Ciro iyo Wadani Qaranka si xun bay dhabarka uga jabiyeen. Ragii Qaranka kala dirayay yaan Ciro Dawlad ka dhigan waayo Shacabka Somaliland ma arki karaan Qaswada yaashi foosha xumaa.,
*Proff cabdi cali waa siyaasiyiinta faro ku tiriska ah ee xaqiiqda ama runta sheega runtii maaha nin danihiisa siyaasi ka fekera si uu xaqiiqada jirta u qariyo*
❤waano nin weyn waa in Wadani dhamaan qaato hadalka professor
Somaliland love somaliland 💚 🤍 ❤️
Ciro iyo Wadani Qaranka si xun bay dhabarka uga jabiyeen. Ragii Qaranka kala dirayay yaan Ciro Dawlad ka dhigan waayo Shacabka Somaliland ma arki karaan Qaswada yaashi foosha xumaa.,
PRO. CABDI CALI JAAMAC DALKA AYAA U BAAHAN
*Proff cabdi cali waa siyaasiyiinta faro ku tiriska ah ee xaqiiqda ama runta sheega runtii maaha nin danihiisa siyaasi ka fekera si uu xaqiiqada jirta u qariyo*
Macalinkaygii jamacada hargaysa kuliyada dhaqaala
Waa intuu ciro garan waayey 2017ki
Hctv Barnaamushyada aad sii daysaan codka ayaa ka gaaban
Dhaqaalu waa mihiim wayo hadaan dhaqaala lahaga jin wax ba socon maayaan waa waxa wax kuka la socdaan markaa waa in lahaga jiyaa
Ninkaan xagee ku nool yahay. Sheeko caruuteed.
Kuwaqaranka xaday inay hadlaan maaha ee dhuunta dalkiiba waadqaawiseen oo ciidanbeeleedku celisren haiskudarina raga kumajirtaane cidxil aaduqabanaysaana majirto abid.
Liiska madaw idinkaakujira ee xishooda.
Lagu arki maayo ba waayo dhaxal gal maha,
تضى طلال فلعشء
كأنها منارة منساك راهبا متبنلن
Wax caqli lihiba way ku yaraayeen wixii yaacayeye kkkkkkkkkkkkkk ninkani ma suldaanimo isagu hadda rabaa ? Kkkkllkkk
Waar ninyaw ha kugu daro