1.Cabdule aden cisman Aden cade 2.Abdirashiid cali sharma,arke 3.Maxamed siyaad bare 4.Cabdiqasin salad xasan 5.Cabdulahi yusuf Axmed 6.Shkh sariif sh Axmed 7.Xasan sh maxamud 8.Maxamed cabdulahi farmajo 9.Xasan dh maxamud
Ciyaartu wa 4 iyo 3 Laba Ayuu kashku dhex raaciyay Ta U Horaysa Koonfur Africa Ayuu Laba Jeer sheegay deeto hadana Senegal sheegay waa isku 14 hal ka dhinayd Ta labaadna Ahmed fiqi Wa Wasiirka arimaha dibada waligii madaxweyne ma noqon
Abdirahamaan ahmed ali oo loo yaqaano Abdirahman Tuur Waa Madxwaynahii Ugu horeeyay ee somaalind Alle haw Naxariiste.🤲
Allahayow naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaato
اللهم صل وسلم على رسولنا الكريم
Rasuulkeenna sharafta badan NNKH
Scw scw scw ❤❤❤❤
Kashka dhiba badanaaaaa😂wuuba idiin sheegeee Fiqi bn ugu dhex qariyey buu yiri 😂😂 abdalow next marwaan yare maame
Axmed macalin fiqi waa wasiirka arimaha dibadda somaliya
So what?
Ala mayee waaaa madxwyne dhintt
@@Shaam-mcma ahan wll Waa nin nool aadan cade buu ilaaway
Kashka gacanta ka soo horysa mawliid qawdhan guul iyo guul daraba wan wadanaa gulayso abti❤❤❤
najma anshaad iyo haboon nuura keen Ita igu raacsan❤
Abdala Jamaal waan ku samay wllky guulayso mar walba guul guu rajaynaya
aan Ku Wada Salino rasuulkeena Muxamed SCW ❤
Scw
Scw scw scw scw
Scw scw scw
@@Maame-y6q school maa dhigatA
SWC
TEAM KASHKA ABDALE JAMAAL ONE LIKE 👍😊
Abdalle jamaal haykal iyo maxamad mame soo qabo ❤
Cabdalle jmal soqabo Marwan yre.iyo maxamed mame
Lbada nin.sobo.indr
Waa runta
Ahmed macalin fiiqi waa beentiis madax weyne ma ahaa wlhi waa wasiirka diibadaa waaye ufadhiyo somalia 🇸🇴 waa qiyaano Abdullahi jamal
Waxan kashka la leeyahay,waa bilaa respect ba.
Wiilka noka fuq calaacal mjire
@@ifrahahmed5300 miyaad indho la’dahaay,yaa calaacal soo qoray, qofkan dadka wax isaga dhufanaya,umada ka qabta
@@ifrahahmed5300madaa dhalay kuma yaqaane 🥴
Waa marti ka leexo😂
Wiilku respect haku daro hadii kle Linta la siin caac loma bahne😂@@ifrahahmed5300
1.Cabdule aden cisman Aden cade
2.Abdirashiid cali sharma,arke
3.Maxamed siyaad bare
4.Cabdiqasin salad xasan
5.Cabdulahi yusuf Axmed
6.Shkh sariif sh Axmed
7.Xasan sh maxamud
8.Maxamed cabdulahi farmajo
9.Xasan dh maxamud
Cali mahdi away
Wlhi meel kashka joogo xaraamad kama yara si dacada iga qosliyaa wlhi wll aan iska tegeero weeye😅😅❤
Warya Kashay waa maafiyo Abdullaahi ahmed Fiqi kuweh war baanta naga daa inadeer waan idin salamaya dhamaantiin👏🏼👋🏽🥰🥰
Abdala hormar wacan 🎉❤
Marwaan yare maame soo next
Abdal Jamal Congratulations 670k 🎉❤
Apdala jamal apdala best youtuber❤️👑
Ali Zaki Iyo haboon nuura
Wll Abdale Jamaal hore usoco com soon 7k🎉
Fadlan anshax wanaaji wayeel iyo ciyaal ku dawanaya respect
Waa khiyaamay wlhy axmed macalin fiqi kulhaaaa😂😂😂😂
C/kariin cali shaah next❤🎉
Ahmed macalin fiqi waa lii gula gaaday Abdlle iyo qowdhan😂😂
Axmad macalin fiqi waa wasiirka arimaha dibada somaliya
Masheege marka 😂😂😂😂madaxwynu aha u camira wilka 😂😂
Qawdhan Legend wlhi inanka gacan umuu wadain😢😂😂❤
Mohamet siyaad baruu ka tagay halyaygii soomaaliyeed Allah ha unaxariistee muuse inuu liinta siiyuu ka baqay😂
AHMED FIQI WAA WASIIRKA ARIMAHA DIBADA SOMALIA ❤😂
Ciyaartu wa 4 iyo 3
Laba Ayuu kashku dhex raaciyay Ta U Horaysa Koonfur Africa Ayuu Laba Jeer sheegay deeto hadana Senegal sheegay waa isku 14 hal ka dhinayd
Ta labaadna Ahmed fiqi Wa Wasiirka arimaha dibada waligii madaxweyne ma noqon
Cabdala jamaal soo samee we listen we dont judge somali🥺
Anigu qawdhan inadernimo ayan uwatay kshkana reer xamarnimo😂😂😂😂
Kasha waa aabaha beenta
1 Aden alaahi osman
2 A/Rashid cali
3 siyaad bare
4 ali hamdi mahamed
5 A/Qasim salad
6 A/lahi yousuf Ahmed
7 sh.sharif sh .Ahmed
8. Xasan sh.maxamud
9.farmaje
Upto now xasn sh.
Waxakaqaldan 😂😂
Marwaan yare io Mahamed maame soo qabo 🔥🔥✅
Wax la dhaho ma jiro fiqi wax la dhaho nio cidluu inaga helay❤❤
Abdalle Su,aalaha aad dadka weydiinayso jawaabahooda soo diyaarso sbbto Kashka hadda madaxweyne aan jirin sheege
Cabdikariim cali shaah
Axmed macalin fiqi waa wasiirka arimaha dibada soomaliya
Wlhi mohamed funny waaye😂😂
700k coming soon i.a😊🎉❤
Jecliyaa qowdhan wiilkan habaryar ka u ahay ❤
Cabdalle Jamaaloow Axmed Macallin fiqi waad iska qaadanaysaa kkk
Kashka legend wa u galisay
Axmed Macalin Fiqi waa wasiirka Arrimaha Dibada Somaliya.
Wllo Abdallow habeen kasta video nooso Gali plze next marwan yarre iyo Ali zaki
Marwan iyo mame lkn Dee waxay labadan nin Ee walan 😅😅😅😅
Wxd noguso xejisa marwaan yare iyo mame waa coodse abdale❤
Cabdi kariin cali shaah iyo cali zaki subalami
Cabdale jamaal 😮😮😮
Cabdalaw Axmed macalin fiqi waa wasiir
Coming soon 700k😂😂
Sxb horey u soco
Qowdhan so celi mar la baad isla ciyaartan 😂😂😂😂
Qays vz dhakhtar isku malmi inta iguracsn❤
CABDIKARIIN CALI SHAAH SOO QABO😊
Abdale jamal best UA-camr
Axmed macalin fiqi 😂😂 aaaa alla manoli toos u qaadsiyey😂 baro madax weyna yasha kuye😂😊
Axmed macalin faqi waa wasiir waligas ma noqon Madaxweyne
Next marwaan yare iyo maame
Mawlid tageerinimo madisa Anaa ma dayoo isna ceebaynta igama da’ayo😂😭😭
Waa uu ni gaaday wa waziir 😂😂😂
Marwan yre iyo maxamed mame
Cabdulaahi yuusuf maad dhahdo
Marwan iyo mame next
Hablhan najma iyo mouna faysal😊
Next plz Marwan yare iyo maame😊
Guul Qowdhan
Qawdhan waa Juxe, 30 ciyaartoy, hadaad een een dhahdo, 2 ciyaartoy ayaa kudaysay🙏
Kashku waa smart, Ahmed Macalin Fiqi🙏
ixtiraam. Maba lahee.
Axmed Macalin fiqi waa wasiir😂😂
Cabdaloow Cabdikariin cali shaah iyo Guri Barwaaqo soo qabo😂😂
axmed macalin fiqi waa wasiirka wasarada arimaha dibada waana markii uu ugu xilka sareeyay😂😂
Marwaan and maame
Good job 1milyan dhawan insh alh abdale Jamal abdale
Abdala jamaaal habaar qabe raga adaa madaxa isku galiyay kolay 😂😂😂😂😂😂 bal aaan eeegno. Waxyarba hadhaye😂😂😂
Qawdhan io kashka oo is helay 😭💕
Team cabdale jamal❤ like😊
Axmed macalin fiqi waa wasiirka arimaha dibada
War waa idin gaaday ninku Ahmed Moalin fiqi waa wasiirka arimaha dibada ee soomaaliya hadeer waa beentiis😂😅
Cabdle wllo wayo de
Fiqi 😂😂😂zupxnllah wuu gaaday wlhi😂😂😂
Cabdikarim AS u balami 😂❤
Axmed macalin fiqi waa wasiir maaha madaxweyne 😂
Ciyaartu wa ku celis wa 5 iyo 5😂😂
Qawdhan waa Juxe, hal makeenayo, inagadaa 10:0 baa lagaga badin, sidanay kuroon tahay🙏
Ahmed macalin fiqi waa wasiir 😂😂😂😂😂
Axmed Macalin fiqi hhhhhhh 😂😂😂😂😂Hadaan yeelo
Team Qawdhan ♥️
Cabdalle Jamaal so qabo marwaan yare iyo maxamed maame please
Wllhi kashka waa xadaarad socota😂😂😂
Cabdallle geesi mama soo qaboo madar iyo cabdikarim cali shaah
Kash kah wan wadanah wlahai 😂😂😂😂😂❤
Qowdhan wan taageera nin kashaka isaga ka badiyey. 😮😮😮
Ina Ali shaah iyo guri barwaaqo inta igu raacsan like 👍 👌
Ahmed wa wasir wa ini gaaday😂
Walhi cadi buu ugada😂😂
Hhhhh walahi aadban ugu qoslay marka maqlay fiqi o wasiir ah
Wallahi wuuu kucabe 😂😂😂😂
😂😂😂😂
@@deeqacali_23wa
Mar labad soo celi zxb❤😂
Marwaan yare iyo kashka
Abdalla hn Marwan yre iyo maxmed mame soqabo hn
Wll abdale jamaaal igu waca please
Ahmed tuur ayeey dheheen wuu ka aarsaday wlhi
Ahmed macallin fiqi waa waziir waana joogaa 🤣🤣🤣
Maha ahmed tuur ee clraxman tuur illahay ha u naxaristo
next marwaan yare iyo maame