DHUL IIB AH OO UDHAXEEYA MUUSAALEY IYO MASJIDKA SHIIQ MAXAMUUD CABDULLE CARIIF IYO MARKASKA CEELASHA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @weersanmedia4226
    @weersanmedia4226 2 роки тому +3

    Dhul raqiis ah oo 1000 ama 500 kakacaya oo goof lacabirayo sheeg.

  • @اممحمدجمال-ذ5ب
    @اممحمدجمال-ذ5ب 2 роки тому +3

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @salahmunasar4686
    @salahmunasar4686 2 роки тому +1

    Ajmal Degan hada maka heysaa Bosas Musaaley waa u bahanahy

  • @ahmedsiyad9345
    @ahmedsiyad9345 2 роки тому +1

    Waa maxay micnaha erayga markas?waana gobolkee meeshu (waxay iila ciid egyahay gobolka galgaduud)!

  • @yusufmacalin306
    @yusufmacalin306 2 роки тому +2

    4500 bis miya wll dhulkan

  • @CHANNEL-vv4id
    @CHANNEL-vv4id 2 роки тому +1

    Dillaalka wax ma ka bixinee

  • @yuusufhassan2172
    @yuusufhassan2172 2 роки тому +1

    Abyo waxaa raway inaa war ika siiso dhanka danbe ee beeko meeqoo joogaa abyo qiyaas ahaan adoo mahadsan

  • @imaanmohamed3672
    @imaanmohamed3672 2 роки тому +1

    Asc ani waxasn hayaa boos
    Ku yaala daraslam
    Xaafada banaana
    Waa 20 to 15
    Qiimuhu waa 80 kun qof kii u baahan

  • @zakariyemuse3858
    @zakariyemuse3858 2 роки тому +2

    Mashaa alaah walaal Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay jazakalaahuqeyr Alaha kuu xafido

  • @khadiijasuufi6363
    @khadiijasuufi6363 2 роки тому +1

    Walaal boosaska lacagtooda ii soo sheek iyo cabirkooda

  • @abdirashid1890
    @abdirashid1890 2 роки тому +2

    Masha Allah WA halka leegu dhalay

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 2 роки тому +2

    maansha alaah alleh haku dhawro

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 роки тому +2

    Masha allah.

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 2 роки тому +1

    Maashaa,allaah mahadsanid sacdiya sida quruxda badan ee aad noola wadaagto jaanisyada jaanisyada degmada dayniile fursada fiican kasoo raadi mahadsanid

  • @fahmoaadan7802
    @fahmoaadan7802 2 роки тому +2

    Abaayo mugdisho miyey ka tirsantahay. Meeshaan.

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 роки тому +1

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasa

  • @kahagure3075
    @kahagure3075 2 роки тому +1

    Masha allah beautiful Allaha ku barakeyo ❤️❤️

  • @caliabdi5968
    @caliabdi5968 2 роки тому +1

    Masha Allah

  • @اممحمدجمال-ذ5ب
    @اممحمدجمال-ذ5ب 2 роки тому +1

    Haaa sax waaye

  • @ureyjiaden5949
    @ureyjiaden5949 2 роки тому +2

    Markis waa maxay

    • @MrQaali
      @MrQaali 2 роки тому +1

      meel lagu xifdiyo Quraanka sidaan u fahmay