WAXAA LEY GUURIYEY MARISH BEAUTY

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 27 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 1,5 тис.

  • @quruxkudhiigle
    @quruxkudhiigle  3 роки тому +477

    ua-cam.com/video/aqf6PgUank8/v-deo.html

  • @realforextradersomali1929
    @realforextradersomali1929 3 роки тому +879

    Inta run modaye ee farxaday is mujiya team waa yaab 🤣❤💪qurux ku dhiigle

  • @abdinasirozil5028
    @abdinasirozil5028 3 роки тому +307

    Qurux Ku Dhiigle Iyo Marish Barakallah🎊🎉👌👌👌

  • @juliocesarofficial1217
    @juliocesarofficial1217 3 роки тому +414

    INTA JACIL XAPIIP KENA MOHAMED SCW LAKE IISAAR 😭❣💖SUBSCRIBE II SAARA LEGENDS

  • @abdirahmanarc8095
    @abdirahmanarc8095 3 роки тому +495

    I think Jack is going to marry Maria inchallah in the future because they understand each other, get along. bon continuation ❤ from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @xamdiitoibrahim8723
    @xamdiitoibrahim8723 3 роки тому +438

    Awoo awoo Saa usoo RooraYay Waan Jabi GaadhY 😭😂😂
    Caadi Caadi in la isku aroostaa moodee 😋❤🤙

    • @anisoali5154
      @anisoali5154 3 роки тому +4

      Kkkkkkk🤣🤣🤣🤣Ale qosol igumaharin somali hadaan nahay waan xanjacelnahay🤣🤣🤣🤣san usoo ordaylee wllhi qadaalisowaday wan jojiyey🤣🤣🤣🤣

    • @Dahiralasow-t8z
      @Dahiralasow-t8z 3 роки тому +4

      😂😂 marish anaa jecel

    • @omaralijimale5799
      @omaralijimale5799 3 роки тому +2

      Kkkkkkkkkk 😂😂😂

    • @luulmahamed3665
      @luulmahamed3665 3 роки тому +2

      😂😂😂😂😂

    • @LibanozkaLibanozka
      @LibanozkaLibanozka 3 роки тому

      Ani iyo adi ne gorme

  • @nasteexonalkaaduunyada1346
    @nasteexonalkaaduunyada1346 3 роки тому +46

    Anigu ma garanayo waxa aad isku tihiin lkn hadaad gayaan isku tihiin inaad is Guursataan labadiina waan isla kiin jeclahay wlhi👍💯❤

  • @abdikaninaajiip2221
    @abdikaninaajiip2221 3 роки тому +411

    Wlhi sidan ufarxay run aan moday
    Inta sidaysoo kle soo roorty like ta hayla dhaafin
    🤣🤣☝👍

  • @zamzamabdi4966
    @zamzamabdi4966 3 роки тому +100

    11:56 Mariish Waa maseertay😂😂🤣🤣

  • @drabdale1992
    @drabdale1992 3 роки тому +167

    Wllhi run ayn umaleeyey allah calafkooda isku kiin daro marish beauty and qurux ku dhiigle inta igu raacsan like Sara

  • @fadgalbeed1507
    @fadgalbeed1507 3 роки тому +14

    Waa jimce walalahayga qaaliga ahoow nabiga aan ku sallino SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤️❤️😍😍

  • @craxmanmanfis4195
    @craxmanmanfis4195 3 роки тому +139

    Iigula sali nabigeena maxamed scw❤

  • @sabirinsalaad3906
    @sabirinsalaad3906 3 роки тому +17

    hambalyo so dhahy inta isla rabto mariish iyo qurux ku dhiigle like dhac

  • @afiifali9145
    @afiifali9145 3 роки тому +104

    Quruxku dhiigle inta qalbiga ka jecel like me🥰 love dhac ku sii❤

  • @araxmanalikayse8350
    @araxmanalikayse8350 3 роки тому +13

    iskufilan iyo Ikraan waxa ay ahaayeen sidiina oo kale youtupers wada sameeya Riwaayadaha sida isku daba joogeen wa iska heleen markii danbena way is guursadeen imika waa xaas.
    Maxamed Qurux ku dhiigle iyo Mariya Marish Beauty Way iga qosliyee Manshallah hore u socda.

  • @ahmedsiyatali3466
    @ahmedsiyatali3466 3 роки тому +62

    Two legend wad igu qalantaan marish and qurux💯💯💯✅✅

  • @apdulwahabismael3019
    @apdulwahabismael3019 3 роки тому +16

    wlh the funniest reaction I have ever watched 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 pls jack shuluqow , why u always make me smile

  • @siciidcali9141
    @siciidcali9141 3 роки тому +114

    70 comments hadii aad iga dhex aragto xabibkeena ku sali (( scw scw scw ))

  • @mahadyre
    @mahadyre 3 роки тому +60

    3:24 Markey marayso Jeck wuxuu dhihi rabay inta ila aragty inay maseertay like iisaara lkn wuu ka laabtay legend isoo dhaha yaaqeey😅

  • @farhiamahamud1790
    @farhiamahamud1790 3 роки тому +49

    Jack waa tageera adiga iyo marish from Norwey🇸🇴🇳🇴🥰🥰

    • @abdiwahabmohamed9464
      @abdiwahabmohamed9464 3 роки тому

      Wlly, Norway, 🇸🇯 waxaa uga Baahnaay, Ma isoo Qawan Kartaa What's app Ka

  • @روروثلاث
    @روروثلاث 3 роки тому +13

    حلوين بعض ماشاءالله عليكم تستاهلوين احله مبروك عليكم👑💍💐

  • @bushromohmud3802
    @bushromohmud3802 3 роки тому +109

    11k 45 minut zomali io war jacyl wye wlhi😂😂

  • @saraasheikhali5002
    @saraasheikhali5002 3 роки тому +7

    Aniga iyo zowjkeyga anagoo xataa is aqoon dadka wey na saadalin jireen marka marar waxaa jirto samada furantahay marka ilahay wax haiskugu kiin daro😂😂❤one love guys keep moving

  • @walaldulqaadchannel4865
    @walaldulqaadchannel4865 3 роки тому +71

    Inta muqaalka ayado fiirsan comantiga fiirisay like saara🤣🤣

  • @xaajowcabdiraxmaan872
    @xaajowcabdiraxmaan872 3 роки тому +16

    Manta waa jimco Aan kusalino nabi muxamed scw aanbadino saliga

  • @samircde7543
    @samircde7543 3 роки тому +48

    big respect my brother and my sister keep going always one love

  • @ahmedhonest5484
    @ahmedhonest5484 3 роки тому +46

    40 minutes 10k is another level brother wish u success hore usoco

  • @hishamcadde4696
    @hishamcadde4696 3 роки тому +29

    Qurux ku dhiigle iyo marish waa isku fican tihiin 🥰🍃

  • @abdirahmandaahir1531
    @abdirahmandaahir1531 3 роки тому +41

    Hh inta ila aragtay in ey marich maseertay 9:26 ilaa 9:29 like dhac ku soosiyaaa

  • @ahmed-norali5829
    @ahmed-norali5829 3 роки тому +129

    Inta so carartay marke labdn isku argty ismujiya 😅🙌

  • @jamiilonuur1032
    @jamiilonuur1032 3 роки тому +3

    Masha allh farxadiinan jeclay wllhi waxaa tihin hadan murug dareemo dadka aan dawado sidaa ufaraxdaan ayan ufarxaa murugna wan iloobaa masha allh noolada waxaa tihiin dad aad isugu fiican wllo is jecel guul iyo gobanimo calaf kuna waa halkiisii horay aya soomali waxey ugu mahmaahday gacan labar kadoono allh ayaa og wllh wad isku qurux badan tihiin il cadaw idima aragto by

  • @abdurahman_haldoor
    @abdurahman_haldoor 3 роки тому +46

    Ereyga guur mrkad aragtid ma iska faraxdaa 🤞😊

  • @raaqiyoismaaciil9606
    @raaqiyoismaaciil9606 3 роки тому +4

    Marish iyo qurux kudhigle wey isku sobaxn masha allh isku Calaf noqda🥰🥰🥰🥰👌👌👌

  • @aliomar5500
    @aliomar5500 3 роки тому +39

    Keep going my siz marish and qurux kudigle. One love 💪💕

  • @mohamedabdi3444
    @mohamedabdi3444 3 роки тому +5

    My all time favorite 😍....i can't stop watching...maxamad shuluq...marish❣️

  • @haniitarashiid5657
    @haniitarashiid5657 3 роки тому +113

    Wlhi sidan u farxay
    Car bal wa prank dheh🤣🤣🤣😭❤

  • @queenjicif5489
    @queenjicif5489 3 роки тому +1

    Farxadina na farxad galisa qoroxkudhigle iyo mariish guul wacan
    Wllo qliya....

  • @abdiqafarbooby4689
    @abdiqafarbooby4689 3 роки тому +44

    When I watch your videos I start with loving and finish the video with loving funny man l really appreciate ur work

  • @liiqadar1405
    @liiqadar1405 3 роки тому +21

    Jackow sxbow intaas oo qof oo somalia ah shaqsiga ay kula jeclaaden dabcan waa shaqsi aad 100% isku so baxeysaan marish marke sxbow riyada malayin qof rumey👍

  • @aliyare9056
    @aliyare9056 3 роки тому +38

    Wllhi saa ujeclahay jack iyo marish inay hal mar midobaan inta isla rabta inay isguursadaan hala idin arko liketa🥰❤💯

  • @ahmedbisharmohamed5171
    @ahmedbisharmohamed5171 3 роки тому +6

    I always feel pleasure to watch this beautiful face (marish beauty). Greeting you from gariso cadey. also greeting Jack love him ❣.

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 роки тому +42

    Waaw qurux kudhiigle lagend keep going 👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @ayanmursal8387
    @ayanmursal8387 3 роки тому +10

    Ma shaa Allah Marish and jack u guys r so humble❤️❤️❤️

  • @theenderman9728
    @theenderman9728 3 роки тому +96

    Commentigee ka like badnaankaro saliga nabiga salalahu caleyhi wasalam😘😘

  • @abdullahyakub1091
    @abdullahyakub1091 3 роки тому +4

    Marish and jack one big love 💕💕💕💕

  • @Sports_channels7
    @Sports_channels7 3 роки тому +41

    manta arintaa darteeda usoo carartay ismuujiya ❤❤❤💯

  • @fardowsamaxamed1375
    @fardowsamaxamed1375 3 роки тому +16

    M.a wan idin wataa qorux kudhele iyo marrish keep going ❤️❤️

  • @omargeelle
    @omargeelle 3 роки тому +94

    Qurux ku dhiigle zxp
    1M qaaado oo marish
    iidaaaa🤣🤣🤣🤣🤣

    • @zakimuuzejama4717
      @zakimuuzejama4717 3 роки тому +1

      ___🤣🤣🤣🤣

    • @sacdiyoabdi6269
      @sacdiyoabdi6269 3 роки тому +1

      𝐰𝐥𝐡𝐢 𝐚𝐧𝐢 𝐧𝐢𝐧 𝐡𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐦𝐚 𝐢𝐠𝐚 𝐟𝐚𝐤𝐚𝐧 𝐥𝐚𝐡𝐞𝐧

    • @nasreenmohaz3124
      @nasreenmohaz3124 3 роки тому

      Kuyaaac ninyoo

    • @husseinabdinajib4566
      @husseinabdinajib4566 3 роки тому

      @@sacdiyoabdi6269 hadaba waaba kuyaaci krtaa😅😅

    • @najmakamil4976
      @najmakamil4976 3 роки тому

      🤣🤣🤣🤣😂😂

  • @aadanyare1261
    @aadanyare1261 3 роки тому +5

    The one and only qurux ku dhiigle keep going bro 3milion come soon taaqira nambar one 🙏🙏✌

  • @ibraahiimcabdi9789
    @ibraahiimcabdi9789 3 роки тому +6

    Jack sxb waxii qarash ah anagaa kula garab taagan ee Marish soo xaro gili run ahaantii aad baa isaga nuureysiin Legend Always Legend 😍😍😍😍😍

  • @nashaadmaxamuud4338
    @nashaadmaxamuud4338 3 роки тому +8

    yaakheey xalwada naga soo dadajiya Marish io Jack fayuug fururuq 🤣love you dhalinyaro ❤🙏

  • @falismohamed6474
    @falismohamed6474 3 роки тому +17

    Masha Allah isale jogaan wa ino farxadaa walalayale ❤️

  • @sacdiyamaxamed849
    @sacdiyamaxamed849 3 роки тому +16

    Waa guursaneee oo xoog ah cardiid😭😅😅😅🏃‍♀️🏃‍♀️🏃‍♀️

  • @TEAM27-AUGAST
    @TEAM27-AUGAST 3 роки тому +15

    The one and only qurux kudikle keep going

  • @mariammohammed489
    @mariammohammed489 3 роки тому +8

    Waa farxay wlhi runaa umoday 💫😍🥺

  • @rahmaabdi6217
    @rahmaabdi6217 3 роки тому +18

    Markan arky guur wan so carary ano cashir kujiro so carary qurux ku dhigle ❤❤💯

  • @ahmedcade1667
    @ahmedcade1667 3 роки тому +5

    M.a keep going my big brother inta igu raacsan love Sara jacelka qurux Ku dhiigle iyo maariyo

  • @mohamedkhadar2267
    @mohamedkhadar2267 3 роки тому +14

    The firts one legend qurux ku dhiigle ✌

  • @hamzekeo
    @hamzekeo 3 роки тому +10

    Legend always legend keep.going pro 🔥❤☑

  • @mohanqureysh8354
    @mohanqureysh8354 3 роки тому +29

    7 minutes 3k wax kale keep going pro

  • @dr.sharu027
    @dr.sharu027 3 роки тому +2

    M.a jimca karim dhaman inta kuxiran chennalka KQ.......beside tht, may it b the ones tht form bonded rltnship🕊 to make their future bright with everlasting joy and prosperity liftime.....love uu all😍

  • @ahmedkeyow7856
    @ahmedkeyow7856 3 роки тому +7

    Keep going Br0minE nigufana Runti 300k soon inshaallah

  • @ahmedqannisomalia8132
    @ahmedqannisomalia8132 3 роки тому +15

    Congratulations booth funny person keeping going brother 🥰🎼🎶🎧🇸🇴🇸🇴🎵

  • @AjAweisOFFICIAL
    @AjAweisOFFICIAL 3 роки тому +51

    Inta ila arakti kuwan nuurka lamanaha inee noqon rabaan like saar💏💏🤣

  • @amaliina6672
    @amaliina6672 3 роки тому +28

    Hahahaha😂😂😂 you guys always make me laugh that’s why you guys are my favourite youtubers💕

  • @umu_armaan_saciid2642
    @umu_armaan_saciid2642 3 роки тому +74

    Walaalow inaa Lasoo ordo Darteed miyaa ugu soqortay mariish le guuriyey kulahaa qurux ku dhiigle dhibadanaa😂😂😂🤣🤣

  • @mohammedmukhtaar4822
    @mohammedmukhtaar4822 3 роки тому +19

    Wlhi saan u farxay malyn maysid ❤️❤️

  • @johnahmedgeli9655
    @johnahmedgeli9655 3 роки тому +24

    brother qoftaan wey uqalantaa uga dhabee adigu guurso, marish mahadsanid

  • @Peterdrury2022
    @Peterdrury2022 3 роки тому +6

    That is my dream praying coz you guys are a pair really. I hope my dua will be answered inshallah.
    Marish always my fav youtuber plus qurux K and Amiin.

  • @queennataali5449
    @queennataali5449 3 роки тому +23

    Hahhh First Prank ha dhihin wlo yahe Singlenimo ina ka baxdo wngsn ana kula Jclhy marish❤😍👸💑💍

  • @ishwaakahmed2667
    @ishwaakahmed2667 3 роки тому +2

    Qurux ku dhigle waa shakhsi kaamila, marish ayadu waa queen of UA-cam, qurux iyo diin iyo dhaqanba. Walahi waan jeclaan lahaa lakulankoda.

  • @kaafiyaismail7463
    @kaafiyaismail7463 3 роки тому +8

    Inta ila soo carartey oo run moodey arooska qurux iyo marish👉👉❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiyofiska3245
    @farhiyofiska3245 3 роки тому +8

    masha Allah wlhi wadisku nureysan marishe🥰

  • @marianhalane4927
    @marianhalane4927 3 роки тому +17

    Wwwww team qurux ku dhigle idin slme inta qalbiga ka jcel qurux ku dhigle iyo marish like dhac igu siya team communti le wan idin wataa

  • @haniifafarhan5174
    @haniifafarhan5174 3 роки тому +6

    Masha Allah

  • @Rawdarasmi1
    @Rawdarasmi1 3 роки тому +12

    Masha allah waaa ina sugaayey wllo keep going

  • @mohammedmukhtaar4822
    @mohammedmukhtaar4822 3 роки тому +1

    Nio wlhi zhp labadiina saida iskugu nuraysiin adnah isku fahanteeen iskfahnku waa qaali Rabbi calaf ha isku kiin daro ❤️❤️❤️ Waan farxay wlhi markan arkay

  • @fowsiyaahmed7492
    @fowsiyaahmed7492 3 роки тому +8

    Waw masha allah sidii iskufilan iyo ikraan shamakh dhabtiii wad iskusobaxeysaaan calafka lkn cadilkaaa hayo inaaa iscalfataaan oo awowe iyo ayeyo iskunoqotaaan ayaaan idiin rajeynayaaa dhadaan tagero hushmadna uhayo ayaaa tihiin

  • @MOHAMEDH1430
    @MOHAMEDH1430 3 роки тому

    adeer waxa laii guuriyey micno masheegeysee inanta wad geysaayee guurso ilmo darbi darood reer abti uyihiin baad dhalaysaa masha allah

  • @abdirazakmohamed1106
    @abdirazakmohamed1106 3 роки тому +5

    Qurux ku dhiigle Marish Barkallah 🎉🎊🌹❤

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 3 роки тому +6

    Mr jack his funny wlhy masha Allah big respect both 4 u

  • @BJ-gv6re
    @BJ-gv6re 3 роки тому

    Qurux kudhiglee wlhy funy wayee qosolku igadhamayee markastaa said ayan udawadaa sxb kewp going 🗣🗣🗣

  • @taatiko9183
    @taatiko9183 3 роки тому +5

    Kan dadka suaalaha wey diinayo ayaba qosol iga dhaneyey tnx bro

  • @husseinmgaate2154
    @husseinmgaate2154 3 роки тому +10

    Waxaan u codeyay isku guurinta Marish beauty & Qurux ku dhiigle 💍👏

  • @nasteexonalkaaduunyada1346
    @nasteexonalkaaduunyada1346 3 роки тому +10

    MashaAllah labadiina waan idin salaamey 💯👍❤

  • @mahrezmajzaa5473
    @mahrezmajzaa5473 3 роки тому +49

    Marka hore iga gudoon salaan sidato wanaag sarifaneyso xishood sahmineyso jaceyl soo dhaweyneyso hdalkeyga saadaalineyso guul sifeyneyso xumaan sugeyso sacabo furan iyo kalgacal Salaan kadib waxaan kuu soo dirayaaa fariintani xambaarsan codsigeyga wllkey qurux ku dhiigle taageero weyn baan ku ahay maantana codsi ayaan wataa
    waxan joogaa kismayo waxaana la joogaa familkeyga jamacdna meesha ayan ku bartaa masha allh lkn waxa aan jeclahay ayaa ah in aan youter noqdo lkn marar bdn ku guul dareestay mar 2019 2018 adi wao dhiiro gali la aan lee anigana game iyo waxas aya dhigaaya aduunyadan wax la arkeenin malahan wallahi hdda waxaan rabaa jamcdda fasaxa aan ku jiro labada bil ah in aan fursad uraadiyo marka waxan kaa codsan lahaa in aad ii furto oo share out xitaa ha ii sameenin aduunyadaan ayaa wax laas ku gu sameeyaa ee aakhiro ma aha wllkey codsi ayee iga tahay jawaap kaa sugaa i.a sdkle wllhi waxa tahay rux ale kuma neystay dabecad wanagsan iyo naxris jack nolow abid Wllhi marku cil iqabto cml videoyadaada iska dawadaa kadib qoslkagi kabcdi wana farxa oo wixi ihayay wan hilmama wllhi wllkey sad igaga farxiso ale hakaga farxiyo wll marka ii fur lee saas kaa rapaa si fcn iigu hagaaji hdaad sameen karin xitaa ii so jawap ee jawaap la aan ha iyeelin🙏💯💯💯

    • @mahrezmajzaa5473
      @mahrezmajzaa5473 3 роки тому +1

      Eᴇ ᴊᴀᴡᴀᴀᴘ ɪsɪɪ

    • @new.acount25
      @new.acount25 3 роки тому

      @@mahrezmajzaa5473 sxb UA-cam sida loo furo waa la baran karaa baro waligaa caawimad qof ha weydiinin sidoo ku yeelay waa aragtaa horey usoco🤞🏻

  • @yussufabdi.5130
    @yussufabdi.5130 3 роки тому +5

    I support you Qurux kudiglee.Say hi to our incoming dumasho.Big love

  • @rahmahassan8141
    @rahmahassan8141 3 роки тому +2

    Mohammed shuluqow baryahan another level aa tahay waa idin wataa team wayaab sa udhantihin
    Aana idin la.kaftamee waa isku nuuroosiin ishcalaa❤

  • @alinaajiofficial3852
    @alinaajiofficial3852 3 роки тому +23

    Asxaapta majiraa qof channel kayga waligiis soo booqon?

    • @kingmohamed7416
      @kingmohamed7416 3 роки тому +2

      Haaa waa Ani wayo Mel welbo an sogalo commentigada lee kuarkaa

    • @yacinhassan9596
      @yacinhassan9596 3 роки тому

      haaa anaa ka mida malyun mankay

  • @kuennashat3328
    @kuennashat3328 3 роки тому +4

    Qurux ku dhigle one love ❤️ Marish Hdey Adi Ku Hesho Niney heshay wlle 😭🥰🙌🏽

  • @hassankaafi6812
    @hassankaafi6812 3 роки тому +8

    First qurux kudhiigle LEGEND🙏🙏🙏

  • @abdullahiadow7560
    @abdullahiadow7560 3 роки тому +1

    Maxa larawaa inadh arigtin wixi bulshadha tagyerinta somalied ujedhan qurux kudigle iyo marish iskunuraysin Mashaa Allah aros wacaan 💫💫💟💞

  • @abuukarabdulahi6569
    @abuukarabdulahi6569 3 роки тому +4

    Legend qurux kudhigle adi iyo marish iyo teem waa yaab oo dhan keep going

  • @khuwefutureboy8147
    @khuwefutureboy8147 3 роки тому +4

    NabiGa kuzali waa habeen jimCaha
    SCW SCW SCW❣💯

  • @abdullahirajaa9577
    @abdullahirajaa9577 3 роки тому +144

    Inta dareentay in marish barkin saaran tahay like saar✌

    • @enginerbarbera6310
      @enginerbarbera6310 3 роки тому +1

      Jack varta ku qabo

    • @abdullahinoor1724
      @abdullahinoor1724 3 роки тому +2

      Abdullahi Hajji
      Caadi matihid wlhi hhhhhhh,markii hore dhan waa iska fiirsanaayey lee, commentiga markaan aqriyey aaba Marish fiirshay markaasaanba dareemey hhhh
      Maantoodhan waxaan kuhayaa gabadhu dhirir badanaa hhhhh
      illaan barkinaa kujirto meesha hhhhh 😂😂👍👌👈.

    • @koshinhassan9120
      @koshinhassan9120 3 роки тому

      🤣

  • @maryanabdi6465
    @maryanabdi6465 3 роки тому +2

    Wan idhin wataa wlhi qurux kudigle iyo marish love u guys😍😍

  • @oqadarahmed9998
    @oqadarahmed9998 3 роки тому +8

    Inta igu racsan inay sidi abdiqani isku filan iyo ikran shamakh sidoda inay ku dabynayan like isaar

  • @nuurofarah6755
    @nuurofarah6755 3 роки тому +2

    Mariah waa nasiib kii helo waa gabar yas oo dagan Mashaa allah geel iska dhaaf faras lagabin boowe 😁qurux kudhiigle lasoco wa inaad youtub oodhan +sooryo

  • @zakariaabdullahi384
    @zakariaabdullahi384 3 роки тому +10

    The one and only legend kor sanbab

  • @maxadhacaymaxadhacay7100
    @maxadhacaymaxadhacay7100 3 роки тому +19

    LEGEND ALWAYS LEGEND 😂😂