Dadka dabdamiska laga Raray ha aadeen xerayaha Barakacaaysha.....

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 7 лип 2024
  • Dadka dabdamiska laga Raray ha aadeen xerayaha Barakacaaysha.....
  • Розваги

КОМЕНТАРІ • 94

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 19 днів тому +4

    اللهم ارنا الحق حقآ 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻😭

  • @user-jn3yx7wh5c
    @user-jn3yx7wh5c 20 днів тому +9

    Ku salli nabiga salallaahu caleyhi wasalam

  • @Mustafehassanismail
    @Mustafehassanismail 20 днів тому +13

    Runtu Way Xanuun Badan tahay Abwaan sharafi Korkaaga Ha Ahaato

  • @user-wr6vy3rb7h
    @user-wr6vy3rb7h 20 днів тому +9

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-..،،،...،.،،...

  • @maryanahmed2226
    @maryanahmed2226 19 днів тому +2

    Mansha allah allaha kuxifdiyo wallal adigokale allaha nasiiyo

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 20 днів тому +2

    Mashallah allow ku xafid walalkay

  • @umusuleym9441
    @umusuleym9441 20 днів тому +7

    Abuwaane kher allah siiyo somali weyn wekala jeyda shacbki wa dulmanayaal dowlada wa dulmane marka se kher lagu gaara

  • @BossHamza765
    @BossHamza765 20 днів тому +5

    Alla aakhiro maxay suaalo badan taallaa

  • @user-ww2ib7vl2i
    @user-ww2ib7vl2i 18 днів тому

    Wa saxanthy abwan dhul hagatan kadib hadagan hadii kale melaha barkacaysha daga jebkiina kora hadii lacag nila soracanin alx dhaha

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 20 днів тому +2

    Ab waan ku run bow sheegay dadkeena Deganwy qayr qaba rabi hasiiyo wan kaxumahay silica la mariyey

  • @FaraCade-nl5ud
    @FaraCade-nl5ud 20 днів тому +4

    Waqtiga baawaxna baraya walee h.g oo labarakicinaya dumarkodii oo hadana aamusin

  • @user-lf3xp4bv1r
    @user-lf3xp4bv1r 19 днів тому +2

    Masha allah

  • @Mudaneey
    @Mudaneey 19 днів тому

    Yes
    Dowlada intaas oo qof in dhul la siiyeey ahay
    Iyaguna mar horaa loo digay in ay iska baxaan bay ahayd
    Dab iyo dowlad lama hor joogsado

  • @saramohamud314
    @saramohamud314 17 днів тому

    Iseersada maalin walba waxay fartooda ay ku dooranayaan mid aan waxba u tareyenin😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbukarAbdi-vu4dl
    @AbukarAbdi-vu4dl 20 днів тому +2

    Wllhi run baad usheegtay

  • @sahanahagama1546
    @sahanahagama1546 20 днів тому +5

    34 sano maxay dhul dowladeed u fadhiyeen

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 20 днів тому +4

    Salamad minkuli afad

  • @Tamsim3358
    @Tamsim3358 20 днів тому +6

    Yaab badana xildhbaan Mogadishu maxu aaha? 😂😂😂 doorasho kulaha ya iis doortay, ma masaakinta wax doortay 🤔 been ku nool maarkaad tahay waa sidaan

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 19 днів тому

    Correct runtaa waa sax, well said👍🤔

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u 20 днів тому +3

    Dhuladan leheen waba qalad inaa inta dagtan hadana turahdan dhula ku rabnaa sidee dhul ku rabtan

  • @LulMohamedfarah-qn8fs
    @LulMohamedfarah-qn8fs 20 днів тому +1

    Waxan maqli jiray miskiin.baa
    Miska lafuula leh. 😭😭😭

  • @user-wi6jt7rp2d
    @user-wi6jt7rp2d 20 днів тому +1

    War.shar.laa.wow.shar.wade.yaan.laguu.ar.kine.aamus

  • @xaliimomaxamed1564
    @xaliimomaxamed1564 20 днів тому +3

    ala masaakiinta hooyinka
    may iska
    daayaan

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 20 днів тому +1

    Ma xaqbay ahayd in Qori in Qori qaataan oo Dowladii la radaan kadibna hanti Dolwlada la waarto
    Waa Umad xishoodKi ka dhamaaday oo xalaal iyo Xaaraan Kala aqoon
    Wal ciyaathu bilaah

  • @JonathanCkay
    @JonathanCkay 20 днів тому +2

    Sheeg reer xamar 2024 ka qaxaya😢😂

  • @sadiamohamed2077
    @sadiamohamed2077 20 днів тому +2

    Good job 👏🏽

  • @user-le9nu2db7o
    @user-le9nu2db7o 18 днів тому

    Shalay ina qeybdiid iyo caaydiid baa dejiyey maantana sharci baa yimid waan taabsaday iyo fowdo ilaa intee wadi kartaan

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 20 днів тому +1

    Caaaaaaac shadhaab waar adiga ayaa ushaqeey xassn dhiiq bax

  • @FarxiyoXasan-ss4pq
    @FarxiyoXasan-ss4pq 20 днів тому +3

    run waaye sharlaawe

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 20 днів тому +3

    Xamar koox ma xizhooto ah ayaa qabsatay oo musuq dhinac walpa ah uun yaqaan madaxweyne xukuumad labada gole waa loo tashaday dadka baabah

  • @safiyoaaden9541
    @safiyoaaden9541 20 днів тому +1

    Abaanku bartii runtu ahayd buu sheegay jaab waafiya

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 20 днів тому +2

    habargidir aaway awoodii aad kufiini jirteen adeer macaane calaacal iyo oohin loomabaahno bililiqo weey dhamaatay alaabtii baa banaanka nalaga daadiyey iyo seed celi xoog baan kusoo deey saneenaa iyo aaway hee war loomabaahno waliba waxaa fiicneed in xabsi laguwada guro

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 20 днів тому +1

    guura kkkk yaa isgaaray kkkm

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 20 днів тому +1

    Sax waaye

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 20 днів тому

    Somaliya hadey mowqif Lee dahey oo ey xusuus leeyihiin

  • @user-gd3kb8xq1m
    @user-gd3kb8xq1m 20 днів тому +1

    Yaa kuusheegay

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 19 днів тому

    Mxay no sirin h.g landeremade away

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 20 днів тому +1

    Saxiix❤❤❤❤

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 20 днів тому +1

    Lkm warkaan mucaaradkaa iska leh adiga melihid

  • @Bagagac
    @Bagagac 20 днів тому +1

    ayaga ubixiyey magacii ahaa xasan dalhureye

  • @NtsakiAbdi
    @NtsakiAbdi 20 днів тому +2

    😢😢😢😢😢😢😢

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 20 днів тому

    ASC Subhanallaha Allahu Akbar 🙏🙏🕋🙏 walal aniga miid wan ku racsanahay umaada somaliyed iney beneeyan dhulka dolada 33 iyo sano aniga qabiil kamaahadlayo dadka waxa lasiin laha dhulha an we are not using but the abandoned the citizen how we could be a president I disagree with you the way you sending your message because you sleep peace and they have no home in shelter you telling them they have to go back to their tribe that will bring back a lot of trouble There are already south of Somalia everywhere is burning there is no peace neighbours to neighbours in al-shabab as well all what we can do is now to pray for them who will help them to give them a shelter because you have to Stan on their shoes and then you will understand the one who wrong to you the one you have to pray for them this how I feel there are not my tribe but as a humanity and I'm Somalian guul Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @mohamedhashin3486
    @mohamedhashin3486 20 днів тому +1

    Runtu ragga madisho
    Waa runta

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 20 днів тому

    Maalintii dhulkaas la siiyo xildhibaano iyo ganacsato yaa la ariki doonaa..

  • @NM-vn4cz
    @NM-vn4cz 20 днів тому +1

    Runtaa saaxiib

  • @CabdicabduleBaale-gk4si
    @CabdicabduleBaale-gk4si 20 днів тому

    Kkkkkkķkk ya ader

  • @ABSHIRSANEY-g6b
    @ABSHIRSANEY-g6b 20 днів тому +1

    Wad ku saxantahay

  • @luqmanalxakiim4170
    @luqmanalxakiim4170 20 днів тому +1

    Hadi dowlad Mel da dejineyso barakacyasha ayaa dib u dejin loo sameyn lahaa

  • @mbenzema5939
    @mbenzema5939 20 днів тому +2

    Asc abwan adigoo mahadsan waxan rapaa ina kula soo xerri please numberkga iso qor arin ayan rapy ina ka faido mahdsanid

  • @AbdikerMaalim-uh8go
    @AbdikerMaalim-uh8go 18 днів тому

    Runtaa waa maacan 😂😂😂

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 20 днів тому

    Guur warunta walahi arinkan dulka danta guud e umada logu adegi lahay in dad gaar ah ku manafacadan wa qalad inti yared e idkula takuley lahay waxa cunay kuwa idin matalo wax kabixi dontan marka ad wax doratan isku daya in codeysan o doratan qof dantina ka shaqeyo dulkan 30sano ayad ku noleden wa inad dadk somaliyed cafis wedisatan e mahan in dacawo qabtin dac iyo xoog aya u baraten daga qaxotiga

  • @s0p-s3i
    @s0p-s3i 19 днів тому

    Aderayal dhulku waa hanti guud xataa kuwidhintay aa wax kaale isku xishooda imisa sanaaad dganeeden kiiiro miyaaa bixin jirteen waa maya iidika deyn leydinku leyahay e illah kabaqa o marka madaaxdiina u hoogan sanaaad

  • @OmSamar-iy7cj
    @OmSamar-iy7cj 20 днів тому

    kkk abwaane sxb saaka waakululaatay hh wlhi cidaan qof caadi ah lagama helaayaamaqlijiray eeg sharlaawe siduu karkaray wadhulkii guud woxoo uxanaaqaa

  • @-ikraam5872
    @-ikraam5872 20 днів тому +1

    Kuwas xita waa inay dhahan nama matalan oo shacabka dantod fiirsadan

  • @hawal1287
    @hawal1287 19 днів тому

    waa runta

  • @user-no9pg9ye1p
    @user-no9pg9ye1p 20 днів тому

    sxb habargidir naartaadeqda macayelay waysooqaxen somalidiikale iyagotagan ayey melkasta oodawd lahayd kuhabsaden hadewabililiqo cad naartaadeqda rerkas jamacadahaharay bangariyahartay xeroruushka yaaisgaray barkacayasha ayad kuweltihin

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 18 днів тому

    Dowlada Dhul Ee Dejiso Dad Soo Qaxay Ma Heyso Muqdisho 20 Degmo Ee Maree Jaamacadihii Xirooyinka Dowlada Guryahii Dowlada Waala Wada Degay, Hadii Kuwaan Dhul Loo Geda Xataa Kuwa Kale Oo Hada La Kici Rabo Dhul Ee Rabaan, Maxaa La Sameynaa Markaa?

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 18 днів тому

    Dadkaan 7 Bil Kohor Aa Loo Sheegay Wee Iska Indha Tireen. Waxeena Ku Booteeyeen Inee Dagaalama Yaan Taas Ayadoo Cadeyn Ah UA-cam Eeku Jirtaa

  • @ShafieIsak25
    @ShafieIsak25 20 днів тому +1

    somali shacab miyaa wax ku doorta mise waa la soo magacaabaa xildhibaanada iyo wasiirada

  • @EsethuNdongeni-q7m
    @EsethuNdongeni-q7m 20 днів тому

    Hhhhh abaan shirlabow nin fiican Ayan kugu ogaaye maxaa qakdamay mise xoogaa dhiigaa ikacay camalaa😂😂😂😂😂

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 20 днів тому +1

    Ma saasbaa aaha! Adiga maxay kula tahay daawade?😮

  • @Gobanimo-gy8gd
    @Gobanimo-gy8gd 20 днів тому +1

    Abwaan shar’laawe maxaa dhacay ma meeshaa aad adinkoo hawiye ah ka tahiin qaxootiga ayaad SOMALILAND ugu yeedhaysay ood lahayd calankaa kama hoos baxdaan. Ku hoos oy adaan kuu daynay 😢

  • @HamseSADRI
    @HamseSADRI 20 днів тому

    Sucuudiga ayuunbaa Qolyaha Ethiopian-ka Marka Ciqaamaduhu ka dhacaan Ee ay Wadanka Ka bixi Waayaan Guryaha ay Degen yihiin Cagaf Lagu dul galin jirey

  • @Qamar________hussein..2
    @Qamar________hussein..2 19 днів тому

    Aabahy guri uu ku lahaa dhul dowladed ayaa mudo aan sidaa usii fogeen nala dhahay ka guura lkn dowlada lacagee ku bixineysa oo qofkii gurigiisu dhagax yahay wexee u ogoleed 5,000 kuwa jiingadaana 2,000 lkn maxaa dadki la siiyay mataqaanan
    Kuwii guriga dhagaxaa ku jiray 2,000 la siiyay kuwii jiingadana 300$ oo la dhahay ku guura
    Dadko dhan wee ogaayen in lacagtooda laga dhacay lkn dadkii dowlada uma kala soocna
    FG: dhulkaa dakadaa lagu dari rabay malaha si dhaqsi ah in looga bexee rabeyn sidaase lacag ugu bixinaayen

  • @inaomar2151
    @inaomar2151 18 днів тому

    Sharlaawow waxaa kahadashaa ali qadaab afkaada wax ugu qabo ali qadaab haloo kaco

  • @fartunosman3503
    @fartunosman3503 20 днів тому

    Lacagtiis soo celinee xarfaanoo somali wax ma qorto xaley dhaley ayey dhahdaa

  • @yasinmohamudyusuf4983
    @yasinmohamudyusuf4983 20 днів тому

    Rumlow 😂😂😂😂

  • @nmb-p3z
    @nmb-p3z 19 днів тому

    Horta aniga nafte Xasan Sheikh ma taageero lakiin waqtigaan okale oo dhulka dhisaayo wuu inoo dadka rali geliya kuwa godka kasoo bixiyey in oo dadkaas sifican loo duugo aa laga rabay teedakale dadkaan la buriyey in meel kale loo sameyo mise digniin lasiyo hadana si kastaba ha ahaatee dadkaan xoog iyo hanjabaad malaga rabin. Dowladda iyo dadka jahwareer ku dhacay

  • @islaantoniosport8722
    @islaantoniosport8722 20 днів тому

    Sax

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 20 днів тому

    Hadalkaan armaa lagu xiraa

  • @Bashir1119
    @Bashir1119 18 днів тому

    Sax waayay dowlada meesheeda in Loo sneeyo waayay waxa lashaqciyo mudo fog maraka shacarba waxaa leeyay iska dulqaata yaana laydin dirin wax laydanka haleeyay uma jeedo dadka idin matalo ayaa idinka gaabiyay because waxay ahayd in dadka tirkoobaan hada meel uun uraadiyaan intaysan dhicin arinkaa

  • @faduumonuurow
    @faduumonuurow 19 днів тому

    Ma waxaa dooneysay in dadka matala dadkaas ay qoryo ku difaacaan mise waxaa dooneysa waxa aan la siin dadka kale ee meelaha dowlada degan ee laga raray in la siiyo. Maskaxdiina oo dhan waxaa ka buuxa xiqdi iyo cuqdad war ilaahay ka cabso sxp dadka aad sheegeyso oo dhan dowladooda weeye waxba dadka cuqdad haku beerin. Dhul dowladeed guuris ma ahane war kale malahan sxp

  • @jikatorem.ismail4003
    @jikatorem.ismail4003 19 днів тому

    HHHHHHHHHH, meeqa Qaxooti ayaaa dhulka laga kaciyay, Maxaa loo cabaadayaa ?" Xbaalaha oo dadka dhintay waa la ka xiyay. Habargidir Somaalidey is Tustay

  • @captainpilot2673
    @captainpilot2673 20 днів тому

    war umad badan baa gurya la aana oo wax heysan hadana kiro dagan ee mexey tahay dadkaan leh meelaa dagno maheysano oo xarumahan dowlada kahor xagee daganedeen?

  • @abdulfatahyusuf8669
    @abdulfatahyusuf8669 20 днів тому

    Cuqdad miya ku heysa marka isledahay ku digo sacad sacid adigoo ku af gobaadsanayo masul beenad inad u hoos galiso cuqdadaada wxbo qarin meyso ee soowada banaan bax banaanka iskeen wxa caloosha ku jiro tuf maantay tahay jaaniskaage lkn taasi wxbo ku noqon meyso dadkaasina ayaga is xalinayo wxay noqotaba iskuna filan cid loocabsado madhama ee ku cel celi guura guura ama ku ciil bax sacad sacid is not easy bro tuuryo iyo habaar wx looga qaadi maayo yusan waqti kaga lumin magaca ku faanto ayaga soohoyay taariikhda maanta xil dowlo ka heshay wxaan dushaada ayay ku dhacayaan adigo taliyaha banadir ah duqa mogdisho lasocda ceeb halkas ayay ku dhigtay maalintii sacad sacid hoganka hg hayeen ayaad xamar soogashay shiirkole iyo owdweyne dagaansatay maanta oo ad xilki hg ku fadhisana shacabki kuguso dhaweyay xamar ayad ku faraxsantahay ceebey tacaal yaahuu

  • @user-ll6ft7vl6p
    @user-ll6ft7vl6p 20 днів тому

    Dadka deigen wa in ay warmaqlan waxeyga isi iyo gurigeyga iga bax mel lofhafa majirto wayo dadka deigen hadey ogyirin in ay dhulka. Lehen maxey isugu dhejinayan wayo waxa laga sugayay ok wan kabexena ayey ahed eayo madaxda idin matasho dhulka maler

  • @user-cs8zm2rb3v
    @user-cs8zm2rb3v 20 днів тому

    Xasan gurgurte Qabri Quute

  • @ShaxdaiyoShaax
    @ShaxdaiyoShaax 19 днів тому

    Hadii dawlada dadka ayka masuul aheyn maxay ka masuul tahay 😂😂😂

  • @maxamuudcali2564
    @maxamuudcali2564 19 днів тому

    Dad dhul dawladeed oo danguud ah daganaa xaquuqda ay leeyihiin ma noo sharxi kartaa?
    Xaquuqdooda waa in laga raro
    Wax u qabadkooda iyo dib u dejintooda waalooga horreeyey oo kuwaasaa ka mudan oo safka waa sida loo kala horreeyey waaba hadday dowlada awood dhaqaale u hayso.
    Mise kuwaan waa HG waa laandheere oo mudnaan hala siiyo maad ka wadaa????

  • @ugaskabeesha4539
    @ugaskabeesha4539 20 днів тому +1

    Doqon aya tahay dadka ma guri ey leeyihin aya laga saaray wa maya wayo horta mesha halaga guuro la dhahay yaa leh imisa sano aya la lahaa kabaxa horta maxa isku dabalisan la qeylisan waxan lahen u qeylineysn

  • @cawlfaraarecawlfaraare4190
    @cawlfaraarecawlfaraare4190 20 днів тому +1

    Sharbadane umada ha ku digan

  • @mooseemilano322
    @mooseemilano322 19 днів тому

    Boosas la idin gado maa dhahday war allehiin alle haduu yahay tuulooyinkiina u laabta balaayo idin ku dhacday il adag

  • @Wardhere77
    @Wardhere77 20 днів тому

    Abwaan caaqila

  • @idirissiyad874
    @idirissiyad874 20 днів тому +2

    Farmaajo haddii uu rari lahaa qaylada ayaa isgaadhilahayd

    • @Wardhere77
      @Wardhere77 20 днів тому

      Maxaa formaajo meesha keenay yaa ruufiyan

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 20 днів тому

    Beenaale,kuwa mataley iyo madax xakuumada ayaa gaadey

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 20 днів тому

    Shalay sotaa somaliland u yeeraysay maxaa lagu bara kiciyay
    Dowladu aaway qabri qodoto

  • @user-wr6vy3rb7h
    @user-wr6vy3rb7h 20 днів тому +4

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-..،،،...،.،،...

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 20 днів тому +1

    Mashallah allow ku xafid walalkay

  • @kayddaahr815
    @kayddaahr815 20 днів тому +4

    Masha allah

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 20 днів тому +1

    Mashallah allow ku xafid walalkay