Qaado3 talo siaad unoqoto gabar awoodleh💪🏾

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 28 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 23

  • @fowziyoahmed3975
    @fowziyoahmed3975 6 місяців тому +8

    Masha Allah jazakallah khairan abayo waa 3 talo oo muhiim ah maliintaan badiyeey amuusnanta ayaa farxaad badan dareemey silent 🤫 is the best ilhay markaad dhibatadada uu sheegato oo tiraah yarabi wax kasto waa kuu hagagayaan quran ka kariimka weheel kaa dhigato waad libaneeysa aduun iyo aqiiro waxaa kuu nolaneeysa noolal dagan oo farxaad leh

  • @faizamohamedabdi2847
    @faizamohamedabdi2847 Місяць тому +1

    Waansiiye xaqiisa xabiibti adigana kheirbadan Allah hakusiiyo anagana taladaada wanaagsan oo waliba ah mid diinta kusaleysan kuwa qaata oo kafaaideystaa rabi hanagadhigo 🤲🤲🤲Shukran jazaakillahu kheir 🥰

  • @MaanuuAxmed-md2sk
    @MaanuuAxmed-md2sk 7 місяців тому +2

    Thank you so much my sister ❤️ keep going ilhey haku naxariisto 😊

  • @aishakeef
    @aishakeef 6 місяців тому +2

    Talo fiican wallahi💯

  • @user-zm4lx7fn8o
    @user-zm4lx7fn8o 4 місяці тому

    Masha Allah tabaraka Allah

  • @fardowsomuse5221
    @fardowsomuse5221 8 місяців тому +1

    Mashaa allaah wallaashey nasra waankuu xiisay inbadan allaha kuxafido

  • @user-oy6wc2ur8c
    @user-oy6wc2ur8c 8 місяців тому +1

    Mahadsanid xabiibtii rabbi haku illaaliyo

  • @user-ng5lh1oh8x
    @user-ng5lh1oh8x 4 місяці тому

    Mashalllah barkallah midaas aya been aheen walhi. Ruuxi. Alle talsorto marna laseegima allow inaga yeel kuw marksta rabi talosarto

  • @caishaahmed7889
    @caishaahmed7889 3 дні тому

    Wcs xbbt mahadsanid caawa ayaa iigu kaa horeysa qeyr iyo dhiirigalin ayan kaa faaiiday
    Gabar walbo waxaan leeyahay
    KU RAAXEYSO NOLOSHAADA KU ADKEYSO DİGRİGAAGA
    LA SAAXİİB QUR AANKAAGA
    QALBİGAAGU WUU DAGİYE
    QALQAL WAAD İS DEYSEENE

  • @faisafaisa9031
    @faisafaisa9031 7 місяців тому +1

    🎉🎉🎉🎉🎉 abaayo here u soco

  • @user-kl8ji3fc6l
    @user-kl8ji3fc6l 6 місяців тому

    Exactly sister hnkz❤

  • @najmiita1
    @najmiita1 9 місяців тому +3

    M.a xbbt mantan kugu so biiiray❤😊

  • @ubahadow2326
    @ubahadow2326 9 місяців тому

    Masha allaah qaali ❤❤❤❤❤

  • @SahroMaxamed-ri1fp
    @SahroMaxamed-ri1fp 5 місяців тому

    Mahsanid abyo❤❤❤

  • @nasroqaalib
    @nasroqaalib 6 місяців тому

    Thanks my samii😊

  • @mariamhaji3412
    @mariamhaji3412 4 місяці тому

    Thank you

  • @hibomuhumed4239
    @hibomuhumed4239 4 місяці тому

    Mahadsanid

  • @user-wk2bs3vr8e
    @user-wk2bs3vr8e 6 місяців тому

    Mhd sanid wlshy mcney ❤

  • @SahroBishar-nz8td
    @SahroBishar-nz8td 4 місяці тому

    Asc❤❤❤
    0:57

  • @KeifNour
    @KeifNour 6 місяців тому

    Tnx wl

  • @chineabdi6324
    @chineabdi6324 9 місяців тому

    Asc