Abwaan Sharlaawe
Abwaan Sharlaawe
  • 233
  • 3 532 094

Відео

Oomaar barbar bkaligiis Maahan waxaa jira Fanaaniin kale Aaad ugu Fiirsada had..
Переглядів 29 тис.4 години тому
Oomaar barbar bkaligiis Maahan waxaa jira Fanaaniin kale Aaad ugu Fiirsada had..
Hada Raggan Ma maxkamada ayaa la keeni Doonaa...
Переглядів 8 тис.9 годин тому
Hada Raggan Ma maxkamada ayaa la keeni Doonaa...
Ma waxaa loo xiray wixii shalay aad iishegi jiratay Haiga shgin ama wax kale yaa jira..
Переглядів 12 тис.14 годин тому
Ma waxaa loo xiray wixii shalay aad iishegi jiratay Haiga shgin ama wax kale yaa jira..
waxay tiri "yaan la guursan nin faqiir ah oo ma...........
Переглядів 5 тис.19 годин тому
waxay tiri "yaan la guursan nin faqiir ah oo ma...........
waan kaaga digayaa in aad sidaan smayso waayo...
Переглядів 8 тис.День тому
waan kaaga digayaa in aad sidaan smayso waayo...
Hadii aan ogaan lahaa inta aana social mdia-ha soo galin arintaan waan..
Переглядів 7 тис.День тому
Hadii aan ogaan lahaa inta aana social mdia-ha soo galin arintaan waan..
Wasiir Halkee Gaynaysaa Lacagta Aad Naga Qaado?
Переглядів 23 тис.14 днів тому
Wasiir Halkee Gaynaysaa Lacagta Aad Naga Qaado?
Maxaad Badalaysan Maxaadse Ku Badalaysaan...............
Переглядів 8 тис.14 днів тому
Maxaad Badalaysan Maxaadse Ku Badalaysaan...............
Dadka dabdamiska laga Raray ha aadeen xerayaha Barakacaaysha.....
Переглядів 28 тис.14 днів тому
Dadka dabdamiska laga Raray ha aadeen xerayaha Barakacaaysha.....
Aadan Sahanoow Maxaan ka doodnaa Hadaba hadiiba ar...
Переглядів 24 тис.21 день тому
Aadan Sahanoow Maxaan ka doodnaa Hadaba hadiiba ar...
Jawaabtii walaalkay Aadan sahan isoo diray waxay ii muuqji........................
Переглядів 64 тис.21 день тому
Jawaabtii walaalkay Aadan sahan isoo diray waxay ii muuqji........................
Ma somali airline baa dib usoo labatay ama waa indhahayga.............
Переглядів 11 тис.21 день тому
Ma somali airline baa dib usoo labatay ama waa indhahayga.............
Gooni u goosadka soomaliland ayaan u ololaynayaa maanta wixii ka............
Переглядів 13 тис.28 днів тому
Gooni u goosadka soomaliland ayaan u ololaynayaa maanta wixii ka............
Heestaan ma Muuse Biixi ayaa Sameeyay hhhhhhh
Переглядів 45 тис.Місяць тому
Heestaan ma Muuse Biixi ayaa Sameeyay hhhhhhh
Hal sano kadib maxaa dhacay.....
Переглядів 4,1 тис.Місяць тому
Hal sano kadib maxaa dhacay.....
Qabriyaday uga daba tageen waa yaab .........
Переглядів 24 тис.Місяць тому
Qabriyaday uga daba tageen waa yaab .........
Abwaan camaari oo aan usameeyey xalfadii bidaarta
Переглядів 2,8 тис.Місяць тому
Abwaan camaari oo aan usameeyey xalfadii bidaarta
Imisa lacag ah ayuu M.dani ayaan ka qaatay Si aan u amaano......
Переглядів 7 тис.Місяць тому
Imisa lacag ah ayuu M.dani ayaan ka qaatay Si aan u amaano......
Dani waxa uu ka dhabeeyay wixii u balan qaaday waayo....
Переглядів 26 тис.Місяць тому
Dani waxa uu ka dhabeeyay wixii u balan qaaday waayo....
Abwaan camaari oo bidaartii iska Daariyay................
Переглядів 6 тис.Місяць тому
Abwaan camaari oo bidaartii iska Daariyay................
Xagee geyay $1(Halkii Dolar) ee aad isoo Dirteen ma aniga ayaa............
Переглядів 2,1 тис.Місяць тому
Xagee geyay $1(Halkii Dolar) ee aad isoo Dirteen ma aniga ayaa............
Yaa ka dhambeeyay in soomaaliya lagu dhaqo 4.5(Afar dhibic shan) waado waa kane.......
Переглядів 10 тис.Місяць тому
Yaa ka dhambeeyay in soomaaliya lagu dhaqo 4.5(Afar dhibic shan) waado waa kane.......
Sidii aan yeelnay iyo Siday yeleen iyo Maanta Say Tahay
Переглядів 2,5 тис.Місяць тому
Sidii aan yeelnay iyo Siday yeleen iyo Maanta Say Tahay
Gobol ka go'doonsan soomaliya inteeda kale
Переглядів 7 тис.Місяць тому
Gobol ka go'doonsan soomaliya inteeda kale
kawaan waa ganacsato siyaasiyiin maahan wa.....
Переглядів 24 тис.Місяць тому
kawaan waa ganacsato siyaasiyiin maahan wa.....
somaliland xagay uga shqaynaysaa diyaaraha ma sa...............
Переглядів 25 тис.Місяць тому
somaliland xagay uga shqaynaysaa diyaaraha ma sa...............
Muxuu Lafta Gareen u diiday in la saaro Ciidanka Itoobiya?
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
Muxuu Lafta Gareen u diiday in la saaro Ciidanka Itoobiya?
Hadiyad culus oo iiga timid Madaxda Dalka Djibouti maxaa ku jira?
Переглядів 9 тис.Місяць тому
Hadiyad culus oo iiga timid Madaxda Dalka Djibouti maxaa ku jira?
somaaliya oo guul ka gaartay markii ugu horaysay arimo ay.....................
Переглядів 1,4 тис.Місяць тому
somaaliya oo guul ka gaartay markii ugu horaysay arimo ay.....................

КОМЕНТАРІ

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 3 години тому

    Ka janankan ma tala waa la wasa

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 4 години тому

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @Halkaynoomaraysay
    @Halkaynoomaraysay 4 години тому

    275 macnaheda waa saan The Meaning of the 275 Angel Number Today we uncover the meaning of the angel number 275. Have you ever been driving down the road glancing at your odometer, only to discover that it reads 275? Or looking at the clock each day and it reads 11:11? If so, you’re not alone. The angel number 275 is a mysterious phenomenon that has appeared in people’s lives for centuries. It’s believed to be your guardian angels sending you a message or a sign to help guide you on your path.

  • @Idildhamays
    @Idildhamays 4 години тому

    Subxanallah war qof dhintay ha been abuuran

  • @amiiraizmail
    @amiiraizmail 4 години тому

    Intaad abwaanka dhinty title ka kuso qoranayso aad ledahy ma dadkasu ka mida ahaa views ku you meel khldan kaa galin

  • @MaryanYuusuf-jo7zx
    @MaryanYuusuf-jo7zx 5 годин тому

    Asc aboowe

  • @fatmazahra9441
    @fatmazahra9441 5 годин тому

    Qofka marku aqoon leetahay sasu kuficanyahay Masha Allah aqliga Allah hakusiyadiyo walal.

  • @user-nz8xk7ql9q
    @user-nz8xk7ql9q 5 годин тому

    Asc eddo hana halayn Kuwan maaha tariikh fhamaystiran. Laakiin allaahbaa inaga og. Ee allaahbhaynaga xijaabo.

  • @warsamamed368
    @warsamamed368 5 годин тому

    War niyahown kani walahi wa nef xoolo ah. Ck ama idirsle ragaasbaaba aqli dhama oo kaniyad san dadka waxan hala soo hor fadhisan sx

  • @MaryanRuun-jv1jc
    @MaryanRuun-jv1jc 5 годин тому

    Qaarkood calaamadii ayey muujinayaane adiga dadkaas qaldan mugdiga kusocda hadoodin Allah kabaq fanaan qeyr leh miyaa aragtey waa mufsidiin dhamaantod

  • @nimcoxuseen3449
    @nimcoxuseen3449 5 годин тому

    tirada aad sheegaysid sheekhoow waa laba god kaliya wxa laga hadlayaana waa sadex gode lahayso cabdoow 000 upto 999

  • @IsmacilCabdi-he5qc
    @IsmacilCabdi-he5qc 5 годин тому

    Acuudu bikalimaatilaahi taamat min shari maa khalaq😢😢😢

  • @kingcaskaawy
    @kingcaskaawy 6 годин тому

    Tiro siman=2,000 sagaaltuur =2,000-9=1991 sodonkeen =1991-30=1961 sideed hoo =1961+8=1969 =1969 xiligii kacaanku qabsaday wadanka Abwaan sharlaawow wax hubso

  • @user-ph3qm3hp8f
    @user-ph3qm3hp8f 6 годин тому

    Nin wax badan og ma tihid

  • @maxamuudcadde2109
    @maxamuudcadde2109 6 годин тому

    Tiro siman 2000 sagaal keen 1991sodon jar 1961 sideed hoo 1969 waa seben abaareed oo loola jeeday xiligi uu xukunka qabtay ayaan maqli jirnay

  • @arrehnadin89
    @arrehnadin89 6 годин тому

    Abwaan sharlaawe asal asal dhalay

  • @CABDIQANIKHADAR-dp3tg
    @CABDIQANIKHADAR-dp3tg 6 годин тому

    Wll qof dhintay inad ka hadashid waa caqli xumo

  • @ibrahimabdalle2088
    @ibrahimabdalle2088 6 годин тому

    Abwaan sharwade

  • @ahmedkanadi5779
    @ahmedkanadi5779 6 годин тому

    Hadraawi alle haw naxariisto haku tusaalayn adigo fasiir qaldan ka bixinaya

  • @yasinyusuf5629
    @yasinyusuf5629 6 годин тому

    Kan yari hadal badanaa qof hadal badan xigmad maleh Waxaana la yidhi nin. Hadal badan yooday waan kudey na waa laga maqlaa Markaa ninyohow xigmad iyo hadal kooban ku hadal hadii kale iska aamus aamus ayaa kuuu khayr badan

  • @yaslamitop9366
    @yaslamitop9366 6 годин тому

    hadalka deji walal isbes u dhaxeysi waa maxay wada baas ayad ka dhigtay

  • @Suuban19
    @Suuban19 7 годин тому

    Abwaan hadal yuu ku daalin dadka aad runta usheegeysid oo danbiga io malada xun ka badbaadoysid adey far kugu godeen Marka iskadaa 2024 wax caqli leh oo lala hadlo aaba iska yar Dadku ayagoo waweyn bey caqli 7 jir leeyihiin.kana raali noqo maangaabyada hadalkoda guracan

  • @daango19
    @daango19 7 годин тому

    qof dhintay oo dunidapa joogin inaad views ku radsato wa caqli xumo meshi udanpesay

  • @MuxibakhaalidRashid
    @MuxibakhaalidRashid 7 годин тому

    Subxanllh 😢

  • @user-rs6js5yx6q
    @user-rs6js5yx6q 7 годин тому

    Een! Abwan xaajada haisku qasin.. Howlahan wa iska cadyihin..kaliya shartoda Allaha na mootiyo.

  • @Suuban19
    @Suuban19 7 годин тому

    Waa runtaa abwaane

  • @katramandeq45
    @katramandeq45 7 годин тому

    Msha allah nin caqli badan ilahow kuu siyadi aqliga warwilkan madax wene somali uu ku fcnaa rayigeyga waye

  • @Maymuun330
    @Maymuun330 7 годин тому

    Abwaan ani youtubka aaba kashakiyay tiriangle woku sawiran yahay mida kle sbabte lacag la idinsiiya waxa sodubeesan danta ugu jirta mexee tahay caqliga hashaqeeyo

  • @XuseenUgas
    @XuseenUgas 7 годин тому

    Ader Hadraawi laguma Tuhmi Karo maansooniyada Mar Hore Ayuuna ka Digay shartoda Oo Uu Kaga Hadlay Maansada dabahuwan waa Asagii lahaa dijaal korayaa Qarsoon

  • @ubaxali6837
    @ubaxali6837 7 годин тому

    Waryaa. Maqarin kartid suldaan seeraar wuxuu ku heesay 275 Waa calaamada shaydaamada iska aamus. Doqon yahow Somali people way yaqaanaan calaamadaha iyo numbarada waad is ceebeeysay

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim 7 годин тому

    Hhhhhhh calosha ku tagan ilaa hadrawi oo dhintayena ma kahadhi wayeday

  • @haaruunyusuf2617
    @haaruunyusuf2617 7 годин тому

    Asc sxb MAANSADII ALLAHA U NAXARIISTE MAX'D IBRAAHIM HADRAAWI EE AHAYD (tiro siman sagaal tuur sodon keen siddeed hoo) SXB SIDAAD U MACNAYSAY SAX MA AHA MACNAHEEDA SAXDA AH WAXA WEEYE ( tirro siman sagaal tuur wuxu ula jeeday tirrada siman waa 100 laga jaray 9= 91, sodon Keen waa 91 oo laga jaray 30 = 61, sideed hoo macnaheedana waa 61+8= 69 hadaba waa xiligii uu siyaad barre qabsaday dalka, aad baan kuu salaamaya sxb.

  • @Hadafkayga
    @Hadafkayga 7 годин тому

    Adan sahan isku mabdabanu nahy anigu reer hargeisa ah aya aminsan inan midawno dhalinyaradu somalind ma aninsanin snm waxan aminsany awod dawald nimo io dal adunka wax ka ah dhalinyaro wax baraty ayan ubahany oo Somali kawada tashata ayaheena odoyal an meel iska dhigno somaliyey toso isku tirsada ninka sameyay aya aderkay ah marka hadafkas Allah hayno rumyeeo

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 7 годин тому

    Habaar qabe sharwade maa Hadraawi kuugeeyey

    • @Suuban19
      @Suuban19 7 годин тому

      War balaayo qabe dhameyso muuqalka aqoonyahankena ha caayine

  • @user-cq1xu6ht7t
    @user-cq1xu6ht7t 7 годин тому

    Tirada show isku mid ma ahan

  • @user-od3xp7jz9u
    @user-od3xp7jz9u 7 годин тому

    Ninkaani wa nacas man gaab ah wlhi maytiida iskaga tag xayraan yahaw reaction garan mayside

    • @Suuban19
      @Suuban19 7 годин тому

      Ninkan run waxaan aheen mayaqaano wuxuu kahadlaa 100 mar buu ka fikiraa Ee sida maangaabyada caaac ma soo yiraahdo😮😮

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 7 годин тому

    Soo akhriya buuga la dagalanka nuurka wlhi yaabad u dhiman doontan😲

  • @user-zp6jb6no8n
    @user-zp6jb6no8n 8 годин тому

    Ujeedkaa muhiima

  • @hayaathabiib9608
    @hayaathabiib9608 8 годин тому

    War heedhe tiro waa la samayn karaa. Laakiin waxa jiraa waa wax jiro.

  • @abdisagal779
    @abdisagal779 8 годин тому

    Orado niyow afkaka qadhmun ka Jedi hadrawi taclin dined iyo mid kaleba Wu lahaye. Jahil mu ahayne

  • @hibao9569
    @hibao9569 8 годин тому

    Number English kuma jirin waa number somalia waxa shakiga keenay waakaa

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 8 годин тому

    Waryaa waad edeb darantahay ee abwaanka somaaliyeed ee shintay ka hara illahay ha unaxariistee

  • @xareedshow6011
    @xareedshow6011 8 годин тому

    رب أعوذ بك من همزات الشياطين و أعوذ بك رب إن يحضرون

  • @InnocentTreeSwing-cb1jz
    @InnocentTreeSwing-cb1jz 8 годин тому

    Oo adna xogti miyaa dilaysaa layaab😂😂

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 8 годин тому

    Hees baa tidhaahda 666 baan kugu ladhay

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 8 годин тому

    KADAAB, BEEN BAAD U FASISHAY HEESTA HADRAAWI . TIRO SIMAN =2000 SODON GOO -30 SIDEED REEB +8 SAGAAL GOO -9 = 1969 KACAAN " SIYAAD BARRE". 😅😅😅😅😅 BEENAALE 😅😅😅😅😅😅😅😅😅 .

  • @eazrayiylmohammed9743
    @eazrayiylmohammed9743 8 годин тому

    أعوذ بكلمات الله التامات من شر كل شيطان وهامة

  • @user-cn1bo7no2q
    @user-cn1bo7no2q 8 годин тому

    Tiradu waa inay macno samaysa markad dhagaysato, lkn hadad micnaha heesta iyo numberka wax ay ka hadlayso lama fahmayo

  • @xamsomaxamed5490
    @xamsomaxamed5490 8 годин тому

    Tirasiman sagaltur sodonxoor sideed hoo wuxu kawaday halxìrale

  • @_faatax
    @_faatax 8 годин тому

    Naxliga xumaanta xisdiga iyo xaasidnimada kaa buuxda ayaa kaa dhigtay mid cunsuri ah oo neceb reer Somaliland gaar ahaan reer sheekh isaaq heer aad gaadhay inaad tidhaah Somaliland saddex bilood ma gaadhayso waxaanse sugayaa maalintii uu ku qaban lahaa nacaybka nabsiga aad u qabto calanka tawxiidka leh Nin kasta oo nagu af dheeraayaa uu na eedaa