Daawo Muuqaal; Xasan Daahir Aweys Oo Si Layaab le Uga Hadalay Wixii Dhexmaray Cabdulaahi Yuusf Axmed

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • Shabelle Channel Waxaa Ka Halaysaa Wararkii Ugu Dambeeyey Somalila Sida Gobolka Banaadir,Hirshabelle,Koonfur Galbeed,Galmudug,Puntland,Somaliland,Waxaad Noogtu Timaadaa Warar Ku Salaysan Xaqiiqo Cadaalada Sinaan Iyo Eexasho La,aan Halbeega Shabelle Channel
    Subscribe Like Comment Share

КОМЕНТАРІ • 19

  • @fadumaali1235
    @fadumaali1235 4 роки тому +2

    Adaar Xasan Daahir Awaas Allah ku Xafido ooku Dhawro Aamiin

  • @raaxeeyekale77
    @raaxeeyekale77 4 роки тому +2

    MAASHALLAH SHEEKH DAAHIR AWEYS ALLAH KU XAFIDO ADDUUN IYO AAKHIRABA. WAXAAN CODSAN LAHAA INAAD CASHARO TODOBAADLA AH NOO SAMEYSO OO QAYBTA FIQIGA AH.

    • @AliSicid
      @AliSicid Місяць тому

      Shikh xasanaw xikmad ogow

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 4 роки тому +1

    Aniga Aniga Aniga. ....
    Waa hakii Ibliis (Ana khayran minhu )

  • @joharonurr5611
    @joharonurr5611 4 роки тому

    Shabab xasan

  • @ismailjama9452
    @ismailjama9452 2 місяці тому +1

    90 jir khawaarij ah duli.duli dhalay inta umad.somalia dhiigoda baneeyey buu wali hadlahayaaa Walee xisaab waa danbaysaa mida kale cali xaaji sow ninkii ku badbaadiyey Maha waagii aad bosaaso.aad kasoo carartay.1991 jizaar baad tahay dameer.ah ina godanehii ku dili Lahaina waad amaanaysay ximaar in ehlu Suna Wal jameeco laguu dhiibo bay ahayd kalab

  • @raaxeeyekale77
    @raaxeeyekale77 4 роки тому +1

    Allah Yaa Cizak. Ku dhimo xaqa iyo jidka toosan sida Imaam Ahmed Binu Hambal, Imtixaankana ku Samir Allah Janatul Fardowsa hakugu Abaal mariyo

  • @mawjama831
    @mawjama831 3 роки тому +1

    Sh. Xasan Daahir Aweys dulqaad badnaa!! 😂
    Wadaado wada meyd soconaya ah, buu ka samri la' yahay! Wadaado diintoodii gatay 2008kii buu haddeer waano iyo Canaan ula soo fariistay! 🤔😏

  • @omarnoor6237
    @omarnoor6237 4 роки тому

    WAA NIN HUFAN 98%

  • @abdinuraden968
    @abdinuraden968 4 роки тому

    الله يهديك

  • @musenugaal1349
    @musenugaal1349 4 роки тому

    Aan ku haysanaa miyaa ooraahda mase AAN KU HAYSTAA WAAYE??? MA ADIGA XASAN AH BAA HAYSTA MAXAMEED IDIRIS MISE DAD AAD WAKIIL KA TAHAY IYO ADIGAA HAYSTA????.

    • @mawjama831
      @mawjama831 3 роки тому

      iidoor baa ku haysta, oo ku Jara baray, ee Ha hadlin addoon nugaaleedoow.

    • @musenugaal1349
      @musenugaal1349 3 роки тому

      @@mawjama831
      In aad tahay ibnuxaaraam caadaystay amaba banaystay dhiiga shacabka soomaaliyeed iyo boobidda hantidooda ayaad cadaysay. Adiga iyo khawaariijta aad taageerayso mardhow ayaa lauding xisaabin. Mardhow ayaa lageli howshiina adiga iyo inta kaloo gacan kudhiig layayaasha ah sida khawaarij xasan daahir aways nacalatalaah.

    • @mawjama831
      @mawjama831 3 роки тому

      @@musenugaal1349 laangaab waa ehelunaar baa hore loo yiri : dhulkaagii iyo dadkaagiiba iidoor baa ku amar-taagleeya. Hantidaadii muqdishona Hawiye baa xoog ku haysta, dibna Uma aad soo dhugan tan iyo maalintii siliga Kenya lagu taraarsiiyey, markaasaad leedahay Khawaarijta baan soo qaqabanayaa 😂😏🤔. Oo shareecada ilaahay baan la dirirayaa😂😏🤔. Mujaahidiinta baan tirtirayaa 😂😏🤔.
      War adduunkana asaagaa baa ku gumeysta, Aakhirana ilaahay diintiisa baad la dirirsan tahay, oo aakhiro waxba kuuma jiraan.
      Waana waxa loo yiri laangaab waa ehelunaar.
      War macnaha xigmaddaan ma fahamtey?! Mise inan-gumeednimadii baad faham darro ku darsaday?! 😏 🤔😂
      Shit idiot, caqli iyo diin ilaahay ka bari, laangaabnimo waad u dhalataye.

    • @wadanihashim1934
      @wadanihashim1934 5 місяців тому

      ​@@mawjama831 odrygan hantaatscaya nin xabsiga dhigey waa aniga ninka ururkiisii araxda ka jabiyey waa aniga ninka ceelasha biyaha kuu qixiyey waa aniga iidoorna ninka somali uga carareer waa aniga nin qarankii beenta ahaa burburiyey waa aniga matka labada kaa taheyba anigu ninkaas baan ahey

  • @bukharimohamed3828
    @bukharimohamed3828 4 роки тому

    Siilkii hoyadiin wasa xasan kamuusan hadlin cabdilahi Yusuf kadaaya beenta dadka

  • @hargeisa24h
    @hargeisa24h 4 роки тому

    Kkkkkkkkkhfkkkkkkkkkkkkk.

    • @fadumaali1235
      @fadumaali1235 4 роки тому

      Adaar Shiikh Daahir Awas Waxaa Tahay Shiikh Gaasi ah oo Jacal Diin Tiisa Mashaallah Allaha Kuxafido Cadowaga Kaa Badbadiyo Aamiin Yaarabi