Waa sax Saxaaf reaction kan ka xun uu sameeyaa oo weliba been ah. Nobody is untouchable qof Allah qofkii Social media is keeno waa laga hadlaa qofna ha u joojinin freedom of speech ayaa la yiraahaa.Good luck.❤❤❤
Weligey ma armin adna ama saxaaf oo dad ku dhagan oo caynayo ama wax ka sgegayo adiga had wax ka dabaneysid u tal een weydi door mar ayan ku array adigo ku dhagan team 27
Kkkkkkk boliska ma habar tow do qaba mar key uye rayan war shey damin horay usoco ilahey vwaxow ka daliyey somalia vweeyn I shlah wad garey 1mil yan abayo
naag san u xun oo dadka ku mashquuleyso oo bilaa dhaqan ah ba tahy hada qof ka xuntahy hormar kiisa xaasid baa tahy aduun iyo aaqri mana liibaanysid wanag ku hdl ama iska aaamu
adigu talent mwxaad u aragtaa dadka islamed ee walala ha ah hormarkod inaad kaxumaato oo ceeebladabasoco 90ka ba
Sister haday ku dulmiyeen oo ay run tahay ilahay ayaa xaq soore ah waxba caanimo wax tari mayso
Awalba abayo dadkan iskaga har ayagana in ay ku dulmiyan raali kama aha dadka wana ka xunahay waxkasto waxa tihiin somali walhi is walalashada
Runta hadaan kuu sheego ama nàbad gali ama naag wax iska celisa noqo dadaa dulminaa ii hiìiya 😂😂
Horey u soco wllo alle ayaa soomaali kaa dhaliyey waad gaadhi 1m iyo wax ka badanba❤
Waa sax Saxaaf reaction kan ka xun uu sameeyaa oo weliba been ah. Nobody is untouchable qof Allah qofkii Social media is keeno waa laga hadlaa qofna ha u joojinin freedom of speech ayaa la yiraahaa.Good luck.❤❤❤
Weligey ma armin adna ama saxaaf oo dad ku dhagan oo caynayo ama wax ka sgegayo adiga had wax ka dabaneysid u tal een weydi door mar ayan ku array adigo ku dhagan team 27
Keep going sstr dadka runta marawaaan ee ha u loo joojinin warkooda waa indha ku garadla yaasha waaaanku wanaaaa
Wadigu waxaad u egtahay qof caanimo raadinaayo marka waxaad istiri aleyloho adno ku camiro marka xaasid ma liibaano iska jirhee
Masheegtid marka waxeeykugusameeyen
Abyo kumashquulka qeyrkaa qorshe dhamaa jira malintaa kubartay ilaa hada dad aaad kudhegentahy talent cusub la,imow nech kale keenso oo kuu socda hadaa saan kusii socotid wllhi in sumcadaada hoos aado maahee sumcad kaaga soo kordhi meyso abyo dad suubso games samey wllhi waa kuu kale waa hadaa runta rabtid keep going sister hadaysan gariga laheyn oo aysan dad soosarin maaha inaad sheegto oo aad isku soo disto dadkaaan meshan youtube waaye badan wey weyntahy intaa veiws raadin laheyd abyo mcn sharaftada ilaasho dadne tacbo oo qolkan kabax vlogs sameyn games samee oo challange cusub oo kuu gaara la,imow reaction xitee hada sameyne sida zaki bin xaji usameyn waxa tiktok kasocda challenge kasamee malinta kubarray ilaa hada reactionkada maleysia madhafo dadkuna mey kunacayaan marka isbedel sameey abyo
Acuudu 4sano aa soogashay caana waad noqon weysey si aad caan unoqoto kuligood soo caay ha kala reebin 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Abaayo taada kumashquul iyaga kumahystaan waa dad dantooda raacday
Walal ayan. Horay usoco ha u jojin waxas shan shida cad weye wala gu yaqana xasid nimada ha jojin waba ka ma qadin karan abayo horay usoco I shlahlah
Maxaad isku dagaasheen Quruxeey
Sis just keep up don't let them to bush you 😢✌️💪
Kkkkkkk boliska ma habar tow do qaba mar key uye rayan war shey damin horay usoco ilahey vwaxow ka daliyey somalia vweeyn I shlah wad garey 1mil yan abayo
Dad ka inad aflagadey sid malagulasafanaya sas tagerorlaguma helo sister xishod
Kuwa kale ka soo hadal iyaga kaliya ha wadin
Hurey usoco good jop dadaal waa gaaee in sha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Walaal adiga dantaada raaco biliaadamka faraha ka qaad maxaa ku daba dhigay ilhy ka cabso aakhiro kaa danbeeysee khaaf rabak
Shan sano 5 ayaad yuutubka kujir taa meela magaadhid gabadhii udambay say ee kiki ayaan boqol gaadhay 100 xasad maliibaano akharo war baa kuuyaala aduuna silac folxuno
Maxaa lagaa haleeyey maku soo dhoweyweysay marti qaad miyaad ka weyesay markaas ayaad ku xanaaqday miyaa
Talante la imow waxaan taalante kuuma noqdeee
Bahdil inta ay ku yasen kugu filan
Daahir alsow u iimaaa ee ku naafis waa ina aderka 😂
Anaga garabkaa wll❤
Sorry wllo 😢 caloosha ayaad ihurisay😢
Boolisk marki laguu keenayo. Adigaa sixun dadka ula dhaqantay oo beenad sheegtay maxa idinka dhexeyo sheeg
Adi aya ila qaldan waayo qof kasto waad ku dhagantahay
Ciidn max karabta wll
Sorry
naag san u xun oo dadka ku mashquuleyso oo bilaa dhaqan ah ba tahy hada qof ka xuntahy hormar kiisa xaasid baa tahy aduun iyo aaqri mana liibaanysid wanag ku hdl ama iska aaamu
Tankale waliged yeey la haaniin gariya meeshan niin walbo been io run buu ku jooga yaa ku yiri noo soo sheeg
Wll iskada dadka
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉
Umada ilaahay ka fadhiiso naa😂
Walahi waxaan lashaqeeya mid adiga camal oo xaasida adna io saxaf wax ka tari meysid
Maxaa ku dawadhigay iska dhaafa gaarigoda iyo mashquulkoda haka hadlin meekha maleesiya joogto maxa ku dawadhigay weey ku dhibsadeen iska daa
Naaa wax lugu sameyay malahane kadhamow dadka islaamka xaasid nimda mafiicneee wah
Muna fuq nimo ayaa kaa muuqato adna waliged dad kamey soo hadlin waxeey ku mash quulsanta quruxdeeda io ilmaheda io xajigeda kadhamoow
Adiga ayaa gar daran maxaa ku daba dhigay gabadha io wiilka ha isku dayin inaad nacalool jilicsato kama yelin waxaas xaasad cad baa tahay