25 uumara dawadi aa qadanayay xanun aa darema marka qato dhaqtarka iskaday ayuu yiri marka maxaa subiyaa wali wuu yaryahay Dr iso jawab bls Allah ku barakeyo
Dr ka soo hadal vitiligo Waxa keena sida loo daaweeyo iyo dhibaatada uu ugeesan karo qofka. Soomaalida aad uma taqaan cudurkaan ee si fiican uga soo hadal. Dr
Dr urur allahuma barik ❤
Mahadsanid dr❤❤❤❤❤❤
Ku mahadsanid macluumaadka caafimaad eed bartan ku soo gudbiyso dr.urur
Asc dr Urur waa no faa'ideysay waana suubineyna insha Allah
Masha'Allah dr. Mahadsanid
Fadlan ka soo hadal fiitamiinada kale ee muhiimka ah iyo meelaha laga helo
Insh Allah, wey ku xigaan!
Maasha allaha Dr.urur dadkaaga wax badan baad u faa,iideysaa
Allaha ku xifdiyo
@@shukrinoah3987 Aamiin, mahadsanid!
Waxan kasocda Genarlka Gobolka hiiran 🎉❤
25 uumara dawadi aa qadanayay xanun aa darema marka qato dhaqtarka iskaday ayuu yiri marka maxaa subiyaa wali wuu yaryahay Dr iso jawab bls Allah ku barakeyo
Waxay ku xidhantahay cabirka oo la isticmaalo. 25 nmol/L mise 25 ng/mL miyaa?
Haa
Dr bls isojawab
@@saadiaali5911 25 ng/mL waa caadi, laakiin 25 nmol/L wuu hooseeyaa. Waxaan kugu la talinlahaa doctor-kaaga ku laabo si aad u ogaatid sababta keenaya xanuunka.
Qoroxda bas ha daa iskudhigo Soo igu mafilno mise Waa muhim inaa dawada qato 25 Ng/ml sorry su aa LAGA kabadiyay Dr
Dr ka soo hadal vitiligo Waxa keena sida loo daaweeyo iyo dhibaatada uu ugeesan karo qofka.
Soomaalida aad uma taqaan cudurkaan ee si fiican uga soo hadal. Dr
Insh Allah waan ka soo hadli doonaa!
Dr adoo mahad san haduugaro 38 ng/ml mayar yahay dawada meqo iu ayaa qadan karaa
Xoogaa wuu yar yahay. Waxaa laga rabaa 40-80 ng/ml
44 ng/ml oo marayaa dawa miyaa qata mise dawo wa laga marma
Heerar fiican weeyaan Mash Allah!
Haddaa waan haysanaa bay ka dhigantahay vitamin D-ga maadaama waddankeennu qorax badan leeyahay.
Haa waa in laga faa'iideystaa!
Meqo lagarabaa inuu noqdo fatamin D3
50 nmol/L ama 20 ng/mL inuu ka badanyahay
FataminD3 wuxuumara _25_ dawaa qatay waa kadaray xanunki ayàa igu siyaday iyo wadna garaac iyo lafahoo sa id ixanunayo dr waxaa kuwedina cirbad laqadan karo majiraa wadna garaca fataminka oo yarado miyaa kenayo bls iso jawab dr
Waxyaaba badan ayaa keeni kari, waxaana ka mid ah iron oo yaraata. Marka ballan ka sameyso dhakhtarkaaga si aad u ogaatid waxa sababaya!
@@saadiaali5911 Vitamin D cirbad waxaa la siiya dadka vitamin-kooga aad u hooseeyo
Check your magnesium and potassium levels. They do cause heart palpitations ( wadna gariir)