Sir Ah | Sababta ay Itoobiyo u dhisayso ciidan badeed ! | macluumaad muhiim ah

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 4 жов 2024
  • waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho
    dhisashada itoobiya ciidan badeed
    ciidanka badda itoobiya
    ciidanka badda ee itoobiya
    dhisishada itoobiya ciidan badeed

КОМЕНТАРІ • 700

  • @ogaansho
    @ogaansho  4 роки тому +310

    تنويه : في هذا الفيديوا تحدثنا عن الخطط الإثيوبية لبناء قوات بحرية من الصفر بالتعاون مع أنظمة ودول معادية مثل الكيان الصهيوني وفرنسا , إثيوبيا دولة مغلقة بدون منفذ بحري وليس من السهل بنسبة لها الحصول على منفذ بحري وقواعد بحرية لقواتها ولهذا وكما أعلن موقع أخباري إثيوبي عن وجود مفاوضات متقدمة بين إثيوبيا وجيبوتي بخصوص إستضافة الأخيرة قاعدة إثيوبية على سواحلها وهذا يعني تهديد صريح ووجودي على مصر بكافة الأشكال .

    • @abdirasakaliahmed7528
      @abdirasakaliahmed7528 4 роки тому +10

      Waa isla Cabdirasaaq Cali
      Cumar Alle haku sharfo walaale. Laakiinse dalkeena Waa in aanu fekerno

    • @maxameddeeq1982
      @maxameddeeq1982 4 роки тому +1

      Mshalah

    • @wacditube7663
      @wacditube7663 4 роки тому +2

      Cumar waxad ku dartaa saamaynta somalia ay ku yeelankaraan mid toos uguwajahan iyo mid dadban
      InshaAllah waxan rajaynayaa inaad ka soo hadli kartid iyo sidoo kale maxaa ku soobeegay inla aasaaso xiligan ciidan badeed ka itoobiya
      Maadaama ay somaliya burburka soo kabanayso mise itoobiya damac ayaa kagajira bada somaliya .

    • @ogaanshahadunida
      @ogaanshahadunida 4 роки тому +1

      @@WAAYASAME caafimaat ma jiraa wllo 🤣

    • @Hamudishow
      @Hamudishow 4 роки тому

      OGAANSHO

  • @shucayb939
    @shucayb939 4 роки тому +304

    My favouriters youtubers
    1: Ogaansho
    2: ogaalka dunida
    3: Ogaal cusub
    4: maanta
    5: Maanta 2
    6: idacada Buulo xuubey
    7: Dadwaynaha
    8: maskax quudiye
    9: Sahanka xogaha
    10: xuseen kurdi
    11: Ayuub Yuusuf sakiin

    • @yazirdahir4847
      @yazirdahir4847 4 роки тому

      Horta aduu meelkazta ma commentibad kabixizaaa wn ka ybee

    • @janogalechannel9013
      @janogalechannel9013 4 роки тому +1

      Dadka looma fiirsado adigu billa cml meelkasta taagn baatehee orodo sootuko salaadii lgu jirasye

    • @Xuska-143
      @Xuska-143 4 роки тому +5

      Kudarso intabo waan ka siman nahee
      Channalkan === Dhiiregaliye

    • @yazirdahir4847
      @yazirdahir4847 4 роки тому

      channel adi mxaa kagaley horta qofba lala hadlayeeye wxn ku khuseyn lma galo 🤫

    • @wiilsiwanagyre2455
      @wiilsiwanagyre2455 4 роки тому +3

      Horfadhi media😍

  • @somaliboy8613
    @somaliboy8613 4 роки тому +4

    Masha allah mahadsanid saaxiib sida aad warbixintan cajiibkaa inoogusoo gudbisay, Fadlan Soomaliyey ogaada in cadawgeenu batay o aan lahaano feejignaan dheeri ah☝️❤🇸🇴

  • @abditube3865
    @abditube3865 4 роки тому +1

    Mashallah

  • @ahmedsaadak4630
    @ahmedsaadak4630 4 роки тому +10

    Wll cumar mowducyadan cml ino so badi xita documintry ha noqdaan thanks❤

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 4 роки тому +61

    Masha Allah Waa warbixin Cajiiba
    allow dalkena ino hagaji
    Inte jacelk somaliya allaha Jannada ha idin geey💖💖💖🤲🤲 amiin amiin🤲🤲🤲

  • @saleebaaniidle2063
    @saleebaaniidle2063 4 роки тому +1

    Mahadsanid ustaad Omar inshaar waa mawduuc xiisihiisa leh siro badana Ku duugan yihiin

  • @gicilo386
    @gicilo386 4 роки тому +86

    Ciilka itoobiya iga haaya ilaahow oowsan dhiikar igu dhicin illaahey somaali hamideeyo

  • @adnankafi4035
    @adnankafi4035 4 роки тому +27

    OGAANSHO HORE USOCO💚💬💬❤

  • @Ikraamabdullahi143
    @Ikraamabdullahi143 4 роки тому +19

    Masar in la xanibo wax igama xirna LKn xanunkan daremayo Wa somaalia oo kala dadsan iyo ethopia oo ciidamo dhisanayso. Ala somaali tashi xumaa ma fakaran miyaa 😭😭😭😭😭😭😭

  • @iimaanabdinorarab6266
    @iimaanabdinorarab6266 4 роки тому +4

    Hadaan sida aan u fikirno wax ka badalin xaalku wuu nagu xumaan donaa xili aanan waxka qaba karin
    Ogaansho kaalin muhim ayey ugu jirtaa bulashada

  • @clraxmaansiciid3533
    @clraxmaansiciid3533 4 роки тому +3

    Allaahu akbar

  • @asmahussein7576
    @asmahussein7576 4 роки тому +1

    Khayr ka. Allh. Hanawafajiyo. Aamiin

  • @axmedcumaralsiciid1713
    @axmedcumaralsiciid1713 4 роки тому

    Cumar inshaar Indheer garad Ilaahay ha ku xafido

  • @Xuska-143
    @Xuska-143 4 роки тому +6

    Macalin manta barnamijka xiiso gooni ah ayuu leeyahay walle thanks ❤❤❤❤❤❤

  • @RammadTV
    @RammadTV 4 роки тому +53

    Qorshaha itoobiya waa mid iska cad Badda Somalida in ay xoog ku qaataan ayey doonayaan

    • @knguchannel3815
      @knguchannel3815 4 роки тому

      Lkn taasi lagama yeelayo

    • @kevintrass5747
      @kevintrass5747 4 роки тому +2

      Somali maryooley niic uun la soo taagnaad iska qabta wakaase

  • @mohamedosmanabdi8334
    @mohamedosmanabdi8334 4 роки тому +13

    maalin malmaha kamidah somaliya waxee noqon dontaa wadan nabadah kuna filan inuu ilashado xaduudahiisa insha allh

  • @zakariaabdullahi5166
    @zakariaabdullahi5166 4 роки тому

    Mahadsanid ustaad omar inshaar

  • @suldaanviver1907
    @suldaanviver1907 4 роки тому +1

    Omar walahi qof aanku faano gaar ahaaan aqoonyahanda soomaliyeed lataliyahayga koowaad💕💕💕💕👋

  • @uzamehwaqalka7324
    @uzamehwaqalka7324 4 роки тому +11

    Best youtuber somali Ustaad Cumar ,😍

  • @sakariyedhamac5592
    @sakariyedhamac5592 4 роки тому +4

    Waan ku salaamay mclin omar aad ayaad u mahadsanthy

  • @zacimaspurs9100
    @zacimaspurs9100 4 роки тому +1

    Dhar adan laheyn dhaxan kama celinan 🇸🇴💪

  • @zakimohamed2860
    @zakimohamed2860 4 роки тому

    Mar kale iyo inbadan mhd snid

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 роки тому +4

    Cadawgeenna koowaad waa Itoobiya lagsma yaabo inan naqabdsdssn wwxan nahsy geesiyo 👍

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому

      @B A ina sida dhahdo walga fcnyhy dalka anaga ayu nasugayaa ee aan gacmaha is qabsano hdn dhalin yaro nahy

  • @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653
    @ugukaalaygabayoaadubogidoo6653 4 роки тому +12

    Omar inshaar aad ayaan uxiisaeeya barnaamijkaga guul wll inshaar👏👏👏

  • @aliyusuf627
    @aliyusuf627 4 роки тому +1

    Mahadsanid macalin cumar

  • @abdallaabdirahman4064
    @abdallaabdirahman4064 4 роки тому +9

    Omar sxp xaqiiqa waad inoo dadaalaysaa jazaakallah

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 4 роки тому +29

    Sidee libaaxyo Gaajaysan oo lagu sii daayay raxan eele ah
    waa uu idhiire galiyay hadalkaasi

  • @cabdilaahikismaayo8905
    @cabdilaahikismaayo8905 4 роки тому

    Maashaa allh cumar wll jazaka allh khayr warar sugan halkaa ka sii wad

  • @TripleM896
    @TripleM896 4 роки тому

    Uztaad OMAR INSHAAR Mahadzanid

  • @ckmustafcali5576
    @ckmustafcali5576 4 роки тому +21

    Asc walalahay somaliyed ✔️♥️ Juma mubarak 🏠💐

  • @abdullahiabdi648
    @abdullahiabdi648 4 роки тому

    Mahadsanid wll Omer

  • @abdirahmanbulshaawi
    @abdirahmanbulshaawi 4 роки тому

    Mahadsanid wll Cumar

  • @abdifitaxabdullahi1812
    @abdifitaxabdullahi1812 4 роки тому +61

    Wlhi caloosha i hurto markan maqlo itoopiya damaceeda iyo doqonnimada dadkeyga

  • @ilyasmaxamedxuseen1209
    @ilyasmaxamedxuseen1209 4 роки тому

    cod dahabi ah ustat cumar best youtoper

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 4 роки тому +54

    Eithopia iyo xulufadeedu waxba inagma qaadayan insha Allah

    • @cabdirashiidmaxamed660
      @cabdirashiidmaxamed660 4 роки тому +1

      Ilaahay ha inaga hayo.

    • @SOM-co1xd
      @SOM-co1xd 4 роки тому +2

      Sheekadii dabagaalaha iyo diinka tartamay ma maqashay dabagaaluhu wuu iska nastay lkn diinku waa dadaalay marka saas bay noqon haadaanaan sida isku dhaami

    • @hashimdalmar565
      @hashimdalmar565 4 роки тому +3

      Noocaso midhanba inga buxa. allow 🤲umadan cadowgeeda tus

    • @Canada-1958
      @Canada-1958 4 роки тому +2

      They can and will if Somalia is weakened , Divided and Balkanized with Archaic backward destructive +Continuous VICIOUS violent chauvinistic tribalistic behavior like what is going on right now in GalMudug, Somaliland, dameerland , Western governments +UN LAND , foreign intelligence Assets and vassals LAND, corrupt tribalistic psychopath war+business LORD'S land and land GRABBING terrorist trained LAND

    • @Canada-1958
      @Canada-1958 4 роки тому +2

      In order to live and protect our SOVEREIGNTY Territorial integrity and Nationhood by becoming United Somali- LOVING people with Great Patriotic Heroic history and Dignity since Ahmed Gurrey Sh. ABDULLAHI Hassan and his Great Drawish. VIVA SOMALYWEYNE and down with Archaic backward chauvinistic COWARDLY TRIBALISM

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 роки тому +1

    ماشاءالله شكرآ لك

  • @elyazelyaz1347
    @elyazelyaz1347 4 роки тому +4

    Juma Karim dhaaman wlalaha🇸🇴🇩🇯🇸🇴🇩🇯

  • @ismailofficial788
    @ismailofficial788 4 роки тому +2

    Mnsha Allah cumar yare keep going pro

  • @taleex-show6456
    @taleex-show6456 4 роки тому +1

    ilahay waxan kabaryayaa in somalia midowdo waxa ay wadamada dariska ah ayaa inootashanaya ilahoyow dowlad wanagsan noosahan dorashaada soosocto Aamin Aamin

  • @alahayowarligeygukiiisraac4225
    @alahayowarligeygukiiisraac4225 4 роки тому

    MASHA ALLAH WAA WARBIXIN HUFAN OO CAQLI IYO XIKMAD WADATA WAAN OOGU MAHAD CELINAYAA OGAANSH TANKALE SOOMAALIYA RAGEEDU HADII UU HESHIIS DIIDEY WAA LA QAADAN WADANKA HALA OGAADO INTEY ISKU MAQAN YIHIIN OO ISKU MASHQUUL LANYIHIIN SHAQO AYAA KA SOCOTA ADUUNYADA

  • @Gaanimedia273
    @Gaanimedia273 4 роки тому +3

    Illahay ha inoo gargaaro somali soo jeeda gacmaha is qabsada oo u dagaalama si carurteenu xoriyed iyo sharaf ugu noolaadaan bari

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому

      Mxeynu ku dagalmna dhalin yarada siyasada kuma biiri karan walo diidaya mxeynu sameyna marka kaga daran raga dalka hoganka u hayo ayba kaba qaad u eh a

  • @ZuzuEditz
    @ZuzuEditz 4 роки тому +7

    Well Done ... LeGenD, go forward.
    Professional Speaker.. Have anice friday afternoon.

  • @siciidfaarax9826
    @siciidfaarax9826 4 роки тому +3

    Waa duni lakala iibsadoon nala ogaysiine
    Waa duni akhyaartiii lahayd iib kudooontahye
    Horaaa nuur faarax usheegay

    • @somalilandergeesi3747
      @somalilandergeesi3747 4 роки тому

      😂😂😂😂😂😂😂 ninkan waa fulay 😂😂😂😂😂

  • @fardowza1438
    @fardowza1438 4 роки тому +44

    Knaalada aan ugu jeclahay
    Xog baahiye, Maanta, Ogaansho, Dhiirigaliye, Dadweynaha, Ogaalka dunida, Tanaad
    Inta ila iqabta like iisaar❤

  • @Shortstories59
    @Shortstories59 4 роки тому +4

    Waar ddku bilaa damiirsana soo qor commenti wax tara oo ku saabsan mawduucan fikirkagu waa muhiim waa la qofobyn karaa inta xal soo gudbisa dalkan adaa leh keen xal waxaa lagaga hortagi karo aqoonyahanbaa akhriyi karaa oo faalo ka qori kara mrkaa waxay my fav youtbet waa cajiib wllahi ogaansho inta taagrrsN like nabiga alle hdd jeceshy like waxaas waa maan gaabnimo hkaa muuqato wxa loo diyaarinayo inanka yre kula midka ah ee itoobiyaanka taas oo ah inuu xoog kula wareego wx jeebkaag ku jira fikir hal qodob qof wlowba soo qor

    • @zaamiahmet3584
      @zaamiahmet3584 4 роки тому

      wllo waa runtaa manta inagoo sidaan ukla googan ma gali karno dagaal qabaailo kastaa samaystay wax dowlad ku sheegah balse hadiiy saddexda madaxa banaaniy middoobaan wax ana hubaa in aan horu marayno ok abu itobiya ka horu marayno sababtoo ah itoobiy waa nidaam dad kala qowmiyado ah balse soomaliydu waa soomaaliy oo makla goaan adan darteed waa in aan midowno oo aan qabiilka iyo qudhunka ina mashaqeyay iska dayno anigu intaasan aminsanahy

  • @cabdalecabdirashiid8548
    @cabdalecabdirashiid8548 4 роки тому +51

    Wll omar waxaad noo soo gudbi saa somalia iyo hubkeeda iyo ciidan keeda wll waaa iga codsi barnaa mijkaa dad badan way igu raac sanyihiin wll omar

    • @cabdirashiidmaxamed660
      @cabdirashiidmaxamed660 4 роки тому

      Aar ma basas ayad tahy.

    • @sayidka.6122
      @sayidka.6122 4 роки тому +2

      Somalia hubkeeda ana ku sheegayo inta u kakoobanyahay:
      500kun AK47.
      30KUN Dabajeex.
      Iyo bastolado aan tiro leheyn.
      Somalia hub kale mayaal😁.

    • @khaliifsacad7704
      @khaliifsacad7704 4 роки тому

      @@sayidka.6122 ☺

    • @cabdalecabdirashiid8548
      @cabdalecabdirashiid8548 4 роки тому

      @@cabdirashiidmaxamed660 markaad anigoo wadani ah igu tilmaa masaa basaas nacas yahoow soomalida waxaa saa gabuuxa oo miidhan sida kanoo kale👹👹

    • @cabdalecabdirashiid8548
      @cabdalecabdirashiid8548 4 роки тому

      @@khaliifsacad7704 oo maxaad ku qosli

  • @Hadyad1
    @Hadyad1 4 роки тому

    Muuqaalkan markii aan daawaday aad-baan uga naxay, waxaana ii sawirmatay Ethiopian Mogadishu qabsaday. Somalia ciidan bad iska daaye keeda lugta baa dalkii nabadeen la'.
    Waan ku salaamaya macalin❤.

  • @cabdicalimaxamed2224
    @cabdicalimaxamed2224 4 роки тому +1

    Zxp qali

  • @Abuusuhayb
    @Abuusuhayb 4 роки тому +1

    Waa arrin farxadleh in itoobiya yeelato ciidan badeed

  • @yuusufgadud9931
    @yuusufgadud9931 4 роки тому

    asxanta wll jazaka allhu kheer

  • @mohamedshibbane9349
    @mohamedshibbane9349 4 роки тому +2

    Mash Allah macallin Cumar inshaar kumahadsanid mowduucaan qiimaha badan
    Waxaa wax lala yaabo ah in madaxda soomaalidu maanta ay iska hurdayaan dhammaantood iyaga oo halmar xitaa aan fiirineyn xaaladda madaxda afrikaanta iyo sida ay ufikirayaan
    Xittaa war kamalahn shacabka ay masuulka kayihiin lkn sidaas oo ay tahay itoobiya iyo wixi kasoo hara oo adduunyada kale ah waa ogyihiin in soomaali shar tahay maalin cadna aan lagu dhiirran karin yacnii 1977

  • @liibaanyare7089
    @liibaanyare7089 4 роки тому +2

    Maanshallah mahadsanid wllo
    Cumar inshaar
    Cadawgeena Ethiopia
    Aan ka feejignaano markasta

  • @AliMohamed-gs1cg
    @AliMohamed-gs1cg 4 роки тому +2

    Somalia maleh ciida bad cir iyo dhul😭😭😭

  • @princessamal5959
    @princessamal5959 4 роки тому +12

    Alla anigu wlhi inaa ooyo ku dhawahy dalkeena gorme nabad naqan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @abdishakur1942
      @abdishakur1942 4 роки тому

      Princess Amal ha ooyin walaal ilahey raxnadiisa lagama quusto

  • @E25-e2w
    @E25-e2w 4 роки тому +38

    Waxa laga hadlayo waa dhul iyo biyo somaliyed qatar kuso wajahdo dadna waxay ka hadlayan like isaar bila macna ahh 🤔

  • @mohamedaliomar5641
    @mohamedaliomar5641 4 роки тому +2

    siyaasiyiin wax magarato ah inteeyba xil nooheeyso hormar iyo anaga waan kala fognahay. mooryaankii shalay ayaa madax dii maanta ah qofkaas miyaa hormar nagaar siin kara

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому

      Mxaa la sameyaa hee dhalin yaradii wax qabsada wey diideen hdi manta dhalin yarada soo jeedi lahayen dalka sidan ma usan ahan leheen

  • @abdullahibulla
    @abdullahibulla 4 роки тому +10

    Wxn rajenaa mustaqbalka dhaw in somalia ee yelato ciidan bad insha allh😢

  • @Yasirkingo
    @Yasirkingo 4 роки тому +1

    Allow Naga qabO gaalada allow igA dhig midkii Soo af jari laha coladaha somaliaya kA jira kudohoda Amin Amin amin

  • @nabiilyare5434
    @nabiilyare5434 4 роки тому +4

    Maalin kastaa waxaa arkee madaxda somalida oo ajnabi lakulmaya kadibna isku dacweynaya in kan kale halis iyo dhibato kuyahay jiritanka reerkiisa

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому

      Madaxda somalida ha dhihin ayaga madax isku eh

  • @mrabdirahman1300
    @mrabdirahman1300 4 роки тому +11

    Somaliyey shaki kumajiro in Ethiopia ay xeebaheena kusoomaqantahy
    Ee aan iskaashano ee aan kahortagno
    Dhagarta cadawga

    • @hibomaxamed6157
      @hibomaxamed6157 2 роки тому

      Haa whi siidan udhabaqasanahay waxada mooda in hadalayidhi wa kuwan anuu kahoratagani nin loosocada niloosahaduuleyahay soomaliya kaca oo qabila iskadaya o waxa barata wllo raga iyo dumara

    • @maryanaa5515
      @maryanaa5515 9 місяців тому

      3sano ka bacdi waxad sheegtay way dhaceen video hada dhagestay😢😢

  • @apdirizakmohamed5885
    @apdirizakmohamed5885 4 роки тому +1

    Omar inshaar Caqliga alleh haku barakeeyo barnaamijyadadu makala dhanaan Hore uzoco Brother

  • @helpiibro1233
    @helpiibro1233 4 роки тому +2

    keep goin bro thank you man live a long life i'm proud of you😍😍

  • @mohamedyasin8799
    @mohamedyasin8799 4 роки тому +1

    Masha Allah

  • @arwaaxmedia1548
    @arwaaxmedia1548 4 роки тому

    Ithobiya illahay hanaga qabto waaaa cadow somaliyeed ithobia hadad aminsantahy plz like iguqabo

  • @tacliiniyotoosin3127
    @tacliiniyotoosin3127 4 роки тому +1

    جهدك كثير يا اخي اسال الله ان يزيظ همك

  • @kukaikoshin2219
    @kukaikoshin2219 4 роки тому

    Asc walle aad ayaad ugu mahadsan tahay mawduucan

  • @gufaacoiyoroobchannel9454
    @gufaacoiyoroobchannel9454 4 роки тому +11

    waxaan hore u ogaa in abby axmed uu khiyanole wakhtigiisa imi uu yahay lkn waxa la yaable in badii kaliya ee ethopia lahayd ereteria loo jaray imikana lama baadi doonin badii hore somalida ayaa bad laga doonayaa
    in badan ayaa laydin idhi somaliyeey bararuge ma baraarugtan

  • @nooneknows3732
    @nooneknows3732 4 роки тому +1

    Halyeeyadii somaliyeed meeye aynu ka tashano meesha
    Walaaalayaal ✊🤝🦵🏾💪🏽

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому

      Mxeynu ka tashanaa wadba aragta madax isku shegyashan mid walba ayaga ayu kaba qaad u yahy

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 4 роки тому +3

    Wax aan samayno ma naqaane marka la ina soo galo uun aynu baraarugno bes☝

  • @mahadnormaxed4069
    @mahadnormaxed4069 4 роки тому +2

    Qof ugu horeeyeyy

  • @nabiilyare5434
    @nabiilyare5434 4 роки тому +1

    Si gaar ah ayaan kugu mahad celinayaa sxbkeen cumar inshar wana nin..qalbigiisu kadamqanayo dhibta somalida waxaan kulenahy sxb anaga ayaa garablaga tagan horay usoco

  • @abdilaahiabdirashiid8401
    @abdilaahiabdirashiid8401 4 роки тому +1

    Kolay madaxda iyo shacabka soomaaliduba wax walba way lasocdaan lkn waxay is leeyihiin malaha idinku waa kabad baadaysaan dhagarta itobiya
    Horaa looyiri awoowahay baa geel fara badan lahaa waxaa dhaanta anaa dhawr ceesaamood leh
    Soomaaliyay aynu tashanno hadii kale waa laynoo talin soomaaliya madax deena ilaahay xaqqa ha tuso insha allaah🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому

      Shacabku wuu u jedaa ee mxey sameyn karaan hee dhalin yaro hogamiso malhn iney iska amusan ayu u dhanto malin walba qaarba la dilaya anagne hdn dhalin yaradii nahy war iyo mala yacni ayan melaha la taganhy

  • @Lilly-x4z
    @Lilly-x4z 4 роки тому +8

    8:05 sababta ay u bilaabayso Ethiopia ciidan badeed xoogan!

  • @kheyre0293
    @kheyre0293 4 роки тому +4

    Maxamed siyaad bare halyey qaran buu ahaa ethopia waa quusiyey ma heli doonaa asagaa kale🇸🇴🇸🇴🤔🤔

  • @abdinaasirahmedaddow5093
    @abdinaasirahmedaddow5093 4 роки тому +6

    waan tageer sanahay biyo xireenka itoobiya waayo dadka masarida waa dad axmaqiin ah oo na jecleyn

    • @SEERO5
      @SEERO5 4 роки тому

      Hhhhh adiga oo somalida ka mid ah masi jeceshihin dadka kle iskabada

  • @sadaamali2654
    @sadaamali2654 4 роки тому +10

    Nio malin wlba commnet so bicya dad kan like ima siyan sbb 🤔👍

    • @leojuniorleojunior7680
      @leojuniorleojunior7680 4 роки тому +2

      3maraysa bro

    • @Ina_tikle
      @Ina_tikle 4 роки тому

      adiga oo kale waye waxa aan dhiig laheyn anaguna ciildartiisa caawa la seexan la ahay adne like bad ku heysaa

  • @hussein00057
    @hussein00057 4 роки тому +5

    anaa ugu horeeyo asxaapey isoo duceeya maanta waan xanuunsanahay team ogaansho

  • @kaamildhako6978
    @kaamildhako6978 4 роки тому

    Mahadsanid ogaansho

  • @anishaahmed3463
    @anishaahmed3463 4 роки тому +2

    Alla wallalo wlh wadnaha qac i dhahay marka dhahday dhuumaha Somalia ayuu uso socda walle Ethiopia Somalia kama lug baxdo ilaa wiil halyeey ah uso baxo insha Allah waxena bagama qaadan karto waxena

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому

      Wiil kaliga mala sugayo halyeyad x.tako badasho ne wala sugayaa

  • @y4ska37
    @y4ska37 4 роки тому +17

    Ninkaan wuxuu kahadlayo waxbaaa kajiro
    Waxa loodanleeyahay waa umada soomaaliyeed

  • @mohamedAhmed-eh6kv
    @mohamedAhmed-eh6kv 4 роки тому +45

    Wllyalow Like Hadan idin saaro maxa ka Faideysiiin Dalkiini Ba Laga hadlaya Iyo soo duulitaan Itoobian ah Idinkuna first veiws iyo like isaara ba Ku haysid Wr Damiir yeesha Dalkiina u fikira

    • @kionhirsi2859
      @kionhirsi2859 4 роки тому +5

      Run baa shegty

    • @cabdirashiidmaxamed660
      @cabdirashiidmaxamed660 4 роки тому +4

      Wll labadenu sowma so jeedno

    • @mohamedAhmed-eh6kv
      @mohamedAhmed-eh6kv 4 роки тому +1

      @cabdirashid dalku wa dalkeeni wlal ❤🇸🇴❤

    • @filsanmahamed7918
      @filsanmahamed7918 4 роки тому +2

      Zakariya ahmed waa ciyaal meel walba like iisar ayay la yaacayan waa iska xaal carurnimo hadhaw ayay fahmayan mawduca muuimja ah ee laga hadlayo

    • @mohmoudahmed8575
      @mohmoudahmed8575 4 роки тому +2

      Xaqiiqatan Somali hdynu nahay Gudcur bynu gudaynaa Dhinac kasta....hadalka unbynu ka adagnahay

  • @jamaalashomar4802
    @jamaalashomar4802 4 роки тому +15

    Inaga hada dalkena waa dal lagu mashquulsan yahey xil aan faido laheyn iyo mamul goboled is dabajoga cadowgenana aad ayey ayey ugu fududahey iney na bililiqestan (XOOLO DACIIF AH OO IYAGA DHEXDOODA ISKU MASHQULSAN HADUU WARAABE XOOGAN KUSOO DUULO WAXBA UMA YAALAN)

  • @maajidyare5943
    @maajidyare5943 4 роки тому

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
    شكرا يا أخي عمر إنشار❤

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
    @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 4 роки тому +13

    Waa qodob lama-huraan ah oo mudan in meel gooni ah lagu gunto!

  • @axmedcali8360
    @axmedcali8360 4 роки тому

    Walaal Jazaakalaah kheyr

  • @Goahead-v3d
    @Goahead-v3d 4 роки тому

    Masha Allah waan kugu faanaa soo gudbintaaada quruxda badan

  • @amazingmanatabadtime.5488
    @amazingmanatabadtime.5488 4 роки тому +3

    🇪🇬🇪🇬 مصر للأسف اضاع حقها هذا الرئيس الصهيوني الغبي.. لكن اطمئن يا أخي الجيش المصري قوي

  • @libanabdule548
    @libanabdule548 4 роки тому +1

    Am first mahadsanid wll sidaa aad inoogu soo gudbisid waxa wanagsan

  • @Inadeak
    @Inadeak 4 роки тому +1

    Mncha aalh

  • @iftiinkabariga5129
    @iftiinkabariga5129 4 роки тому +38

    Umadii tashan weyda waa loo taliyaa 😏

  • @somalilyricsofficial5237
    @somalilyricsofficial5237 4 роки тому +3

    Somalia wll waxaa laf dhuun gashay ku noqotay maamul goboledyo sida dawlad madax banaan u shaqysanaya iyo siyasiyiin calooshooda u shaqaystayaala fara galin xaga dibada

  • @cabdishakuurgadhle2733
    @cabdishakuurgadhle2733 4 роки тому +1

    Itoobiya damac badeena wuu ku jirnaa hadhawato ma ha fogaato somaliyay waad maqlaysaan 😢😭😭😢😭

  • @NJawte
    @NJawte 4 роки тому +2

    Dadku tashanayaan oo jiritaankooda mustaqbal iyo sidii ay caalamka wax uga noqon lahaayeen dadaal xooggan ugu jiraan, innaga Soomaali ahina qabiil qabiil iyo gobol baan isugu dheggannahay waxaana ina khiyaamaya kuwii madaxda inoo ahaa!! Rabbi ha inoo naxariisto.

  • @hamzeosman6865
    @hamzeosman6865 4 роки тому +3

    Ax ax ax wallhi waa wax laga xumaado inaan hadaan soomali nahy anagu isku jeedno xabashi tuur qurun oo ah kuwa naga kaadshi jiry markii awoodeeni jirty hadana nala hawysanayo marka somaliyey saan wax ka badala ama itobiyan hydin dhakhleeyo somaali dhoylooy

  • @hassanaddow5390
    @hassanaddow5390 4 роки тому +1

    Asc Ustaad Cumar inshaar Sxb Waan Kuslaamay

  • @actor_guleid
    @actor_guleid 4 роки тому

    Wll Omer Alle haku xafido🤗

  • @mohamedabdullahi2164
    @mohamedabdullahi2164 4 роки тому

    Yes is True

  • @yasminhassanmohamed5824
    @yasminhassanmohamed5824 4 роки тому +11

    Soomaalida hurdeysan tolow goormey kici
    😢

    • @omarshabley7713
      @omarshabley7713 4 роки тому

      Marki dhulka laga qaato aye so kici raban

    • @mawliidqawdhan8165
      @mawliidqawdhan8165 4 роки тому

      Waxy kacaysaa Kolkey ethiopia qabsato xeebaha soomaalida,soomaaliya ma oga hadimooyinka ethiopia u maleegeyso

  • @daahiryare9742
    @daahiryare9742 4 роки тому +1

    Walal xaada maku is taagtay marka laga shekeenayo 1977 thnx ogaansho