KHAALID KAAMIL | GUNTAA KU CIYAARTA | BEST HIT SONG 2024

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • *Ku soo dhawaada dhamman asxaabta qaaliga ah halkan waa channelka rasmiga ah NASIR PRO
    Muqaalo xiiso badan nagala socda maalin kasta
    -----------------------------------------
    don't forget to subscribe my UA-cam channel : / @nasirpro
    -----------------------------------------
    Get My Socialist and follow us!
    Instagram : / naasirpro
    Snapchat : / nasirpro14
    Tiktok: / nasirpro22
    Facebook : / naasirpro

КОМЕНТАРІ • 28

  • @AliabshirSuldaan
    @AliabshirSuldaan 7 місяців тому +8

    Alfanaan khaalid kaamil waa fanaan aad u cod mcn sidookalna eraydana iyo laxankana aad ugu fiican
    Sidoo kalena waa fanaanka kaliya ee mrkaad heesihiisa dhegaysato aad dareemayso jacayl xtaa hdiinu ku hayn ma kusoo marin ❤❤❤

    • @DjAhmedOG
      @DjAhmedOG 23 дні тому

      Sax waaye wlhi bro😢

  • @MustafeCabdiraxmaanHoori
    @MustafeCabdiraxmaanHoori Рік тому +11

    Abwaan xamse xadaari eshcalaaa erayo aad umiisan wayn❤❤❤❤

  • @ZekimohamudMohamed
    @ZekimohamudMohamed 5 місяців тому +1

    Heestan waxaan ku xasuustaaa 2024 bishiii 3 baaa gabar aaanu xiriir lahayn 4 sano ka hor ayaa iiisoo dirtay anna ma ogayn waxaan gaystay ❤❤❤ nakruuma❤❤❤❤❤

  • @cirjiidh77
    @cirjiidh77 27 днів тому

    Heesaha heesta iigu xasuus badan waqtigaan dambe ❤❤ H

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889 6 місяців тому +8

    Marka heesta laga tago ,ma jira wiil sòmaliyed oo gobanimaas leh,oo cafin kara cizayn kara oo ixtiram iyo xushmad wali u haya gabadh ay kala tageen oo calafku kala kexeeyay,wayo gobanimada iyo raganimada ninka waxa la ogada marka ay dhibi timado ama ay arimuhu adkaadan sida uu uga fal celiyo

    • @Cirboabdisamad
      @Cirboabdisamad 4 місяці тому

      Xaqiq

    • @salmaanabdi6747
      @salmaanabdi6747 2 місяці тому

      Abyo cafiska waa sheyga keliya e lagu yqano qof imanleh kala tagana calafka xukuma markasta waa inaderty rumad qoftan kala tagnay wlo nahy--- Uganda 🇺🇬 3 years ku bilayey anon qabin hadana wlhi iyada 7 mounth I biilaysa waa wanaga naga dhexeeeya

  • @Fardawsaahmed123
    @Fardawsaahmed123 7 місяців тому

    Goadka fanka🎉

  • @FarciyoCabdigacal
    @FarciyoCabdigacal 3 місяці тому

    Lajan alfanaan khaalid kaamil 🎉

  • @sharmaboyofficial2868
    @sharmaboyofficial2868 4 місяці тому

    Hestan marka maqlo waan iska ilmeya runti wayo waxan waye qof aan sidhab u jecela ruuxna midu jecela ayu silcina dadka kala nasib badana 💔😰

  • @cismaancige1031
    @cismaancige1031 Рік тому +4

    Heestan wxa daremi kara qofki jacayl dhaba so maray

  • @muunaaxmed8948
    @muunaaxmed8948 Місяць тому

    Cidban igu ka dirayn hadu soo dumo cirkuna😢

  • @MaxamedKaykaay
    @MaxamedKaykaay 8 місяців тому

    Mashaalah ❤

  • @yussufmohamed6666
    @yussufmohamed6666 Рік тому

    Legend

  • @AbshirCraxiin
    @AbshirCraxiin 5 місяців тому +1

    LeJankaamil

  • @ShabcaanCismaan-e1x
    @ShabcaanCismaan-e1x 7 місяців тому

    Manshallaha

  • @RadwanHassan-x7m
    @RadwanHassan-x7m Рік тому +1

    😢❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IdilUbax-e7j
    @IdilUbax-e7j Місяць тому

    💔😭

  • @MunaAadan-g7c
    @MunaAadan-g7c 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢

  • @KoosMuxumed-n3t
    @KoosMuxumed-n3t Рік тому +1

    😢❤

  • @FadumoxuseenBarow
    @FadumoxuseenBarow Рік тому

    1😭😭😭💔💋💋

  • @julagamer6890
    @julagamer6890 Рік тому

    Yuu

  • @HodanShacni-vj6sd
    @HodanShacni-vj6sd 8 місяців тому

    💋💋💋😢😢😢😢😢😢😭😭

  • @Jaamachasan-t3l
    @Jaamachasan-t3l 9 місяців тому

    😢😢😢😢