XASAASI TALIYE SHUB LAFTAGAREEN JAMES SWAN MW XASAN SHIIKH (3986)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024

КОМЕНТАРІ • 61

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 17 днів тому +1

    Maaashaa allaah muddo kaama maqlin macalinoow quraanka kariimka gaar ahaaan sheekhaaan oo adiga marwalba aaad kufurtid maaashaa allaah thanks

  • @muuminabduqaadir1739
    @muuminabduqaadir1739 16 днів тому

    awoowe waxaan kuu sheegayaa muqdisho ha tegin marna itoobiyo ku faafi meylan xasan kir iska dheh viva awoowe guul

  • @teatime6853
    @teatime6853 17 днів тому +2

    James swan Kenya sediyaashiis iyo Xassan sheikh waa fiilo isku xiran somali bad iyo bari in lalawareho 🙏🇸🇴💯

    • @rafiq5722
      @rafiq5722 17 днів тому +1

      Itoobiyana ku dar

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 16 днів тому

    Illaahoow usoo dadaji xassandhiiqo iyoguruubkiisa qabashadooda wixii aad doontu ku cadaabtid yaarabi ummadda kaqabo wadankii baabi iyeen

  • @user-pp3se9re2o
    @user-pp3se9re2o 17 днів тому +2

    اللهم اجعل القرءان ربيع قلوبنا..

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 17 днів тому +2

    Sadaqa Allaahu Cadiim, ALLAAHU AKBAR Walillaahilxamdu.

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 16 днів тому

    Yaa rabi illaahoow ugargaar koonfurgalbeed illaahoow xifdi waa in askarta illaaliyaan hurdo majirto waardiyayaal sameysta al-Shabaab damujadiid waa inaad iska waar diyeydaan hurdada saacado ha ahaato illaaladiina afaafkasta ciidan heedanah iyo kuwa dhar cad waa inaad meel walba joogaan waa in kaamarooyin aad ku xirataanmagaalooyinka meelaha lagasoo galaYo adkeeya

  • @cabdulaahicabdi9288
    @cabdulaahicabdi9288 16 днів тому

    صدق الله العظيم وصدق رسوله الحبيب النبي الكريم والحمد لله رب العالمين .

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 17 днів тому

    Somalinimada hadii loo hoos fadhisan xasan sheekh itobiyan ayan rabna

  • @YassinAhmed-yx3ol
    @YassinAhmed-yx3ol 17 днів тому +1

    Asc SMS Macalin Aden guleesoo kusoocoo Laftagaren waino Qabsadoo Doorashaadaa sidaa U Dhaqsadabadan ok Macalin Aden guleestaa kusoocdaa Allaha Akbaar Walilaahii Xaamd guleestaa kusoocdaa guleesoo kusoocoo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 17 днів тому

    Sikastaba warbadan waalagafiicantahay Laftagareen waxaa jeclaanlahaa inuu ujixinjixn Xiniinyahiisana fuulo cidkasta oo wada kalaqoqobka Reer K/Galbeed Guuleysta❤️👏

  • @bishaarbashka-ip2yj
    @bishaarbashka-ip2yj 17 днів тому

    ‏‪mudane madaxweyne Cabdicasiis xasan maxamed laftagareen guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  • @user-tb9lq7nd3l
    @user-tb9lq7nd3l 17 днів тому

    Walaalkey macalinka lugeeya alla kuxafido waxba qaadayaan taliye shub iyo shariif sakiin iyo inta dhimatay waxaa guuleysanaya lafta gareen insha allaah.

  • @bishaarbashka-ip2yj
    @bishaarbashka-ip2yj 17 днів тому

    Asc mudane madaxweyne waankusalaamay noolooweligaa

  • @munahassan880
    @munahassan880 17 днів тому

    Xasan iyo masiibada uu dalka afartiisa barje uu kawado allaha naga qabto dalkaan cadow gudaha iyo mid dibada ahba wuu leeyahay allaha noobadbaadiyo

  • @user-jc9lh4cb8v
    @user-jc9lh4cb8v 16 днів тому

    Asc Masha Allah fadlan aayadaha quaank ❤❤❤

  • @user-lq4dk7lg1i
    @user-lq4dk7lg1i 17 днів тому +1

    Maashaa'allaah ilaahay hanagu anfaco

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 16 днів тому

    القرآن اغاني عربية قديمة

  • @Farxiyo143-ru4bd
    @Farxiyo143-ru4bd 16 днів тому

    Allahu akbar quraanka oo codmacan lagu aqriyey

  • @User3405-t7n
    @User3405-t7n 17 днів тому

    Lafta gareen dhamadkisi wuu bilowdey.
    Ha la iga qoro aniga lafta gareen oo surwalkisa lugaha joogo ayuu baidoa ka bixi doona I.a

  • @Baazicadde66
    @Baazicadde66 16 днів тому

    Ayantan quranka wad ilowday codkan wan jeclahay sheikhan

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 17 днів тому +2

    James Swan ya so celiyey? Ninki farmaajo uu Persona non Grata ku yuri mahan? Somali wa funny people 😂

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 17 днів тому +1

    Asc. Malaga heli karo cajaldan
    Qurank ah.????. Fadlan.

  • @hassanyasin5498
    @hassanyasin5498 17 днів тому

    Aad ayaan u Soo dhaweynayaa in uu taleye shub edbiyo lafta gareen waa tuug isnabaayo daacadna uma aha wax aan dantiisa kujirin.

  • @sedson02
    @sedson02 17 днів тому

    Weesha dil dibbigu haku quus qaate .
    Xasan guurguurte haddi laga cadheesiyo dhiigkarga ku kaca😄 markaasu ciidamo aad u hubeesan iyo caterpillar ku adeegsan .
    Laftagaren xiinkaaga haka dheereenin .

  • @jammane3880
    @jammane3880 17 днів тому

    Raxaweyn mar la arko masaakiin Badan oo haddana Aan Tayo lahayn

  • @PeacefulPendulum-vf2iz
    @PeacefulPendulum-vf2iz 17 днів тому

    markii hore wan u baqaye lafta gareen lakin waa nin qali badan sifican buu yeelay

  • @bakarkulow6312
    @bakarkulow6312 16 днів тому

    Waxay aheed villa Somalia Aminad ma laha , shirks qaranka waa in lagu qabtaa Xalanne

  • @RRAREEWING1
    @RRAREEWING1 17 днів тому

    nuurow naara dhiitheey qeyli.. uuw.. uuw.. taliyaha warkiisu wa xal bacaad lagu lisayo waye

  • @zeinabsaidsalah2678
    @zeinabsaidsalah2678 16 днів тому

    Koonfur galbeed waa inaad is abaabushaan wadankiina difaaca

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 17 днів тому

    Adeer shub waxan ka codsanayna inuu na hoos gaynin cadowga raba inaan iyaga tugsano meel walba carabkoda ayey nalagu dagalam iyagoo sheegayo inan tuugsano adeer shub gadaal ha nojiidin baxsanaye

  • @mohamedsoyan9539
    @mohamedsoyan9539 17 днів тому

    Adan askrta shariif xasan ,ayey xiriir lasameyen lacag Aya loo soo diray....!?, INTA kabadan maya ?

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanooda 17 днів тому

    Lafta gareen isagaa madax tooyada laga celin waayey

  • @LebXorw
    @LebXorw 17 днів тому

    Saan wey ku anfici laheyd hadaad ku ekeysato

  • @umulula3107
    @umulula3107 17 днів тому

    iswaan iyo itoobiyanba iska saara soomalida kale hadhexgasho

  • @hassanyasin5498
    @hassanyasin5498 17 днів тому

    Markii uu qiimaha lahaa wexey aheyd lafta gareen inta uu imaanin muqdisho markii lagu heshiinaayay madaxweyne iyo kuxigeen oo ra,iisa wasaare lagasaaro.oo uu ogolaaday.

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 16 днів тому

    Waxa ka muuqata inuu quraanku ahaa sugaan Islaamka hortiiba iska jirtey ay Carabtu ku heesi-jireen sida ninkan heesaya

  • @user-yo5hj3nr2n
    @user-yo5hj3nr2n 17 днів тому

    ISWAAN WUU LAALUUSHANYAHAY DALKEENNUU DHINAC KA BOOBAAYAA EE SOOMAALIDU HA OGAATO XASAN TUUG BUU LA QARAABANAAYAA EE DALKEENNA AAN CADAWGA QAWLEYSATADA AH KA WADA BADBAADSANO WAY WADA SHAQEYSANAYAAN ISWAAN IYO XASAN SHEEKH WAANA LABO TUUG OO HOROR AH CADAWNA AH.

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 17 днів тому

    Yes we are Ethiopians

    • @Sedson.02
      @Sedson.02 17 днів тому

      There is no such thing as ethiopia .
      ehiopia is a fragmented country with people with religious diverse beliefs , cultures and languages that hate each other.
      The christians are holding ithiopia together , Ethiopia is a weak country.
      I am Somali the lion of East Africa and you are eelay oromo menelik addoon😎 .

    • @cabdiosman3035
      @cabdiosman3035 17 днів тому

      @@Sedson.02 you are cat frankly speaking at moment. Geel badan baan lahaan jiray waxaan ka wanaagsan dameer keliya ayaan leeyahay

    • @Sedson.02
      @Sedson.02 17 днів тому

      @@cabdiosman3035 You know that I'm telling to you like it is. Real talk mutherfuka we don't kiss ass round here .
      I represent , speaking with facts and you just spitting saliva .
      Geel badan weli waan leeyahay waayo oromoda siidaado kale qashinkay ka ururiyan Hargeisa iyo Borame walaahi oromo way noo shaqeeyan waqooyiga .

    • @sedson02
      @sedson02 17 днів тому

      You know that I'm telling to you like it is. Real talk mudafuka we don't kiss *ss round here .
      I represent , speaking with facts and you just spitting saliva .
      Geel badan weli waan leeyahay waayo oromoda siidaado kale qashinkay ka ururiyan Hargeisa iyo Borame walaahi oromo way noo shaqeeyan waqooyiga .

  • @nemsaasmen9381
    @nemsaasmen9381 16 днів тому

    Somaalidu qof fiican markuu madaxweeynee uu noqdo maxajisan yaqaanan ma kuwa dadka uu Ku xun ayaa cajabiya miyaa .ficnii maba rabaan

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 17 днів тому

    Hada yu ku sumayn ha u tagin laftagaren iska ilaali ha is dilin hadad u tagto adaa is dilay

  • @PeacefulPendulum-vf2iz
    @PeacefulPendulum-vf2iz 17 днів тому

    taliye shub waa sidetan jir jahanam ku jeeda

  • @sedson02
    @sedson02 17 днів тому

    You know that I'm telling to you like it is. Real talk mudafuka we don't kiss *ss round here .
    I represent , speaking with facts and you just spitting saliva .
    Geel badan weli waan leeyahay waayo oromoda siidaado kale qashinkay ka ururiyan Hargeisa iyo Borame walaahi oromo way noo shaqeeyan waqooyiga .

  • @PeacefulPendulum-vf2iz
    @PeacefulPendulum-vf2iz 17 днів тому

    kitaab kiis buu kala bax saday lafta gareen

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 17 днів тому +1

    صدق الله. العظيم

  • @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh
    @AxmedShiiqCabdisalaad-eg1mh 17 днів тому +1

    War laftagareen doorashdii sa ha qabsado maxaa waaye jileecaan maxaa cabsi maa jirta war anaa 2000 oo marexaan tababaran anaa u keenaayo oo geesiyaal ah

  • @teatime6853
    @teatime6853 17 днів тому

    Lafta gareen abtiyashiis maxa kareebey dani iyo axmed madoobe seefta galka hakala baxo 💪✍️

  • @hassanyasin5498
    @hassanyasin5498 17 днів тому

    Asc.waxaa yaab leh taliye asluubta ee jooga muqdisho in Amar siiyo madaxweyne maamul goboleed.waa markii iigu horeysay aan maqlo.walee lafta gareen waxaa heesto nabsigii farmaajo oo qayaanay doorashadii isaga iyo qoor qoor hada haka xaa xaabiyaano.

  • @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555
    @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555 17 днів тому

    geesi geesi dhalay weeye laftagareen raxanwayneey garab istaaga hadaad rabtaan inad xorowdaan

  • @Inccoonnuu1
    @Inccoonnuu1 17 днів тому

    Taliyaha asluubta AWOOD UMA LAHA INUU AMR SIIYO CIIDAMADA XOOGA EE WAXAA AMAR SIINKARA LAFTAGAREN WAA MADAXWEYNE MAYLAN BAWARKANA ISAGAA ISKA LEH EE WAA INUU MEEL ISKA SAARAA
    SODOGIISA INDHA KULULU UU TUSIYAA WAA INUU BAAWAR FUUL ISTICMAAL CIIDANKII LAGA CELIYE WAA INUU SOO CELIYAA
    SHAQADODAN SII WATAAN MARKAN ADEER ADEER MATAALO EE GEESINIMO AYAA SHA QAYNEYSO ! TALIYE SHUB WAA CIIDANKA ASLUUBTA WA INUU KA ATKAADAA SHAQADA ASLUBNIMO ! LAFT GAREEN WAA INUU HORAY U SOCDA !!

  • @sedson02
    @sedson02 17 днів тому

    Laftagareen uu ku qasban yahay inuu Xamar tago ,
    Dalka kan wa federaal sida awgeed marka ay dowlada federaalka u yeedho madaxda Mayland ama MJ reer bahal wa inay u hoggaansaman amarka Barlamanka federaalka.

  • @sedson02
    @sedson02 17 днів тому

    Beenaale , ummada ka fadhiiso .

  • @sedson02
    @sedson02 17 днів тому

    Eelay ma oromo baa ? Aniga suaashas halaiga jawaabo
    Swan gaalka khaansiirka urayey muxu yidhi 😂
    Eelay ma oroma mise Somali ?

    • @user-rp7ge9kx1d
      @user-rp7ge9kx1d 16 днів тому

      sedson haa anaga waxaan nahay ITOOBIYA maxaad kabedeli kartaa VIVA ITOOBIYA VIVA MAAYLAND