Xaalada gobolaka bariga dhexe oo caawa mar kale meel sare gaartay, Erdogaan oo uhanjabay Natelyahu

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 чер 2024
  • Xaalada gobolaka bariga dhexe oo caawa mar kale meel sare gaartay, Erdogaan oo uhanjabay Natelyahu,
    Faah faahin muhiim ah lasoco, iyo warar kale oo uu xuutiga kujiro.

КОМЕНТАРІ • 229

  • @jeerijaksan9500
    @jeerijaksan9500 14 днів тому +5

    Yaxya sariic
    Abuu cubayda❤

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 15 днів тому +12

    Waa geesi erdegon ilaahow sii caafimaad waara iyo cimri dheer amiin yaa allaah❤❤❤

  • @shamcena7314
    @shamcena7314 15 днів тому +8

    Waa jeclahay markuu dhaho bifadlillahi

  • @jamamohamoud2665
    @jamamohamoud2665 15 днів тому +40

    Waligaa haka shakin Xuutiyiinta Yeman. ISRAEL jabkeeda like saar sxb ❤

  • @user-ui8gd7gb1c
    @user-ui8gd7gb1c 14 днів тому +3

    Allha lajiro xamaas iyo xulfadeeda guul allha garsiiyo

  • @Alfaatix.media1
    @Alfaatix.media1 14 днів тому +1

    Nagula sali nabigeena maxamuud scw yuuti yuub kee naan ku soo biir nadaawo

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y 14 днів тому +1

    allah burburiyo mareykan yahuud aamiin illaahow ugargaar islaamka falastiin xuuti xusbullaah aamiin

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 15 днів тому +27

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

    • @user-iw1pc8nd9x
      @user-iw1pc8nd9x 15 днів тому +5

      aamin

    • @MohamedQaadiroJacaylNu
      @MohamedQaadiroJacaylNu 14 днів тому +1

      اللهم أعز المسلمين أجمعين وانصر إخوانناالمجاهدين في غزة وأنصر إخواننا وأهلنا في غزة يا رب العلامين

    • @adoonkiialle3871
      @adoonkiialle3871 14 днів тому

      Ordogan booto Lee miyaa? Aniga waan yaabee? Xitaa ethopia hadey badeena ku soo duusho ?

  • @ayaanmahamud4504
    @ayaanmahamud4504 14 днів тому +2

    ASC nadaara Insha alaha u furo dawladada muslinka waas la gaaaday waqtigii ay hurdada ka kici lahaaayeeen Falastin guul guul❤❤❤❤❤❤

  • @shandesabdi9739
    @shandesabdi9739 14 днів тому +1

    Madaxda barigadhaxa wey wada hurdaan ee rabi hakaa kiciyo hurtada mareykan waxa u uhubeynayo natenyahu iyo yuhuuda waxa u rabaa in u burburiyo bariga dhaeex iyo muslimiinta oo dhaan ee haa isku tastaano madaxda carbiid ee mareykan dabadhilfka u ah oo hurdaad ha ka gacaano qasa alle ayaa laa jiiro weyna guleysaneysaa insha allah ee ayaga waxa haa isutaraano eyeey hurtada kaa kachang ha arkaano waxa u sameynaayo mareykan iyo yuhuuda yarabi isku soo Dum qalbiyada muslimiinta oo ii so keen oo ka dhiiga waxa arka dhagarta cadawga mareykan iyo yuhuuda aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi

  • @KhadijaAbdi-wj1yg
    @KhadijaAbdi-wj1yg 15 днів тому +15

    Allah weyn ninkii aaminaa awoodleh 😢cadowga islaamku hajabo

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 15 днів тому

      Ilahayow jebi oo baabi kuwan kibray ee Dhiiga Caruyrta caba

    • @lulmohamed181
      @lulmohamed181 15 днів тому

      Aamiin

  • @HassanMohamed-r1g
    @HassanMohamed-r1g 15 днів тому +14

    Salaada uleys iga saaran ee ii soo duceeya

    • @user-jw2ne6hw5j
      @user-jw2ne6hw5j 15 днів тому +2

      Sxb Allaha ku fududeyo Annagana Allaha inoo fududeyo

    • @user-rb8vh5fe7x
      @user-rb8vh5fe7x 15 днів тому +1

      Ale Ha kuu fuday diyo adiguna ku dadaal wllo aduun Yada wax ba inaga raacimayaane

    • @osmanmohamed2465
      @osmanmohamed2465 15 днів тому

      Allah ha kuu fududeeyo salaadda iyo cibaadada kale oo dhan

    • @osmanmohamed2465
      @osmanmohamed2465 15 днів тому

      Allaah ha kuu fududeeyo salaadda, waa furaha wax walba ee ku dadaal

    • @lulmohamed181
      @lulmohamed181 15 днів тому

      Allah ha kuu fududeeyo salaada

  • @abduwahabahmedmahamed547
    @abduwahabahmedmahamed547 15 днів тому +5

    Guuul turkiga iyo ❤❤❤❤ Somaliweyn

    • @munocadey9436
      @munocadey9436 15 днів тому

      Naga day turkidan bootada badan😂

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 днів тому +1

    Madaxweyne Ordogan Guuleyso.

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 14 днів тому +1

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa ugar gaar Aamiin yaa Allah Allahu akbar

  • @maxamedjibriil5258
    @maxamedjibriil5258 14 днів тому

    Ala haxifdiyo cabdulqaadir naddaara aamiin

  • @sahramahamud8653
    @sahramahamud8653 14 днів тому

    Ducada hala baadiyo aflagaadada hala daayo walaalayaal🇸🇴🇵🇸❤️

  • @maxamed765
    @maxamed765 14 днів тому +1

    ❤❤❤ Turkey guul❤❤❤

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 14 днів тому +1

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 14 днів тому

    Allah akber hogaamiyah ☪️Erdogan 🇹🇷❤Alxudulaah 🤲🤲💪☪️🇵🇸☪️🇹🇷🇵🇸💪🤲

  • @dunka735
    @dunka735 14 днів тому

    Maasha Allah, yahye sariic gool gool inshaa Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @Nuur107
    @Nuur107 14 днів тому

    Ya Allah ya rabi yahuudan umadada fidnada iyo gardarada gu heysa ka qabo ada awood lehe una gar gaar inti Muslim ah jabi kalada gufaarta ah ya Allah guuul palastine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 14 днів тому

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 12 днів тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين، اللهم انصر إخواننا في فلسطين
    🇵🇸❤️🇸🇴❤️🇵🇸

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 14 днів тому

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen falastiin

  • @Fardowsa-ql3mr
    @Fardowsa-ql3mr 14 днів тому

    Allaha xifdiyo arduqan iyo intidhigleh Allaha ugargaro walalahen Palestinian Allaha xifdiyo dhamantod 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️✌️✌️✌️✌️✌️

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile 15 днів тому +3

    Allaha guuleyo

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 15 днів тому +3

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @MohamedQaadiroJacaylNu
    @MohamedQaadiroJacaylNu 14 днів тому

    Allaha Ugargaaro walaalaha falastiin

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 14 днів тому

    MaanshaAllaah xutiyeenta 🤲🤲🤲🇾🇪🇾🇪👏☪️☪️☪️🇵🇸🇵🇸🇵🇸💯☝️💪

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 15 днів тому +1

    Horta odoygan Erdugan la dhaho yaa iga aamusiya xasbunallaah maalin walbo booto ayo naku dilay yahuuda woga cabsaa anago beel naku Dal dalaaaa

  • @user-pd7fk4lo6w
    @user-pd7fk4lo6w 14 днів тому

    Alle halajiro musliminta kuwa dhigale

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 14 днів тому

    Masha allaah

  • @tratraijonache5050
    @tratraijonache5050 15 днів тому +3

    Machallah Turquie et vive Erdogan président

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 15 днів тому +1

    Mahadsanid nadara

  • @aminomohamed2850
    @aminomohamed2850 15 днів тому

    Maanshaa Allah nadaaro

  • @ubahhussein1925
    @ubahhussein1925 14 днів тому

    Thank you for sharing ❤

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 15 днів тому

    Machaallah

  • @mohamudsufi716
    @mohamudsufi716 15 днів тому +1

    Yaa Allah hubka mareykanka ay siinaayaan israiil, gacanta muqaawamada geli

    • @habibasirat1431
      @habibasirat1431 15 днів тому

      Ameen, Allah wuawoda midas. Galladan isbahaysatay Allah hajabiyo

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b 14 днів тому

    Ordogaan wax jira maahan, Melihiisaas haka qayl qayliyo.War waxa xariirka nooga jara. Horaa loowaayay Shuuci Barako leh.

  • @AdanWalli
    @AdanWalli 15 днів тому +2

    Mareykan iyo yahuuda ilaahow babi Aamiin Aamiin Aamiin yaa rabi

  • @ahmednuur5957
    @ahmednuur5957 14 днів тому

    Ilaahoow dhibka ka dulqaad walaalaheena Palestine iyo muslimiinta guud ahaanba

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 15 днів тому +1

    Wcs wrxmtllah wbrkatuhu illahey islmka gcnta koreysa hakadhigo cadowgun mid isjebiyah rbi hkayelo o ba iyo hlg ba an rabi uukuridey yrabbii aamiin

  • @user-gi8uu8go6k
    @user-gi8uu8go6k 14 днів тому

    ilaahayoo ilaah kale majiro adiga mooyee aloow buburi maraykan iyo israail

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 15 днів тому +2

    Waa in lubnaan lala safto waana jihaad xaq ah turkey iiraan taalibaan ciraaq suuriya xuutiga iyo xamaas waa diyaar carabta kale waa naagaha yuhuuda iyo reer galbeedka

    • @abdifatahabdi5118
      @abdifatahabdi5118 14 днів тому

      Pakistani ninki cimran Khan ahaa su ogabaxay ma gala gacanta kudhigtay MSE wayahaan war Laga ma hayee

  • @farxaancabdi6170
    @farxaancabdi6170 15 днів тому +1

    ❤❤imika ha olosho sxb...waa la is barane....

  • @user-qs7sl8uv8e
    @user-qs7sl8uv8e 14 днів тому

    Gacan ka xoogbadan allhah ugaliyo irsaa,,iil cafaariid allah ku kiciyo

  • @MaxamedQaliif-vh1ph
    @MaxamedQaliif-vh1ph 15 днів тому +3

    War Islam Kee maxaa ku dhacay ma afbeey kaga soo hartay arinkooda meesha ey gaalada af iyo adin isku taageeraayan nasiib xomada naheeysato waxaan noqonay dad ayaga cadaw isku ah rabiyow heebadee Islam ka noso celi insha allah

  • @ismailmohamedadennorgumaad707
    @ismailmohamedadennorgumaad707 15 днів тому +1

    Allahu akbar❤

  • @aden3425
    @aden3425 15 днів тому

    Mahadsaniid nadara

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 14 днів тому

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @Mustafa-tk2em
    @Mustafa-tk2em 14 днів тому +1

    Masha Allha 🇹🇷👏🫡👌

  • @Beingme541
    @Beingme541 14 днів тому

    😢ducada sajuda badiyaa bahi lo dhameyay iyo duqeyn rer qaza

  • @FahadYasinYasirBossman
    @FahadYasinYasirBossman 9 днів тому

    Haye abaayo

  • @user-mt9nk2rk4e
    @user-mt9nk2rk4e 15 днів тому +12

    Allaahu akbar hogaamiyihii islaamka ayaa xanaaqay dulqaadkii kadhamaaday erdugaan guulayso

    • @Greatnorth483
      @Greatnorth483 15 днів тому +3

      😂😂😂 war wuu iska hadlaa waligiis muusan hubeynin hamas iyo Hezbollah.. political point ayuu kuraadiyaa ereyadaan micnaha laheyn..macalinka weyn yuhuuda ayuu hibeyaa hadii Erdogan uu runta sheegayo muu hubeeyo hamas???

    • @CaziizociiseCiise
      @CaziizociiseCiise 14 днів тому +3

      Ordogan alah aya ucareysan anagana kama rali noqon dono Gaza aya hortisa lagu xasuqay muxu ugu hilinayaa lubnan marwalba benta in an run modno an ika deyno caqligenu hashaqeyo hadan somali nahay

  • @amira1438
    @amira1438 14 днів тому

    lubnan ha dambeyse hadey run shegayan iney is garab sadam dowladaha musliminta iyo carabta ha jojina xasuqa reer gaza lagu haayo
    allow dhibka ka dulqad reer gaza oo u gar gar ya allah

  • @user-fi9iu3pk4f
    @user-fi9iu3pk4f 14 днів тому

    Maraykan waa ĺagaga adķaaday

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 15 днів тому

    WA KII LABAD DHEH . MANTA MID SADEXAD MAJIDHIN.

  • @user-tu1ew2zw9f
    @user-tu1ew2zw9f 15 днів тому +1

    Guul phlastin insha allh

  • @dekaadar9636
    @dekaadar9636 15 днів тому

    Guul Bithin’Allah

  • @aweysa.1422
    @aweysa.1422 15 днів тому

    Asc,Nadaara hurdo umataal yuhuud iyo inta taageerta . Shacabka gasa ,Allaah ha badbaadsho guushana hasiiyo mahadsanid ,Nadaara

  • @obeydabdala8102
    @obeydabdala8102 12 днів тому

    و عليكم السلام ورحمة الله وبركاته.

  • @user-dy7dh5or3g
    @user-dy7dh5or3g 14 днів тому

    Maraykan iyo yahud babi I amiin aya Allah

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 15 днів тому +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara show

  • @saeedisa9798
    @saeedisa9798 15 днів тому +1

    Alxamdulillah

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k 15 днів тому +1

    Allahuma ansur falastin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 15 днів тому

    Mahadsant walaalkey nadaara show qeer sheeg ❤❤❤❤❤

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 15 днів тому +1

    Asc nadaara show

  • @zulfafara3919
    @zulfafara3919 15 днів тому +1

    ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @maan8746
    @maan8746 14 днів тому

    Macalin nadaara guul kuu rajeynaa, waxaan jeclestay qaabka fudud aad page-ka aljazeera utarjumto waan ka faaiideestaa

  • @AlidjamaChralescuba
    @AlidjamaChralescuba 14 днів тому

    Libaxaa Erdogan guul guul guul.

  • @mahadhassan9757
    @mahadhassan9757 15 днів тому

    Ilahay ha ku fufudeuo salada insha Allah

  • @saadaqaxmed9277
    @saadaqaxmed9277 14 днів тому

    Waku salaamay waxaa rumoobaya warkii uu sheegay ninkii wadaad isku sheega ahaa ee nataniyaahu usheegay yuhuuda luuduugi doono jumlo jumlo waxaa warkaa rumeeyey mw. Urdugaan islaamka runta ah alaha guuleeyo

  • @user-mp3ui8ov3d
    @user-mp3ui8ov3d 14 днів тому

    Ardugan benaale hanjabaad beena sanad socotay

  • @maxmuudguuleed559
    @maxmuudguuleed559 15 днів тому

    wclkm sxb sare nadaara❤

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 15 днів тому

    Asc nadaara Alxm maanta qofkii ALLAH SWT caqli siiyey oo dareen leh aduunyo waxaan joognaa walaalaheena Reer falastiin Gaza ALLAH SWT ha ugargaaro run ahaanti gaalo oo dhan waa isku dhinac weyna is baheysteen masar kasoo bilaw oo u dhow sacuudiya urdun lubnaan turkiya munaafaqnimo lama rabo falastiin Gaza ALLAH SWT ayaa u maqan

  • @HassanMohamed-r1g
    @HassanMohamed-r1g 15 днів тому +1

    Salaada ayaa culeys iga saaran ee ii soo duceeya wllleyaal 😢

    • @user-rg3tf4ui7x
      @user-rg3tf4ui7x 15 днів тому

      Ascw waxaan kula dardamayaa inaad ku kalson tahay illahaaga arintada u Sheego insha allaah

    • @KayesAxmed
      @KayesAxmed 14 днів тому

      Hye wll allah hakuufududeeyo midna ankusheego wll muslimka iyo gaalka salaada ayaa udhaxaysa
      Aakhirana waxa ugu horeeya ee lagu xisaabinayo hayday wanaagsanaato camalkaaga kaloodhan wuu wanaagsanaanayaa haday xumaatana camalkaaga kaloodhan ayaa xumaanaya
      Markaa khasaarahaga iyo guushaadu waa salaada

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 15 днів тому

    Weli lama arag dawlad carbeed oo u hadasha sida erdogen

  • @SahraQasim
    @SahraQasim 15 днів тому

    Dhibka dhan wa macalinka weyn

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 14 днів тому

    Yaarabi ugargaar reer falastiin Yaarabi cadowgan baabie

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 14 днів тому +1

    BEENTI AY SHEEGAYEN, MAREYKAN IYO ISRA'IL AY CAALAMKA MASHIINAYEN AYEY SOO AF JAREEN, MAREYKAN WALIGI HUB KAMA JOOJIN ISRA'IL.

  • @dalnuurshe9328
    @dalnuurshe9328 15 днів тому +1

    Guul falastiin

  • @abdirashidabdirizak7165
    @abdirashidabdirizak7165 15 днів тому

    Nadaara Halkaas kawad

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 15 днів тому

    Wcs muslimiinta ta meel walba ay joogaan allaha guuleeyo gaza yaman ciraaq lubanan siiriya dalkasta oo aduunka ku yaala rer turki allaha guuleeyo allaha la jiro

  • @AasiyaAbdi
    @AasiyaAbdi 15 днів тому

    Nadaar waankuwata walahay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉is ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-pi4xp9br4x
    @user-pi4xp9br4x 14 днів тому +1

    Ordaggn wuu Mahad sanyahay dunidu waa iny is ku badashaa islaamka

  • @salehyosef2854
    @salehyosef2854 14 днів тому

    Örduģan waxuu aamin sanyhy nadaara dagaaladaan hdeyku guuleesato inaan la dhaafeen turkiga aragtidiisa waa sax saan u arko

  • @XalimoSahal
    @XalimoSahal 15 днів тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-xx8ke2zd6y
    @user-xx8ke2zd6y 15 днів тому

    Asc ustaad Turkiga waa beentiisa

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 15 днів тому

    Asc Nadaara intan ka dib Wadamada Muslimiinta. Carabta iyo inta Cadaalada u hiiliya maxay sugayaan waa in aay hub siiyaan Falastiin, Yaman iyo Lubnaan si loo af Jaro Yuhuuda Macalin ka weeyn na waa in loogu tagaa Gurigiisa si Dunida looga hor wareejiyo intan ka dib dhibta uu dunida ku hayo lama sii fiirsan karo Dunidu waa in aay kacdaa si Dunidu Nabad ugu naalootaa Dagaalda una halkaa ha ku haraa, Turki waa Geesi Carabeey iyo islaamoow kaca Maanta Maalin yeey idinkaga dam beeyn iinshaa Allah Qeeyr Cadaga Yahuud, macalin weeyn iyo Xulufadiisa Allaha Jabiyo Aamiin Aamiin Guul guul Falastiin iinshaa Allah Qeeyr.

  • @user-vb7yf7ol3k
    @user-vb7yf7ol3k 14 днів тому

    # free Palestine 🇵🇸 ❤❤❤inchallah 🙏

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 15 днів тому

    ❤❤❤❤❤ Wcs Wrx Wbr wll Nadaar Show ❤❤❤❤

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 15 днів тому

    Shifty. Wakadabmaraykanu. Walbawsinayen. Caruurta iyo dumarka. Maraykakalayay. Sayuniga. Walashy. Subaxhore. Xamasmaaku. Quracnlhayd.

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 14 днів тому

    Wcs

  • @ahmedadan2167
    @ahmedadan2167 15 днів тому

    I am the first person today🎉

  • @support5steun
    @support5steun 15 днів тому +2

    ꧁🅺🆄 🆂🅰︎🅻🅸 🅽🅰︎🅱︎🅸 M͜͡o͜͡h͜͡a͜͡m͜͡e͜͡d͜͡ﷺ꧂❤ ‏﴿ ان الله وملائكته يصلون على النبي يا أيها الـذيـن آمنوا صَـلُّـوا عليه وَسَلِّمُوا تسليمـا﴾
    ‎اللهم أنصر إخواننا المسلمين في فلسطين 🇵🇸
    🤲A̤̮l̤̮l̤̮a̤̮h̤̮a̤̮y̤̮o̤̮w̤̮ G̤̮ṳ̮ṳ̮S̤̮h̤̮a̤̮🦾S̤̮i̤̮i̤̮🥺w̤̮a̤̮l̤̮a̤̮l̤̮a̤̮h̤̮e̤̮e̤̮n̤̮ R̤̮e̤̮e̤̮r̤̮ F̤̮a̤̮l̤̮a̤̮s̤̮t̤̮i̤̮i̤̮n̤̮

    • @user-lf6hp5hz5x
      @user-lf6hp5hz5x 15 днів тому

      Xassan moxamed ilaahey ha kuufududeeyo salaada

  • @user-by2ll9bz6f
    @user-by2ll9bz6f 15 днів тому

    Yuhuud xisbullhi igu so orod ma ahan markan wa halagoodi

  • @DajiyeQalbiwanag
    @DajiyeQalbiwanag 14 днів тому

    Mhd snid nadaara

  • @user-fi9iu3pk4f
    @user-fi9iu3pk4f 14 днів тому

    Maraykan waligiiba yuhuud ha ha hubeeyo tan rabbi ayey tagay illhaay wuxuuu noo sheegay Inay maalkooda bixiinayaan si si ay jidka Alle u awdaan muslimiinta u dhibaan shalayto ayey ku noon doonta waana laga adkaan doonaa waana laga adkaaday inshaa allahu jahanama way sugaysaa

  • @cabdigoosaar5878
    @cabdigoosaar5878 14 днів тому

    WCS