Mowduucan waa kii ugu qiimaha badnaa ee aad sameyseen maalmihii la soo dhaafey aan aragno waliba waa mawduuc waaqici Alle ha idinka abaal mariyo can't wait...
Dhimirka dadka ka xanuunsan aad Bay u badan yihiin . Somaliduna qofka maanka ka xanuunsan wey dhibaan, caayan, shiidan , fogeeyan . In laga wacyi galiyo arinka waa talo Drs Dr sirka emotion ka kolba muqaalka aad soo gudbinayso isku eekaysii. Qosalka faraha badan ka daaa Markad mawduuc dad dhiban ka hadlayso. Mahadsanidin waa talo wlkn
Wlhi waxn xasustay bari an xanunsaday o digo damer laygu shiday o buste laygu daday afar qofna korka iga fulen si ana waxa uga bixin wan dhiman gaaray wlhi
Psychology education ayan ubahanahy somali hadan nahay qof traumatised ah aya laxirxiraya la garacaya oo ladhaha wuu walanyahy teda kale somalida xanunka dhimirka taboo ayu kayahay kulaha qof Muslim depression iyo anxiety kumadhaco somalida oo dhan ayan inner healing ubahaan please don't make this topic one video thanks to our doctors much love
SANBOORKA Waxaan idinka codsanayaa in aad ka soo hadashaan ama xitaa aad si shaqsi ah iigu soo jawaabtaan. Xanuunka sanboorka maxaa keena, maxaa kiciya, qaabkee loo daweeyaa, ma cudur caan ah oo dunida ka jiraa maxaa Afka English ka lagu yiraa. Xog ku saabsan ayaan rabay fadlan
Mowduucan waa kii ugu qiimaha badnaa ee aad sameyseen maalmihii la soo dhaafey aan aragno waliba waa mawduuc waaqici
Alle ha idinka abaal mariyo can't wait...
Mahadsanid Dire.
Dhimirka dadka ka xanuunsan aad Bay u badan yihiin . Somaliduna qofka maanka ka xanuunsan wey dhibaan, caayan, shiidan , fogeeyan . In laga wacyi galiyo arinka waa talo Drs
Dr sirka emotion ka kolba muqaalka aad soo gudbinayso isku eekaysii. Qosalka faraha badan ka daaa Markad mawduuc dad dhiban ka hadlayso. Mahadsanidin waa talo wlkn
تبارك الرحمن اللهم بارك كثر الله أمثالكم
Mahadbadan! ❤
Adigaa mudan Farax
mowduucyo aad u muhiima bad so gudbisn wlo aad bad u mahadsantihin
Doorkan adnan ba loo daba fadhisanya mawducan 😂❤
Dr sirka wuu daaley 😂😂😂
Waa sidaa Dr Adnan ayaan kaga fadhinaa markaan 😂
Mashaalh la so dhakhsada mawduuc muhiima weeye
Insha Allah waa inoo Jimcaha 2pm.
Masha.allah tabarakallah👍👌
Mahadsanid Maraameydow
Can't wait❤😊
Thanks Ilwaad.
MASHA ALLH WAN SOO DHAWEYNAAYA
Markaan doctor cadnaan baan ooga fadhinaaa mowducaaan qayimka ah lana so dhaqsado teachers ❤❤
Maalinka Jimcaha ah lasoco insha Allah saacadu markey tahay 2pm.
Waa mawduux cajib can't wait really 😊
Maalinka Jimcaha 2pm insha Allah
Masha alalh fav 😍 ❤
Thanks
Drs muqal noga so sameya internship preparation program adinko mhdsn🙌🏻
Insha Allah Abdalla. Waan ku darsanaynaa qorshaha walaal
M.a guleysto dhaqatirtena❤ I can't wait this topic 🔥
Insha Allah Jimco walba saacadu markey tahay 2pm
Masha Allah tabaraka Allah alle haydin sharfo🎉
Aaamiin, Mahadsanid Kaafiya.
Wlhi aaaad ugu bahanahy mowduucaan❤
Bartaan kadaawi Maalinka Jimcaha ah saacadu markey tahay 2pm insha Allah
Runtii waxaad tabaten point muhiim ah bulshada somaliyed iyo anigaboh شكرا ❤
Topic loo baahnaa😍 Laso dhaqsada please 😊
Sidii caadada noo aheyd insha Allah waa inoo Maalinka Jimcaha ah saacudu markey tahay 2pm.
Soo daaya Dee huunoyaal
Waa inoo Barri iyo salaada jimce ka dib sidii inoo caadada ahayd Nafisa.
M.a waa mowduuc aad uwanaagsan oo aan ku farxo jumca ka jumca
Guuleyso Abdifataax.
Alla maa lasoo dhaqsataan😢
M.a whhh waa mowduuc aad umuhiimsan
Mahadsanid Abdifatah
Wlhi waxn xasustay bari an xanunsaday o digo damer laygu shiday o buste laygu daday afar qofna korka iga fulen si ana waxa uga bixin wan dhiman gaaray wlhi
Wan sugeyna lkn lasodhakhsada hardhaca iyo muqaal ka yey waxadan udhaxeen mahadsanidina 👍
Adigaa mudan Amina filo Jimco walba iyo xalqad cusub insha Allah.
Meeye muqaalka saa meeshaan ugu soo noqnoqaayay waa daalay😢😂
Mahadsanid Saabiriin 😂. Sidii caadada inoo ahayd waa jimcaha iyo salaada ka dib insha Allah tacaala walaal
Insha allah
Noolasoo dhaqsada walaalayaal mawduuc muhiim eh aad iyo aad waaye
Mahadsanid Ruweyda nala soco maalinka Jimcaha ah 2pm.
panic attack wuxuu yahay nooga faaideeya mawduucan haday macquul tahay 🙏
Walaal Muna, daawo mowduucaan maalinta Jimcaha ah saacadu markey tahay 2Pm
❤
Psychology education ayan ubahanahy somali hadan nahay qof traumatised ah aya laxirxiraya la garacaya oo ladhaha wuu walanyahy teda kale somalida xanunka dhimirka taboo ayu kayahay kulaha qof Muslim depression iyo anxiety kumadhaco somalida oo dhan ayan inner healing ubahaan please don't make this topic one video thanks to our doctors much love
Walaal Canab, Wax badan ayaa ka qaldan bulshada badankeed, insha Allah mowduucaan wuu baaxad weynyahay hadii baahidiisa aan dareeno midkale ayaa kasoo sameyndoona insha Allah.
Caylka iyo dadka burburan goormaa lasoogarayaaa l waiting.............😊😅😂
Waa mowduuc muhiim ah qorshaha ayaa kudareynaa insha Allah.
Dr wxa rajeyna ina ka hadashan romatizo wxan dhahno walibo Midka vasculitis ka oo red spots soo saaro and thanks in advance🤍
Walaal waan ku darsan doona qorshaha insha Allah tacaala
M.a
SANBOORKA
Waxaan idinka codsanayaa in aad ka soo hadashaan ama xitaa aad si shaqsi ah iigu soo jawaabtaan. Xanuunka sanboorka maxaa keena, maxaa kiciya, qaabkee loo daweeyaa, ma cudur caan ah oo dunida ka jiraa maxaa Afka English ka lagu yiraa. Xog ku saabsan ayaan rabay fadlan
Horta mxa nogu adkeysaan wxa so dhiga de😂😂😂
Hahahaha Suaad aad ayaan kuu salaamaynaa. Balenteena Caadiga ah waa jimcaha iyo salaada ka dib walaal insha Allah 💪🏽
Asc dr dhamantin inaad fcn ayaa rajaynaya kukay waa mawduuc fcn takae dr waxan nahay arday medicine ah marka talo.arday nimo iyo waxa laygabaahan yahay ayaan donay adadkalana lagayabainaan isku fikirnahaya
Wll waxad ka helikartaa channelka dr
Adnan oo aad uga hadalay mowduucan
Dhaqtaris waad mahadsan tihiin hal codsi adinka oo raali ah dawooyin steroids caafimad darooda iyo wxa loo isticmaaalo hadii sijoogto loowado mxaa ka ratibmaayo ama laga dhaxlayaaa bal mowduucyada dambe inooga darada hadey surta gal thy
Mahadsanid Nuura waa mawduuc aad u muhiim ah walaal waanan ku darsanaynaa qorshaha insha Allah tacaala
Runtii waxaad tabaten point muhiim ah bulshada somaliyed iyo anigaboh شكرا ❤
Instagram AsPodcast