1. Dood muhiim ah, mahadsanid 2. Xil hayaha wasaaraddu adeegsiga afafka kale ha ka maarmo. Kalsooni sidan ku abuuri maayo. 3. Abwaanku doorkiisa ha sugo, qofka hadlaya dhabqinta ha ka daayo. Arrinka laga hadlayana ha ku koobo warkiisa. 4. Qoraaga waa runtii, xil afka ha la iska saaro. Ugu horrayn maamulka iyo warbaahintu ha iska saaraan, bulshaduna ha iska saarto.
Doodan waa mid muhiim ah lkn waa bilow waxaanan jecelahay in Madasha la keeno dadkeedi waxaa kaloo cadayn kuugu filan dawladu inaanay afsomaliga muhiimad siin odayga wasarada matalaya sagaa u bahan in la baro afsomaliga dadka ku haboon ee curinta leh in melahaas o kale la geyay ku wacantahay .
Hadal wax tari maye ficil raaciya hadalkina qof waliba wuxu raacanya dantisa kaa abwaanka sheeganaya kan wasarada ka shaqayeya iyo kuwa kale ee soo raaca
35:27 Waa runtii ninkaa waan laqabaa fikirkiisa Afkeenu male eray bixin la jaan qaadi karta nolosha aan hadda ku jirno tusaale ahaan tiknoolajiga Suaashiisana lagama jawaabin!
Waxa dib inoodhiga waa afka Somaaliyeed oo ay kuwa Somaliland iyo Somalia ay dayaceen oo ay ka raaceen af shisheeye. Ummadda waxay horumar ku gaadhaa afkeeda hooyo oo ay wax ku qoraan waxba ku bartaan.
@@hawraarsame1603 walaal marka ummada luqadeeda ama afkeeda hooyo la sharaxayo meelo badan ayaa laga eegaaa dhaqanka, ilaha dhaqaalaha, diinta, hoyga, ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka, caadooyonka ay dadku wadaagaan, muuqaalka dhulka ama aaga ay ku noolyihiin, Adal ayaan waxyaabaha dhulka ay ku noolyihiin laga soo faqo ama laga Helo ama idhaahdo isirraacooda. Walaal waxan Aan soo sheegay oo dhan haddii aad somalia wada martay ama arragtay la soo bilaabo saylac ilaa taas kaamboon walaahi waa isku mid. Sidaa ayuu afsoonaaligu ama afka hooyo ee Soomaaliyeed isku mid u yahay. Waase kala lahjad duwanaan karaa. Luqa kastaan lahjad kala duwanaan wey leedahay. Mahadsanid
Rabbana bless us with a beneficial knowledge and INSIGHTFUL/NOOR an inner eyes Ameeen Rabbana take the veils out of our visions Ameeen. Rabbana protect us from all evils and fitnatul dajaal and jahanam Ameeen. Rabbana send down Tranquility upon us the muslim somali ummah and all the muslim Ameeen Ameeen 😔😔😔
@@ahmed143mumiin8 war ruunta ba ku dibisa halku waxa ku yahi e hadad wadan kale tagto kuma qadan kartida wadi tahnka baburta dadka kalena afkudi ku qadtan marka iska hadle reer qalada iska dadiciye isi saxa
26:45 Boodh English ama Somali kii lagu qoraa Awoow waxba soo kordhin mayso. Boodhka ujeedo buu gudbinayaa markaa cidan samaysatay Fariinta ay rabto siday doonto ha inoogu sheegto iyada baa kharash ka galay Macaashna ku rabta.
Dadku cillad weyn oo jirta bay indhaha ka lalinayaan. Waa in dadku afka qalaad ee ay wax ku bartaana ma yaqaanniin english ama Carabi. AFKOODA ma yaqaanniin. Tusaale aad bay u yar yiihiin -haddii aanayba jirinba - dadka afka qalaad wax ka barta xataa si faseex ah ugu ma hadli karaan afafkaa qalaad. Markaa dadkan afkoodiina ka tage, kan qalaadna mayaqaanniin.
our somali language is the Original Abrahamic lexicons and locutions iyo the linguistic of the Quran! Alxamdulillaahi Rabbal 3aalameen. waligay afsomali qoral iyo kuhadaltona school uma galin. hadane wa ikaas, Alxamdulillaah
Waxan dareemayaa in ay inagu hayso dabar go hor leh waxana xilkeedi gabtay wasarada boosa iyo isgaadhsiinta waayo waxa fara baas inagu haya technology ga kaa hala xadido iminka waxa soomali noqday hello iyo mobile haddad iminka tidhi mobile bal afsomali ku sheeg cid sheegaysaa ma jirto
Shacabka waxa tusaale u ah inta wax barataye inti aqoonta lagu tumahayey ee argtidada iyo Indhaha u ahayd hadaye sidan u hadalayan xalad adag oo sidan ka adag ayuu geli doona afsomaligu taaa ogaada kuwa aqoonta barataye ee u bartaye afkoda inaye buuxsadanow
Dha' iyo Ra' dha da baasaxan Tusaale hadii meel lanadiifinayo waa Xaadhid ama wuu xaadhay xaga R' xaar bay noqonaysaa. Gadh, gar. Gar markay r la isticmaalo waa macno badan tahay. Erayo badan baa jira
Horta ninkan abwaanki ixtiraam daranaa isga sa lo dhgysanayo e aanu udoonayn in hdalkiza laga so dhex galo isna mxu uga so dhex galaya e hdalada ka tuurturaya
Horta Afsoomaaligu ma ogtahay inuu Af Bug ah inuu yahay??!! 😁 Af Soomaaligu waa af sheeganaaya Af guun ah oo soo jiray in ka badan 20,000 oo sanadood beentu waa wax reeban Erayga Soomaali ayaa ii Markhaati ah waayo Erayga Soomaali maaha Eray Magac guud ama Magac Qoomiyadeed noqon kara Af lagu wada hadlo oo lawada leeyahay na warkeed dhaaf!!! 😔.
@@jameswilliam5247 adiga baan waxba ku bilowneyn. Guudcadde is analyzing in an academical fashion. You may not understand his point of view because of your educational level.
Wariye:- markaa waaxdaadu waxay ka shaqaysaa soo noolaynta afkii somaliga?
Ninkii:- Exactly!😃😅😇🙃
Hhh ingriisigii ayaaba afkii laga dhawri karin 😉
@@idmanhaji79 haa wll afkeenii waa bukaan socod😒
Masha allah runti waa dood aad u wangsan meelo badana tabanaysa MMtv wad ku mahdsantihin tabinta dodaha cilmiyaysan
1. Dood muhiim ah, mahadsanid
2. Xil hayaha wasaaraddu adeegsiga afafka kale ha ka maarmo. Kalsooni sidan ku abuuri maayo.
3. Abwaanku doorkiisa ha sugo, qofka hadlaya dhabqinta ha ka daayo. Arrinka laga hadlayana ha ku koobo warkiisa.
4. Qoraaga waa runtii, xil afka ha la iska saaro. Ugu horrayn maamulka iyo warbaahintu ha iska saaraan, bulshaduna ha iska saarto.
Weriyuhu aad ha isu soo diyaariyo. Doodahan oo kale, qof Afkii wax weyn uga baxsan yihiin, ayaa ku habboon in uu qabto, isla markaana uu qofku maammulka madasha ku ilaaliyo gacmihiisa.
Weedhsame ayaa madasha afduubtay!
Doodan waa mid muhiim ah lkn waa bilow waxaanan jecelahay in Madasha la keeno dadkeedi waxaa kaloo cadayn kuugu filan dawladu inaanay afsomaliga muhiimad siin odayga wasarada matalaya sagaa u bahan in la baro afsomaliga dadka ku haboon ee curinta leh in melahaas o kale la geyay ku wacantahay .
Guudcaddde🦁🙏🏽👏👏👏👏
Moro duug maantaan bartay
39:55 very well said 💯👍🏽😂
Somali ku hadal
Kan akaadamiyasa sheeganayaa iagaa u baahan in afka Soomaaliyeed la baro.
50:40 lacago lix god ah ,marka caagado biyo ah la siisto waa mushkilad 😂😂😂
Af qalaad aqoontu maaha se Siday hada u muuqato hada Af qalaad ayey aqoon la moodaa!! 😔
Wiilka koofiyadda xidhani waa nin aad u caqli badan oo ka wacyi sareeya soomaalida
Exactly aw guudcade waa nin mug wayn
😂😂😂guud Cade waa rageedi,garaadle ah ✅🙏
Hadal wax tari maye ficil raaciya hadalkina qof waliba wuxu raacanya dantisa kaa abwaanka sheeganaya kan wasarada ka shaqayeya iyo kuwa kale ee soo raaca
Hormarka Madaxwene barre
35:27
Waa runtii ninkaa waan laqabaa fikirkiisa
Afkeenu male eray bixin la jaan qaadi karta nolosha aan hadda ku jirno tusaale ahaan tiknoolajiga
Suaashiisana lagama jawaabin!
Afkeena iyo luuqadeenu waa luuqadihi ama lahjadihi (Abrahamic lexicons and locutions) + Quranic linguistic, wallahi hadii ad sifiican ugu fiirsato afkeena sida hal eray meelobadan uu ugelikarayo adunku malaha. waxa usoo dhow carabi iyo urdu
Erey bixin waa leeyahay afkeenu sida afafka kale,weliba waa qani baaxad leh, laakiin dadkii erey bixinta samayn lahaa baan jirin , oo afkoodii lumiyey,
Tusaale afsoomaaliga markii LA qoray, sannad gudihii ayaa manhijjii LA bedeley ilaa dugsi sare, saynis, xisaab maadda walba weliba iyadoo kelmed walba kelmedeedii LA dul dhigay oo aad moodid in kitaab laga eegay, isla markaana xafiisyadii dawladda laga hirgeliyey,
*Rag xul AH, dhaqan yaqaan AH, carabiga, ingiriiska iyo afsoomaaliga
3duba isugu mid yihiin, isku SI ugu hadla, dhaqankii miyiga iyo magaaladaba yaqaan, ayaa loo xilsaaray, juhdi iyo hawl badan oo loo hagar-baxay ayaa LA geliyey.
*imminkase waxaan jirin cid iska xilsaarta, muhimadda afku leeyahay
U muuqato.
@@iimaanbile4382 👍👍👍
Waa runtaa balse , inta aynu dad iyo dawlad aan inagaba warhayn aynu eedayn lahayn soo kama wacna qof waliba in uu mas'uuliyad iska saaro afkeena soomaaliyeed , haba ugu horeeyso qoraalada aynu baraha bulshada ku bandhigno'e?
12:30 yaakuyidhi farcarabigu sedex shaqal oo kaliya bey leedahay!!!! adeer waa luuqada ugu qanisan marey shaqalo iyo waxkasto noqoto.
fatxe,kasre,dame,sukuun,shade,shade-dame ,shade,fadtxe,shade-kasre,fatxateyn ,kasraten ,damateyn, maad, mad-yare, mad-dheere....iwm.
🙄
Kaw laba sadex inad tirahdo 11 12 13 waxababa kuma kala duwana macanaha 1 2 3 uunbaa 10 raacay halkana fadxe io faxsatayn halkii uun weeye
@@cr7thegod660 😑
@@NajmaAhmet-s8n waanku fahamey laakin, dheeraadbay carabigu leedahay xarakooyinka qaarba jira dheeraada sida madka sukuunta badalka iwm qaarkalebadan
Weedhsame waa mucarad adag 😁😁😁😁 hoostas ayuu jafitaan ka wada😁😁
Somalidu sideedaba waxa ergisada iyo waxa Dad kale ayey iska jeceshahay. Miyaad aragtay Dad ku fanaaya luqad ayna lahay oo waliba jajaban!!!!!!!
qoraalka af somaliga horta Somaliland (land) waa af English horta marka la rabo in afka la saxo land ta dee halaga bilaabo
Dalkeeena Hargeysa
Eeg waxa laga hadlayaaba wakaase
Waxa dib inoodhiga waa afka Somaaliyeed oo ay kuwa Somaliland iyo Somalia ay dayaceen oo ay ka raaceen af shisheeye. Ummadda waxay horumar ku gaadhaa afkeeda hooyo oo ay wax ku qoraan waxba ku bartaan.
Asc Maxamadow walaal maxay kulatahay hadii aan ku idhaahdo Afka Hooyo iyo Afsoomaaligu isku mid maaha isku Maqaam, Matabad, Manso, Matal iyo Mid Maaha.!! 😔? 😁 😁 Illaahay wajigii.!!!
@@hawraarsame1603 walaal marka ummada luqadeeda ama afkeeda hooyo la sharaxayo meelo badan ayaa laga eegaaa dhaqanka, ilaha dhaqaalaha, diinta, hoyga, ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka, caadooyonka ay dadku wadaagaan, muuqaalka dhulka ama aaga ay ku noolyihiin, Adal ayaan waxyaabaha dhulka ay ku noolyihiin laga soo faqo ama laga Helo ama idhaahdo isirraacooda. Walaal waxan Aan soo sheegay oo dhan haddii aad somalia wada martay ama arragtay la soo bilaabo saylac ilaa taas kaamboon walaahi waa isku mid. Sidaa ayuu afsoonaaligu ama afka hooyo ee Soomaaliyeed isku mid u yahay. Waase kala lahjad duwanaan karaa. Luqa kastaan lahjad kala duwanaan wey leedahay. Mahadsanid
@@mohamedhadi6291 walaal Afka Hooyo iyo Afsoomaaligu waykala duwan yihiin!!!!.
Afka Hooyo waa afkii Dhulka Hooyo lagaga hadli jiray ee ay Hooyoleydu ku hadli jireen waana afkii xigmadu dhex gowdiiday ee murtida faracyada badan lahaa.
Halka Afsoomaaligu uu yahay afkii xikmada, murtida iyo taariikhda ka gudhanaa ee bar kama dhiiqaanka ku ahaa murtida iyo Suugaanta.!!!.
Walaal waxa Soomaali loogu maahmaahay (Soomaalidu waa Suntii hargaha)
Cidla lagama beermeen dadkoo cuudi waaxidahe
Waxa caynba cayn looga dhigay hays cajebiyeene
Soomaalidaa caado xune iguma caydeene
Oo ima canaanateen sidaan cuud ka iibsadaye
Walaal Soomaalidu haday wax jira yihiin ama nafle Bal fadlan wax xikmad leh oo samo wanaag iyo siroon loogu tiraabo ama Tix lagu mariyo oo Soomaali la raaciyo ama AfSoomaali lagu sheego ii sheeg walaal????? 😁 😁 😁.
Rabbana bless us with a beneficial knowledge and INSIGHTFUL/NOOR an inner eyes Ameeen Rabbana take the veils out of our visions Ameeen. Rabbana protect us from all evils and fitnatul dajaal and jahanam Ameeen. Rabbana send down Tranquility upon us the muslim somali ummah and all the muslim Ameeen Ameeen 😔😔😔
Afsoomaali saw lagagma hadlayn mawduuca?
full somaline mahn o wa layar xawaajiyey.
Waa iga weydiine ma soomaali baaad la hadleysaa mise dad qalaad....?
ninkaa qoraaga walahi waan wataa ku ye waxa laga yaaba in aad ku naxdaan academy ayaa jirta
aniga waxay ila tahay xafiis walba waxa jooga dad aan lahayn xirfaddii looga baahnaa xafiiskaas !
Pizza and chips 🍕 Buun iyo Canjeelo Itoobiyaan baynu ka jeclanay Cunteeni Waddanigeeni.. Af Somali inuu mustaqbalka fog tirtirmo ha sugin waayina...
5 sano
Ab weedhsame waa nin hadal cad
Aqoona uleh afka soomaliga
Anigu af somaligan waxa jiraba uma qabu wayu manta hadan isdeho somali iyo afkale isku turjun waxa jiraba maha waxa wada qaldan bu kusu sarya lakin dadka kale afkudo waa saxa markasn naca carabi afganistan shine hindi iyo kuligda ba waa saxa
Somaligu wax qaldan mahan ee adiga ayaa qaldan oo wax garanayn sabaabto ah waxa aad qorayso ayaa ah wax qalada marka sidee ugu fikiraysa ina wax sax ah kugu turjumo
@@ahmed143mumiin8 war ruunta ba ku dibisa halku waxa ku yahi e hadad wadan kale tagto kuma qadan kartida wadi tahnka baburta dadka kalena afkudi ku qadtan marka iska hadle reer qalada iska dadiciye isi saxa
@@hodoayanrobleh7242 horta bal waxad qorayso diib ugu laabo oo so aqri sax miya mise waa qalad ?
@@ahmed143mumiin8 waxan umalin adiga danba wada qaldan maxan ku sameya
26:45 Boodh English ama Somali kii lagu qoraa Awoow waxba soo kordhin mayso. Boodhka ujeedo buu gudbinayaa markaa cidan samaysatay Fariinta ay rabto siday doonto ha inoogu sheegto iyada baa kharash ka galay Macaashna ku rabta.
😂
Iskulkaa waa inaa laguu xojiyo
waa dood fiican lkn dooda waxa macno u sameeya wariyaha daadihinaaya
Waxbarashadiiaf soomaali halugu celiyo khubaro cilmiga af soomaaliyaysa hala helo
abwaanka qarniga weedhsame
English ka lagu hadlayo waan in laga daa weeyi
Dhimay Odaygii, Tagyey Wiilki, Gubay Aqalkii, Naxwa ahaan malla oran karaa Falka aya kasoo hormaray yeelaha. ??
Great programme Walahi
absolutely love ittttt 💯🥰💝💘💗may Allaah rewards them and bless them in abundance Ameeen
Dadku cillad weyn oo jirta bay indhaha ka lalinayaan. Waa in dadku afka qalaad ee ay wax ku bartaana ma yaqaanniin english ama Carabi. AFKOODA ma yaqaanniin. Tusaale aad bay u yar yiihiin -haddii aanayba jirinba - dadka afka qalaad wax ka barta xataa si faseex ah ugu ma hadli karaan afafkaa qalaad. Markaa dadkan afkoodiina ka tage, kan qalaadna mayaqaanniin.
Simply for example kulahaa
Dalalka india iyo ethiopia afka dhumay
Xafiisyada wasarada yudaheeda xafiisyada maxa ku qoran ma minister iyo DG mise af somali baa laga dhigay
akaadamiyad erey bixin usoo sameeeyaaa . marka hore
our somali language is the Original Abrahamic lexicons and locutions iyo the linguistic of the Quran! Alxamdulillaahi Rabbal 3aalameen. waligay afsomali qoral iyo kuhadaltona school uma galin. hadane wa ikaas, Alxamdulillaah
🤣💀
Waxan dareemayaa in ay inagu hayso dabar go hor leh waxana xilkeedi gabtay wasarada boosa iyo isgaadhsiinta waayo waxa fara baas inagu haya technology ga kaa hala xadido iminka waxa soomali noqday hello iyo mobile haddad iminka tidhi mobile bal afsomali ku sheeg cid sheegaysaa ma jirto
Hadii in aff la horumariyo la rabo wax ha lagu qoro, waa mid aduunkoo dhami isku raacsan yahay arinkaasi
afkeenna,( hoos-u-dhaca adeegsigiisa) saxniin qudha.
Odayga inaad doodda Ku soo dartaan may ahayn
Waayo aqoon iyo dhaqan toona lama fadhiyin madasha
Hadal iyo dhamaanti , intaad af kaga ka barato ,ama aad ka taqaano ayaad ka baraata , af kale ee qalaad
Shacabka waxa tusaale u ah inta wax barataye inti aqoonta lagu tumahayey ee argtidada iyo Indhaha u ahayd hadaye sidan u hadalayan xalad adag oo sidan ka adag ayuu geli doona afsomaligu taaa ogaada kuwa aqoonta barataye ee u bartaye afkoda inaye buuxsadanow
Dooddani waa hiil Af oo u baahan in nooceeda la badiyo.
Af bilowgiisu waa in;
la dhegaystaa
lagu dhawaaqaa
la dhigaa
la
Unsk
Dha' iyo Ra' dha da baasaxan
Tusaale hadii meel lanadiifinayo waa Xaadhid ama wuu xaadhay xaga R' xaar bay noqonaysaa. Gadh, gar. Gar markay r la isticmaalo waa macno badan tahay. Erayo badan baa jira
laakiin waxay ahayd inaad kusoo dartaan ninka la yidhaa maxamuud aadan dirir taar tv ninka ka hadla
Weedh-same dhaqankiisu ma cayn kanbaa. Wax dhegeyso dheh please
Ma isagaa weriye ka ah meesha!!!
Dooddaha noocan ah baa ku yar.
Ninka la yidhi waa qoraa sida uu wax u wado kuma raacsani.
Horta ninkan abwaanki ixtiraam daranaa isga sa lo dhgysanayo e aanu udoonayn in hdalkiza laga so dhex galo isna mxu uga so dhex galaya e hdalada ka tuurturaya
Isagu naaw waaxay
Waxay ahayd in afSomaaliga xuruuf Carabi ah lagu qoro sida Paakistaan iyo Iiraan si loo mideeyo astaamaha ummada Muslim ka ah.
🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
Horta Afsoomaaligu ma ogtahay inuu Af Bug ah inuu yahay??!! 😁
Af Soomaaligu waa af sheeganaaya Af guun ah oo soo jiray in ka badan 20,000 oo sanadood beentu waa wax reeban Erayga Soomaali ayaa ii Markhaati ah waayo Erayga Soomaali maaha Eray Magac guud ama Magac Qoomiyadeed noqon kara Af lagu wada hadlo oo lawada leeyahay na warkeed dhaaf!!! 😔.
Wuxu isku haystaa inu af soomaali badhax tiran nagula hadlaayo
Dawladu waa fashil
Waar kan wuu waalanyahay bee hadalkiibuu calalinayaa weedhsamaa markasta leh inoo soo koob
Hhhhhh aaad
Gabadha Raaliyada ah, Calaamadaha lagu Garto: ua-cam.com/video/mVFGjIYv3Tc/v-deo.html
Wariyuhu aad uma tababarna mawduuca laga hadlayana aqoon uma laha dooda maamulkeedana wuu ku fashilmay
Saxaafada soomaalida oodhan bay haysataa dhibkaase
Absolutely; waana halkey doodu u dhitineyso.
Masha Allah waa dood cilmiyeysan oo loo bahnaa lkn xasxasigii ayaa maqan Mohamed abdi ilig
Kelmadan( eebe ) wiilkan soo celcelinaya haduu uuga jeeda allah.. dib uraac oo tariikh ahaan diin aan islaamka ahayn ayay dabada ku haysaaa. Marka iska ilaali
Waar ninkani Ma Caadif baa
Kkkkk xasan sifiican ayuu qoladii waxayaabaha kale aaminsana uduway waa xirfad adeer afkaarta maanka qofka kujira weedhihiisa ayaad kudareemasaa kaasi waa inaanu adiga kuqldin
Waar haaye weedh same ninka ka aamuu wixiisa ha watee
hhhhhhhh usheeeg waaban yaabay.
Beenale
Wadankaba wxn odhan lahaa Englishta halago dhigo maca luuqada kowaad English ha noqoto
Sabab
Sabab la'aan
@@alnaimi4035 🙄🙄🙄
Guud cade qoraalka ayuu ku wacan laakin hadalka waa ka agnaan
Guudcadde si cilmiyeysan buu u hadlayaa oo aan toroorog iyo maalaayacni ahayn.
@@Wadani924 kkkkkkkk cilmi aa???! Cilmigu adeer waa dhiibsan yahay mana aha wax layska shubo! Wax in uun cilmi u dhaw Weedhsame ayaa dhawr qodob yidhi, iska daa cilmiyoo hal qodob oo cadaana oo la fahmo kumuu hadlin guudcade
@@jameswilliam5247 adiga baan waxba ku bilowneyn. Guudcadde is analyzing in an academical fashion. You may not understand his point of view because of your educational level.
@@Wadani924 in aad jaahil tahay waxa cadayn u ah ereyada english ee aad markiiba isku qaaday! Marka la joogo aqoonta kasmo-faneeda waxa jira wax la dhaho ISBADKEEN (self explosive) aragtidaasi waxay lafagurtaa wadooyinka iyo dariiqooyinka ay jibaaxaan dadka juhalada ah ee hadana wax walba isku tuura. Iminka jaahil xun oo dhawr erey bartay in aad tahay shaki igagama jiro is xoree
@@jameswilliam5247 anigu jaahil baad tahay ku ma oranaayo balse isku day in aad aqoontaada koriso si fahankaagu u kobco.
Masha allah runti waa dood aad u wangsan meelo badana tabanaysa MMtv wad ku mahdsantihin tabinta dodaha cilmiyaysan