Amiira Iyo Maxamed - DA'YAR DARWIISH OO Isku Bartay KACDOONKA SSC KHATUMO | BIRMINGHAM UK 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • Maanta Waxaannu Ku Ciidaynaa Farxad & Guul..
    Amiira & Maxamed - Labo Darwiish oo isku bartay Kacaanka #SSC
    Kana mid ah Dhalliyarada u istaagay Qaddiyadda SSC
    Ee Bannaan Baxyada Ballaadhan ka dhigay
    Dalka Britain.. ''We Just Want Our Land''
    ==============
    Kacdoonka Dib U Xoraynta SSC Oon Loo Kala Hadhain
    AYAA WAXAA Kaalin Libaax Kulahaa Dhallinyrada,
    Waxaana Marnaba La Hilmaami Karin Da’yarta
    Daraawisheed Ee Uk Ee Kaalmafda Iyo Taakulaynta
    Kicinta Iyo Abaabulka Bannaanbaxyada
    U Kacay Oo Albaabka Number 10 Downing Street
    Kadinka Ku Garaacay Ee Ingriiska Marlabaad Kagag
    Yaabsaday Kadib Markay Tuseen Inuusan
    Darwiishki Weli Dhiman’e Ee Dhashoodi
    Kaahii Halganka Kabtii Weli Kasii Wadaan,
    =====================
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms
    www.youtube.com/ @ABDI ASKARI TUBE
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

КОМЕНТАРІ • 19

  • @fadumomaxamud9265
    @fadumomaxamud9265 Рік тому +2

    Wa sax Somalia guul guul guul guul guul guul guul guul bopartayo ssc guul guul guul guul guul guul

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Рік тому +6

    Mashaallah ❤❤❤

  • @fardushurre1668
    @fardushurre1668 Рік тому +3

    Abdi askari tube inader from Darwiish 💉♥️

  • @nimaabdullahi5702
    @nimaabdullahi5702 Рік тому +4

    ❤❤❤❤❤

  • @deeqfareey4604
    @deeqfareey4604 Рік тому

    Masha allah guul ssc

  • @raaxoxaashi6322
    @raaxoxaashi6322 Рік тому

    Maasha allaah guuleyso ina abtigeeymaxmed

  • @Siciidbashaash
    @Siciidbashaash Рік тому +1

    Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigena ﷺ ku saliya Scw love saar ❤
    dheh❤😢

  • @raaxoxaashi6322
    @raaxoxaashi6322 Рік тому

    My dhiigeey reer abtigeey wan idin jeclahy good victory

  • @fadumomaxamud9265
    @fadumomaxamud9265 Рік тому +1

    Good girl my sister i love you Guul guul guul guul guul guul guul guul bopartayo ssc guul guul guul bopartayo ssc guul 🖐🖐🖐💙💙💙🎁🎁🎁🎁🇸🇴💙🇸🇱💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @sharmakeApdi-ez7nn
    @sharmakeApdi-ez7nn Рік тому

    Masha Allah 🎉

  • @raaxoxaashi6322
    @raaxoxaashi6322 Рік тому

    Scw scw scw

  • @shabacbaradho3022
    @shabacbaradho3022 Рік тому

    ❤❤❤

  • @zuhurali5477
    @zuhurali5477 Рік тому

    A/c waxaa ugu hadal fiicnaa wiilka maxamed ee qisada hindiga dayax gaadhan soo qaatay in aynu qabiil ku jirno waqatiga waa soomaali babaad guul somaali odhan alle ha isku saqiro❤❤❤❤❤❤

  • @raaxoxaashi6322
    @raaxoxaashi6322 Рік тому

    Viva laascaanood

  • @fadumomaxamud9265
    @fadumomaxamud9265 Рік тому

    😂😂😂😂😂

  • @faisalabdi1187
    @faisalabdi1187 Рік тому

    Cabdi askari ma meel isaga baydh ayu noqdy hhh

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv 8 місяців тому

    INGRIIS AYAAN NECEBAHAY WAANAN U DAWARSI TAGAY OO QOXOONTI AYAAN KU AHAY BAL IS WAYDIIYA