КОМЕНТАРІ •

  • @Abdicaziizbadde24
    @Abdicaziizbadde24 Місяць тому +32

    Dunidan masoo marin nuux ka khayr badan nabi muxammed scw
    ❤❤🎉❤🎉

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 Місяць тому +2

    ❤RABIGA♥️CARSHIGA♥️CADIIMKA AH
    ISKALEH♥️
    Waxan weydisanynaa inuu gargaar dagdag ah siiyo xamaas iyo madaxdooda Aamiin yaa RABBIIIII

  • @abdallamaxamad
    @abdallamaxamad Місяць тому +11

    Maracadow warbaahinta al carabiya iyo kuwa reer galbeedka warkooda Maa noo keente arinta qatar 🇶🇦 uma leen maayo
    ilaa dacaayad un
    Mahadsanid juhdigaada 🎉

    • @user-io6xu1hb2d
      @user-io6xu1hb2d Місяць тому +2

      bro al carabiya iska ilaali waxa iska leh yuhuud carab ah

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 Місяць тому +2

      Qof ildheer masha allah idaacadaha kuwaan ladhagaysan ayaa jira

    • @abdallamaxamad
      @abdallamaxamad Місяць тому +1

      ​@@user-io6xu1hb2d
      Ayada iyo al-xadath iyo kuwo farabadan

    • @zakariaademmohamed9593
      @zakariaademmohamed9593 Місяць тому

      Weli ma aadan ka quusan miyaa Qadiyada Carabta.
      Wlhi haddii la dhaho Ismail haniya inay dilaan rabaan waan u rumeysan.
      War madaxda Carab dad jirro ma ahan.

  • @user-io6xu1hb2d
    @user-io6xu1hb2d Місяць тому +4

    cizadiin al qasam iyo saraya al qudus ,abu cali mustafa ,shuhadada al aqsa dhamaan muqaawimada ilaahay garabkooda ha galo ❤️

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 Місяць тому

      Aamiin balse waxa ka fiicnaan lahayd inay midoobaan oo ay hal ciidan samaystaan

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 Місяць тому

      Aamiin balse waxa ka fiicnaan lahayd inay midoobaan oo ay hal ciidan samaystaan

    • @user-io6xu1hb2d
      @user-io6xu1hb2d Місяць тому

      @@mukhtaarciise2585 bro hadaba waa mid waxayna hoostagaan Cisadiin al qasam oo ah garabka ugu weyn milatariga ee xamaas

  • @user-uw3ei5og1o
    @user-uw3ei5og1o Місяць тому

    أللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين وفي كل مكان

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v Місяць тому +1

    Guuuul geeesiyasha xm alaha idin guuuleyo amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamoudali
    @mahamoudali Місяць тому +2

    Bismillaahi tawakalnaa calallaah wakafaa billaahi wakiilaa
    Allaahummaxfid ahlanaa wa.amwaalunaa wabilaadunaa min jamiicil aafaati wal.amraadi wabelaaya wasabit aqdaamanaa wansurnaa calal qowmil kaafiriina walmunaafiqiina walmushrikiin Allaahumma aamiin

  • @mohameddahir2743
    @mohameddahir2743 Місяць тому +1

    Ilaahay Gumaystaha Isreal ha jabiyo,hana quweeyo walaalaheen Falastiin IA.Guuuuuul ayaan u rajaynaynaa walaalaheen

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 Місяць тому

    Allaha barakeeyo AL-YAASIIN. Guul iyo Gobanimo muqaawamada reer FALASTIIN.

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v Місяць тому +1

    Alaha unaxaristo Sarkalka iyo dhaman musliminta amin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @suleekhamowliid9296
    @suleekhamowliid9296 Місяць тому +1

    اللهم انصر اخواننا في الفلسطين

  • @yussufmuhamed713
    @yussufmuhamed713 Місяць тому +2

    Allahu Akbar guul xm sq palastine

  • @bilancabduqadir
    @bilancabduqadir Місяць тому

    Xisbullaah geesiyaal.
    Qadar ayaga allaha ku riddo cuna qabateen wixi falastiin neceb aneh wan necbahey cadowga falastin allaha jabiyo awalba carab kaalmo kama sugeen munafiqiin khamiis qaadatey weye inte lagu arkey muslim jihaad ku jira oo cuna qabaten lasii saaraayo rabbi garabkoda ha galo inshaa allaah mujahidiinta aamiin yaa allaah❤😊🤲thanks maracade show🥰

  • @OmarHuud
    @OmarHuud Місяць тому +1

    Xamaas waa guuleysaneysaa linsha alaah🎉

  • @nasrocabdi5956
    @nasrocabdi5956 Місяць тому

    Alle ha jabiyo Yahuuda guul falastiin

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Місяць тому

    Rabbi haw hiiliyo falastiin guul Iyo gobanim❤❤❤ iyo xuutiyiintaba Insha Allaah ♥️♥️💚🤍

  • @user-wy8tx9ne8k
    @user-wy8tx9ne8k Місяць тому

    Alahu akbar Guuuul Guuuul falastiin falastiin shuhadd

  • @user-wy8tx9ne8k
    @user-wy8tx9ne8k Місяць тому

    Guuuul Guuuul xisbula Guuuul umadamuslimiita falastiin shuhadd

  • @Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg
    @Ubaxsalebanmaxamed-ze4hg Місяць тому

    .allahu.agbar.allahu.agbar.allahu.agbar.guul.mujaahidiinta.xaq.udirirka.insha.allaah..yuhuuda.iyo.xulufadadooda.cuqubo.iyo.carada.alle..haku.dhacdo.dulum.dàakum.illaahay.haka.dhigo

  • @mustafecabdi4054
    @mustafecabdi4054 Місяць тому

    M.cade waan ku salaamay .b.salaan ma tahay in filinkii ay reer galbeedku inoo jilayeen oo kale inay tahay waa lays bareejeynayaa

  • @shandesabdi9739
    @shandesabdi9739 Місяць тому +1

    Allah ha u gargaaro reer qasa allah guuul haa seeyo xamas aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi aaamiiiiiin yarabi

  • @KhadartoClahikahin
    @KhadartoClahikahin Місяць тому

    اللهم انصر الإسلام والمسلمين

  • @ArahmaanAli
    @ArahmaanAli Місяць тому +4

    اللهم انصر إخواننا المجاهدين في فلسطين يا رب العالمين

  • @mahamoudali
    @mahamoudali Місяць тому +6

    Yaa allaah yaa duntiqaam yaa allaah yaa casiis yaa allaah yaa shadiidul ciqaab Allaahumma calayka bilyahuud Allaahumma aamiin

  • @jeamhafura6523
    @jeamhafura6523 Місяць тому +2

    First comment man ....mmm see you

  • @abdiqaadiramuud
    @abdiqaadiramuud Місяць тому +1

    Maracadow warbaahinta al carabiya iyo kuwa reer galbeedka warkooda Maa noo keente arinta qatar 🇶🇦 uma leen maayo
    ilaa dacaayad un
    Mahadsanid juhdigaada

  • @AxmadmaxamadSalad
    @AxmadmaxamadSalad Місяць тому

    Mansha allaah guulesta xamaas insha allaah

  • @mahmedbarkele4589
    @mahmedbarkele4589 Місяць тому

    Allaahu Akbar

  • @KhalidMUSE-sb5qj
    @KhalidMUSE-sb5qj Місяць тому +1

    Maxamed waad lazoo daahdaaa ee hore noogu zoo dadaji

  • @mohaisse8887
    @mohaisse8887 Місяць тому

    Allahu akbar

  • @umumaxamad8725
    @umumaxamad8725 Місяць тому

    Mujaa Hidinta Nasri Allaha seeyo musliminta Qalbigooda Allaha mediiya Qadar waa wadanka ugu ruun dowladaha Carabta dowlada islmaka madaxduda CASHARKA WAXEYKAMER SADAAN USA ISRA IIL ALLOOW XAQA NATUS

  • @MiadSabire-bx8yn
    @MiadSabire-bx8yn Місяць тому

    Guul falaastin inchalla

  • @user-gk3jm5pr8b
    @user-gk3jm5pr8b Місяць тому +1

    Horaan kuu sheegay inaad yuhuuda la shaqayso . Xamas cid cunaqabatayn ku soo rogi kartaa ma jirto.

  • @AbdiraxmanAbokor
    @AbdiraxmanAbokor Місяць тому

    Yuhuudu way burburi insha allah

  • @user-xd9ib1ym7b
    @user-xd9ib1ym7b Місяць тому

    Thanks maracade show ❤❤❤

  • @user-wy8tx9ne8k
    @user-wy8tx9ne8k Місяць тому

    Guuuul Guuuul falastiin Guuuul Guuuul alaha

  • @alisharif310
    @alisharif310 Місяць тому

    Khayr Allaha kusiiyee Qadar mayuhuud ayey noqotay ? Misse waa Cantarabaqashtii Cadawga Dunida Islaamka ? , Ilaahow nagaqabo , Aamiin , Aamiin , Aamiin .

  • @nuuxcumar5745
    @nuuxcumar5745 Місяць тому +1

    Ciisow ciidanka Israel malin waliba dhaawac miyaa mise dhimashada ayey neceb yahiin malinkas taba uguyaan 6 askari ayaa muqawanada kucibaadeystaa alahu akbar guushu wey dhawdahay insha alaah 🇯🇴🤲🤲🤲

  • @cabdilaahiawal8394
    @cabdilaahiawal8394 Місяць тому

    Mahadsani maracade masha alaa waa la dhamaynayaa israa iil

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw Місяць тому +2

    🇵🇸🦁✊

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 Місяць тому +1

    QADAR HADAY RAACAAN ISRAIL IYO US WAA KA BIXID ISLAM NIN GUULEYSTAYNA KA TANAASUL YAA ODHANAYA MA CARABTA

  • @user-ot7kh4uz1s
    @user-ot7kh4uz1s Місяць тому

    Waxaan maqli jiray ceelno uma qodno cidna uma maqno hda xamaas iyo ree qaza cidaan ilaaahey ahayn uma maqno أللهم انصر اخواننا في فلسطين🤲

  • @cabdilaahicali1333
    @cabdilaahicali1333 Місяць тому

    Waxasi waxamahe waxan isLahaa ma kun ayaladile 4 ❤

  • @haaruunyusuf2617
    @haaruunyusuf2617 Місяць тому +2

    Asc MUDANE DAWLADA ISRAEL WAXAY XUBIN DADBAN OO MUHIIM AH KA TAHAY GAASHAAN BUURTA NATO WAANA MEESHA KALIYA OO AY ISKU HALAYNAYSO KIBIRKANA UGU WACAN LKN ISMA OGA'E BUR-BUR AYEY QARKA U SAARAN TAHAY LA ARKI DOONNEE mahadsanid mudane.

  • @KhadarMohamoud-ge8tl
    @KhadarMohamoud-ge8tl Місяць тому

    Waa mrykan

  • @CabdiRashiidmaxamed-my4jq
    @CabdiRashiidmaxamed-my4jq Місяць тому +1

    Ò❤❤❤

  • @user-nc5jo3fs1v
    @user-nc5jo3fs1v Місяць тому +1

    Carab dhamantod waa fulay xm xutiyinta yaman xisbula moye

  • @Khumayni-bl6gu
    @Khumayni-bl6gu Місяць тому

    Waryaaheen natanyaahua madaxweyne ayaa ka sareeya magiciisana waa maxay😂🫣🤔

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 Місяць тому

    Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha falastiin aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah cadowga aamiin Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah yuhuud iyo xulufadooda aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda aamiin

  • @sucaadxasan2532
    @sucaadxasan2532 Місяць тому +2

    Freee palestine🇵🇸🤲

  • @XaajiSoocane
    @XaajiSoocane Місяць тому

    Fedlen.maxabiista.felete.hakusoodarin.dhibatadooda..bernaamisyada.weynadhibi..dhibaatadoodu..insha.allah.nesri.yuusin.alle.dhow.mahedsanid

  • @abdifarah5538
    @abdifarah5538 Місяць тому

    Maracade All- carabia warkooda waxka soo qaad maleh marka saaxiib waxaan kugula talin lahaa inaadan warka soo qaadan All-carbia!

  • @user-mv5wd6zf9u
    @user-mv5wd6zf9u Місяць тому +3

    Guul i.a xms❤

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Місяць тому

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @Sakariye-pq4bm
    @Sakariye-pq4bm Місяць тому +1

    ❤❤❤❤

  • @user-iw4ri7ur8e
    @user-iw4ri7ur8e Місяць тому +1

    ALLAHA HA LAJIRO FALASTIIN IYO XAMAAS IYO DHAMAAN INTA TAAGEERSAN SHACABKA FALASTIIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN AAMIN 😂THE

  • @user-cc5bj2ly4h
    @user-cc5bj2ly4h Місяць тому +1

    Guul iyo gobonimo

  • @NaasirRaajaa-yh6lz
    @NaasirRaajaa-yh6lz Місяць тому

    21/6/2024 day 1 3 bilood joogtee bas

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Місяць тому

    QATAR, CEEB AYEY CAGA LA GALEYSA HADDEY XUMEYSO, SIYAASINTA XAMAAS EE MARTIDA U AH ISLA MAR AHANNA AY ISLA YIHIIN CARAB.

  • @Faarax-em9ho
    @Faarax-em9ho Місяць тому

    Wa yaab khadar waa jobaydhan 2

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 Місяць тому

    Istaad maracade xogtaas ogoow

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 Місяць тому

    Yuhuuda ayaa niyada ku dhisaneysa ee waxwadahal madhacayaan

  • @axmedgaaciyekismaayo
    @axmedgaaciyekismaayo Місяць тому

    Xisbullah wanka yaabe saraakisheda ma meelbay ugu xir xiraan yihin israa.el ta

  • @ahmedabdi782
    @ahmedabdi782 Місяць тому

    Xisbulah iyo koofiyad yard waa saaxiib warkooda malarabo.

  • @mohamuudabdikheyrfaarah2067
    @mohamuudabdikheyrfaarah2067 Місяць тому +2

    Hi guys mohamuud weeye 😅😅😅

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Місяць тому +1

    Xisbullaah dagaalka soo galimayso ilaa israel ay wewrarto waxa hadeer socda marka la eego.

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Місяць тому

    ❤wcs ❤

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Місяць тому

    Ruuufiyaano ayaa ku jira lubnaan ama xisbullaah

  • @Abiibmuuse-wy6jn
    @Abiibmuuse-wy6jn Місяць тому +2

    Guul xamaas

  • @maxameddeeq8549
    @maxameddeeq8549 Місяць тому +1

    waxaa hubaaal ah yahuuda in eey kadaran yihiin madaxda carabta walh taasi waa hubaaal nacalad niigu dhacday

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 Місяць тому

    Qadar haddii ay ku gardarooto Hamaas ,Cunnaqabateen minalaahi ayadana Allah saaro.

  • @huseinmohammed5877
    @huseinmohammed5877 Місяць тому

    Time is off israiiil dhul israil ladhaho majiro hadan wad aragtan

  • @XawaCige
    @XawaCige Місяць тому

    Maraykan iyo isreal waxay isiyeen wadanadi carabta waxa aya ogaden in ay naflahayn aya qadyada rer farastin afnaku difacyn awoodkale kudifacayn siida rer galbeedkuba gabasho laan ugu hilinayao yahudan Allaw sharaftii islamka socelo rer farastin ugargaar o xornimo sii inkufiilan intixan waymaren Allaw u hili adiga awood u saxiiba allow ugargaar Allaw ugargaar

  • @farahkeinan3289
    @farahkeinan3289 Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-gf1wt3op2b
    @user-gf1wt3op2b Місяць тому

    ❤❤❤

  • @cabdiraxmaan8217
    @cabdiraxmaan8217 Місяць тому

    ❤❤

  • @goatka_
    @goatka_ Місяць тому

    Nio arinta korea waqoyi kasp hadal

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 Місяць тому

    Qadar inkasta oo dadaashay lkn maaha in ay u dabacdo maraykanka sidaa darted haday ayna hayn karayn madaxda xamaas ha isaga wareejiyaan turkiga iiraan ruushka ama xuutiyiinta

  • @yahyesinwarro1cn
    @yahyesinwarro1cn Місяць тому

    hisbullah maxay ubargoosan layihiin saakiiladodi aya la ugaadhsanay😊

  • @maryanali6192
    @maryanali6192 Місяць тому

    Xusbula saraakiisha ayaa marwalba laga dilaa waxan u malaynayaa inay qaar la shqaynayaan yuhuuda

  • @kaamilcali9731
    @kaamilcali9731 Місяць тому +1

    Waa afka munafiqiinta iyo cadawga qofwelba oo muslim hadalka cunaqabaynta qadar ma waxyeelayso xamaas ee way ilaalisa oo way cantarosha socdaalada halyayadan si cadawgu anu u arag kuwa xaydhsada ee dila waa masar urdun sucuudiga bahtayn iyo emaraatka

  • @MohamedAhmed-hh2nf
    @MohamedAhmed-hh2nf Місяць тому

    Xisbu LAH maxeey sugaayaan, hadlay fursad heeysataan mase beri Dagaalka Qaza markuu joogsado iyagaa la aadayaa

  • @user-ie6zt4wk6o
    @user-ie6zt4wk6o Місяць тому

    Qadar waa yahuudi ku ganbanayo diintaislaamka siuugu fududeeyo sirta islaamka iyo dhaqdhaqaqayahooda islaamka mareykaniyoyahuud yaalaga adeegan hanaliskaceeriyo safiiradooda waayahuud

  • @user-oe8gq7vg9s
    @user-oe8gq7vg9s Місяць тому

    Hadalkaa iska hubso inii masar ay tiri waan cunaqabateen

  • @hanadhanad9579
    @hanadhanad9579 Місяць тому

    Cajiib waxa layaab leh israel gaadmo ayaa wax ku dishaa madaxda xisbulah iyo iiraan maxaa u diidey in ay ka feejignaadaan gaadmada israaiil

  • @RoblehR.a.j.
    @RoblehR.a.j. Місяць тому

    Dhamaan dawladàha carbtu waa dumar, siyaasda calaamkana meelba kakama jiran...Wax awood hub ah ma leh, sida darted waa inay dhegaystan maraykanga

  • @user-rb1fm6fg7g
    @user-rb1fm6fg7g Місяць тому

    Madaxdii xusbulaahi way dhamaded sirtoonka israiil ayaa dhaxfadhiyo ha baranano

  • @user-eg6ns2fo6f
    @user-eg6ns2fo6f Місяць тому

    Xamaas marka lasaaraayo cadaadis israail maa la saaro qadar ma doqon baa iyada uh

  • @waabarijama8389
    @waabarijama8389 Місяць тому

    Tehran ayaa qasri aad&aad u weyn ayaa falastiin uga dhisan oo ay aadayaan oo wasiirka arimaha dibada ee iiraan ayaa booqasho lama filaan ah ku joogo oo wadahadalo albaabada u xiran ku yeeshey dooxa

  • @OmarHuud
    @OmarHuud Місяць тому +1

    Qadar waa dalka kaliya ee carbeed ee iimaan yar ku danbeeyo hadey isku dayaan Lugooyada xamaas waa duloobeen

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Місяць тому

    Wanaagsan

  • @Faarax-em9ho
    @Faarax-em9ho Місяць тому

    Wayaab sucudigu ma eeganaya carurt falastin

  • @user-ik9ck2ui3g
    @user-ik9ck2ui3g Місяць тому

    madaxda.qadarna.ma.munaafiqiintiibay.kubiirtaa.madaxfii.muslimiinti.waxay.ladaalleen.kiwee.hore

  • @dhhol77
    @dhhol77 Місяць тому

    Qadar ma cadadineyso mana cadaadin doonta iska caabinta mana mudna caadidin doofarada mudan waa galada iyo yahuuda illahey ha cadaaadiyo

  • @Maxamudyasin1234
    @Maxamudyasin1234 Місяць тому

    Zxb maxamed ciisow taangiyadu. Soo dad ma saarna 😅

    • @AbuuCaamir3
      @AbuuCaamir3 Місяць тому

      Hal qof ayaa wada badanaaa 😂😂😂😂

  • @husseinhassan5281
    @husseinhassan5281 Місяць тому +1

    🫡

  • @Ciiltire572
    @Ciiltire572 Місяць тому +1

    Qatar hadey cuna qabateen ku soo rogto xamaas anagana bada cas ayaa ku sugenaa cuna qabatenta bada waa naqaan

    • @Cabdiraxman..Mudug.
      @Cabdiraxman..Mudug. Місяць тому

      Adigu ma awood baad leedahay, Somali umadaha dib u dhacay kamid ah baad tahaye 😂

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 Місяць тому

      @@Cabdiraxman..Mudug. illaahey aktiisa waxba kama ahan wuu awooda inuu ku siiyo awood

  • @barresagal8891
    @barresagal8891 Місяць тому

    Dooxa ma gobol maraykanka ka midaa ?

  • @huseinmohammed5877
    @huseinmohammed5877 Місяць тому

    Face to face al yasiin Vs narkafa come 🫴 to rafah niniki dhof Ku yimid baa geridu dhibesa Al qazaam 🫶👑🤞💪💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @ismailosman9671
    @ismailosman9671 Місяць тому

    Israel ciidan keede dhaawa mooye dhimasho malahan filim kaas hore loo dawadey