DAAWO Axmed Madoobe oo Qaatay Go'aan Ka Nixiyay Villa Somaliya | Shirka Muqdisho oo Fashilmay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 25

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 День тому +1

    Abtii ilaahay haku xafido meel kastoo aad joogtaan. AAMIIN Yaaaarabi

  • @abdikadirnur1388
    @abdikadirnur1388 8 годин тому

    Jecliyaa sakiriya waa mawaadin kaamil ah. Alla cimrigiisa ha dheereeyo.AAMIIN.

  • @wagadadawe6156
    @wagadadawe6156 17 годин тому

    Masha alaah walhi sakariye wa nin geesi hadal heli og adag wadani ah
    Viva viva sakariye

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 День тому

    Aad baad u caqli badan tahay oo waxaad tahay siyaasi dhab ah. MashaAllah 🙏🏽

  • @AliHahe-q1u
    @AliHahe-q1u День тому +1

    USTAAD ZAKARIYE SHARAF IYO KARAAMO AYAA KU HUWIYAY ANOO MUWAADHIN SOMALI AH

  • @abdullemahdi4504
    @abdullemahdi4504 День тому

    Mashallah waa Ruuntiis wllhi illhahay haku xifdiyo Jaalle

  • @AjAji-uf9tc
    @AjAji-uf9tc День тому +1

    WARIYAHAAN CAQLIGA XUN OO AFKA MOORDIGA AH LEH WAXEE KAGA DHAGTEY DOORASHO COD IYO QOF AH CAQLIG DAMEERADA IGA DHEH ADEER WAA INOO TEENDHADII XALANE 😂😂😂

  • @Maxamadyusur
    @Maxamadyusur 21 годину тому +1

    Mahawiye baanay xabishdu la joogin oo xamar ku ilaalin

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 День тому +1

    Nin weyn baad tahay aqligii iyo fikirkii Raga Soomaaliyee 35 sano wuxuu isku badalay inay hunguriga iyo Coosha ku ekaaday waayo dad ama Nin Itoobiya jeceli ma jiro lamana soo helayo marka laga reebo Hassan iyo kuwa u naageeya waxayna danbi uga dhigayaan Reer Koonfurgalbeed oo Hawiye duulaan dhulkooga iyo maalkooga ku yahay markii walaalkaa Hooyadaa dhashay Xoolahaaga rabo inuu xoog ku qaato Adiga oo moodaya inaanad isku filayn difaacidiisa waxaad hiil waydiisan nin walba oo garab ku siinay.
    Itoobiyan UN ayaa keenay markii Hawiye dalkii dumiyay ee birihii dhulka ku jiray la bexeen ee Taalooyinkii Astaanta dalka ahaa jejebiyeen Inna Ilaahi wa Inna Ilaahi Rajacuun.
    Nin dhisani Aduunka kama waramo.

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 17 годин тому

    HASAN SHEEKH dadka iyo dalka soomaliyeed dib buu uceliyey... waxaan jeclaa inuu noqdo odey Rugcadaa oo tanaasula.

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x 18 годин тому

    Xaqiiq somalia jiritaankeedii ayaa gabi ka laalaado oo xasan oo wax jira aheyn oo liita ayaa somalia wax ka sugayaan oo hunguri dilay

  • @SAMMASIDE
    @SAMMASIDE 9 годин тому

    Wallaahi inaanan aamineeyn oday bidaar dheer oo tuug ah dambe!

  • @CabdikariinFaraahismaciil
    @CabdikariinFaraahismaciil 4 години тому

    Salaries
    Runbsadsheegtsy
    Yaadhagaysansya
    Mahawiye
    No

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 годину тому

    Walaahi.alshabaab .oo.idinkarbaashan..baad.ubaahantihiin.waxyar.oolaguheshinkaro.ooladhaqangalinkaro..

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 годину тому

    Walaahi.soomalidu.xayawaan.dalka.yaale.yaa.uraga.malixdan.qof.eemabay.baalagasugayaa.caqli.mideeya..soomaali.maxaa.loogubootaynayaa.dadka.aqlile.oorunta.usheega.miyaanay.jirin.hadiikale.daawada.oosacabka.ukalatuma

  • @AliAhmed-qb2yy
    @AliAhmed-qb2yy День тому

    Zakariye xagujirey wayahan?

  • @mustafesulyman
    @mustafesulyman 21 годину тому

    Waxkasta.waalaqabankaraa.waxwaynbaa.lagadhigayaa..wax.aan.laqabankarin

  • @mulimohamud4212
    @mulimohamud4212 20 годин тому

    Qabyaaludii meel ma iska dhigtay?
    Xassan dhiiqo miyaa ku soo diray?

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 9 годин тому

    Hassan haa iscazilo.

  • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487

    Adeerkesow waa odeygan hadlayow waxa dirii ninkas maqaan wuxu lamaqan yahaye ma aqaano adigo og waxa dani laa maqanyahaye Hassan sheik mahamud waa jid iyo jahaa deed shalayena asaga cadowga somaliyed ahaa marku lahaa farmajo waa mareexan mantana sidaan raabo halaiiyelo laga yeeli mahayo

  • @abdirashidhussainomar5598
    @abdirashidhussainomar5598 23 години тому

    sakariye hal baa ka maqan midnimadaad ka hadleysid hadii aan siyaasada lagu heshiin sidee cadowga looga hortagayaa mida kale hadii adoo somali ila ha hadii aad rabto in aad xoog ugu maquuniso in aan hoos tagayo kaad adiga leedahay waa cadow

  • @JamaaleAli
    @JamaaleAli 9 годин тому

    Zakarie xisbi Greed, (Drone iyo anigaa iyo tolkey ayaa Farmj Fayras Korone, xoog ugu kordhinay muddada) ma fursad uu ku hadli karo ayuu arkay, mise in la yara iloobey dhaqankiisiiyo camalkiisii anagaa shubanay ahaa ayuu mooday.
    Zakarie adiga iyo shube ba idinku cadaa wixii la idinku sheegay..😂😂

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 11 годин тому

    😂😂😂😂😂

  • @calicilmi5273
    @calicilmi5273 День тому

    ISKA AAMUS

  • @AdmiringBowtieCat-pz8kt
    @AdmiringBowtieCat-pz8kt День тому

    Waxba kumaad hadlin sakariyow