Qalliinka waxay ku xiran tahay waxaad qabtid iyo sababta. Marka waxaan ku dhihi lahaa dhakhtarkaaga la tasho sida baaritaanno loo sameeya oo lagu ogaado in aad u baahantahay dawo ama qalliin!
Dr dhowaan laigu sheegay marka ma leeyahy neefta oo kuqabata weliba mar marka qaar saaid ah mise xanuun kale jira koley xasaasiyad baan leeyahy iyana gudaha ah
Mach'allah wll allha ka abal mariyo dadaalkaga ani iil ayu dhaagax igaga dhacay ano 8 sana ah dhiig aya igu furmay wana la ijeexay hadana waxba kama argo imikana markaan tujiyo liilmo aya saanka igaga sodaato wamaxay sababtu
Jazaakallahu qeyr Dr
Wa Iyyak
❤❤❤
Maashaa Allaah Dr jazaakallaahu khayran 30 sano kabadan ayuu igu yaalaa qanjarkaan waxaan joogaa USA waan kacabsan qalniinka Dr maxaan sameeyaa ☝️
Qalliinka waxay ku xiran tahay waxaad qabtid iyo sababta. Marka waxaan ku dhihi lahaa dhakhtarkaaga la tasho sida baaritaanno loo sameeya oo lagu ogaado in aad u baahantahay dawo ama qalliin!
Masha'Allah dr
Mahadsanid diktoor dadaalka sii wad
soo dhowoow Dr
Dr waad kumahad santahay 👍
Mahadsanid dr
Waa cashir aad u muhiima
Masha allah mahadsanid
Tnks
Welcome!
Dr jazaalallah qer waxad mod I aad inaga iga hadleyso
❤❤❤❤❤
Asc Dr teyrod waxow ihayaa muda 5 sano xanaqa jogto neerfo zaaid ah hurdo la aan hilmasho xasusteda malahan wax maqabsani karo walhi xasasiyo xitaa naqaska wu igu xermayo dawo wan isticmala wax iskakeybadalay malahan daqtar inteen kala soxariraa fadlan isheg
Full blood test iska qaad si dhakhtarkaaga u ogaado sababta
Dr dhowaan laigu sheegay marka ma leeyahy neefta oo kuqabata weliba mar marka qaar saaid ah mise xanuun kale jira koley xasaasiyad baan leeyahy iyana gudaha ah
Maxaa lagudu sheegay?
@@drurur thyroid iyo neerfe qoorta ah laabtuna way ixanuunaysaa naqaskuna waa iqabtaa
Waxaan kugula talin baaritaanno ka sameyso dhakhtarkaaga.
Mach'allah wll allha ka abal mariyo dadaalkaga ani iil ayu dhaagax igaga dhacay ano 8 sana ah dhiig aya igu furmay wana la ijeexay hadana waxba kama argo imikana markaan tujiyo liilmo aya saanka igaga sodaato wamaxay sababtu
Mahadsanid walal. Sanka iyo indhaha wey isku xidhanyihiin. Muuqaalkan daawo
ua-cam.com/video/1bq2BFQbFYU/v-deo.htmlsi=8Pf7hNs42QdL40sc
Dr sinusitis ayaan qabaa dawoyin badan waan qaatay wax is bedelan ma hayo iso jwab
Haddii uu calaamado la socdo, ballan ka sameyso dhakhtarkaaga!
@drurur candhuufta si kale i dhadhamysa
Sidee laguula soo xidhiidh karaa suaal ban ku waydiin lahaye
Tiktok - drurur
Waxan ahay qof thyroid ka laga saaray mrk majira meel aan kaagala xiriiro si aad talo isiiso mahadsanid
Tiktok- Dr Urur
😂😂😂😂 Hunguriga agtiisa inuu qanjidh ku yaalo maba ogayn
Dhowr qanjidh baa ku yaalla
Mahadsanid dr