Mss uunsi Abdifatax iyo Hazal oo Jawi Romantic Ah Qaadanaya Goob Lagu Caweeyo

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 58

  • @sakariyaaden7309
    @sakariyaaden7309 8 місяців тому +8

    Naga daaya walaal waad isku yaacdeen guulaysta oo naga farxiya walaalayaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @FatmFatom
      @FatmFatom 8 місяців тому

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hoodolucky6144
    @hoodolucky6144 8 місяців тому +2

    Naa Hazal cayda kadaa inaanka fadlan ❤

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x 8 місяців тому +1

    Scw. Hazal wlle boga naxariista fiiri

  • @OubaxRobleh
    @OubaxRobleh 8 місяців тому +2

    Masha allah lamane Quruxbadan

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x 8 місяців тому

    Inshaaallah shan shan iyo kuwa ka badan oo khayr badan ha dhalo

  • @jamiilomursal4537
    @jamiilomursal4537 8 місяців тому

    Mashallah allha walaalo waxaa yihiin labo qof ku nuuteeysa mashallah allha hambalyo

  • @user-tp4fp2ul7x
    @user-tp4fp2ul7x 8 місяців тому

    Inaad is guursataan oo xalaal isku raacdaan baa fiican

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d 8 місяців тому +1

    Ala dulqaad badanaaa kan naagtu neef wllhi😊

  • @MaryanMohamed-oo2tp
    @MaryanMohamed-oo2tp 8 місяців тому +1

    Mashallah walalaha ❤❤

  • @roumanhassan345
    @roumanhassan345 8 місяців тому +2

    Isku yaaca yaaqii horay 😂

  • @safiyohassan5228
    @safiyohassan5228 8 місяців тому +1

    Love ku Waa caadi caadi iska dhig baayo

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 8 місяців тому +1

    Kaffi aniga aa ku jooga😂😂😂

    • @Kaakoos_641
      @Kaakoos_641 8 місяців тому

      Kenya ugu’tag iyadaa ma’seereysa oo shabaqa si degdeg ah ugu’ridaneeysa 😉 waa dumar iyo suurahooda ninka wey’rabtaa lakiin waxeey iska dhigeysaa qof’aan wax’rabin. Keep it up kaafi and don’t give up ⬆️ 😂😅

  • @jihaanmahad949
    @jihaanmahad949 8 місяців тому +1

    Wan idin tageraa hasal iyo kafi horay usocda

  • @leylaciise7002
    @leylaciise7002 7 місяців тому

    Qurux masha allh

  • @user-vi5ij2pd2r
    @user-vi5ij2pd2r 8 місяців тому

    Naagtan waaa doqon hdl jilicsan

  • @iadam4038
    @iadam4038 4 місяці тому

    Jacaylku hawaaro ❤

  • @user-hb7mi4on9s
    @user-hb7mi4on9s 8 місяців тому

    Masha allaa

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 8 місяців тому

    Dhalinyarada d5 haday is xumeyan xata wakuwa dhib isku dhaya congratulations

  • @user-my3ft9dh5i
    @user-my3ft9dh5i 6 місяців тому

    waa isku qalataan

  • @qaalidumar1302
    @qaalidumar1302 8 місяців тому +1

    Wah naagtaan maxey wiilka ubahdileysaa baqtida

  • @saidajiindhe8841
    @saidajiindhe8841 8 місяців тому

    isguursada insha Allah

  • @hodonabdullahi6382
    @hodonabdullahi6382 8 місяців тому

    Uff naya niinka habahdilin waa ceeb wiilku wuka xishoon

  • @HoodoAadanliibaan
    @HoodoAadanliibaan 8 місяців тому

    Kada duumashi deee imakaba wanu is soo dhiibnaye waxano adkayna

  • @user-gk5ri2kt4t
    @user-gk5ri2kt4t 8 місяців тому

    Hazalay ha asksa xumey jacalka wanaagsan

  • @samiraissa-cn3pz
    @samiraissa-cn3pz 8 місяців тому

    M.a iskuwara❤❤

  • @Xabiibanuur-te1uq
    @Xabiibanuur-te1uq 8 місяців тому

    yes

  • @nimcoabdilahi4867
    @nimcoabdilahi4867 8 місяців тому

    Haazaal.waad jeceshahay kaafi inyarbaad is adkaynaysaa uun

  • @user-sz7oh8tg5h
    @user-sz7oh8tg5h 8 місяців тому +1

    Cirbad geelii aaaaaga miyay ilawdey 5 carura kula haa adoo hindiya ilama uraad sadey ilhay ha natuso in cirbad geel

  • @fatimaomar3552
    @fatimaomar3552 7 місяців тому

    Hada Ley majawaabtid iyaa

  • @SouleimanAwled-rq5ry
    @SouleimanAwled-rq5ry 7 місяців тому

    haaa

  • @ibrahimhassan431
    @ibrahimhassan431 8 місяців тому +1

    Ina adeer is ka daa suura majertanka

  • @yasminadan9519
    @yasminadan9519 8 місяців тому

    Waxan maqalnay hazal oo jacel hayo oo kafi jecel

  • @AwesomeExperiencez
    @AwesomeExperiencez 7 місяців тому

    Suuro maherteen miyaa hazal 😅😅😅

  • @mustaxiilali9555
    @mustaxiilali9555 8 місяців тому

    Kafi jacylba qurday

  • @asmamaxamed1225
    @asmamaxamed1225 7 місяців тому

    Jacyku ha waaro

  • @Xabiibanuur-te1uq
    @Xabiibanuur-te1uq 8 місяців тому

    wahore yan shegay inadis leedihiin

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 8 місяців тому

    Anagoo dhan baa ku maqleeynay

  • @ibrahimhassan431
    @ibrahimhassan431 8 місяців тому

    Wadrabta wana kuu khalmaa ee iska daa suraha

  • @fatimaomar3552
    @fatimaomar3552 7 місяців тому +1

    😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @durdurclearance3846
    @durdurclearance3846 7 місяців тому

    9:51

  • @maariyaMuhmed-qo6jq
    @maariyaMuhmed-qo6jq 8 місяців тому

    Naa waaxay ninka aad taatabaneysa

  • @user-zr2uz3qd5r
    @user-zr2uz3qd5r 8 місяців тому +1

    Wan ku jeclahayi maqle maxa😂😂❤

  • @user-bp7be8cj4j
    @user-bp7be8cj4j 8 місяців тому

    Naagtan mxaa ka qaldan 😂

  • @UmaAhmedMacan
    @UmaAhmedMacan 8 місяців тому

    jacaylku hadan lays gursan wa qasara ee iş gursada

  • @shukrisaciid9925
    @shukrisaciid9925 8 місяців тому

    Kusoco hasal ha ka Harin eedo

  • @user-lj9kj3wz2k
    @user-lj9kj3wz2k 8 місяців тому

    Vaar 10:21 Aniga xita wan kujeclhy maxa umalesay oo cadaa

  • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
    @deeqoahmedsomaliyaguul7685 8 місяців тому

    Naa qorta qarso yahuu

  • @nimcocabdi3575
    @nimcocabdi3575 8 місяців тому

    Naagtin waa naag jeclsan

  • @AmiraMoti
    @AmiraMoti 7 місяців тому

    ❤❤❤❤❤😍😍😍⚘⚘

  • @SaynabCali-zf6rq
    @SaynabCali-zf6rq 8 місяців тому

    ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @user-dc2qs5xz4h
    @user-dc2qs5xz4h 8 місяців тому

    Dadkii jacelka ku miriray

  • @SamiraXussen-lb5ln
    @SamiraXussen-lb5ln 8 місяців тому

    Oo sooteey laheeyd maraboh

  • @dalbilamuhumed5695
    @dalbilamuhumed5695 8 місяців тому

    Kuwani wa dhadhamo cadi ah

  • @saidajiindhe8841
    @saidajiindhe8841 8 місяців тому

    ❤😂

  • @FaraxCali-bf5lq
    @FaraxCali-bf5lq 8 місяців тому

    😂😂😂😂

  • @dugsigakhadiijaonline420
    @dugsigakhadiijaonline420 8 місяців тому