DegDeg Somaliland Markale Ka Adkaatay Somalia Xogta Ganacsade Lagu Dilay Sool

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 вер 2024
  • #somalilanders #somaliland #hargeysa #laascaanood #wararka #muqdisho #somalia
    DegDeg Somaliland Markale Ka Adkaatay Somalia Xogta Ganacsade Lagu Dilay Sool
    Welcome to MADAL FURAN Media Network - ku soo dhawoow MADAL FURAN Media Network Subscribe to our channel: /@MADAL-FURAN Follow us on Twitter

КОМЕНТАРІ • 96

  • @AhmedomerMohamoud
    @AhmedomerMohamoud 3 місяці тому +11

    Adeer somaliland cadowgeedu aad ayuu ubatay guul iyo gobanimo habarjeclo

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 3 місяці тому +7

    Dalkeena dadkeena rabow barakee Aamiin ❤❤

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 3 місяці тому +12

    Ninkani wa ano kale adunyada sidan quruxda wadankayga u jecelahay iyo sidan u necabahay in tolkay lagu dhibateyo isir ahaan qabiilka qaran ba igala wayn ma daawan waligy warar dagaalki lascanod ka hor somaliland allow dhowr❤❤❤

    • @mudanibrahim9089
      @mudanibrahim9089 3 місяці тому +1

      Mansha Allah walaal, Allah ha ku dhowro ❤❤❤

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 місяці тому +3

    oo may laayaan inta joogta xamar ee soomaliand u dhalatay 😮

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 3 місяці тому +7

    Guuuuuuul guuuuuuul somaliland❤❤❤❤

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 3 місяці тому +2

    فوزيه غلطت بالحساب. تدوخ نفسها على الفاضي وتضيع وقتها مع ناس مالهم قيمه. اصلا 😂😂😂😂😂

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 3 місяці тому +2

    Thank you so much brother for exposing the truth. God bless you

  • @shuenhassan9489
    @shuenhassan9489 3 місяці тому +2

    Samtaroow habo edo fosiya waa abaalkeed nabsigi SOMALILAND bahay qofwalba oo ku caasiya dalkiisa sidana u danbeeysa oohintan🤣🤣 caruurteyda hawiye ah kaxaabxaabi wataase

  • @abdirashiidali8692
    @abdirashiidali8692 3 місяці тому +3

    War waafiya weeye weriye mahadsanid

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 3 місяці тому +3

    MADAL FURAN WAA GEESI GEESI DHALAY OO NASAB AH NOOLOW INADEER

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 3 місяці тому +2

    Intay is leeyihiin yaanay Somaliland idin Maqlin ayaa dhulkii laga qabsaday 😂😂😂
    Dhul ma hante ha idinku taagnaato

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 3 місяці тому +4

    Jookar samatar walaalkey guulayso guulayso adiga iyo somalilandba

  • @kadraabdillahi9336
    @kadraabdillahi9336 3 місяці тому +2

    Guul iyo gobanimo JSL 💚🤍❤

  • @ummulbaniinal7029
    @ummulbaniinal7029 3 місяці тому +2

    Maayir mooge sidu wadooyinka nogu qurxiyay qabriga allaha ugu qurxiyo kuraiga madaxwayne ayan u rajaynayaa oo u ku jano tago insha allah

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 3 місяці тому +2

    Insha Allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo insha allah

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 3 місяці тому +4

    Geesi qaran wariye qiimo badan Guul somaliland

  • @Janno190
    @Janno190 3 місяці тому +3

    Viva SSB DUUFAAN iyo walalkay Madal furan ❤❤❤

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 місяці тому +1

    Dalada failed Somalia italiya ardaydoodu 36000 Republic of soomaliland government 38000 qabiilku farabadanaa

  • @Janno190
    @Janno190 3 місяці тому +2

    Maasha Allah madal furan guulayso ♥️♥️😘😘💋 cadawga somaliland ha jabo waynu k aadkqanaynaa Cid kasta oo cadaw Ku ah somalilland ❤️❤️❤️

  • @abdirahmanmohamud1635
    @abdirahmanmohamud1635 3 місяці тому +2

    ❤❤❤🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷❤❤❤madal furan salaan sare.from j.hore

  • @caashadiriye5060
    @caashadiriye5060 3 місяці тому +3

    Guulayso guulayso walaalkey ❤❤❤❤❤❤❤

  • @awgeele
    @awgeele 3 місяці тому +2

    Geesi qaran

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 місяці тому +1

    MADAXWEYNUHA SL DEGDEG ETHIOPIA IYO EMARATKA HAW GAADHO SAXEEEX DEGDEGA LOO BAHAN YAHAY MAHA INUU FADHIYO MADAXWEYNE MUUUUSE

  • @fardousadan9298
    @fardousadan9298 3 місяці тому +1

    Ilaahey ha u naxariisto inta dhimatey ilaahey nabad waarta ayeynu ka baryeynaa guul iyo gobanimo somaliland

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 3 місяці тому +1

    Madal furan guuuuuul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 3 місяці тому +1

    Somalia waa dad xun xaasiid uffff viva 🇪🇹🇪🇹🇪🇹 power 💪

  • @AbdishakurAli-i6x
    @AbdishakurAli-i6x 3 місяці тому +2

    Isaaqeen anigu ka yaabay niyow shiikh isaxaaq ma nabi aadan baa dhalay dad badana😂😂😂😂

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 3 місяці тому +1

    Guul SSB somalilnd guul insha allaah allaahu akbar

  • @abdimreali1625
    @abdimreali1625 3 місяці тому +1

    Jahil ayaa tahay imtixaanka laaaadayo waa fasalka 12aad kuma jiraan fasalka 8aad waxaana fasalada 8aadka laqaadayaa bisha 7aad ee sidaa lasoco been kunpol ayaad tihiin

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 3 місяці тому +1

    Furan guuul iyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 3 місяці тому +1

    Somaaliland guul ❤guul🎉🎉🎉🎉loov

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 3 місяці тому +2

    Masha allah guul insha allah somaliland 🤲❤🌷🌷🌷💪💪🤍🤍🤍💚💚

  • @ashaabdilahi9914
    @ashaabdilahi9914 3 місяці тому +1

    Geesi inaaderkay❤❤❤❤❤❤❤

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @shiinexusen4748
    @shiinexusen4748 3 місяці тому +1

    Somaliand guuul

  • @mahads9423
    @mahads9423 3 місяці тому +1

    Good journalism

  • @nuuroshaah5198
    @nuuroshaah5198 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤mashallah

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 2 місяці тому

    Isaaq iskumajeedan halakay tagan yihiin hablaha somaliland dalkaga kubahan foosiya❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Ramdammubarak
    @Ramdammubarak 3 місяці тому +1

    Subxaanalaa ilaahay xaqag hatuso somalida 😢😅😢😅

  • @shiinexusen4748
    @shiinexusen4748 3 місяці тому +1

    🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇮🇷

  • @IlkaCase-v2f
    @IlkaCase-v2f 3 місяці тому

    Iidoorey,daarood.baa.ku.wanaagsan.kursiga.hays.xiijin.kkk

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 3 місяці тому

    Gundhufkaadhufka Somaliland waa kaguulaystay wlee shahaadadeedina wadamada reer galbeedku waa aqoonsaden wlee

  • @muqtaargool9296
    @muqtaargool9296 3 місяці тому +1

    Geesi

  • @gebagebo9691
    @gebagebo9691 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤😂

  • @shiinexusen4748
    @shiinexusen4748 3 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 3 місяці тому +1

    👍

  • @AbdicasiisMohamed-pr7tu
    @AbdicasiisMohamed-pr7tu 3 місяці тому

    Buqadharkayn hoobiye yar iyo mid dhexe ba kusovfoorara huwanta intanay is arag ssb

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 місяці тому

    Somali dagaal iyo diil beey kujidhaan marka addunku kafikirayan horumaar iyo tacliin, cafiimaadka barasabki ingiriska marku xilka kuwerijiyeed Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal kuyidhi "I hope the Country will be led by the Wise and not the Wild because if you allow the wild to lead you you are doomed"marka wadamadda Somali waaxa xukumaa the wild

  • @haanihaaroun2865
    @haanihaaroun2865 3 місяці тому

    Foosiya,dadkeeda,ayaa,lagu laayay,moqdisho,iyada iyokuwakaleba,diyaarad maydkeega sida ayaanay jirin

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 3 місяці тому

    SSB ❤SSB guuuuuuuuuuuul my dhiigaa isaaq SSB geesiyaashii qaranka somaliland guuuuuuuuuuuul 💪🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺💪🇭🇺💪

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ failed soomaliland government

  • @Saynab2023
    @Saynab2023 3 місяці тому

    Guuul geesi qaran qankaa kuu abaalgudi guulayso qarakaaga iyogurigaagiibaaddifaacfaa habeeniyo maalin guulayso dhiigayga from soomaalilader ssb ssb qarandifaacayaal guulaysta meel kastood joogtaan way qaran kayga iyo 12:32 ❤❤❤

  • @pubgshawsomali
    @pubgshawsomali 3 місяці тому

    Hore usoco wllo .Halyey Qaranbaad tahay qarankaana kuu abaal gudi❤🤴

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 3 місяці тому

    Mansha Allah guul guul somaliland ilahay cadawgeena ha jebiyo kuwa waalan ee dhexdeena ku jira ilahay sharkooda hanaga qabto mahadsanid mudane madal furan

  • @usern134-h4g
    @usern134-h4g 3 місяці тому

    Habartaa kaalaxada mxa ka yala buqdhargeyn watan ku digrineyse😠😏

  • @ahmedgarodhi8969
    @ahmedgarodhi8969 3 місяці тому

    Fawzia hawiye uu ogoolaan mayaan ineey kursi because waa qoof kasojedda asaalka Somalilland ee nacaastaan waaxan odhaan laha Somaliland iskataag Cafiis weydiiso oo daadka kubiiir

  • @Kilaaspodcast
    @Kilaaspodcast 3 місяці тому

    Waxa ii muuqata inay somaliland usoo socoto, siyaasiyinteenu mardanbe ayay wax fahmaan somalinimo aan jirin la isku khaldayo. Inakasta oo in badani u shaqo tageen ay wax fahamsanyihin.

  • @abdillahiaden1622
    @abdillahiaden1622 3 місяці тому

    Mahadsanid
    Mr president Hasan sheikh
    Qofka ku caasiya ee ka soo horjeesta mabdaa iyo jiritaanka waddankiisa iyo dadkiisa, ee u taga lana safta dawladda cadowga ku ah jiritaanka dadkisa iyo dalkiisa sidaasa ku waajibta oo u istaahila.
    Mdx weyni hassana wuxuu garanayaa qofka dadkiisa iyo dalkiisa khaayimaya in aanu cid kalena waxba ku soo kordhinayn wax uu yeelo maahe waayo waa qof aan mabda lahayn oo hunguri iyo lacag u soo doontay.

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 3 місяці тому

    Guushaadu waa Guuldarada cadowgaaga waxa muuqata in somaliland noqotay dayax ka ifaya geeska Africa isku day kasta oo la rabay in lagu wax yeeleeyona waa lagu Fashilmay ,somaliland cidna kuma aha duulaan dalkeedii bay dhisatay oo horu marsatay ninkii ka maarmaya iyana uma muraad yeelato,

  • @YasminAhmed-v7y
    @YasminAhmed-v7y 3 місяці тому

    Guul geesi qaraan Somaliland inshallah

  • @Zu.Al1001
    @Zu.Al1001 3 місяці тому

    Markay Quusan weydey waa la taabsiiyey,somali wax la yidhaahdaa ma jiraan,siyaasiintu kolba wixii Hunguri ugu jiro ayaa Anfacaya Laakiin Xisaabtii Alle waa dambaysaa.Islaanta Dagaalka ku Baaqaysana ilaahay baa ka weyn, Xabada ay la raadinayso ummadd kale iyada Miyey Haysataa damaanad in aan waxba ku dhacayn yaa Allah ilaahay Xaqa ha garansiiyo

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 3 місяці тому

    Tacsidaa iyo isdilkaa ku jira
    Inta xaqiqda ay oganaysan

  • @daus4315
    @daus4315 3 місяці тому

    Geesi buufi nacabka Somaliland

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому

    war Amus dofaryahow oromadah ah idorkan aad no shegsysoh orodoh futadadah u dhaq ben iyo khurafad bad ku radinaysah fayus idorkan aad shegsysoh yah yaqan hayadadih oromadah Ahayd was

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 3 місяці тому

    Guul guul guul Somaliland 💚🤍❤️💪💪💪 iyo SSP

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 3 місяці тому

    Foosiyaay inaadeer ilayn ma Quusatid,

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 3 місяці тому

    Niin daal kiisa kaa orday dalkaleh kuu ladi waa adero foziya hargeisa dada iska imo mesha waxba kumayalaan eee

  • @RbleFiicane
    @RbleFiicane 3 місяці тому

    Adiga luqadani aad ku hadalaysaa waa luqadii Mooryaanta Xamar ee Maxaa kaa galay S.land iyo Dh.b
    ahante iyaga ayaa is dhalay , oo marna way isdilaan marna way heshiiyaane?

  • @amiira8902
    @amiira8902 3 місяці тому

    alle hajabi cadow ga somaliland guuuuuul

  • @Halgame334
    @Halgame334 3 місяці тому

    MOU DA MADAXWEYNUHU. DEG DEG HAW SAXEEEXO

  • @redback043
    @redback043 3 дні тому

    Duliga Darood Dila oo ha la ciribtiro .

  • @RoodaAhmed-j8n
    @RoodaAhmed-j8n 3 місяці тому

    Xamar lugu xidh 😂😂😂😂😂😂

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 місяці тому

    Maxaa kuwaaley. eedo doqoneey

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 3 місяці тому

    Habar tuugo radinaysa da,das yahuu

  • @laylasuruur5769
    @laylasuruur5769 3 місяці тому

    nahey kudhacdey taasi naagtaa

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 місяці тому

    Guuuuuuul guuuuuuul somaliland

  • @mudanibrahim9089
    @mudanibrahim9089 3 місяці тому

    Waxaad tahay geesi qaran

  • @DeeqYusuf-z2h
    @DeeqYusuf-z2h 3 місяці тому

    Habarta niwaa qumanyo

  • @mohamedalit168
    @mohamedalit168 3 місяці тому

    Habartan khiyali ku noshohay

  • @IsraKhadar-zi8bl
    @IsraKhadar-zi8bl 3 місяці тому

    Somaliland guuuuuuuul

  • @MaxamedXasan-xx2se
    @MaxamedXasan-xx2se 3 місяці тому

    SOMALILAND GUUL

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 3 місяці тому

    Guul somaliland

  • @فراسالجهني-م4ق
    @فراسالجهني-م4ق 2 місяці тому

    Wan soo labtey❤

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 місяці тому +1

    ale iskukiin dir qumayo😮

  • @Ahmedwali-ji2sf
    @Ahmedwali-ji2sf 3 місяці тому

    She is a traitor

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 3 місяці тому

    Guul SSB

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 3 місяці тому

    Asceverone

  • @Kadraahmed124
    @Kadraahmed124 3 місяці тому +1

    Somaliland guul ❤❤❤❤❤❤