DEGDEG HORGALADII DHULBAHANTE 2KUN ASKARI KAQORTAY LAASCAANOOD KHAATUMO U HANJABTAY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 жов 2024
  • DEGDEG HORGALADII DHULBAHANTE 2KUN ASKARI KAQORTAY LAASCAANOOD KHAATUMO U HANJABTAY

КОМЕНТАРІ • 34

  • @guledsm
    @guledsm 3 дні тому +1

    Wariye sare. Mahadsanid.

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 3 дні тому +1

    Waaxan maaqlaye Ina Diyaano Askar baadan Ayu Qortey oo sificaan lo tabaabarey. Waaxa lagu dumiin raaba Rer Puntland iyo Khatumo state. Please Bosaaso iyo SSC fejiignada.🙏HSM lacaag badaan kuso dibeey.

  • @saynabaadam6882
    @saynabaadam6882 3 дні тому

    Maasha allaah hore u soco

  • @QoobjalowQoobjalow
    @QoobjalowQoobjalow 3 дні тому +2

    Ciidankan waa ciidan la doonayo in lagu khalkhal geliyo reer ssc

    • @zuhurzeyn2376
      @zuhurzeyn2376 3 дні тому

      Sax waaxan maaqley HSM aya so ababuley. Waaxa na gacanta ku haaya Asad Dayaano ayan maaqley. Dinaaca Bosaaso na weyjogaan. Iyaago islaa Rer Puntland iyo SSC . Shartoda Allah ha nagaqabto.😢

  • @PuntlandFirst1-q5o
    @PuntlandFirst1-q5o 3 дні тому +2

    Ina DIANA ba Mashruuc kuso qatay. Wa HORGAL Hassan dhiiqo wato.

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 дні тому +1

    SSC khaatumo maanta waa dawalada wixii ka horo yimaadan gacan bira llagu qaban inshaa Allaah😉

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 3 дні тому +2

    Waa jaamac siyaad ❤❤❤😂😂😂😂

    • @ya3746
      @ya3746 3 дні тому

      Shugri ciyaarta jooji

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 3 дні тому +1

    Waa la rabaye halo gudbiyo furinta

  • @MohammadMohamed-qt4ip
    @MohammadMohamed-qt4ip 3 дні тому

    DHULBAHANTE MANTA WAA DOWLAD SSC PERIOD LAKIN CIIDAN SIRDOONKA SSC BAANSO SOCDA

  • @11naa44
    @11naa44 3 дні тому

    Jiida haloo diro

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 3 дні тому +1

    SOOMAALI
    XABASHI,
    HA ISKA DHICISO.
    HADII
    DAGAAL SOKEEYE,
    LAGUMASHQUULO,
    WEEYNU FASHILMEEYNAA!?.

    • @AhmedG36
      @AhmedG36 3 дні тому

      Haa saaweeye halalaayo dabadhilifka iyo jaajuusiinta ushaqeeya Amisson iyo oromo qotii ga ah👍👍🤔🤔😳😳🤓🤓😎😎

  • @cabdirisaaqfaarax7730
    @cabdirisaaqfaarax7730 3 дні тому +1

    Anigu qabtaanba layaabanahay !
    Ciidan aan dawlad goboleedkii ,dhaqankii iyo ssraakiishii midna kawar hayn cidda samsysay ,su'aashu waxaa weeye mar horaaba landing galee ilaaheey baa idinka badbaadshey ,ee si wada jira meel ugasoo wada jeesta oo qabta intay goori good tahay . Mahadsanidiin.

  • @FaaraxAwcilmi
    @FaaraxAwcilmi 2 дні тому

    Waa.wax.laysla.okyahay.baan.qaba.nin.gurigiisii.qori.dableh.lagulasso.ardaayo.mAmaranth.wanyo..

  • @Saleebaan-rz1pl
    @Saleebaan-rz1pl 3 дні тому

    Rental iyo xaqiiqdu waa sidaa time cade sheegay gobol badhkii maamul ma noqon karo ciidankana garage gala dagaalka aye dabada la gelayaan

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 3 дні тому

    waa ciidankii somaliland weeye saasay ku qabsadeen laascaanood

  • @ya3746
    @ya3746 3 дні тому

    Wiilkan yar 2kun
    La fududaa kulaa
    Labo kun la qorey
    Yahuuuuuu

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 3 дні тому +1

    weliba film qaab daran bay soo saaren ee ciidan an la ogeyn yaan ssc lagu arag

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 3 дні тому

    War wax jira maaha cidankan nocan ah lama yaqan waa social media waxba kama jiraan hala toogto tik tik weeye

  • @QaliSharif-pf7jm
    @QaliSharif-pf7jm 3 дні тому

    Dee hadayba Reer ssc ay yihiin dalka ciidan iyo dawlad ba kajirta mar hadan mamulku ogayn iyana tima cade belayo kawayna jirto

    • @yungmana8778
      @yungmana8778 3 дні тому

      Wiilkaan Inaader Imarati Soowta Putlaan Saaxiibka La Ah Timacadena Waa Nin Reer SSC Ah Oo Masuul Doowladeed Ah Waloow Aan Xasan Shiikh Iyo Wuxuu Wataba Necebahay Balse Waa In La Iskahubahaa In Shaa Allaahu

  • @OmarAyan-u4q
    @OmarAyan-u4q 3 дні тому

    Idoorki ayaa riyonayo

  • @QoobjalowQoobjalow
    @QoobjalowQoobjalow 3 дні тому

    Ciidankan vila Somali ayaa ka danbaysa

  • @munayousuf-ct4hl
    @munayousuf-ct4hl 3 дні тому

    Madhicikarto ma rabo in ay sida Putland ciidamo marba wax arbusha

  • @Haawo-fm4cz
    @Haawo-fm4cz 3 дні тому

    Waxaa waa laga gudbay ina abti

  • @TaaroAli
    @TaaroAli 3 дні тому

    Waar waxa lagu dhex sameeyay maamulka.puntland oo waanu ognahay macal gaadiidka inay leedahay dawlada puntland waxaana laga qaadi doonaa talaabo sharciga waafaqsan markay j.somaliland timaado degmada laascaanod waana la ogaandoonaa inay qaranaka hoos imaadan iyo inay yihiin ciidan laga leeyahay maamulka puntland?

  • @AhmedG36
    @AhmedG36 3 дні тому

    Kkkk Ak47 ayay wataan halka ciidanka cusub ee commandos somaliland ay wataan shooter miidhan😳😳🤔🤔😎😎

    • @abdifatahhassan5561
      @abdifatahhassan5561 3 дні тому +1

      Xage cidanka aad ku fanyso joogan ma muusow cidanka fasax baa

    • @AhmedG36
      @AhmedG36 3 дні тому

      balxagee galaysaa inamadii fiicna weysoo socdaane ileen ciidan somaliland ismaydaan Arage guutodii faysalee inay soobaxaan diiday Ayuun baad isladaalanteene 😎😎🤓🤓😈😈🤬🤢😬😬

    • @11naa44
      @11naa44 3 дні тому

      Ssb suug iyo saanad bilaash ah wxx heysan oo dhan wala idin ka qaadi