Soomalidu xasid sana waxan arka qaarle way xidhmaysa anaga rejigjiga hadannahay walalahayo somali dhamanood in sii laba jibaran wana nofarxad horumarkoga
Wadan dadkiisu 1 Milan gaadhin dhaqaale aad u badana soo galo hadana dadku 90%faqri yihiin taa macnaheedu inta maamusha ayaa jeebada kushubata wixii soo gala
@@demhalladbaruoras5270 xaqiiqadu mucaaradnimo maaha bro, Jabuuti waligeey ma tagin hal qof oo xattaa qooyskaayga ahina ma daggana siyaasaddeeda makala aqaan dan gaara kama lihi wax aan jacaayl ahaaynna uma qabo, hadana ninkaa figraddiisa waan ku raacsanahay. Waddanku meesha uu ku yaallo dhaqaalaha soo gala dadka waddanka ku nool oo yar iyo nolosha faqriga ah ee aay ku nool yihiin marka intaasba laysku eego waa layaab runtii! Reer Jabuuti maanta waxaay ahaayd in mid kastoo kamid ahi uu nolol dhaqaale ahaan daggan ku noolaado!
Djibouti dhaqaalaha ay dekadaha ka heshaa waa 1.5 billion dadka Djibouti hal million ka yar lacagtooda madax daa jeebka gashta ilahay haka saaro gacantaa
Masha allah ugama xumin dekeda Djibuuti hadaanu nahay shacabka reer somaliland horumarka muuqda ee dekadaha Jibuuti. Cabdi salaanow Dee Berberana noo soo bandhig mise xaalku waa ganacsi. Maareeyaha Dekeda berbera waxan ka codsanayaa in uu dekeda horumarkeeda iyo wax qabadkeeda soo bandhigo isagoo ka soo dayn doona TVga Cabdisalaan hereri oo weliba afka ingiriisaga ha ku baxdo warbixinta dekadu.
Kkkkkk mahadsanid wl lakin waxba kuma qabno umad dalkooda u samreysan nahay mooye wax dheefi shacabku kuma qabno dhaqaalaha Djibouti so gala dadkisu fadhiga ayay lacag ku qaadan lahayeen 100 million ee Ethiopia aya lo shaqeeya Insha allah samir kayaga rabi naguma qadiyo
Monsieur Djama Ibrahim DG de DMP a détaillé de manière pertinente les capacités de réception de marchandises et de manutention dans un délais rapide . Les performances de DMP sous la direction de son dynamique DG à fait la notoriété de DMP comme étant un port multi purpose bien équipé et ultra moderne . Bravo à DMP
Djibouti filimkeedu wuu soo xidhmay .. maanta ayey dalbadeen in Abdulsalam hereri la soo kiraysto si u xayaysiisyo dekadahan laga guuray ... Dekada Geeska Africa waa Berbera . weligiinba
Dekadaha Djabuti ma dhisan mana dhisan karto ee lacagta lagu dhisay waa Deyn dawlado ayaa leh ayadaana la gudaa. somalidu lacagta ayey xisaabin yaqaanin lakin sidee ku timid maya
Ciyaal tuulo ciilan dakada yar ee doonyuhu shalay bilaben in ay kuso xiidhay Mia la garaab rooraysa international terminal contenaire 😂😂😂qalabkan ma gooysan adeer caaga dhiigo
@@KhadarMohamoud-jj5twciilan wadi habaar laso taagan ma iil baad ku qaadi orod bosaso la tartan international standards ba laga hablaya xoolo markasa toolo Nala hoos ordaysa😂
C/salan kani waraysi maaha ee aanu kuu sheekaynee na dhagayso wax suaal ah hana waydiin weeye Meel dectoric xukumo waraysi xor ah lagama damayn karo wax aan caqliga galayn weeye 1m can oo qof iyo dhaqaalaha intaa leg ee uu sheegayo iyo bulshada reer jabuuti suday sabool uyihiin isma laha
Dekeda saylac WA in shirkadaha doonayan in ay maalgashadan la Siyya si ay deked weyn oo casri ah uga dhisan oo la tartanta djabuti iyo Berbera meshana ay uga baxdo deked reer leeyahay
Bal dalka hantidaas leh ee 1million ah ee hadana dadkiisu saboolka yihiin bal maxaa lagu macnaynkaraa? Qofka soomaaliga ah ee madaxda ah waa gun gun dhashay meelkastuu joogo.
Reer Jabuuti Allaha u gargaaro. Abeeso aan waxba dhaafin baa xakunta
Masha Allah
Dhulka Somalia waa dhulka adunka uga fican Somalia iyo jabuuti waa hal dad waa hal dhul i love jabuuti iyo Somaliya
Maashaalaah Djibouti walaaleheen allow xafid
Cabdisalaan hereri weriye qiimo badan , barnamijyadisana aan jecelahay ❤
Masha allah ILLAHAY ha na wada barakeyo dhaman tayo guul Djibouti
Soomalidu xasid sana waxan arka qaarle way xidhmaysa anaga rejigjiga hadannahay walalahayo somali dhamanood in sii laba jibaran wana nofarxad horumarkoga
Wadan dadkiisu 1 Milan gaadhin dhaqaale aad u badana soo galo hadana dadku 90%faqri yihiin taa macnaheedu inta maamusha ayaa jeebada kushubata wixii soo gala
Been maad shegin 😂
Abarso marqanland kaa ahow adou cuqdadi kuqadatay xasidnimo kula gashay
@@demhalladbaruoras5270 dadka ha caayin wa usal is waydin mudane
@@demhalladbaruoras5270 xaqiiqadu mucaaradnimo maaha bro, Jabuuti waligeey ma tagin hal qof oo xattaa qooyskaayga ahina ma daggana siyaasaddeeda makala aqaan dan gaara kama lihi wax aan jacaayl ahaaynna uma qabo, hadana ninkaa figraddiisa waan ku raacsanahay. Waddanku meesha uu ku yaallo dhaqaalaha soo gala dadka waddanka ku nool oo yar iyo nolosha faqriga ah ee aay ku nool yihiin marka intaasba laysku eego waa layaab runtii! Reer Jabuuti maanta waxaay ahaayd in mid kastoo kamid ahi uu nolol dhaqaale ahaan daggan ku noolaado!
Been mad shegiin curadow 😂
Dalkaygii Hooyo Ee Djibouti🇩🇯🇩🇯🇩🇯❤❤❤❤
Djibouti dhaqaalaha ay dekadaha ka heshaa waa 1.5 billion dadka Djibouti hal million ka yar lacagtooda madax daa jeebka gashta ilahay haka saaro gacantaa
Je suis fier être djboutien❤❤❤❤❤
Waa dal qani jabuuti balse dadku waa fakhri waxa lacagtas cune ina geellle & caruurtida
Ciise calmaka u shidan oo muuqaal ah ❤❤❤❤
Ina cumar marku tago
Hongkongda afrika loadin..
Waa barnaamijyada loo baahnaa💯
Everyone we look his skills then when he a perfect is ,he became a leader of his skills.
Doraleh Ports are the number one in the region, you will not find such equipments in the region .
Masha Allah orey u soco Doraleh Ports ( SGTD, DMP)
Allow barakeh dowlada Jabutii ❤❤❤ allow nabada noda amin ya rab 🙏🏾🙏🏾🙏🏾❤️
Waxaaso dekado ah waan ka gaajonaynaa
Digtaarka iska kiciya sidan xaq idinma aha wlhi
Masha allah ugama xumin dekeda Djibuuti hadaanu nahay shacabka reer somaliland horumarka muuqda ee dekadaha Jibuuti. Cabdi salaanow Dee Berberana noo soo bandhig mise xaalku waa ganacsi. Maareeyaha Dekeda berbera waxan ka codsanayaa in uu dekeda horumarkeeda iyo wax qabadkeeda soo bandhigo isagoo ka soo dayn doona TVga Cabdisalaan hereri oo weliba afka ingiriisaga ha ku baxdo warbixinta dekadu.
Nacas Berberi gacan GUUMAYSI ayey ku jirtaa Jabuuti Guumaystaha Berbera haysta wayska soo eriday hawqaadan meel madaxbanaan waa meel la iibsaday wax lagasoo bandhigaana ma jirto hawqaadan meel la dhisay oo hayna ceebayn inagu Majeerteeniya iwm ayeynu ufaanaa soomaalidaas masaakiinta ah waxkale ma hayno.
Kkkkkk mahadsanid wl lakin waxba kuma qabno umad dalkooda u samreysan nahay mooye wax dheefi shacabku kuma qabno dhaqaalaha Djibouti so gala dadkisu fadhiga ayay lacag ku qaadan lahayeen
100 million ee Ethiopia aya lo shaqeeya
Insha allah samir kayaga rabi naguma qadiyo
@Geschiedenismaatje Aamin sxb waa dhab oo dhaqaalagha dekeda iyo dadka dadka waxay u heli lahaayeen bishii 15000 dolar ugu yaraan balse madaxda asomalida iyo dadkeeda cadaalada alle ha garansiiyo
Mashaah Waaa meel guruxbadan
ISKUFILNAASHAHA NIDAAMKA WAAYA ARAGNIMADA ❤AFRIKA ❤DADAAL❤WACAN❤
Madaxweyne Geelle dalkiisa
Wuu ushaqeeyey Iyo dadkiisa
Runtaa Lasheegaa
Waxey idho Arkaan Bay ilko gooyaan Mch allh Ismacil Omar guul guulbaan U Rajeynaa If iyo Aakhiraba
C/salaam hereri shaqo wacan
Monsieur Djama Ibrahim DG de DMP a détaillé de manière pertinente les capacités de réception de marchandises et de manutention dans un délais rapide . Les performances de DMP sous la direction de son dynamique DG à fait la notoriété de DMP comme étant un port multi purpose bien équipé et ultra moderne . Bravo à DMP
Cabdisalaan hereri , goodman
Maansha Allah
Hereri❤❤❤❤❤❤❤❤
Asc hereri maxa xeerka cissa uu imad weyed
Db world iya ku soo diray😅😅😅😅
Muqdisho imaaw❤ wariye sare❤
Muqdisho waa gobol kamida Ethiopia 🇪🇹
@IbrahimMaxamed-t9x garaadkaaga intuu le egyhy uun baa kahadashay
Ilahay haw naxaristo ahmed mahamed mahmud silanyo dekad casriya ayuu noga tagay reer somaliland dhaqaale malintasa u horaysay ❤️🤍💚
Djibouti filimkeedu wuu soo xidhmay .. maanta ayey dalbadeen in Abdulsalam hereri la soo kiraysto si u xayaysiisyo dekadahan laga guuray ... Dekada Geeska Africa waa Berbera . weligiinba
Berbera kulaha adeer Djibouti hal dekeda maha ee waa 7dekad Djibouti 🇩🇯
@ibrahimsagol6129 7 dakadood oo waraabe u taag ah weeyan .... laakin Bebera waa dekada ugu wanagsan dekedaha africa oo dhan .
@@ibrahimsagol6129 somaliland imsa dakadod bay leedahay 19dakadood xiis iyo mayadh iyo barbera saylac bulaxaar kama tirin karo
Idoray aqliga khamri idinkaga daatay
Walahi barbara doomaha kuso xidha
😂😂😂😂
Hereri inyar dad ah ku xiran waxba logama bahna ciise gaari maysaan ee edab yesha
Car warkas oo kle so qor waa ku jooga 😂😂
Berberi wli dekad ba may noqone lkn reero faanow inagakala yareeya bahasha
Abdichakour waa nin hawl kar ah sii fican ayaan garanaya
Djibouti 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯
Marka ila imado 1.Marogo iyo 2.masar Dekada 3.wa Djibouti Africa ❤❤❤
Reer Djibouti af somali xumaa
Dekadaha Djabuti ma dhisan mana dhisan karto ee lacagta lagu dhisay waa Deyn dawlado ayaa leh ayadaana la gudaa. somalidu lacagta ayey xisaabin yaqaanin lakin sidee ku timid maya
Berbera ayaa la degtay dekadaa😅😅😅
ruunti horomaar bay djibouti ka samaysa dhinaca digataha
Runta dekadaha Djibouti waa 7 dekad oo horomaar kaa gadhee 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🫡🫡
Mr hereri wariye sare
dekeda jabuuti waxay shaqaysaa itoobiya iyo jabuuti transshipmentiga uusheegayana waxa sameeya jabal cali dekda dubai
Dekeda Caaalamiga Ah ee Berbera ayaa dhowaan booska ka riixday dekedaha djiobouti
25 sano ayey ku qaadan donta isdi ay uso gaadhi lahayd insha allah waayo hawl fudud maaha dhaqaalo fara badan wu ku baxaya
Ciyaal tuulo ciilan dakada yar ee doonyuhu shalay bilaben in ay kuso xiidhay Mia la garaab rooraysa international terminal contenaire 😂😂😂qalabkan ma gooysan adeer caaga dhiigo
Sawka dadkiiba wadankaka eryey afar iyo xabadhi
Ogow Dekeda berbera marka la casriyeeyo dakadan djbuouti way xidhmaysaa
Maxaad uxidhi labaduba hashaqeyan?
Tagada jabouti waxeey xirmi Kartaa marka tagada hesho abasiiniya koonfuurta ama waqooyiga somaliya eey ka Helaan mid free ah .
Abtio wad riyonesay malaha
(Port standard) balamaroya place two of africa adna somaliland ba shegsa
Djibouti way ka istarjisanta berbera djibouti waxa ku talaa babul mab dab 🇩🇯🇩🇯💪🏾💪🏾
Djibouti waxy Ku Taala Bab almamdam ha is barbardhigin 😂
reer jabuuti labadaa deked ayaa kabadan hadii si cadaalad ah loogu maamulo
Saw nimanka jabouti waxay doonayaan in Ethiopia 120 million ay xuurto ku haystaan taasi laakiin suurto galimayso
Ethiopia iyaduba wee taqana mesha ee alabtedu kuu nabad kaleyso ee waa isdalinesan un 😂
Cadisalam maxaanee
90% de la population sont pauvres l'argent va ou? 🤔
Dadkii jabuuti gaajay u dhamaadeen maxay taraysaaa
Berbera port ayuu tartar xoogle ka dhexeeya chine vs USA
kulama jirto dakada berbera reer ayaa lah kootona ugu xidhanthy halka ta djabouti ay dwlada iyo dadkaba ka dhaxayso
@@codewithcpp-cy1kx daaha reerba leh mxaa dowlad ugenya somaliland waa beelo isku tagay weyn
Hereri soyez le bienvenue a Djibouti !!!
Maxy tahay djabouti 50sano dawlada 7saldhig 7dekadod sheegta inay jiray dadkuna heerka ubhooseya faqriga ku noolyihiin xorriyad kama jirto gacansi xor ah kama qoys aan dhargayn dalka afduubtay wa inay is xoreyaan
Keligi talis dal iyo dadba horumar haka sugin
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Idoor land garsiyaa 😂 ha kanaxan
iidoor land iyagoo aan dunidu aqoonsanayn bay nafta kuu keeneen wllhi waadigaa ku riyoonaya
Waa kuwa commantiga ku rafanayoo 😂😂 dekeda berbera 3 biir ba ka tagan bass 😂
@@KhadarMohamoud-jj5twciilan wadi habaar laso taagan ma iil baad ku qaadi orod bosaso la tartan international standards ba laga hablaya xoolo markasa toolo Nala hoos ordaysa😂
Asc umada somaliyed waxan uu shegaya lacaagta kaliya ee so gasho dikaada hadey umada reer Djibouti oo dhan cadalad ugu qaybinayan qof walba wax uu heli laha balse ismail omar iyo caruurtisa iyo galka madow ee gabadhisa qaba iyo afarta wazir ee tuugta uu sheqeyso iyo caruurtoda ma so dhafto
illahay ismail omar dorashada 2026 naguma so ceeliso qof dadka iyo dalka uu naraxarista illahay hano keeno
Ninku been badanaa. Shaqaalaho waxa laga keenay Gabiley. Waa dal laga danaysanayo. Insh allah, Jabuuti way xoroobi.
Garacad iyo halkan waa kee 😂
Dhaqaalaha jabuuti soo gala iyo sidda waddankiisu yahay isma laha
C/salan kani waraysi maaha ee aanu kuu sheekaynee na dhagayso wax suaal ah hana waydiin weeye
Meel dectoric xukumo waraysi xor ah lagama damayn karo wax aan caqliga galayn weeye
1m can oo qof iyo dhaqaalaha intaa leg ee uu sheegayo iyo bulshada reer jabuuti suday sabool uyihiin isma laha
Waalidi isaaqa ayaad wadaa zxp
Dekeda saylac WA in shirkadaha doonayan in ay maalgashadan la Siyya si ay deked weyn oo casri ah uga dhisan oo la tartanta djabuti iyo Berbera meshana ay uga baxdo deked reer leeyahay
Saylac raag ba Lee orod siso dhuulka ad dagto dadka wax ku dhisaya adeer .
Daawadsii madax isku sheegga somalida haddey damiir leeyihiin.
Waa inan oganaa inagoo
Haysana badaha intaasi
Leeg iyo dhulkaa istaraatiijiga
Ah hadana qabyaalad baa
Ina seejisay inan ka
Ka fa,idaysano ???
!!!Taloow qabyaalada ma Inagaa Ku nool mise iyadaa Inagu Nool !!!
Dawlada Jabuuti ayaa maal galisay Muuqaalkan lacag badan baa ku baxday. U jeedana waa laga leeyahay.
maxaa laga leeyhy mrkaa
In waxaa soosareka Gudaaha in aduunka sidee Dukaan dibaadaha laga soo aadeegtoo dadkuu waay fahaman Somalidi waxakaste ina Gudahaa lug soosareikar
Waa been dad xirfad leh dekada kama shaqeeyan
Dictator ayaa Haysta Jabuuti Ilaahay Shacabka Jabuuti Haka Hor dhaqaajiyo
Lughaya maydh aya la dhisaya dakada barbarna baladin kale lagu samaynaya waa lagu waayi doona dhaqalahga dhulka galin doona 😂😂😂
Ictiraf majiro dee uuucaaa mamul somalia katirsan baa tahee imanso 😂😂😂
Djibouti wa wadan gu yalo bab al mabdii wa istartejii aduunka u bahan Djibouti ee maha sida Somalia 🇸🇴 😂😂😂
DMP djibouti Mamasan Port😂
Dekeda Barbara halkani ka horaysa
Dakeda berbera marka la eego dekadaha Djibouti waa wax yar sida dekada bosaso oo kale 😂😂
Ooy ciilan 😂😂😂
waa wadan QANI ah Balse dadkiisa Uu Faqiir yahay. sababtana waa in dhaqaalaha wadanka oo dhan reer gooni ah looxiray , illahow umadaas Dictator ka Geele ka korqaad,
No 1 port Berber port
Horn of Africa 🌍
Idoor riyo ku nool kkkkkkk
Tuuulo ciil uu dhiinta😂😂😂
Les ennemis du pays, les voleurs en milliers du pays alors que le pays sont tres pauvre.
Hamza djama siigtaa haa raaciin waan kuu salaamaya
Oo idoorkaa siiba sacad muuse hano jabin
Bal dalka hantidaas leh ee 1million ah ee hadana dadkiisu saboolka yihiin bal maxaa lagu macnaynkaraa?
Qofka soomaaliga ah ee madaxda ah waa gun gun dhashay meelkastuu joogo.
Waar naga tag jabuutidaa dhacdaye
The thief of Djibouti
Jabuuti waxay ku kaliftay inay marketing marketing samaystaan oo ay ina hereri lacag kusiyan hhh😂😂😂😂
No safety herrire
Beenawaas weeye kan la waraysanayaa bahasha biyo kudar
Nimba nikii ka fiican yahay ayaan shaqo sinaa: been weeyi. Jaamac, adigu sidee ayaad shaqada ku heshay ?
Hereri waxa u shaqeeya macangàga djabuuti haysta he is sharing propaganda
Ina geela ayaa jeebka ku shubta dhaqaalaha dekedaha dalka
KHANIIS KHANIIS DHALAY OO HABARYOONIS AH KUMA DHACO IN UU KA HADLO HORUMARKA DEKEDA BERBERA WAA LAGA ROONE FUTO WEYN OO KHANIIS CIRO OO KALE AH
Xumaants iskada wax walba qorshe ayaa lagu wada berbera wu imaan mar oon ee xumaanta iska saar
Adiguba inta Camero qaadato duub
abdiazizahmed7827.Uskaag batahay odeygan wa abaha besha isaaq oo dhan maxad ka badali karta sharaftisa cabdisalam hereri 🇩🇯🤩
Hereri ka dadnimo bdn nabadon wariye sare somaliyef wye qofkagan caytamayo wlhi ma gari kartid anigu cidu yhyba ma aqano o wxn ahy mj lkn nin waxtar ah wye adiguna wxd thy nacas
Usaaq Dhedig ayaad Tahay
La Yaab Malihid
Barbara 10kun ayaa ka,sheqaya
Hétéro .media. Kuu soo DAHWOOW dhuulkaa gaa. Hooyoo
Asc hereri maxa xeerka cissa uu imad weyed
Asc hereri maxa xeerka cissa uu imad weyed