G Mudug oo dishay 32 xubnood oo horjoogayal Khawaariijta ah ku jiraan,dagaal ka dhacey Mudug.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 вер 2024
  • Taliyaha ciidanka daraawiishta DG Galmudug Jeneraal Maxamed Cali Nuur ayaa warbaahinta dowladda u sheegay in maanta 32 xubnood oo horjoogayaal ay ku jiraan Khawaarijta uga dileen dagaallo culus oo ka dhacay koonfurta gobolka Mudug.

КОМЕНТАРІ • 2