SHEEGA DEE (4084)

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 8

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc 2 місяці тому

    Qurbajoogta waa kuwii shabaabka taa kuleeynayay oo qandaraasyada iyo dhulboobka,iyo dilkii waxgaradkii ladilayay kadanbeeyay ayaa hada shiraaya laa kiin illaahay ayaa kashifay waa in ay keenaan dadkii ladilay ee malaaq lahaa,odeylahaa ,xildhibaan lahaa,wariye lahaa ,maskiinlahaa ,agoon intaas shabaab ayaa dilay waaain lacadeeyaa damujadiid meel saaraan

  • @xidigajabarti772
    @xidigajabarti772 2 місяці тому

    Ingirius. Asagaa labaxay . Maxamed xaji kaneeco

  • @abdulhersi8043
    @abdulhersi8043 2 місяці тому +1

    Haah Haha haha, Aad Baan Kuu Salaamayaa Suxufiga Soomaaliyeed Ee Ruugcadaaga Ah Legend Journalist Aadam

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 2 місяці тому

    2005tii hebelow ingiris prof aan ahay isgoo ku haayo ayuu maqaalo qabyaladeysan oo caay cad oo u jeedid ku soo qori jirey Yahoo ga. 2006-2007 Bruxelles ayuu tagna oo mudaci ku ahaa C/laahi Yusuf aun hebelow ingris waa qabyaladiste qurmay, berigaa iyo hada haduu wiil yar u eg yahay kkkk xumanta ayaa lagu bulalinaya.

  • @abdullahisaman9582
    @abdullahisaman9582 2 місяці тому +1

    Kaalay qurba joogta ma farmaaja uu yeertay waa aar farmaajo iigeeyada ka socoto qatar

  • @warsanxidig9749
    @warsanxidig9749 2 місяці тому

    PROFESSOROW XAAL QAADO, CAQLIGU MAAHA QOF WAXBARTEY EE WAA MID ALLE KU MANEYSTO QOFKA. KANI CAQLIGISA WAA NAXLI IYO CUQDAD QABIIL. SIDU U HALO AMA U CAYTAMO , KANA AQOONYAHAN LAMA ORAN KARO. MARKI XASAN DIB LOO DOORTEY WUXU YIRI FARMAAJA I YEEREY INAAN U TAGO OO SALAMO WAA DIIDEY🤣🤣🤣