Somali ayay ku noqdeeen kuwuu Ethiopian ka moodayay inaan ku faanan Rabaa walalahayga Oromo igusawir

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 6 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 143

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 місяці тому +4

    Cimri Ayuu Jiraa Xayawaankaan Ilmihii Soomaaliyeed Wey Yaabeeyn Soomaaliya Nahey 🇸🇴🙏

  • @Amina-o4y
    @Amina-o4y 2 місяці тому +4

    SOMALIWIN guul iyo gubanimo Somalia 🇸🇴 hanolato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏☝️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💕

  • @AbdiShakur-f1s
    @AbdiShakur-f1s 3 місяці тому +8

    Wlhi hadii Somali jiro waa wiilkan guuleed markaa daawado muuqalkisa waxaa igala dareen umadeed dareen soomalinmo

    • @Guledalifle
      @Guledalifle  2 місяці тому

      @@AbdiShakur-f1s alaha ku sharfo walal

  • @Raho339
    @Raho339 2 місяці тому +3

    Subxaan Allaah WaLaaXowla WaLaaquta ILaabiLaah

  • @FaysalCawale
    @FaysalCawale 2 місяці тому +3

    Somalian.waxayraban.yuhuda.alle.xaqahagaransiyo.waxay.umaleyen.inayqumanyihin.lakin.jarbaykalushan

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 місяці тому +4

    ❤🇸🇴❤🇸🇴❤ SSC GUULEYSTA INNSHAALLAH

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 місяці тому +4

    Reerkan isaaq soomaali maaha

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 місяці тому

    Guuleed Alifle eedo Allaah haku barakeeyo 🎉🎉🎉🎉

  • @Mohamudali65
    @Mohamudali65 2 місяці тому +1

    Ina Cabdulle Xasan baa yiri Ina Walanwal, wiilkiisu, Wiilkuu dhalo, gaalkuu weheshan doonaa, Allow kuu naxariso muxuu aragti dheeraa!

  • @MaidaIbrahim-x7f
    @MaidaIbrahim-x7f 2 місяці тому

    Horay Ingiriis bay daba joogeen, haddana xabasha... SAYIDKU waa asiibay wuxuu ku tilmaamay..

  • @HachimiKidas
    @HachimiKidas 3 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdixakinMohamoud
    @AbdixakinMohamoud 2 місяці тому

    Thanks you your submission ❤❤❤

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 місяці тому

    God bless you ❤️❤️ somaliya

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому +2

    Guuleed iyaga nacaykooda keenaa kadaran iyagaaba all Somali 🇸🇴 xasuuqay kolna ingiriis bay u basaasi jireen!!?⁉️😳😳😡❌❌❌❌🤪💀💀🤔🤥💀💀💀💀💀👎🏿👎🏿 marna Ethiopia 🇪🇹 so waa in layska celiyo one ☝️ bay dila 3000 people kudileen plus boorame hargaysa and Barbara and burco qoxointiga
    Ethiopia 🇪🇹 siyaad bare kasoo raray

  • @FaysalAbshir-b9e
    @FaysalAbshir-b9e 3 місяці тому +1

    ❤❤❤

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 місяці тому

    Subhanalaah 😊😊😊😊

  • @XiinfiniinXawaareye
    @XiinfiniinXawaareye 3 місяці тому +1

    Kkkkk walee wuu ka gashaday mar hadii iyagoo uu arkaayo inay soomali yihiin uu oromo ku sheegay waa legend 💖 odaygani

    • @caynaansheahmed687
      @caynaansheahmed687 2 місяці тому

      Waxba haw ceeb qarin waa caaq wareeray oo oromo moodey dad soomaaliyeede

  • @Raho339
    @Raho339 2 місяці тому

    Viva 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 3 місяці тому +2

    100 SAno ka hor ayaa la oga in idoor din laheen! Kaasi gaal ayu aha! Xabashi ah

    • @tusechanell3669
      @tusechanell3669 2 місяці тому

      Sheekha wax haka sheegin asalada abaha wase

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 місяці тому +2

    10 sano we soo socota haragysa orom ayaa ka talin doonaa hadii aan caqli sidaan dhaame loo badalain dadkaas

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 2 місяці тому

      Maxaay isu kaa dhamaan Orom iyo Iidoorka u Sajuudaya ee haddaba haysto.

  • @احمدسعيدعثمانعبدي
    @احمدسعيدعثمانعبدي 3 місяці тому +1

    Calool geelle isaga ayaa somaliya ku riday godka ay ku jirto waana cadowga kowaad ee somaliya iyo muslimiinta oo dhan hubkii lagu gumaaday reer khaatumo isaga ayaa lahaa bididiisa waa in lagula dhaqmo feejigaan

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 2 місяці тому

    Good to mr guled

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 2 місяці тому +1

    Somalidiid kan ilahay yuhuud haku salido

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 3 місяці тому

    Subaxaanka yaa cadiimin waa Sheeko Ahbeerde

  • @MukhtarIbrahim3
    @MukhtarIbrahim3 2 місяці тому

    Somaliland itoobiya raacaysa ha wareerin Xaasidiin

  • @dhaqanehor5607
    @dhaqanehor5607 2 місяці тому +1

    Ninkan wuu gaaloobey haduusan xitaa Marka hore gaal aheyn haduu gaaloobey waayo muslimiinta iga fogee oo gaalada iikeen wadanka waa gaalnimo banaanka taala waxaan filayaa inuu yahay kuwi abaarso ku masiixiyobey

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 2 місяці тому

    Waa Xayawaan Dad. U Ek

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 місяці тому

    Alhamdulilah calaa nicmaltal islam

  • @CabdigaAllah
    @CabdigaAllah 2 місяці тому +2

    Asc guleed alifle
    Bro ninka yidhi muslimiknta ayaa cadow inagu ah raaciyay halaraafo muslimiinta faranjigana halagadhigo muwaadin afarjidlaha inu haysto isagas iscadeeyay
    Subxasnallah nacayb somaaliyeed ayan ogeyn lkn nacayb islaamka iyo diinteena suuban hadan arkaa

  • @suweyssheikhdon3057
    @suweyssheikhdon3057 2 місяці тому

    Guuleedow Eedo waa lagu dambaabaaya dadkaan reer waqooyi galbeed tani waa waali xarkaha goosatay subxanaka yaa Allah

  • @AminaHussein-m6z
    @AminaHussein-m6z 2 місяці тому

    Subxanallah xubxanallah
    Masasa udanbeysey soomaaliya io inaan faankadhigano ithobiyan iyo oroman walalo jecelaahay 😱😱

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 місяці тому +1

    Noloow guuledo ❤❤❤

  • @hirabmimiHii-nl1ui
    @hirabmimiHii-nl1ui 3 місяці тому

    Walalayal oromo iyada Jabuti waax ku qabta, dekada, iyo shacaabka ithiopianka oo usoo shaqataga dalkaas.

  • @sakariaismail4284
    @sakariaismail4284 2 місяці тому +1

    Kan Gulied alifle waa axmaar mana laha muuqaal somali Ogaden 50% maaha asal waa Oromo la qarameeyey

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p 3 місяці тому

    Subxanalah mala mabagaranayo maseexigu wuxuyahay alahu akbar

  • @TheDayib
    @TheDayib 3 місяці тому +1

    Nimanka waxay i xasusiyen Nin Ajnabi ah ba parlamankoda ka dhexyiri Somalidu waa mujtamac QURMAY qiimi lahayn sosax mahayin ninkas waxu shegayay markaad kuwan sidan uhadlaiyo dhagaysato

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 місяці тому

    Ninkii jecel oromo iyo amxaaro ha u guuro wadanka anagaa leh

  • @MARIAMARIANEWS
    @MARIAMARIANEWS 3 місяці тому

    Cafarta allaha inaga qabto duli canary Malagasy baa galay

  • @abdirashidabyan5716
    @abdirashidabyan5716 2 місяці тому +1

    isaaaq ninjan wax badan bay ku sameeyeeeeeen hahahhaha

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 2 місяці тому

    Anigoo reer SSC Khaatumo ah weliba joogey Dagaakii marna masoo dowaynayo Ismaaciil Horor

  • @Raho339
    @Raho339 2 місяці тому

    WaLaahi Kibirka Waalagujabaa

  • @AbdulkadirBookh-j3v
    @AbdulkadirBookh-j3v 3 місяці тому +1

    Dadkan dhintey xageed kasoo ururisey waaba yaabee

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Waa cadawga itoobiyaan kaxun muuse iyo kooxdiisu akhas

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 2 місяці тому

    Dhulbahante dharbaaxadiisii waxeey uqdadland ku kaliftey ineey gaaloobaan ooy hilmaameen ineey soomaali yihiin

  • @leymoonl4297
    @leymoonl4297 2 місяці тому

    Sayidka wuxuu reerkan kasheegi jirey ayaan realtime u aragnaa maanta. War intey Isaaq degaan derbi aan ku wareejino amxaarka haku biiraan

  • @TheDayib
    @TheDayib 3 місяці тому +1

    Dadka markay Dulobaan sidatan bay uyaalan

  • @mohamedbulale8700
    @mohamedbulale8700 3 місяці тому +10

    Guled nagadaa dadka yaciista ee aad noosoo qaadaysid ee daba dhilifka ah anaga ah somali land wanuna jecelahay walalllaha yaga soomaliyeed alle hadaayo oo ha dhawro waa kuwaanu waxku nahay la.aantood anaguna waxba manihin sida la.aantayo aanay waxba u aheyn dhulka yagu waa dhul somaliyed sida kiinu u yahay kaayaga

    • @Guledalifle
      @Guledalifle  2 місяці тому +1

      @@mohamedbulale8700 mansha alah walalkay walahay erayo dareenkayga taabtay ayaad itidhi isma lahayn dad damiirkoodu noolyahay ayaa wali baaqi ku ah Somaliland qoraalkan yar waxuu is badal ku sameeyay sawirkaan idinka haystay Mahadsanid walal sida dagan ee adoon caytamin aad wax iigu sheegtay insha alah inta xuna waad iska qaban doontan .
      walahay ban ku dhaarte jigjiga iyo Hargaysa inaana kala jeclayn qof walba waxaan ku ixtiraama inta ay qiimo la leedahay somalinimadu taas uunbana wadaagna oo inaga dhaxaysa marka Islanimada laga yimaado mahadsanid kun jeer waxii wanaagsan ee aad jaceshahay inaad ilasoo wadaagto Numberkaygu waakan +254769786062

    • @Guledalifle
      @Guledalifle  2 місяці тому

      @@mohamedbulale8700 ilasoo xidhiidh walal +254769786062 Gulled Alifle

    • @mohamedbulale8700
      @mohamedbulale8700 2 місяці тому

      @@Guledalifle Asc guled waxan ahay oday somaliyed oo qurbaha ku nool waxan ka soo jeedaa dhulka ogadeniya macnaha ogaden ma ihi lakin dhulka laynaga haysto baan deganahay gashamo siiba xududka somaliya

  • @leeGedleh
    @leeGedleh 2 місяці тому

    Very sad but not surprised about the level of self hatred of this failed separatist ideology🤦🏾‍♂️

  • @Umo580
    @Umo580 2 місяці тому +1

    REER MURQAN LAAN WAA BOQOL JIR BEEN LANOOL 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @AhmedFidhin-px4kb
    @AhmedFidhin-px4kb 3 місяці тому

    In muuse kabax xukuma dib loogu ceeliya SSC ko hor uu dhaxgelo Geele Sool hadayna ka diyaar garoobin MD Sool bay fidhin

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 2 місяці тому +1

    Jaahilnimada waa taas gaalo iyo cadow jeclesi so sad

  • @raxmosiyaad2069
    @raxmosiyaad2069 3 місяці тому

    Adeer guuleedoow bal ogow inay iidoo ahayn soomaali iyo Muslim toona

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 3 місяці тому +1

    Halka gobol iyo nuska ay degaan haa loo jaro ka dibna kii soo aada meel somali joogto qoorta haa laga jaro.

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому

    Waa in lala xisaabtamo

  • @MohamedHassan-gi8cv
    @MohamedHassan-gi8cv 2 місяці тому

    Waa dhashi bucul-baceyl oo yahuudi aha.
    Bucul-baceyl aroos kaste 7 habeen ayuu la seexan jiray aroosada marka curad oo dhan waa dhashii bucul-bacayl oo ku noola agakarka (nawaaxika) hargueysa.

  • @alidahir467
    @alidahir467 3 місяці тому +1

    Aliflow qof waxgarta ma ahan
    Waa indho kugaraadle
    Hogaamiyahaaga wuxuu Noqdo
    Adiguna waad noqoneeysaa
    Hadaadan garasho ruuxleh ama garaadkiisuu caafimaad qabo ahayn

  • @nasirabdi6614
    @nasirabdi6614 2 місяці тому

    Waa doqon

  • @Raho339
    @Raho339 3 місяці тому +1

    GuuL SSC-KH STATE🟦⬜️🟦🐎🔥💪

  • @said1498ify
    @said1498ify 2 місяці тому

    Riyo ha haday dub leeyihiin dabadooda ayay ku qarsan lahaayeen. Yarkan Ethiopia nacayb ma hayo ee reer kiisa baaba Ethiopian ah ee cid buu neceb yahay. Munaafaqiintu waxay fadhiyaan halka ugu hoosaysa naarta.

  • @abdulkadirmusa675
    @abdulkadirmusa675 3 місяці тому

    Waa. Sheekh samaaysa oo ilaahaay nacay kuwa oromo iyo xabashi isu dhadhawaaynaya ee soomaali kacarayaa isaaqmaaha maakiihoroba oromaay sheegajireen waana lafkaliya oo isaaq sheegata makaa kuwa cadha ilaahaay kudhacday waxaa usheegayaa eeisaaqoodhay israacinaya inaay nacasnimada iskadhaafaa

  • @cabdilaahigaafa6947
    @cabdilaahigaafa6947 2 місяці тому

    Walaal dadkaan sidaa uhadlaya ma matslikaraan dadka intiisa badan waa muslim soomaali ah waa in lagu soo dhax qariyay oo afka soomaaliga baratay waa in laysbaaraa xaga dhiiga yaa soomaali ah iyo yaa itoobiyaan ah wabilaahi towfiiq

  • @ahmedsaladnur5753
    @ahmedsaladnur5753 3 місяці тому

    Halkaas ma mareeynee waxa halkaas maraya oo SaaS u qolooyin ay waa maleheeygee ay oromadu dhashay xiligii bur burka
    ee
    qofsomaliyeed oo xalaalku dhashay sidaas umma hadlaan
    Mhdsanid

  • @KhaalidMaxamed-mw4ih
    @KhaalidMaxamed-mw4ih 2 місяці тому

    Isaaqa waa layaqaanaa waligood lama gumaysan taariikhdu waa wax qoran ogaadeena waa layaqaanaa waligood xormaynoqon afxumana waxba kuu tarimayso

  • @superfun1819
    @superfun1819 2 місяці тому

    Isàaq dhulkiisa hawaalo 😊😊 iskaa dhaafa

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 3 місяці тому

    Waa isaaqlaan soomaaliland maaha

    • @haweyorashid9419
      @haweyorashid9419 2 місяці тому

      Maxay kuuh kaalah duuwanyahiin SL iyo Isaaq? Aayagah uun bah Somali diid iyo cuunfiiy aaminsaan

  • @XawoMayoow
    @XawoMayoow 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊😊😊😊❤❤❤❤

  • @abdihassan2371
    @abdihassan2371 2 місяці тому

    Guled uraago goormaad adiguna somali noqotay usheeg dadka wakhtigii lagu keenay qabri dahare

  • @AbdimalikMohammed-y3t
    @AbdimalikMohammed-y3t 2 місяці тому

    Alla mxaa la gaalobaa subxanallaah alloow na bad baadi adaa joogee

  • @Digitalguard114
    @Digitalguard114 3 місяці тому

    Bismilaahi walalkey qaliga ahow shaqo fiican ayaad noo wada allaha kugu barakeeyo shaqadan aad noo heysid.

  • @Raho339
    @Raho339 2 місяці тому +1

    Ethiopia 🇪🇹Dwn👎

  • @QeeyrdoonWali
    @QeeyrdoonWali 3 місяці тому +1

    Idinmaba dabasoconee wadan kiina ku ekaada dhul aaydaan laheeyn soo anagaa le meeydaan dhihin

  • @abdinaaficabdala7559
    @abdinaaficabdala7559 2 місяці тому

    Isaga yo inta sida u halawsanba alaha soohadeeyo dadkuna mawada xumee inta wngsanbaabadane yan la iskuwada darin wasalamu calykum

  • @qoordheerenaashka6058
    @qoordheerenaashka6058 2 місяці тому

    waciyalki abarso bana lagaleyay barna maqanidka laga dhigay adna muude iyo feeysal aylagashay aqonsi bulshada waqoyi walahi qatar baad kusugan tihii

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 2 місяці тому

    Kkk War somaliyeed Hargaysa ka daaya gantaalaha kkkk

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 2 місяці тому

    Xabadii ssc baa waashy oo waxy u galèn xabashi

  • @osmanali308
    @osmanali308 2 місяці тому

    Dadkan waxay joogan maalintii sayid maxamed cabdule xasan ka soo dagayay dakada berberba oo dadka markii uu agacyadooda waydiiyay ugu jawaabeen john ayagoo somali ah.

  • @alijama6723
    @alijama6723 2 місяці тому

    WAR WAXAA OO NASABAD KA CARARA OO ALLE KA FOGAANSHE AHA OO SOMAALI IYO SINJI NACAYBA EE DADKA CAAMADA AH LAGU SHUBAYO MA DAGAAL KII XAQDARADA AHAA EE MUUSE JUUDAAN LAAS CAANO KU QAADAY MAR KII LAGU CIBAADAYSTEY DAALIMIINTII MA WAXAN OO JAAH WAREERA CUQUBADII KA DHALAY MIYAA SUBXAANA ALLAAH DADKAN XAGEE LOO WADAA WAA WADADII HALAAGA

  • @hassanosman5669
    @hassanosman5669 2 місяці тому

    Dadkan waa walaalo wana sabta lokala Kasi waye hal qaran way noqon karan

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому

    Reer badiisa ayey kufaani ciise and gudabiirsay so waa in afka laga garaaco plus you know maybe waa Ethiopian nalagu dhex beeray

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 2 місяці тому

    Culumadoodii aaway .walee rabi wuu idin weydiin doonaa bari ..

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 2 місяці тому

    ازمن ما بخير. بخير أهل زمن
    Aduunkaan isma badalo lkn dadkaa isbadala
    Ilaahow adaan kaa magan galnay shaydaan iyo shartiisa
    Waligay isma laheen Somali ayaa gaala eh ama gaala jecel muslimkiina walaalkiis ahaana uu naceb yahay

  • @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi
    @Barwaaqo.gadhgadhcn7wi 3 місяці тому

    Kkkkkkkkkk😂😂😂😂

  • @engilyas44
    @engilyas44 2 місяці тому

    Wixi dulmii lagu dhiso
    Xaqa unba dumiiya

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 місяці тому

    Cuqdadland ama isaaq Oromo hadana isaaq amxaaro la baxay. Mala ma aqrin taariikhda 25 ka kiradii bada Bolivia ku weysay

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤soomaali.nimadu.waa.dhalasho.muslinimo.jaajuuska.iyo.cadawgu.hadhintaan.alle.idankiisa

  • @alphakatun7878
    @alphakatun7878 2 місяці тому

    Codaskan waliba kandanbe waa lasaaray ismallah sawirka iyo codku

  • @khadijac9841
    @khadijac9841 2 місяці тому

    Warheedhe adigu mariwaayad ayaad rumaysataa waxani waa matalaad waxkasta marumaysanaysaa subxaanallah

  • @MohamedHassan-gi8cv
    @MohamedHassan-gi8cv 2 місяці тому

    Waxa somaali ugu baaqaya iin somalididka laga saaro somaaliya oo israel la geeya.

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 2 місяці тому

    Alifle, hubso waxani waa shirqool loo dhigayo ssc laguna furfurayo 😂😂😂😂

  • @HawaRaliya
    @HawaRaliya 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @HodanMusa1
    @HodanMusa1 2 місяці тому

    Maya ma jecla wallahi waa munaafiq why muse baa soo diray yaab

  • @ramirezmirov9042
    @ramirezmirov9042 2 місяці тому

    Waxa is waydiin mudan maxaa keenay nacayb iyo in la is fogayo o dad kale lo gacan haadiyo....

  • @AbdiHadji-mg4mn
    @AbdiHadji-mg4mn 3 місяці тому

    1_ wariye nin kaas wa man gaab
    2_ diinta islamka wa ka baxay oo kuma jiro
    3_ kaal nimada iyo diin ka bixitaan ka hiudo ayay u leeyihin intaas ayan ka. odhan laha sonali wacba uma haysi wax. Kaa futa xun majiro ku dheh bye

  • @faliswarsame3327
    @faliswarsame3327 3 місяці тому

    .kkkk.war.guuled.kuwaan.waa.sixiran.yahiin..quraan.halasaro.yaahuuu

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 2 місяці тому

    kkkkkk soowdad bilaanasab ah maaha rerkani cawaanta ah awalna anagaa gaalo kareebnay ingiriis maantana waa kuwaa gaalada raacaye soomaliyi haka reebto anagu shaqo kumalihine

  • @harunahmed-t3d
    @harunahmed-t3d 2 місяці тому

    Guleedow itaa hxaalku dhinc udhacayoo iskaa amuuss hakudagdaagiine wacanaat sheekeessit

  • @Wllheermo
    @Wllheermo 3 місяці тому +1

    Nio dadkan waa dad alle ka furtay oo somalinimadi moday cadaw

  • @CabdiLahay
    @CabdiLahay 3 місяці тому

    Dadka aan soo gudbin wax aan wacnayn. Maaha in lafaafiyo. Hadalkooda. Kadibna laga soo qaado sidii oo ay. Dadka oo dhami. Ay. Yidhaahdeen .adiga ayaa ka xun kuwaas waayo waad faafinaysaa adiga. Oo. Isleh. Ku xumee. Isaaq.

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 місяці тому

    Waxan iney danbi kutahay mayna ogeyn

  • @xaajibalad5463
    @xaajibalad5463 2 місяці тому

    Dhunkaal huwanta ayaa dhibkas u gayistay iidoor