Kuma ayuu ahaa Sh Maxamed Macallin Xasan? | Kulanka 4aad | Cawayska Culimada 2023

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @raadsanreeb
    @raadsanreeb Рік тому +2

    Macalin, Aqoonyahan, Qoraa, Samafale, Daaci, Sheekh, Aabihii baraaruga Diinta Islaamka ee Soomaalida iyo Geesi usoo dhibtooday Dhiigiisa iyo dhuuxiisana u shubay Dadkeeni sideey Diinta u baran lahaayeen uguna dhaqmi lahaayeen. Allaha u naxariisto, Jannatul firdowsna haku abaalmariyo Sh. Maxamed Macalin Xasan, kuwo badan oo Asagoo kale ahna Allaha usoo saaro Bulshadeena Maalmahaan sii milmeeyso. Allahuma Aamiin 🤲🏾
    P.s. Sh. Yuusuf Cali Caynte wuxuu iila muuqdaa Taariikhda Sheekha Nin wax badan ka ogee bal futsad hadaad u hesho mar si qaas Qisada Sheekha si qaas uga soo qutoquteey/kilkileey/ ay macnaa kasoo quf.

  • @abdisalamjama7615
    @abdisalamjama7615 Рік тому

    Masha Allah

  • @abdirashidabdo1798
    @abdirashidabdo1798 Рік тому

    mansha allah alle ha unaxaristo sheekh mohamed macalin

  • @hodanmatan8270
    @hodanmatan8270 Рік тому

    ماشاء الله اللهم بارك

  • @askar7190
    @askar7190 Рік тому

    Maansha Allah, barnaamij aad uu qiimo badan.

  • @mohairadde576
    @mohairadde576 Рік тому

    HANOOLAATO Qeybti 1-aad Taariikhdii Sh Maxamed Macalin Xasan waxaa ka hadlaya Sh. Almis Sh Yaxya
    Ustaadow xamsow xalqadan sh almis inaad ku soo darto ayey aheyd si fiican buu ugu sheekeynaya,
    Waa kan labo xalqadood oo hanoolaato ugu sheekeyey

  • @cabirahmanali5360
    @cabirahmanali5360 Рік тому

    Sh maxamuud suufi so galayi tariikhdiisa fadlan

  • @mahadhodey2774
    @mahadhodey2774 8 місяців тому

    Khawaarij