Las Anood
    Guul Reer Sool
    Guul JAMURIYEDA Somaliland

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 2 роки тому +9

    Asal, Xildhibaan Indho.
    Nin rag ah

  • @amiiratufaax565
    @amiiratufaax565 2 роки тому +11

    Indho lengend🥰👏

  • @abdurashiidjama4085
    @abdurashiidjama4085 Рік тому +1

    waa cabsan yahay caawa koley wax wacan sheegi maayo

  • @saynabhassan5643
    @saynabhassan5643 2 роки тому +19

    Dadka qaylinaya waa dadka uu qorshii ay wateen ka dumay shirqoolkii daalimiinta ayaa burburay.

    • @Ezy15311
      @Ezy15311 Рік тому +1

      Hadana waa cadaatay cida mooryanta aheed ee dadka dhamayn jirtay SNM.

  • @MubYus
    @MubYus 2 роки тому +5

    Indho idho, waa Guurti asala ah

  • @nimohussein7123
    @nimohussein7123 2 роки тому +1

    Indho indho nin daarood ah oo dhulbahanta ah oo reer soool ah🤣wlhi wa nin somaliland jecel

  • @abdirahmanwashington7702
    @abdirahmanwashington7702 2 роки тому +5

    Xildhiban Indho Indho Waxa Uu Ku Hadlay Waa Wax Dhaba Oo Jira

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 роки тому +2

    Allow maafiyadaan na dhameysey soomaali ka dulqaad ilaahoow naxariis ma leh oo buil bagcad umal oday midna ma daaya Ane na dhaafi umadda sooliyeed yaa rabbi yaa rabbi ka Tuur meel daran

  • @abdiwahab77
    @abdiwahab77 2 роки тому +5

    Thanks

  • @nimcamohamed6858
    @nimcamohamed6858 2 роки тому +3

    Dil hado jiro wadamada naga wayo aragsan ama sharciga noga ficn ayaba is xukuma marka qofkii lago arko dilka ma asna dishan hala idin weydiye marka ilahay wuxu dhahay qof danbi io sanlehen lagoma qadi karo

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 2 роки тому +2

    Adeer mar maanta ahayn adaa ka war bogin

  • @miskimahamud9621
    @miskimahamud9621 2 роки тому +2

    Xildhibaan indho guulayso adeer

  • @afkiiaayaw1454
    @afkiiaayaw1454 2 роки тому +1

    Gobalka somaliland

  • @tasfayehomerchigma1822
    @tasfayehomerchigma1822 2 роки тому +5

    Masha allah

  • @rahmahussein4964
    @rahmahussein4964 2 роки тому +6

    Xildhimaan ooyaye reer laascanod way tashteen ee dhagax is eeg

  • @dopeboy187
    @dopeboy187 2 роки тому

    Waxaa la yaab ah waxba isma bedelin ka dib markii ay barakiciyeen dad muslim ah

  • @boorowcade2636
    @boorowcade2636 11 місяців тому

    Siduu Qamri uu u cabayay ayey indhihiis noqdeen dugaag

  • @hassanmuhumed8868
    @hassanmuhumed8868 2 роки тому

    Xildhibaan indho indho waan waata

  • @ibraahimaxmed437
    @ibraahimaxmed437 2 роки тому +1

    Aadbaanu kuugu hambalyaynaa xildhibaan dhirbaaxada ooyaaye

  • @user-zh4xu9qf9y
    @user-zh4xu9qf9y Рік тому

    Waa TV qabyalad loo furey iyo reerkii

  • @FADSO
    @FADSO 2 роки тому +2

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN ...

  • @HamseCBile
    @HamseCBile 2 роки тому +2

    Geeri baa taala meesha faataa dhugi mataalo.

    • @fadumo4024
      @fadumo4024 2 роки тому

      Run weeye dad dadkoodii habeen ito maalin ladilayo ayay u canaanayan dad nabad loogu diray dhulkoodii una sheega dadka waxbay dawladu ogtahay aanay ogayn umada qayinaysa ku socda mahadsanid Abti

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 роки тому +2

    Wallee camala aan uma fadhidid ceeri gaabo iyo sool waad ka Cararina adigiyo caade qaate mana lagaa yeeli doono inaad dhul soomaali qaniis iyo axmaaro keento

  • @MohamedSaid-qn5hr
    @MohamedSaid-qn5hr 2 роки тому +1

    Awalba lahayste ayad ahayd damir lawe ma matadas aya dad kalaysay kuwa kulaynayey wad ogtahay e kuma dhacdid magan lawe

  • @daryeeltv9564
    @daryeeltv9564 Рік тому

    Nabsigu dag dag badanaa war dadoo dulmiga ka fogaada caawa nabsigu soo kuma haysto kii aad dulmiga ku raacday soo dadkaadi dhiigooda maqubin nabsigii maalintaas kasheen soo jawaabtiisii gacanta ku ma haysaan sanad kadib

  • @juma6506
    @juma6506 2 роки тому +2

    Asc.
    Xildhiban I ndhoo I ndhoo geesi geesi dhalay Well done. Mashaa'allah. National security stands top priority concerns goes forward continuously. Thumbs up.

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 роки тому

      Adeer runtah sheg waxa wax dilayah waa ina kahi sidah u sheeg plz

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 2 роки тому +8

    Jawaari waxan leenahay oday intaad taqaanay way dhaaftay🤣🤣

    • @fatumanur2227
      @fatumanur2227 2 роки тому

      What happened lascanod was in human whether you liked or not. The government could difrentioate who is criminal and who in not

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 2 роки тому

      @@fatumanur2227 meeshan bina adaamnimo la'aan lagama hadlayo dawlada S/land ayaa go'aanka iska leh waanay ku saxsan yihiin inay hagaa jiyaan arimaha amnigooda ee adigu dawladee ka hadlaysaa🤣
      But if you would like to write in another language pls correct the text otherwise use your native language🤣

    • @zuheyrcade6239
      @zuheyrcade6239 2 роки тому

      @@soomaalisomalia3758 sxb hadii jamhuriyadda s/land xaq u leeyihin in ay ilaahay ka careysiiyaan allahii abuuray ha sameeyaan midaas,hadii ladhaho dadka maxaa loo kala sooci waayey xitaa dad ayaa lasoo taagan sax iyo qalad dawladù wey saxanthay lkn manta hadaan iraahdo siyaad Barre wuu saxsanaa marku hargeysa weeraray ciil ayaad hadalka la shig shigeysa oo hadalka ayaa ku dhibi,lkn qof Muslim ☪️ah oo somali ah cadeyn lagu heyn oo shaki darteed deegaankiisa looga masaafuriyo diintaa halkee lagu soo bartay ?amni ayaad ku maraamarsiyooneysaan sida mareykanku sameyo mar walba.

    • @soomaalisomalia3758
      @soomaalisomalia3758 2 роки тому

      @@zuheyrcade6239 waad xanuun sanaysaaye horta meeshan aad sheeganayso yaa iska keh🤣
      Dalkan somaliland ayaa la dhahaa sxb madaxwayne koonfurina kama taliyo ee orad bal intaad jabouti aado riwaayad la'doono oo dheh somali baad tihiin ee bilaa sharci aan ku'joogo🤣
      Adeer tan siyaad bare ee aad sheegaysona waaba waxay ula dagaalameen kadibna waa kuwaa go'ay ee weli aynu xaqirayno dad iyagoo koonfur lamida inagu soo darsaday oo calan 5ta somaliyeed raadinayey lkn sidaad u fekerayso adeer maaha bahashu ee malaa caruur baad tahee wax fahan dadkani amnigooda waa ilaashanayan lkn kuwa beerahooda ka qaaday ee soo barakiciyey aynu ka hadalno hadii kale iska aamus siyaad bare sax iyo qaladba ragbaa iska kiciyey koonfur iyo waqooyiba kunoolee🤔

  • @samirvf
    @samirvf Рік тому

    🌈🌈🌈

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 Рік тому

    Waqti qof kabadiya walawaayay
    Nabsigi Raha weyn ayaa soobaxay
    Indo Beenale ilahay kafurtay

  • @interlinkfreight3893
    @interlinkfreight3893 2 роки тому +1

    Ala dadku been badnaa, maba xishoonayaan.. ma masakiinta iyo ganacsatada baa wax dileysa

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905

    Haye ma kii baa hadlaya sarkhaan ki kawaraysanayaa la mid ah
    Sheekh mustafe wuxu yidhi somali dad kooda waalan bay dhegaystaan😅

  • @cabiidkiiallahadoonkiialla8096
    @cabiidkiiallahadoonkiialla8096 2 роки тому +2

    Ac subxaana allah war ma maato iyo ciyaal ayaa abni wax u dgimay qoor iyo xero laawa waxaad difaac day dulmi war xageed allah kamari aaway garaad kii waa la masaa firis aaway cuqaashi waxaa kuu dan beya meel xun aduun iyo aakhiro

    • @khalifmukhtarmohamed7920
      @khalifmukhtarmohamed7920 11 місяців тому

      Cadaalad baad uhadashay maalintaa waadna ku mahadsantay maanta eebe ayaa u cadaalad falay dadkii ladulmiyay

  • @hassanbardacad5600
    @hassanbardacad5600 2 роки тому +3

    Horn cable maalintii dhibkaa dhacay iyo ilaa maanta sisax ah uma su’aali kartaan maad weydiisaan caruurta iyo haweenka lakalararay sideed u aragtaan mese waad baqeysaan mese raalibaad katihiin

  • @dopeboy187
    @dopeboy187 2 роки тому

    Ironically nothing changed after they displaced a muslim people first second they are somali this was the biggest shame on every somali at least they could tell them before! Shame on everyone who was involved

  • @hibaaqibrahin5728
    @hibaaqibrahin5728 2 роки тому +1

    Kind ma dhimanayo samaliland iyo kulmiye qabriga hala galaan

  • @fardowsanur4571
    @fardowsanur4571 2 роки тому

    War. Horgalaad. Waraysanayaa. Waasoow soow. Horgale. Maad. Baadhid. Waxa. Dila. Waryaa. Horgale Ma. Jawaari. Baadgaadhaa. Maamul. Iyo. Dawlad. Buu leeyahay. Adna. Dhulkayagii. Qaad. Baad siisatay

  • @Iskudhoon
    @Iskudhoon 2 роки тому +6

    بسم الله الرحمن الرحيم السلام عليكم ورحمة الله وبركاته أما
    Anigu waxaan qabaa arintan waa arin Dawlada iyo Odaydhaqameed iyo maddex diiba reer LAASCAANOOD ay goaankan gaadheen markaa waxa dad reer Somaliland ahi ugu hadlaaba waa gardaro waayo reer LAASCAANOOD ayaa dhibtu hsysataa Dawlada wey xilkeedii ayey gudanaysaa.
    Guul iyo Gobanimo Somaliland

    • @hassanbardacad5600
      @hassanbardacad5600 2 роки тому +1

      Laascaano raali kama aha ee snm baa raali ka ah laas caano hooyo iyo caruur makalareebteen wey israacin laheyd nin iyo hantidiida makalareebteen wey israacinlaheyd lkn sidaa reer laascaano kuma ceeboobayaan cid walboo caqikeedu dhanyahayna weygaran kartaa adeer dadkaan waaweyn oo xaqdarada lasootaagan idaacadaha waxaanu leenahay ilaahey xaq mamooga

    • @Iskudhoon
      @Iskudhoon 2 роки тому

      @@hassanbardacad5600 بسم الله الرحمن الرحيم
      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
      Sheikh qalad ayaad ka fahantay SNM, iyo Reer LAASCAANOOD orta dadkan waa isku mid iyagaa is dhalay ilaa muddo laga joogo 800 oo sano, markaa waxaad uga hada shaaba oo qalad, takale qof dhalinyaro a baad tahaye SNM taad sheegayso iyo reer LAASCAANOOD marka ay yimaad Moqdisho waxay dadku u yaqaaniin Qaldaan oo lama kala sooco.
      Guul iyo Gobanimo Somaliland

    • @ismailmohamed1251
      @ismailmohamed1251 2 роки тому

      @@Iskudhoon Shareecada Islamka Qaata Hadad Dad Muslim Tihiiiin Waye Demuqradiyad Qof Muslim ah Rabo Malhn Beenta Iyo Dulmiga aaad Wadaaan Wuu Dhamanayaa Ogaaada Guusha WAa Islamka Iyo Inta Tabto Shareecada Islamka Dhawaqiiiiida Dalka Kala Qeeb Qeeb Saday Waalaga Sarayaa Dalka Somaliia Hala Ogaaado Hadeeer Waxd Samayn Kartaan Sameeya

    • @Iskudhoon
      @Iskudhoon 2 роки тому

      @@ismailmohamed1251
      بسم الله الرحمن الرحيم
      السلام عليكم ورحمة ورحمة وبركاته أما
      Sheikh adigoo iga raali ah aqoon daro ayaa ku hsysa intaanad ordhen shereecada Somaliland ha qaadato...msrka hore gurigaa iyo degaankaaga ka bilow intaanad cid kale ugu yaboohin..Somaliland waa dad muslim ah iltaa kuu dhaafimaayo, ilaahay wuxuu
      ( وأنذر عشيرتك الأقربين ) روى محمد بن إسحاق ، عن عبد الغفار بن القاسم ، عن المنهال بن عمرو ، عن عبد الله بن الحارث بن نوفل بن الحارث بن عبد المطلب ، عن عبد الله بن عباس ، عن علي بن أبي طالب . قال : لما نزلت هذه الآية على رسول الله - صلى الله عليه وسلم - : ( وأنذر عشيرتك الأقربين ) دعاني رسول الله - صلى الله عليه وسلم - فقال : " يا علي إن الله يأمرني أن أنذر عشيرتي الأقربين فضقت بذلك ذرعا وعرفت أني متى أباديهم بهذا الأمر أرى منهم ما أكره ، فصمت عليها جاءني جبريل ، فقال لي : يا محمد إلا تفعل ما تؤمر يعذبك ربك ، فاصنع لنا صاعا من طعام واجعل عليه رجل شاة ، واملأ لنا عسا من لبن ، ثم اجمع لي بني عبد المطلب حتى أبلغهم ما أمرت به " . قال علي رضي الله عنه : ففعلت ما أمرني به رسول الله - صلى الله عليه وسلم - ، ثم دعوتهم له ، وهم يومئذ أربعون رجلا يزيدون رجلا أو ينقصونه ، فيهم أعمامه أبو طالب ، وحمزة ، والعباس ، وأبو لهب ، فلما اجتمعوا إليه دعاني بالطعام الذي صنعته فجئت به ، فلما وضعته تناول رسول الله - صلى الله عليه وسلم - جذبة من اللحم ، فشقها بأسنانه ثم ألقاها في نواحي الصحفة ، ثم قال : " خذوا باسم الله " فأكل القوم حتى ما لهم بشيء حاجة ، وايم الله إن كان الرجل الواحد منهم ليأكل مثل ما قدمت لجميعهم ، ثم قال : " اسق القوم " فجئتهم بذلك العس ، فشربوا حتى رووا جميعا ، وايم الله إن كان الرجل الواحد منهم ليشرب مثله . فلما أراد رسول الله - صلى الله عليه وسلم - أن يكلمهم بدره أبو لهب فقال : سحركم صاحبكم ، فتفرق القوم ولم يكلمهم رسول الله - صلى الله عليه وسلم - ، فقال الغد : " يا علي إن هذا الرجل قد سبقني إلى ما سمعت من القوم فتفرق القوم قبل أن أكلمهم ، فعد لنا من الطعام بمثل ما صنعت ثم اجمعهم " ، ففعلت ثم جمعتهم فدعاني بالطعام فقربته ، ففعل كما فعل بالأمس ، فأكلوا وشربوا ثم تكلم رسول الله - صلى الله عليه وسلم - فقال : " يا بني عبد المطلب إني قد جئتكم بخيري الدنيا والآخرة . وقد أمرني الله تعالى أن أدعوكم إليه ، فأيكم يوازرني على أمري هذا ؟ ويكون أخي ووصيي وخليفتي فيكم ، فأحجم القوم عنها جميعا ، فقلت - وأنا أحدثهم سنا - أنا يا نبي الله أكون وزيرك عليه . قال : فأخذ برقبتي ثم قال : إن هذا أخي ووصيي وخليفتي فيكم ، فاسمعوا له وأطيعوا " ، فقام القوم يضحكون ، ويقولون لأبي طالب : قد أمرك أن تسمع لعلي وتطيع .

    • @hassanbardacad5600
      @hassanbardacad5600 2 роки тому

      @@Iskudhoon adeer anigu hadaan kasoojeedo buuhoodle waxaan kasoojeedaa laascaano waana mid maahee inagamagadi kartaan dad aad idinku naga disheen hanooga dhigin sida reer koofurku dilay teeda kale is dhalitaanka adkasheekeyneyso waa midaanan xushmadikujirin

  • @maryanyusuf9104
    @maryanyusuf9104 Рік тому

    Indhindha wa alkuliste ee waxba lama joogo maxa laga wareysan

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 роки тому +1

    Waxaan maqli jirey injirta ma dheregto ilaa la dilo waxay ku dul nool yihiin dad dhiigood ma shaqeystaa oo ma xishoodaan oo ma naxaan oo gaalo iyo cadow jaamacoow ceshaan

  • @samirvf
    @samirvf Рік тому

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 11 місяців тому

    indha indhoy maanta cadaaladii malagugu qaaday maalinkaa waad kudiganeysay masaakiinta cadowga uu gumaadayay balse maanta adiga gurigaagi maloo soo daatay 🤣🤣

  • @engab001
    @engab001 2 роки тому +2

    Gob geesi ah. Cimrigaaga ilaahay ha dheereeyo

  • @abobasement346
    @abobasement346 Рік тому

    idor bah laynayah nacasyow ku hadlayah Afkah Argagixisadah snm

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 2 роки тому +2

    Fariid xil indho waa la kala war la yahay runta u sheeg dadkan xildhibaane thanks a lot more than one.

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 2 роки тому

      DOQON INDHO INDHO DHULBAHANTE WAXA AY MARAYAA OO AY JOOGAAN 1970 IIN IYO GODOB AARSI AYAA DILKOODU TAAGAN YAHAY EE IDINKAA ISDILAYEE ISDAAYA

  • @asmnysiin8279
    @asmnysiin8279 2 роки тому +3

    Wxa nol iga dheh

  • @hasey6479
    @hasey6479 Рік тому

    Ka xaaxaabi hadaa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 2 роки тому +3

    ABIHI Umadda Somaliland Indho-Indho . Camy Star War casharkeeda bal noo macnee , LA Amnigeeda side loo galay sugaa step 1 garaanay step 2 waa maxay? waan abanaynaye bal na tilmaan? Takale maxaa somalia ka qaylisiyay? sowta somalida wadankasta laga tarxiilo every day markii la doono even in Djibouti and it's normal ? iyo imissa somaliland citizen lagu noqdaa??? Gabadh baan somaliland ka qabaaye ? Thanks.

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 Рік тому

    War aamus dheh afku ku urye

  • @cabdisiciid6504
    @cabdisiciid6504 2 роки тому

    Geesi

  • @roodacabdi6136
    @roodacabdi6136 2 роки тому +2

    Halyey

  • @ibraahimaxmed437
    @ibraahimaxmed437 2 роки тому

    Aleeleh xildhibaan ooyaaye rahma xusen ayaa jawaabtii uheshay

    • @zamzamabdi295
      @zamzamabdi295 2 роки тому

      Alla waar dee ninka waa ku geftay wax lala hadhaaye maad wax kale tidhaahdid

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 2 роки тому

    Aqas waxaano kale Microfoon soo hor fariisanayo. Adiga maxaa laguu dili waayey? Adaa diley Dadka Sool lagu diley. Iidoorku Qoomuluud yada uu haystaan ka mid tahay Indha Indhe. Duf ku bax Alkoliste.

  • @kingmoha8874
    @kingmoha8874 2 роки тому

    Indho indho libaax🦁✊haday somaliland amnigeeda sugayso khalad in loo arko ma wacna

    • @zuheyrcade6239
      @zuheyrcade6239 2 роки тому

      Maxan khalad u arkeyna in hooyadaa lagu daro dadka la raafayo waxan diinta si fiican ha ugu dhaqmaan.aniga waxaan hubaa haday reer beri ahaan lahaayeen meysan ku dhaceen inay masafuriýan.

  • @barbatov288
    @barbatov288 2 роки тому +1

    Somaliland hade wnag usocoto carur iyo hoyoyiin mel cidlaa madhigeen nawadglyada sikala loo raadiya

  • @tasnimamiin6573
    @tasnimamiin6573 2 роки тому

    Somaliland awliyaa xoreysay sheydaan qaxba kama qaadikaro

  • @abdullahimohamed9308
    @abdullahimohamed9308 2 роки тому

    War Kan dikar. Ayuu qaba iyo sokor ma adiga cafimad qaba orod seexo👎👎👎

  • @aminafarah7494
    @aminafarah7494 2 роки тому +2

    Xildhibanadi asal ka ah ku waan imiku cilqabayaal

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 2 роки тому

    Horta wariyayaadhu waraysiga indho indho ma lacag bay ku helaan 😂😂wayba u kala dheereyan

  • @ismailmohamed1251
    @ismailmohamed1251 2 роки тому

    Ilahey ayaa Idinka Cilinaaayo Muslimka Dhibka Aad KU Haydaan Way So Baxaysaa

  • @edileswift9781
    @edileswift9781 2 роки тому

    fariiid Waxaan aad ugu farxiya sida aad ugu jawaa tay kii boorame

  • @kaalufshinni3576
    @kaalufshinni3576 2 роки тому

    Fuley ay iiddoor addoonsadeen weeye sakhraankan ,wejigiisay ka muuqataa addoonimada

  • @Macaxeira432
    @Macaxeira432 2 роки тому

    Jaahil adoonah kkkk

  • @khaalidmaxameadcarabkhaali6118
    @khaalidmaxameadcarabkhaali6118 2 роки тому

    Uu saxsanyahay walahi

  • @rashidabdiali3732
    @rashidabdiali3732 2 роки тому

    kani inuu garac yahay shaki igama jiro dhorjeer oo aan dhegeysto isagay soo hormariyan ileen waa garac dhulbahante sheegto.
    afkisa ega malintii odhan marfish buu fadhiyaa habeenkina khamri ayuu wabaa nolosha nin ka dhacay weyan.hidii uu ku soo ag istago qurmanka ka soo uraya ma ag istagi kartid. magacisu waa indho-indho
    abe maleh mid lagu sheego muyane

  • @zuheyrcade6239
    @zuheyrcade6239 2 роки тому

    Ilaahay waxaad u sheegi lahaydeen ayaa la idinka rabaa inaad adoomadiisa aad hooy la'aan dhigtaan saxaafaddana aad lasoo hor istaagtaan cid naga celin kartaa ma jirto ilaahay ayaa idin kala xisabtami dona goordhow,midna ogaada 2 da qof ee walaalo ah maalinba mid ayey bowdadiisu qaawantahay marka waa wareegto ee u dulqaata markey dadkas idinku xogeystaan.

  • @LibanozkaLibanozka
    @LibanozkaLibanozka 2 роки тому

    Dhulbahanto ceeb baa wajiga noo galiseen wlhi marada naga dhigteen maskiin amaantena ku jirno ayaa xumeenay isaq baa naga aqli badiyay

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 2 роки тому +1

      Isaaq dulmiga ka daa reer laascano ayaga oday iyo culimo xalka sidaa u arkay iyagana dhib ayaa haysta ee hala yaaabin

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 2 роки тому

    walee wa qeesi senetar indho indho,,dadkii uuka soo indho indho
    dad anla garaneyn ayaa xasuuqaya oo kasoo jeeda somalia oo dowlada muqdisho sirdoonkedu fahad yaasin soo hubeeyey,,,waa la mastafuriya raxanweyne hawiye
    jareerweyne iyo dirr dhamaantod oo ka tirsan alshabab o somalia maal galiso

  • @abdiyusuf1982
    @abdiyusuf1982 2 роки тому

    Raxanwayn dhulkooda beeralay buu ahaa. Waxaa kala qaybsaday mareexaan iyo hawiye. Maxaa laascaanood oo saxara ah keenay..

    • @keyahmedibrahim4475
      @keyahmedibrahim4475 2 роки тому

      Qasaman bilaaah sdee ku ogaatay walal mse waadnkaad joogtaa

  • @qalinlechanel
    @qalinlechanel 2 роки тому +1

    Xildhibaan sare walee waa nin rageed

  • @maxamedmuxumed5856
    @maxamedmuxumed5856 2 роки тому +2

    Indho indho waaanu wadanaa gar iyo gardaraba

  • @sakariasheikh9739
    @sakariasheikh9739 2 роки тому

    Labo arimood hadii lacadeeyo waa ladhageeysan karaa. Alshabaab waxaa kamid ah rag reer waqooyi ah. Cadaalad ma aha in ay yiraahdaan aan tarxiilo reer waqooyiga ama aan lawareegno hantida DAHABSHIIL. Mida labaad maxay is dhaamaan Somalida galinka iyo kuwa koofureed aan QABIIL ahayn.

  • @bisharomaclin7839
    @bisharomaclin7839 2 роки тому

    Hooyoda was wacale

  • @ibadojama4506
    @ibadojama4506 2 роки тому

    Bal laascaanood isaaq malaha

  • @Mo-dool
    @Mo-dool 2 роки тому

    Flimkii gaalkacayo ka socdey ee dadka lagu leyn jirey ayey la yimadeen laas canood waayo al shabaab waxa u wada shaqeeyaa waa reer koonfur galbeed oo cuqdad u qaba somalida caadiga ah . Iyagaa lasoo isticmalayaa iyagoo tukamada gadaya ayey hoos u laynayan dadka loo diro . Waa tii puntland intey qabtey wada toogatey waxana ku jirey dad ganacsanaya oo loo adeegsadeg in ay dilaan dadka

  • @thomharrison4389
    @thomharrison4389 2 роки тому

    War qaa in baad tahay maxey buuhoodle intaa ugu dhiman weyday buu hoodle sheydaankey iska iska raj miyeen sheydaankaasna waa maamulka hargeysa ayagaa ka dam beeyawar reer laascaano si dhaqsa hargeysa kaga sifeeya meeshOobuuhoodle ku dayda gacantiina ku sugta amaankiinwixii soomaalilan wada carabka jara dhuuntana ka guba war balaayadaan oodhan iyagaa idinku xirayujeedada iska fahma meeshey idiin soo adeeg sadeen war fadhiga kakaca walaahi waxay soo wadaan ayaa ka badan marka wax laraafo lawaayo idinka dhex diinaa israafaaya hadba cidii hargeysa kasoo hor jeeda yaa lagu jihey naayaa tusaale ahaan jifooyin kasoojeeda buu hoodle ayaa la dilaayaa kadibna waxaa idin dilay ree laas caano markaasaa lalleeyahay reer buuhoodle iska raafa waxey dhib ku hayaan amaanka reer buuhoodlana waxey leeyihiin ma reerlaas caanaa naraafi kara isku dhac siduu u imaalahaa maxaa yeelay buu hoodle waxey kasoo horjeedan slanwaa lakariwaayay cadowgoodana wey fahmeenugu dam beyn waxaasoo dhan waxey imaanaayaan raafka raxan weyn kadib waa qeyb ta labaad waxaasoo dhan farahooda kumasa.eynaayaan waxey idiin adeegsanaayaan jin iyo la cag jinkana wuu idin ley naayaa lacagta waxaalagu seexinaayaa dakiinna wax garanaayo jinkana iska garta ugu dambeyn ilaahey ha idin garan siiyo

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 роки тому

    Cuney cuni waayey ayaa ku xigta qaliyey Walin waayey baa ku waxaan ogaadey inaan soomaali qaar dhintey ku jiraan waxaas hada islaam baan Oran karnaa waxay rabaan iney cunaan kiligood

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 2 роки тому

    Yaa kudilay caku horgale.

  • @xaasilkhadar6977
    @xaasilkhadar6977 2 роки тому

    Muse liinta kacabi 😂😂😂😂

  • @AA-sc6iw
    @AA-sc6iw 2 роки тому

    This alcholic does not represent Dhulbahante or Laasvood. Its Somaliland killong the poeple stop shifting the blame tuug yahow dabadilif snm

    • @wab20
      @wab20 2 роки тому +1

      Reer borama iis dajiyaa somaliland wa qaran reer sheikh isaaq binu axmad waa majority .from Djibouti

  • @Alihassan-jh7cp
    @Alihassan-jh7cp 2 роки тому

    Raafkaasi sidaas looga jawaabay amni ahaanta ah waasax waayo amnigu waawaxa lagu seexdo oky weeyi

    • @amrahoumed1456
      @amrahoumed1456 2 роки тому

      Dhulbahante dad loo hadlo amba lo hilin karo maha wa kanoo midhan sharaftoda lagu dhelay marki masakinti la noolayiid la rafay ayay sidan u hadlayan ader mahmed abib waxan lehay dhulbahante danbe ha u hadlin wa afhayenka isaqee

  • @QOFKA.2469
    @QOFKA.2469 2 роки тому +1

    Doqonimada iyo hunguri qaadashadaada ayaa meel walba laguugu hor keenayaa hungurigii aa meel xun kaa gashay dadkana warba kama haysin naftaada eeg ka dibna dadka ka hadal

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 2 роки тому

    War waa lagu guursaday dhulbahantoow
    Kuwa la aroosay iiddooor baad ku jirtaa !!!

    • @zamzamwarsame7932
      @zamzamwarsame7932 2 роки тому

      War kuwi buudhiga laga kireeyow amusa yan laydin maqline 🤣

  • @tasnimamiin6573
    @tasnimamiin6573 2 роки тому +2

    Somalia hala raafo kadabgo goo'yyinka saqajaamiinta Somalia waa alshabaab

  • @cabiidkiiallahadoonkiialla8096
    @cabiidkiiallahadoonkiialla8096 2 роки тому +2

    Ximaar bee naale ah waxaa ka had laaya cajalad duli alla maxaa duli jooga
    Coomaada Haan kiciwaayey ee caado qaatahaa dhulbahante maahan xaraash
    Waa gob waa daraawiish waa hiil somaliyeed bahdilka loogeeystay dhulbahante dalka iyo dibada waa ka xanuun sadeen inaan laxaa leeyn gobtii dhulbahante garaad kii laga qaxiyo laas caano beeldaaji yaashii in la shiriyo laga tashto waxaas oo bahdila MA waxaad moodaan dhulbahante dad bilaa caqli iyo garashaa adeer somaliland igo waxaad wadaan nala dhaafa sool iyo sanaag maahan isaaq iyo canaasiir waa somali
    Waa ragii cadowga iyo gaalada hoyaad ka u diiday waa daraa wiish Ma yeeleeyno adoonsu waa inoo gobanimo ama geeri

  • @aziipoffical6270
    @aziipoffical6270 2 роки тому

    XILDHIBANKAN WAA LAGU SO XISABTAMA

  • @inamaxamuudaxmed6776
    @inamaxamuudaxmed6776 2 роки тому

    Kkkkkk

  • @jajkamedia9526
    @jajkamedia9526 2 роки тому +1

    Somaliland oo dhan baaa waalan qof cabsan bay waraysanayaan anagaa reer soola yaga waanu u ogolnahy lakin adiga kuuma ogolin

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 2 роки тому +1

    Xildhibaanku waa hadal cadyahay oo wakiil waaqeexay we jawabti iyo inta hadlayaa intay yaqaaneen waydhaaftag

  • @xamarimohamed9080
    @xamarimohamed9080 2 роки тому

    Helikobtar ma idinkaa ba leh,

    • @MubYus
      @MubYus 2 роки тому +1

      Raxan weyn, helkobara ayaa la saaray

  • @Mohkadar
    @Mohkadar 2 роки тому

    Isaaq ayaan argagaxiso u aqaan walhi dadka waxa leynaya waa isaaq qaraxyada xamar waxa ridaya waa isaaq walhi isaaq waa cadaw aan la Ogeen ee somaliyeey laaya isaaq baaro

    • @yusufali3737
      @yusufali3737 2 роки тому

      adigoo kale waan ku qoslaa isaaq muxuu udilaayaa intaasay wada noolaayeenee Midakale dadka la lawaayeey doowlada iyo xisbiyada Somalikand ka tirsanaayeen shaqo Raadso

    • @Mohkadar
      @Mohkadar 2 роки тому

      @@yusufali3737 war argagaxuso ayaad tihiin

  • @nasab6929
    @nasab6929 2 роки тому +3

    Somaliland ha noolato 💖💖💖

  • @sacdiyosheikhdon9018
    @sacdiyosheikhdon9018 2 роки тому

    Maxaa ku geeyey boosaaso ilaa kismaayo waar madax meesha ma joogta e iskaga tag dhulka harti iyo Samaroon waar alle ka baq oo ku sugnow hargeysa oo maalkii iyo canshuurtii soomaali weyn lagu dhisey

    • @abdihakiimhussen5808
      @abdihakiimhussen5808 2 роки тому

      Ala yaa qosla mxa lagu dhisa tidhi boosaasadan aad sheegayso dagmo hrgysa ku taala ka wayn ta kale lacagta isaaq dhulka loogu dhisay Inte kasoo daawatay. Dadka somaali ugu taajirsan youtube k fiiri mrkaas wax so kala baro hooyo naaska ujaq nio hdal meesha kuma hayside

  • @mohamedxuseenoficial1098
    @mohamedxuseenoficial1098 2 роки тому +1

    Maxayihiin dadkaasi markaad sidan uhadlayso

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 2 роки тому +1

    KKKKK,
    MARKII AY SHAQADOODII AMNI KU FAIL-GAROOBEEN AYEY KA JAWAABI KARI LA' YIHIIN SU'AALIHII LA WAYDIIYEY.
    NINKAN MA SIDAAS BUU GUURTI KU YAHAY. JUMHURIYADDA BARAKAYSAN MA WAXAAS KA TALIYA. YAAB YAAB.
    CADHADA ALLE ADDUUN & AKHARABA WAY IDIKU DHICI. IN SHA ALLAH.

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 2 роки тому +1

    REERKA cuqudada

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 2 роки тому

    Xildhiban guulwade indho kan halaga raseeyo

  • @ridwandixod9172
    @ridwandixod9172 2 роки тому

    Dhila ku dhashay xildhibaan indho indho beenale ayaad tahaye siilkaagah wase