FANAANKA CAAQIL YARE OO SIYAABLEH HARGEYSA LOOGU SOO DHAWEEYAY IYO FANAANIINTA OO AAN UKALA HADHIN

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 456

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 5 років тому +62

    Qofkii somaliland jecel anaguna waanu jecelnhy welcome home back huno caqil ya😍

  • @muusecabdi5234
    @muusecabdi5234 5 років тому +37

    Anigoo ah wiil reer xamar ah hadana waan jeclahay walahey somaliland guleesta dadkeygow

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 років тому +2

      DAHIR annagu waan jecelahay magaalada aan ku dhashay Xamar

    • @basraqaali7281
      @basraqaali7281 5 років тому

      Malaha reer xmarku maaha somali wr dadka hayska saarin anigo reer xmara kulhaa

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 5 років тому

      @@basraqaali7281 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂usheeg macaaney

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 5 років тому +11

    Soodhowaynta wacani waa gobanimada somaliland dheertahay somalida kale viva my generous people ❤💬💚💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @muhiyodiinnasir1128
    @muhiyodiinnasir1128 5 років тому +43

    Masha allah aad ban ugu faraxznahy in sidaa Qruxda badan loo soo dhaweeyo caaqil yare waayo abaal aan la gudi karin ayuu shacab iyo ummda somaliland ba ku leeyahy

  • @qofkujeceladoojecel5373
    @qofkujeceladoojecel5373 5 років тому +61

    Ragan duriyada cidii abaal ku leh si macaanbay ugudaan walahi amaanbay kula dul dhaceen inankii

  • @muktarinoali8385
    @muktarinoali8385 5 років тому +95

    Miskinki kowaaad eee like idinka codsada TOl iyo qaraaabo hadad tihin like igu zharfa🙏 abooorka iga celin mysane👏

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 5 років тому +4

    Taayar ee ilka cas inta ila dareenty in ay reer Burco thy like igu qabta

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 5 років тому +17

    Caaqil yare ku so dhowow hoygii fanka iyo hooyadii Abwaanka
    Caasimada Hargaysa

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 5 років тому +6

    Wawa nasap kamailah ayaa tihiin Reeer Hargeysa 🙏🙏🙏🙏🙏

  • @naasirmuniir6103
    @naasirmuniir6103 5 років тому +26

    Legend waan hubaa inuu showgaagu Noqonayo kan ugu wacan🙌

  • @queenbilanqueenbilan8861
    @queenbilanqueenbilan8861 5 років тому +16

    Wlhi HadaN nahey rer somaliland gab ayan nahey dadkana soo dhaweeyaH💚💬❤

    • @qaaliaragsan2531
      @qaaliaragsan2531 5 років тому

      Haaa Allh idin xafido❤❤❤❤💚💚💚💋💋

    • @xasna3439
      @xasna3439 5 років тому

      dad gunimo ka carara natigaba vob bn nahay

    • @qaaliaragsan2531
      @qaaliaragsan2531 5 років тому

      @@xasna3439 somaliland waa gob ❤❤❤💚💚💚❤❤👈 ilove somaliland

    • @suweydaquruuxqarankasomali8200
      @suweydaquruuxqarankasomali8200 5 років тому

      Saxiix gob batihiin lkn inad is amantan leydiin amano sow kma ficno wll😁

    • @qaaliaragsan2531
      @qaaliaragsan2531 5 років тому

      @@suweydaquruuxqarankasomali8200 wan kadhannahy Amaan

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 5 років тому +3

    hargeysa waa hoyga fanaaniinta
    soomaaaliyeed👈ciid makala laha.
    waa free from burco.❣❣

  • @AhmedAli-yh5kl
    @AhmedAli-yh5kl 5 років тому +21

    Umada reer somaliland maaha sida kuwa nairobi ee habka qabiilaysan wax usoo dhaweeya lkn dad ayaa sugayay inay Foolxumo ka soo raacdo caaqil yare Somaliland lkn dadkaas film koodii waala sii hayay oo hoyga fanku maaha sida nairobi ee waa dad qalbi nadiifa qofkii abaal gashadana abaal kaas way u Hayaan guul guul Somaliland iyo dadkeedaba

    • @kaahanuura512
      @kaahanuura512 5 років тому +3

      Ahmed Ali Nasapnimadaa sidaaas ah

    • @yasmiinabdi4364
      @yasmiinabdi4364 5 років тому +1

      somalilan show fanan lagabajiyio iyada lagabartay nairobina ugahoraysay

    • @AhmedAli-yh5kl
      @AhmedAli-yh5kl 5 років тому

      @@yasmiinabdi4364 Ma sidaas baa quruxeey adigu maxaad ka aamin San tahay

    • @AhmedAli-yh5kl
      @AhmedAli-yh5kl 5 років тому +1

      @@kaahanuura512 allayacisak xaqiiq weeye

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 5 років тому +23

    Caaqil Yare welcome to Hargeisa hoygii fanka gacmo furan kusoo dhawaw bro

  • @sharmarkebarre7505
    @sharmarkebarre7505 5 років тому +10

    Welcome hoygi fanka hargaysa iyo somaliland

  • @ektazulthan3482
    @ektazulthan3482 5 років тому +14

    Caaqil yare ku soo dhawaw hoyga fanka hargeisa hadhwanag 😍😍😍

  • @galayrhalac6374
    @galayrhalac6374 5 років тому +6

    Isaaqu nin aan u heesin fanan uma yaqaanan waa niman imtixaan ah mar aan haayad hargeisa ugu shaqayn jiray ayaan bartay

    • @munajama2447
      @munajama2447 5 років тому +4

      🤣waa runtaa wll wixii najecel ee horumarkayga ogol anaguna raali baan ka noqoneynaa

    • @galayrhalac6374
      @galayrhalac6374 5 років тому +2

      Hargeisa waa xarunta fanka umadda soomaliyeed oo dhan waa in ay qof kasta oo afsomali ku heesa soo dhawaysaa muuna

    • @abdirisaqboqore3368
      @abdirisaqboqore3368 5 років тому +2

      Kkkkk Waa runtaa SXB 18 MAY GA nin Aan u heesin Fanaaniinta noogu ma jiro

    • @galayrhalac6374
      @galayrhalac6374 5 років тому +1

      @@abdirisaqboqore3368 waar sxb dee cigaal iyo samatar na casuuma

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 років тому +2

      @@galayrhalac6374 Galayr inte aad Hargeisa ka shaqaynaysay kuugu filan inaad qiyaasto dadnimada dadka, maaha inaad hees qudha ku soo koobto, mar haddaad lasoo dhaqantay sxb

  • @rumansalah7124
    @rumansalah7124 5 років тому +1

    Woow manshallah caqil am very happy to see that you deserve it insas laguso dhaweyo am your fans since song of Romaan 🙏❣️

  • @aarkamanta2561
    @aarkamanta2561 5 років тому +22

    Wllahi waan jadhidhocday markuu wllkay heesay

  • @ayuopupdyweli1122
    @ayuopupdyweli1122 5 років тому +12

    Waar liketa iguboba dadki hargeysa lahaaaban ahaye😜

  • @nimcohanisead5445
    @nimcohanisead5445 5 років тому +22

    Wataa gobtu hooy ku daysho fcn indha xunay from somaliland

  • @maariyaismaildhashisomalil5417
    @maariyaismaildhashisomalil5417 5 років тому +18

    Waaa fariin cad cidii na jecel uun baan jeclahahy denbi miyaa taasi dadka leh cawale lagu xumaynyaa ader cawale malaa maydin arag sida looso dhoweyey

  • @rabaysanismaaciil5831
    @rabaysanismaaciil5831 4 роки тому

    Caaqil yare ninka kaliyee een heezihiisa iigu baxdo😘😘😘

  • @rooxanta4237
    @rooxanta4237 5 років тому +5

    Mansha Allah ku soo dhawoow dhulkaaga hooyo caaqil yare👏👏

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 років тому +2

    Caaqil yare soo dhawaw huuno qaali🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗🤗.waar ninkii Qamar ahaa sawkan quruxaystay maaha walee aragsan way ka soo dhalaashay.naa caasha kooseey Ahmed arshe xuusna kalyo u kari

    • @somalilandpresstv
      @somalilandpresstv 5 років тому

      Zaxarla Ceebla haa wlee rag dumarba is dhaafshay waa dhab

  • @najaxcumar2695
    @najaxcumar2695 5 років тому +22

    Wooooow rer hargesa gobonimada waan ku ogay 💚💬❤🙏

  • @kaamilsaleban9078
    @kaamilsaleban9078 5 років тому +12

    Mnshala allaah fanaan qaliya welcometu hargaysa somaliland

  • @farhiyadiamond4821
    @farhiyadiamond4821 5 років тому +2

    Caaqil yare ku soo dhawoow hargaysa cadey dad ku jecel😍😍

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 5 років тому

    Wwwww Mansha allah tabarka allah Fanan qaliya Caqiil yare waa fanan Akhlaq leh fanan aan tagero buxa uu haye waa fanan Hesihiis aan Jecelahey Caqiil ku soo dhawowo Hoyga fanka iyo Fananinta Hargeisa Cad💕💕💕💓💓ey Welcom Bro 👏👏👏🖐Me From Somaliland Gar ahan Hargeisa Hadhawanag❤🗯💚🖑

  • @poqoradareersheekhisaxaaq8601
    @poqoradareersheekhisaxaaq8601 5 років тому +3

    Cawaale adan iyo caaqil yare labaduba kuso dhwawada hargaisa labada showba wa laydin kala kicinayaa welcom to duriyada ❤

  • @zuzanlove2435
    @zuzanlove2435 5 років тому +14

    Wlee caqil yare dad ku jecel bad utimid sidii fadxiya fiska oo kale ayu ku buxsamayaa haka war warin dadba xodhee 25kadhigee adu 50kuntan ka dhigo

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 5 років тому +1

    Wow dadka ninkii waxa kashad waa sidaa masha allah guul somaliland and fananita dhamaanti👍👍👍💓💓💓💓💓💋💋💋🎁🎁🎁

  • @hibakduniyo2773
    @hibakduniyo2773 5 років тому +7

    Gobonimo somaliland u daa❤

  • @nuurtohassan8524
    @nuurtohassan8524 5 років тому +10

    Caaqil yare wuu u qalmaa sidaa iyo si ka weynba in loo soo dhoweeyo
    Quruxdaas bay leedahay soomaali oo is jecel oo sidaa isu soo dhoweynaysa fanka qabyaalada ka dhaafa soomaaliyeey
    Gobanimo somaliland

  • @deeqaidle6938
    @deeqaidle6938 5 років тому +3

    Mnsha allh caaqil yare fanaan lajecelyhy reer hargeisa gob gob dhashey

  • @nasralaki2778
    @nasralaki2778 5 років тому +3

    abdikariim cali shaah ayan arkayaa oo aan u xiisay aragiisa

  • @munaomar5708
    @munaomar5708 5 років тому

    Abaal la gudo Soomaliland ba leh kuso dhawow dalkagi iyo dadkagiba Dadkaygu waa gob gobi dhashay I miss magaladaydi🥰🥰🥰🥰💋💋💋💝💝💝

  • @aymanhadsan9751
    @aymanhadsan9751 5 років тому +9

    Dadkaaan comantiga ka qaladayaaa cawa le iyo caaqil midne somaliland uma dhalan
    Kasna Waa la soo dhaweeyy Kane Waa la soo dhaweeyay
    Maxaa kalooonla qaylinaysaan midkasta shacbiyadiisa ku xirantahy🔥🔥

    • @hamdahabib3126
      @hamdahabib3126 5 років тому +1

      @@bakaalabdi2136
      Haa wllo

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 5 років тому

      @@bakaalabdi2136 may waa qaarad

    • @temitina2804
      @temitina2804 5 років тому

      Caaqil yare Ma ogaadeen ba?

    • @itz_Marwa456
      @itz_Marwa456 5 років тому

      @@bakaalabdi2136 may ada dunida kahurda wa qaarad so jireena

    • @mawada_hindamuse8074
      @mawada_hindamuse8074 5 років тому

      @@temitina2804 magacag iyo akhlaq daada maislaha

  • @rahim_tube6222
    @rahim_tube6222 5 років тому +12

    Intaaan oo qof caawaale ku adkeeya miyee iskugu soo baxeen xitaa kii la ahaa hargsa uma dhalan 😂😂😂

  • @uzoabdirahman2633
    @uzoabdirahman2633 5 років тому +23

    Dad ka dhadhamada usoo dontay
    Cawaale adan waa lagu dhaga hadlay wllhi😂😂😂😂

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 5 років тому

    Hadaanu reer somaliland nahay qofkastoo niyad fiican oo jecel horumarkayga waanu soo dhawaynaa thanks reer hargeisa sida gobanimada usoo dhaweeyeen alfanaan caaqil yare

  • @nasiiimaqueen452
    @nasiiimaqueen452 5 років тому +5

    Somaaalilnd gopnimada waaaa luga yaqana 💋

  • @shagaxleabdi591
    @shagaxleabdi591 5 років тому

    caaqil yare reer hargeisa iyo reer somaliland waxa ay kusoo dhawaynayaan waa shaqsiyadiisa somaliland qofkasta oo eray u yidhi u heesay u gabyay ama wanaageeda qirsan abaal baanu u haynaa runtii waayo wax dad iyo dawladaha aduunka oo dhami nala arki wayeen ayuu nala arkay soo dhawaw caaqil yare waxd utimid gob abaalka celisa, abwaanada badan ee reer somaliland waxanu uga fadhinaa heeso badan oo xigmadaysan in ay ku hibeeyaan guul iyo gobonimo brother kusoo dhawaw

  • @nanitaguure9379
    @nanitaguure9379 5 років тому +4

    Caaqil Roople magaladadi baad Timi Sidad doonto ugu galgalo Ninpa intu gala lo guda Bro❤❤❤❤

  • @mahaddawiiltube8032
    @mahaddawiiltube8032 5 років тому +17

    Cawaale ayaa lagu Bahdilay Caaqil Yare Showgana Sugnaa

  • @hanielmi5717
    @hanielmi5717 5 років тому +6

    Waaxbaa ka dhacay guul iyo gobanimo

  • @dheman1418
    @dheman1418 5 років тому

    Waaaaw waaaw waaaw waar anaa kamaqnaa wlhi from dubai kusuganahay lakiin qalbigaan kasoo dhaweeyay wana kufarxay sida loosoodhaweeyey axyaa duriyadayda noolaada fanaankana halaga giijiyo aaqil yare 🇭🇺🇭🇺👄👄❤❤❤💖💘💋💕💔💓

  • @hamze5225
    @hamze5225 5 років тому +8

    *Dee Dalkaygii iyo Dadkaygiyow imaka inaynu Balbaarka iyo Faladagan soo dhaweyno ayuunba iino hadhey Frome Oslo Norwey*

    • @Osobalii
      @Osobalii 5 років тому +1

      Hamse Qasbaaye haa wlhi 😂😂😂👌

    • @abdikanijama6445
      @abdikanijama6445 5 років тому

      Hhhhhhh garacii garacyada

    • @mohnazirm
      @mohnazirm 5 років тому

      Hhhh kolay haaa

    • @quman1439
      @quman1439 5 років тому

      War dadka in caqligu shaqeeya fiican caaqil yare iyo faladagan iyo balbalarka miyaad is ag dhigaysaan Oslo Norway kute mada leh norske lehe war caadi halayska dhigo 😡😡😡 bilaa xikmad

    • @mohamedabdullahi5309
      @mohamedabdullahi5309 5 років тому

      @@quman1439 waa kaftane wiilka afka ha goosan huuno rer somalind hdii ay wax walba ay so dhaweyn war bal ana iso dhaweya kkk

  • @muratbozz8925
    @muratbozz8925 5 років тому +5

    Mncha Allah
    Marka hore aad bn ku salaamaya wlshy #Faadumo Rayaan
    Marka xigta wxn salaamaya Gacanta Quruxda badan ee Camera da duubaysa. ...Then
    #Welcome wllky marna fanaankena ah #Caaqil yare
    Qalbi furan /Gacmo furan Ku soo dhawaw wll. .Hay's martiyeen Dalku waa Dalkaagii
    Dadku waa dadkaagii
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
    🌹💧🌴🌹🌳🌎🌻🌲🌺🍃☁🌱🍁🌹🍀🌹

  • @hanadyare8255
    @hanadyare8255 5 років тому

    Masha allaah ha la soo dhaweeyo fanaanka wadanigaa

  • @nasraxilwaanimahamed3151
    @nasraxilwaanimahamed3151 5 років тому

    Masha Allah shucurtyda lama so kobi karo Aqil waa fanaan aad u qilia rer hergeaisa hlo kaco

  • @nabilhoussein5083
    @nabilhoussein5083 5 років тому +10

    Kkk dhadhamo uso doonta kulaha ma kan baa show free aah ku qaban doona hargaysa War fanaaninta laysku dhufanayo hala joojiyo wale heer kuma gadhaysan
    Welcom welcome caaqil yare

  • @idhodeka2617
    @idhodeka2617 5 років тому

    Mnshallah huno caaqil yare kusoo dhawoow haygii fanka

  • @inahmalqapen4393
    @inahmalqapen4393 5 років тому +2

    CaaqiL Yare kuzo Dhawow HoYgi FaNka HarGeiza cadaY❤

  • @motv4118
    @motv4118 5 років тому +7

    Inta fahantay in cawaale yare lagu bahdilayo so dhawaynta caaqil yare farta taaga kkkk

  • @jamalbanks1751
    @jamalbanks1751 5 років тому

    Thenks fananiinta reer hargeysa

  • @wardahibo175
    @wardahibo175 5 років тому +1

    Caaqil yare fanaan aan tageero welcome hargeisa

  • @hibakmohmoud3513
    @hibakmohmoud3513 5 років тому +7

    wle isaaqland cid naga naspsani inanay jirin wy idin muqata😍

    • @xabonmimi494
      @xabonmimi494 5 років тому

      Urto laangaaba dadka is bar kkkkkk ku cel celi isaaq daarood dabadii soo baxay akhas laangaab laangaab dhalay

    • @hibakmohmoud3513
      @hibakmohmoud3513 5 років тому

      Xabon Mimi qadadwyn kab iyo xarked walaysla tura hore lo idhi qadadwyntad ahyden wse kabtnu suliga lagalno idinkma naqano🖕

    • @xabonmimi494
      @xabonmimi494 5 років тому

      @@hibakmohmoud3513 doqon baad tahay laangaabo miskiina caydaad ku tamarisaan kab iyo xaarka idinka ah oo ku dawarsada aqoonsi laangaabadeey ha hadlin mijo yar

    • @hibakmohmoud3513
      @hibakmohmoud3513 5 років тому

      Xabon Mimi mrka aad iskaso medhan cuqdada idinka dhasan taydh iyo jafel ka caba waydinka inta naskukya dhadhjiya idinma rapno de wlalhena dariska nahy wta idinka dhagty🖕😡

    • @xabonmimi494
      @xabonmimi494 5 років тому

      @@hibakmohmoud3513 kkkkk doqon aan is ogaygayn ayaad tahaye uqdad idinkay idin dishootay oo ku waashay xasuuqaad iloobi laadihiin waanala xasuuqay sanad walba marbaad baroorataan xasuus kkkkkkkkkk laangaab

  • @rahmaapdirahman5566
    @rahmaapdirahman5566 5 років тому +3

    Masha allah wlhy jeclhy caaqil yare bagaad sida quruxda badan ugusoo dhawaysen

  • @mahadofficial2439
    @mahadofficial2439 5 років тому +5

    Really caqil yare intan sow ma dhaweysen lkn awale Adan ku xumes be ka thy so dhaweyntan😂loll

  • @dheemandhalad442
    @dheemandhalad442 5 років тому

    Wooooow sharaf bay ii tahay inaan arko abwaan xaaji maanta ❤️❤️❤️

  • @sameraahmad7480
    @sameraahmad7480 5 років тому

    masha allah aad baan ugu farxay soo dhowaytan quruxda badan 🥀🥀🥀👏👏👏👏🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @daudhaji6747
    @daudhaji6747 5 років тому +1

    Ku daamashaad dalkaaga hoyo
    Fanaan da yar 🎊🎊welcome to every place bro caqil yare 🎊🎊🎊
    Inta danbe kal & laab soo kaca :
    🎈🎈Like inta danbeysa

  • @safiaabdiahmed4405
    @safiaabdiahmed4405 5 років тому

    wuu uqalmaaa fanaan Caaqil yare.
    😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @sumayasubeeda7261
    @sumayasubeeda7261 5 років тому +6

    duriyadu mataqaano xumaanta kuwii nayroobiyoow wax naga barta qabiilbad ku xidhateen Nairobiye

  • @boqoradasomaliyed9168
    @boqoradasomaliyed9168 5 років тому +3

    Www cali zaki love ana kuahaya www sodhawa caqli yare www all faninta qamar

  • @rethwankareh7148
    @rethwankareh7148 5 років тому +1

    Waaw reer hargaysa gobanimada wan ku ogahay wllhi wellcome to opend hand hargaysa soomaliland allfanan caqil yare

  • @hamdaqueen5263
    @hamdaqueen5263 5 років тому +1

    Caqil yare axyaa fanana welcom

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 5 років тому +13

    Hargeisa waa hoyga fanka lkn yaan laysku dhufan fanaaniinta soomaaliyeed mid somaliland jecel iyo mid neceba waa goponimo in iskusi loosoo dhaweeyo

    • @duaalesomalilander5452
      @duaalesomalilander5452 5 років тому

      Nacas ka aan jeclayn Somaliland waayo aad uleedahay so dhaweeya

    • @husseinalihassan5121
      @husseinalihassan5121 5 років тому

      @@duaalesomalilander5452 wll somaliland nin jecelna ma aqoonsankaro
      Nin necebna aqoonsi kalama noqon karo
      Markaa fanka soomaaliyeed waa mid yaan qaran lagu sifayn

  • @ccwaasacmaxamed5168
    @ccwaasacmaxamed5168 5 років тому +2

    awaleh wad isbahdishay idoorland wadku khaldantay inaad utimad anakuna waxan sugna waa reer hargaisa in djibouti

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 5 років тому

      ccwaasac, dee Cawaale waa lasoo dhaweeyey, xaq baan isku lahayn, waxna namuu gashan, maxaad uga maseyreysaa, Djibouti cid naga celin kartaa ma jirto, waa dhulkayagii, Viva Madaxweynaha Djibouti ee mustaqbalka Marwo Khadra Xeyd ( dhiiiggu ha kugu kaco)

  • @foziajan1449
    @foziajan1449 5 років тому +5

    Best wa awaleh mursal passaporka soo yelin you no come is courty naag 4 nin u sheeg af uure

  • @asmaayaanle5337
    @asmaayaanle5337 5 років тому +6

    welcome fanaan qaliya

  • @abootacommunitychannel9085
    @abootacommunitychannel9085 5 років тому +2

    Ninka ugu dheer fanaaniinta 🏸🤣🤣🤣🤣🤣

  • @dhaladsomalilandcabdalasac4207
    @dhaladsomalilandcabdalasac4207 5 років тому +7

    Ciro waan taageerijiray intii uuna sheekdii Asma coday uuna matalin

  • @sagaalsaeedsamtar7474
    @sagaalsaeedsamtar7474 5 років тому +3

    Xidigaha qashinka fanka ciyartaa kaa dayaa oo joojiya fananiinta laa isku dirayo wasaaq yarahaay riifyanimada kuu cano malaaa

    • @qacqacosman5716
      @qacqacosman5716 5 років тому +1

      Ader Xidigaha xagxagashada ka daa
      Hargeisa waa halkii fanka laga bilaamay cidna uma tilmaami karto waxay samaynayaan

    • @faraxmahamed5772
      @faraxmahamed5772 5 років тому

      Wayo xidigu fanan kasta wayso dhaweyan maxay sameyan

  • @youngqoofal8475
    @youngqoofal8475 5 років тому

    Caqil yar wxn ku LenaY welcome to hargaysa

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 5 років тому

    WALLAAHI WALIGEY MA MAQAL CAAQIL YARE SITIMANKAN KAHOR...

  • @mohabshir9864
    @mohabshir9864 5 років тому +5

    InTaasi waa inTa aan somali dheerneY nunTii

  • @iqbalabdi
    @iqbalabdi 5 років тому +6

    Aniga halayga daba geeyo caawil yare abaalkan uu Somaliland u galy

    • @aishaabdullahi5258
      @aishaabdullahi5258 5 років тому +1

      Meel walba oo 18may lagu xusayo kamuu maqnaan waliba heeso ayuu usoo qaadi jiray sidaa wye soo maadan gaaran😊😊😊😊

    • @aishaabdullahi5258
      @aishaabdullahi5258 5 років тому

      Waligiina Wax kamuu sheegin Somaliland

    • @faysayusuf3427
      @faysayusuf3427 5 років тому

      👏👏👏guul maamulka somaliland
      from burco,

  • @najma8198
    @najma8198 5 років тому +1

    Mashaallah caqli yare faaniinta culus qamaar ciiro mursal cabdi hani wwww

  • @bilanbarwaqo7957
    @bilanbarwaqo7957 5 років тому +8

    🤣😂😂🤣🤣 hada fanan tahay aad rabtid ina Hargeisa laguguso dhaweyo let me give you advice xalfaad aay leyihin taag usona hes 🤣🤣😂😂🤣 xaga amanta 🤣😂😂🤟🏻. I have alot of somalilanders friends i swear waa daad fiican qalbi furan Mashallah but kaftan yar xaga amanta roob ugu dhiig hada daan kaledahay somaliland flag left and right iskugu duub 👌 mashallah guul iyo gobonimi somaliland ❤️❤️😍 allow nabada u soyadi Somaliland 😍😍

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 5 років тому

      😂😂😂😂Allah na cafi abayo waa nagu hurguftay see camalw

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 5 років тому

      Waa dad donaya amaan idoor ictiiraf majiro

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 років тому

      bp;an dee angu amaan been ma rabno iyo is tuus tuus waa in niyada ka timaada ood athey faana jacel somalialdn ama somali oo dhan qalbigaa isma qariyo

    • @sleepingbeauty.8359
      @sleepingbeauty.8359 5 років тому +2

      @@qisasduniya1053 maseerka jooji bila akhalaq

    • @ilkacase8282
      @ilkacase8282 5 років тому

      Hhhh kaftan bila xajiina nin rageed, lakin amaan keliya maahe ragga uurkooda waa lakala yaqaana isma qariyaan daacadi ma hungowdo, ufiirso madaw baa saaran xaasidiinto dhan

  • @hamdasagal6593
    @hamdasagal6593 5 років тому +2

    Wakhtigiii la shegaa lagu jiraaa walhy calmadaha qimaa wax ka mida ah ina la qiimeeyo fanaaninta munaasibadu kuwanookale ahana lo dhego wanba argtaan ilhow khaatumada khyr noogu khatina inta ila argtey aduunyo gebo gebo ah inaynu jogono like ta hayla dhaafina plz my pp

  • @munakey2756
    @munakey2756 5 років тому +6

    Intaas cawale ha lagu jawiyo miyaaa war cunugan yar cawale ma gaaro vivi cawale

    • @abilahimohamed161
      @abilahimohamed161 5 років тому

      Cawale anaka ka xigna oo ka dhow dadka reer djibouti iyo dadka reer somaliland ma taqana waxay isku yihin

  • @hanady.bossoficial726
    @hanady.bossoficial726 5 років тому

    hhhhhh man sha allaah welcome hargesa in the capital city of somaaliland

  • @mohamedbluetooth2943
    @mohamedbluetooth2943 5 років тому +12

    Daaha gaas waa bilaa akhlaaq 16:00 axmed aarshe wuu ka hadli kari waayey

    • @boqortooyadashacraawi5528
      @boqortooyadashacraawi5528 5 років тому

      Waa badaw wllhi kaasi.
      Boqortooyo

    • @kaafiyare1820
      @kaafiyare1820 5 років тому

      Haa wlhi sxb waa ila aragtay wlhi aniga kaligeey baa is mooday siduu u egay ma aragtay

  • @lajan1169
    @lajan1169 5 років тому

    Xasan Top muxuu lahaa caaqil yare wuxu imanayaa muqdisho 😁😁😅😅

  • @munahassan7406
    @munahassan7406 5 років тому +1

    Waxa layiri galka dil gartisana sii caqil yare walahi siwayn baa lagugu sodhaweyay hoygi fanka

  • @guledtaajir330
    @guledtaajir330 5 років тому +1

    Zamzam sharaf si dhaban u jeclhy I love u Zmzm shrf sidiban wali kaga dhursugaya

  • @zayaamad3080
    @zayaamad3080 5 років тому

    Who is caaqil yare waligayba ma maqal

  • @princesssawsan2048
    @princesssawsan2048 5 років тому +5

    Ciyalkii tuloyinka wayeii kuwan war magalada ciyarta noga daya fananintu namakala xigan cawale iyo caqilyare wayno simanyiin ee kabadbadinta nagadayaa ciyalka hrgysa xajiyada kuso galow

  • @shakircadehdualle1708
    @shakircadehdualle1708 5 років тому +5

    So dhowow somlilnd

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 5 років тому +3

    Ciyaal iga dhe😁😁wa iska sheeko caruur fanan ba la so dhawayey hees kaliyi aha u qado xata lama yaqaa.

  • @quuenxilajano3219
    @quuenxilajano3219 5 років тому +1

    Wajiya Wada nuraya wada fara xsan mashallah

  • @nemodiamond6401
    @nemodiamond6401 5 років тому +6

    Abti wanaka de cawalena 4qof so dhaweeyey caaqilyarena somalilandba way ukacday

    • @habonhabiin6070
      @habonhabiin6070 5 років тому

      Nimao Diamond cawale u bahan inuu yimad hrgys ka badn Djibouti waxn ku amrtey khdr maxmud xayd hdii

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 5 років тому +1

      @@habonhabiin6070 si aan ku fahmo hadalka iga adke

    • @abdilaahijamac1771
      @abdilaahijamac1771 5 років тому

      @@nemodiamond6401 KKK u sheeg hadalka iga adke dheh

    • @asmaladan4535
      @asmaladan4535 5 років тому

      Labadooda ba si fcn ba lo so dhaweeyay layskamana indha tiri karo

    • @nemodiamond6401
      @nemodiamond6401 5 років тому

      @@abdilaahijamac1771 hhhh wan fahmi wayey wlhi sorry

  • @abdiqanifuaad824
    @abdiqanifuaad824 5 років тому +3

    Monzha allaH caaqil Yare wellcome to Hargayza

  • @salehomar5170
    @salehomar5170 5 років тому

    Caaqil yare Ma fananba ?

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 5 років тому

    Okay 😭👋😘😭😭🇮🇹👌👌😰 🇸🇴 keep going caqli yeeara

  • @calicabdifarax9059
    @calicabdifarax9059 5 років тому +4

    Cawaale adan la xintama 😂😂

  • @abdifatahalimawel2003
    @abdifatahalimawel2003 5 років тому

    Macha allh inta in kabadan ayaan soo dhawayn lahaa ..

  • @drhassanabdilaahi4631
    @drhassanabdilaahi4631 5 років тому +13

    Waaa ayaandarro in maalin kasta la soo dhaweeyo qof macaasi ku caan baxay heeso ayuuu ku caan baxay
    Alle ha laga cabsad🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😡😡😡