HABOON WAY ICEEBAYSAY MAR SADEXAAD ANOO NIN WAYN AH // SIDAN XAQ MAAHA😩

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 259

  • @cabdiraxmaanmaxamed2722
    @cabdiraxmaanmaxamed2722 10 місяців тому +118

    Alle waxaan kaaga baryayaa saacadaha soo socda inaad maqashid warkii noloshaada ugu farxada badnaa☝️😢

  • @Aziiza_A
    @Aziiza_A 10 місяців тому +58

    Dirislow gabdha ka siko ha cariirininee😳
    Ashwaaqay adna xabadkaga qarso huuno😢

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash 10 місяців тому +39

    Nabigii ugu dulqaadka badnaa ugu khayrka badnaa ugu naxariista badnaa intuu ilaahay abuuray oo dhan waa nabi muxammed sallallaahu calayhi wasallam❤ (SCW) 😍😍

  • @Hudacartan02
    @Hudacartan02 10 місяців тому +14

    Waicebesay kulahaa 😅 ayadaba Soo qoff ween mahan Dadka qaar wali dumar iney liidan Ee kujiraa sida saxda ah weykaa aqli iyo aqoon iyo mizaniyad badantahy❤ am proud of this girl

  • @nataasharepuca7462
    @nataasharepuca7462 10 місяців тому +6

    Huno inad na matasho Habon wn ku faraxsanahy ❤ Qurux + Aqoon + Karti ❤❤❤❤❤❤

  • @AhmedCarab-lv8ix
    @AhmedCarab-lv8ix 10 місяців тому +3

    Dirisle best yutuber of somalia❤

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 9 місяців тому +2

    Hadii aad is rabtan is xalashada maxaa hoosta isaga jirtan waxa tahiin labo ajnabi. Adiga gacmahaga qarso iyo xabadkaga Wiilka hoosta aad kaga jirto jooji gacmaga iyo gacmahisa waa is tabanayan ilahay ka xishooda. Kursga waa cidla

  • @C.raxmanCabdicabdulahi
    @C.raxmanCabdicabdulahi 10 місяців тому +14

    Niow drisle Mar denbe xana matalin sxp😂😂😂wax so baro sxp😂😂

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 10 місяців тому +5

    wadanka ugu faraxada badaan gaalada iyaga wax walaba wanagsan isku sheegaa ma aaminaysa qof ilahay aminsanyn oo faraxsan xagee ku aragtay way iska doonaane

  • @nasradhawrsanchannel71
    @nasradhawrsanchannel71 10 місяців тому +6

    Dirisle cabdi habon wuu jecelyahay indhihiisa laga gartaa😂😂

  • @muniryusuf1237
    @muniryusuf1237 10 місяців тому +6

    Nio gabadh qaawan naga qari horta aan si wcn udaawano channelkaage

  • @Cwaxidcabdi
    @Cwaxidcabdi 10 місяців тому +19

    Alah is one❤❤❤❤❤

  • @AminoHaji-d5d
    @AminoHaji-d5d 9 місяців тому +1

    Walee dirsle jacayl baa kugalay hadana qaldanen tartiib yalaga daremin isdaji 🤴❤

  • @ZakariyeMuhyadin
    @ZakariyeMuhyadin 9 місяців тому +1

    Masha allh Haboon wll alle maskaxda hakuu barakeeyo

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan 10 місяців тому +4

    Wlhi she is geniuses manshallah:
    50*50: 2500-25+4: 2479👏👏👏💯🏆

  • @mohamedissa5857
    @mohamedissa5857 10 місяців тому +7

    Dirisle abdi best youtober of somali i am big fun of u now till 2017 keep goig and also haboon qurux she is smart

  • @Hooyo-l9o
    @Hooyo-l9o 10 місяців тому +3

    Gabadhan la hadlaya maxay madax u foorarinaysa o ka qaldan sis waxaan gaalada sameeya markay isa salamayan Ee iska dhaaf

  • @Buurane24
    @Buurane24 10 місяців тому +3

    Derisle abdi iyo waan idinku farxaa markaanni fiirsanaayo haboon iskuwaara insha allah

  • @maryanahmed1904
    @maryanahmed1904 10 місяців тому +3

    I’m tired of waiting you to to get married it’s 2024😂

  • @helborone5756
    @helborone5756 8 місяців тому +1

    dirisle inaader wad khaldantahay waayo waxad garanweydey ninka soomalida ugu lacagta badan ee ladaho cabdirahman boore oo dalka jabuuti kasoo jeeda ahna nin ciise weyne.dirislow aado dib iskugu noqo

  • @actorman8473
    @actorman8473 10 місяців тому +2

    Top 5 countries powerful passport
    1 Germany
    2 italy
    3 Austria
    4 framce
    5 spain

  • @Amiina_Mohammed
    @Amiina_Mohammed 6 місяців тому

    Cabdirashed Maxamed (Dahabshiil)
    Cabdikarim Maxamed Eid (Telesom)
    Ismaaciil Ahmed (World Remit)

  • @omarbashiraweys4342
    @omarbashiraweys4342 10 місяців тому +1

    Dirisle xisaabta iska dhis iyo aqoonta guud qoftaan math ka ay ku fiicantahy iyo waxbarashada kaleba BODMOS rule hadii ay xasuusato ma sahlana

  • @Malabey-f9d
    @Malabey-f9d 9 місяців тому

    Mashallah smart Ashwaqa

  • @mohammedmukhtaar2895
    @mohammedmukhtaar2895 10 місяців тому +9

    Ishwaq is astur wlll Sidan maaha wax fiican mida kle kla fogaada sidii laba qof is qaba iskugu dhowdihiine subxanallah 😢

  • @AffectionateFlyingSaucer-gt4bi
    @AffectionateFlyingSaucer-gt4bi 10 місяців тому +6

    Gabadhaan soo asturias hadad mustaq bal karabtid

  • @ashoahmed7391
    @ashoahmed7391 9 місяців тому +1

    You time, your Sheeko, your laughter should only be for your husband.

  • @zamzamhassan9394
    @zamzamhassan9394 10 місяців тому +1

    Sheeko horta dadkan waxba fahamaan hore nigu shegay darisle abdi OGAAN
    Bu isku dabalenayaa wanaa laysla ogyahay slim ka😅😅😅

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 10 місяців тому +1

    xaganu ka dhmayn waxay cadalad xumdan waba tidhi shanta pasport aduunka ugu awooa wayn

  • @MaxamedCwahaab-t7v
    @MaxamedCwahaab-t7v 10 місяців тому

    War nio cali baaba adilee ku wareeyaa ee isaga soo fadhiisiiiii😮😊

  • @ashirabdi8135
    @ashirabdi8135 9 місяців тому

    Ahmednur aya ka lacag badan abdirashid dahabshiil sxb dhiig yuusan ku qaadin

  • @hanaqaadfamilygruop4805
    @hanaqaadfamilygruop4805 10 місяців тому +4

    Dirisle Samixa ayaa kula rabnaY hadana Haboon Yesan ka fakanin🤣

  • @hanaancosoble2423
    @hanaancosoble2423 10 місяців тому +2

    Waligeed ba kaalmaha hore gbdhaha galo faraax qasaaro😂😂😅

  • @Uus998
    @Uus998 10 місяців тому +2

    Viva Teame gabdho😅💪🫅

  • @Mahirofficial1
    @Mahirofficial1 10 місяців тому +1

    Dirisle caadi ayaa loo khiyaamay laba dhibcood oo oo xaadira

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 10 місяців тому +1

    Final ku waa 9 iyo 9..... 1 xabo waxaa khaldamay waydiiyaha oo Haboon bu uugu daray, ta labaadna waxa weeye tiiyo Dirisle hortaabtay jawaabtana uu garanayo ayuu jacayl uu qabo Haboon dabadeed usiiyey inay ka jawaabto. Taaso kale waxaa la yidhahda NAAS NUUJIN oo micnaheedu yahay CAAWIN

  • @mallikaahmed2703
    @mallikaahmed2703 10 місяців тому +2

    Ashawaaq iyo xaaska cali baba yaa igu raacsan like saar

  • @LiibaanMaxamed-rj7su
    @LiibaanMaxamed-rj7su 10 місяців тому +1

    Dirisle vidoe hadal baaho

  • @saciidsuubiye487
    @saciidsuubiye487 9 місяців тому

    Masha allah maskaxdaada ka faa iideeso aaswaaq

  • @Burco.
    @Burco. 10 місяців тому +1

    Waryaa dirisle awaay qoftii buurnayd magaceedii

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 10 місяців тому +1

    Dirisle inantan waya ku ceebasa maalin walaba ee guurso inad guursato uunbaa kaga guulsan karta

  • @abdirahimosmaan8267
    @abdirahimosmaan8267 10 місяців тому +3

    waxbaro laguuguma karo social media nolol moodaa

  • @TruthNeverHurt462
    @TruthNeverHurt462 10 місяців тому

    MR9 marki dirisle naag ku arko muxu laso orda yaa ila arke tii austri ee canka ahayd iyo tanba🎉

  • @smsadiiqchannel3059
    @smsadiiqchannel3059 9 місяців тому

    HABOON WAY ICEEBAYSAY MAR SADEXAAD ANOO NIN WAYN AH // SIDAN XAQ MAAHA

  • @hanaqaadfamilygruop4805
    @hanaqaadfamilygruop4805 10 місяців тому +1

    Darisle dumar Qurux Wad heshaY lkin Mid ka Mida Magursaneysid Se Cml

  • @xuseenfate4210
    @xuseenfate4210 10 місяців тому +6

    Walhi 700 ma dhalin 800 iyo malahaa dhaliyay waaa sirteen gabadha😂

  • @Sheekhaawi-
    @Sheekhaawi- 9 місяців тому

    1 Frankreich 🇫🇷
    2 Germany 🇩🇪
    3 Italien 🇮🇹
    4 Japan 🇯🇵
    5 Spain 🇪🇸

  • @BarwaaqoIsamciil
    @BarwaaqoIsamciil 8 місяців тому

    Malagasy dareema ina dahbshiil.adeerky yahay

  • @updyrahmanosmail
    @updyrahmanosmail 10 місяців тому +1

    Waa laycebeyey kulaha intoo ulutalagal usameeey maxad usoo dhigi hadanan donayn inaa ceebtaada lagu arko

  • @FoosiyaMaxamuud-xy2wy
    @FoosiyaMaxamuud-xy2wy 10 місяців тому +1

    Dirisle somali legacy

  • @mohaabdi8935
    @mohaabdi8935 10 місяців тому +1

    Legend dirisle

  • @OmaDeka-g1u
    @OmaDeka-g1u 10 місяців тому +1

    CR halga bdiyo❤🎉😂 cbdirsaq ❤❤❤🙏🇩🇯🇩🇯

  • @abdullahijelle9420
    @abdullahijelle9420 10 місяців тому +1

    Gabadhan asturada yaykulidataa

  • @namelos2963
    @namelos2963 10 місяців тому +3

    Naagtaan wayn maxay afka gacmaha ugula jirtaa ma ciyaal bay iska dhigaysaa😮

    • @thekeif8277
      @thekeif8277 10 місяців тому

      Naa Allaha nacafiyo ani xite saas dhahay mafiyowin

  • @oussamakarim7852
    @oussamakarim7852 10 місяців тому

    Nosooo badii video yaal saan oo kaleh from Djiboutien

  • @Naske14
    @Naske14 10 місяців тому +1

    Love you Haboon ❤🎉

  • @Najma12-o8e
    @Najma12-o8e 10 місяців тому +8

    Asc walaalahayga waxaa idinka codsanaa inaad isoo booqataan oo igu sharaftaan jazakumullaah qeyr waa mahadsan tihiin ❤

  • @ashoahmed7391
    @ashoahmed7391 9 місяців тому

    Don’t ever bless a man with your presence unless he marries you. ❤❤

  • @nasriahmed5424
    @nasriahmed5424 10 місяців тому +1

    Zomali mahamed iney dad lamida u zujuudan mxa laga ziiya horta wlhi markey gabadhu zameyzey waan naxey inleygu horzameeyey oo kale 😮

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 10 місяців тому +1

    yes but manta o dhan baad sugaysay

  • @Maya_6678
    @Maya_6678 9 місяців тому +1

    Ala maths saaaaa u necbhy😂ilhy ima naco🤲😭💔😂😂😂😂😂💀

  • @calikoke5905
    @calikoke5905 10 місяців тому +1

    Hhhhhh idirisle gabdh waad laa saayiirtay lkin markay suasha xisaabta aah shegtay kaa badisay😂😂😂

  • @abdirahmanfarah9101
    @abdirahmanfarah9101 10 місяців тому +1

    Dirisle 5000 shillings mpesa ah ayn kaa rabaa 🙏

  • @NAJIIB___GUREY
    @NAJIIB___GUREY 10 місяців тому +6

    France 🇫🇷
    Germany 🇩🇪
    American 🇺🇲
    England 🇬🇧
    China 🇨🇳

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 10 місяців тому

    COUNTRY RANK ACCESS
    Singapore 1
    Japan 2
    Finland 3
    France 4
    Germany 5

  • @Xamdaxaashi-k1x
    @Xamdaxaashi-k1x 10 місяців тому +5

    Tan laabta may qarasaty subxnalh

  • @moudanmoud5156
    @moudanmoud5156 10 місяців тому

    Singapour, Allemagne ;Autriche ,Belgique , Danemark

  • @Aanaaaamohmed
    @Aanaaaamohmed 10 місяців тому +1

    Dirisle hppi ka jog mu dhahay mze ana u maleyo😅😮

    • @KIINSULUBS
      @KIINSULUBS 10 місяців тому

      😮😂😂😂😂

  • @abdiasiisahmed4811
    @abdiasiisahmed4811 9 місяців тому

    Sxb Qoftaan waa u naxariisatay farxadeeda ayaad ka shaqeeyneeysay waan ognahay raali galin majirto baashaal marka xigto nolosha ku qabo noah 😂

  • @JamacClmaraxmaan
    @JamacClmaraxmaan 9 місяців тому

    Darisle waa dhaadhan

  • @SurprisedCalicoCat-pl4bp
    @SurprisedCalicoCat-pl4bp 9 місяців тому

    I like dabeecada gabadha

  • @hawomohamed2113
    @hawomohamed2113 10 місяців тому

    Dirsle qf kadiya iska dhig qosolka malayacniga ah joji

  • @ahmedabdi319
    @ahmedabdi319 10 місяців тому

    Kuwaan ayee ilaaween culimada in ay kahadlaan, nairobina laga ceyriyo.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 10 місяців тому +11

    Leo Messi all time goals
    Barcelona 672 goal
    PSG 32 goal
    Inter Miami 11 goal
    Argentina 106 goal
    Total : 821

  • @Saydika101
    @Saydika101 9 місяців тому

    DIRISLE SCHOOL MA SOO DHIGTAY ???? !!!

  • @Fadumoxayle
    @Fadumoxayle 10 місяців тому

    Oo rayaan bajaaj somali mahe ma cid kalaa taqaan ?

  • @be_13strong
    @be_13strong 10 місяців тому +1

    Adigu kama dharag tid inay Ku ceebayso Malin kasta halkan uunbaad Nala so hor fadhida way ii ceebaysay adeer Nala saayir 😅

  • @AnzelRaage
    @AnzelRaage 9 місяців тому

    Aniga somali ogu tajirsan lkn somalida uma sheeegi lacagteeeda wey ika xadi 😂

  • @abdukadiribrahimfarah587
    @abdukadiribrahimfarah587 10 місяців тому +1

    Qoftu qurux badanaa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Barasho.channel
    @Barasho.channel 10 місяців тому +1

    Telesom reer somaliland ba u yaqana hormuudna reer koonfur lkn shirkada telesom aya la idha

  • @SaadiaKhadija-z2x
    @SaadiaKhadija-z2x 10 місяців тому

    Dirisle is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @hamzehoussein9925
    @hamzehoussein9925 10 місяців тому +18

    Messi scored 821 goals
    Ronald scored 872 goals
    Ronaldo is the goat 🐐

  • @MeyYare
    @MeyYare 9 місяців тому

    Naagtaan waa dhaqan bi is dharka ayeadato waa in laga qabtaa umada somaliyeed

  • @HousseinMahamed-gj6et
    @HousseinMahamed-gj6et 10 місяців тому +2

    Mon frere je te salue avancè toi

  • @abdulahiibrahin
    @abdulahiibrahin 10 місяців тому +5

    War qoftan is astur dheh wxey feraha qaaban

  • @shukriyusufwarsame6360
    @shukriyusufwarsame6360 9 місяців тому

    Kadro dahir cige❤❤❤❤❤

  • @Abe.Mohamed
    @Abe.Mohamed 10 місяців тому +1

    Ashwaaq so celi bro😍

  • @falisshale922
    @falisshale922 9 місяців тому +1

    Jaban jameka iyo jarmali

  • @abdallahassan1754
    @abdallahassan1754 10 місяців тому

    Wa khalad 821 goal ayu dhaliyay

  • @Qaasimshow
    @Qaasimshow 10 місяців тому

    Waar ninkii Dirisle madhaxluu noqdey ina lilaahi waa inaa ilayhi raaJicuun

  • @dunidahorizons5082
    @dunidahorizons5082 10 місяців тому

    Su’aashaydu waxa weeye yaa lacagta UA-cam ka u xisaabiya gorofkani abtigay ah ee dirisle?! 🤔

  • @hafsomohamed1477
    @hafsomohamed1477 10 місяців тому

    Dirisle waa u tanaasushe inanta suashi 4somali ajanibta waa siisa soooru

  • @bandhigehistory979
    @bandhigehistory979 10 місяців тому +29

    beenta jooji ,,,,Leo Messi has now played 1,045 games at professional level. In those games, the Argentine has scored 821 goals. In addition, he has provided a total of 344 assists. In other words: 1,165 goals have come directly from his boots.

    • @Bashicade842
      @Bashicade842 10 місяців тому +3

      Diinta saas ubaro this would not help you

    • @XamzaCali-df2yv
      @XamzaCali-df2yv 10 місяців тому +1

      Haa wey dimha ayaa qaldm 😢

    • @RuweydaApdi-jh5vq
      @RuweydaApdi-jh5vq 10 місяців тому

      😂😂​@@Bashicade842

    • @AnelkaMuhammad-z5k
      @AnelkaMuhammad-z5k 8 місяців тому

      Over 830 goals ayu dhaliye Leo not 700

    • @skyshooter4009
      @skyshooter4009 8 місяців тому

      Okay. Good for you for knowing this meaningless knowledge. Do you need a pat on your back?

  • @abdiwahidabdiaziiz2236
    @abdiwahidabdiaziiz2236 10 місяців тому

    Darisle mixnad wllhi

  • @charmakehousseinrobleh5949
    @charmakehousseinrobleh5949 10 місяців тому

    Dirisle abdi is not easy haboney

  • @umusalman9489
    @umusalman9489 10 місяців тому +2

    Anaa uu horeete❤

    • @Najma12-o8e
      @Najma12-o8e 10 місяців тому

      Asc wll isoo booqo igu sharaf thanks

  • @fathiomer4618
    @fathiomer4618 10 місяців тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂abti channel ka iska xidh 1M school aad hhhhhhmm ama part time wax baro fins noqotaye.

  • @sowdahassan9690
    @sowdahassan9690 10 місяців тому +1

    Vaar dirisle farahiisa 😂

  • @ciilanecawaane-fx3gd
    @ciilanecawaane-fx3gd 10 місяців тому

    Dirisle ma nacas iyo calaan bu si noqday mise dhadhaan 😢😂😅

  • @NadaNada-p4j
    @NadaNada-p4j 10 місяців тому

    idirsle waxbaro huuno