Dhacdo Xanun Badan Wiil Qurbaha ka Yimid & Jacelkiisii Mobilka Fashiliyay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2021
  • #HAASAAWAHA #TOOSAN #PART_20

КОМЕНТАРІ • 378

  • @illintir
    @illintir  3 роки тому +55

    Fadlan iska ilaaliya nabsiga💖

    • @yusufweyrax2072
      @yusufweyrax2072 3 роки тому +4

      Adigana waan kaaga diga pro ok

    • @hassanilmi6091
      @hassanilmi6091 3 роки тому +3

      Asalaamacalaykum walaal cabdi casiis
      Talada aan kulatalinayo wiilkan waa sidan sida ay dhalin yaradu ubadan yihiin siiba hablaha waxaa jira dhalinyaro badan oo wiilal badan ama hablo badan aywada sheekaystaan
      Sidaa darteed wiilku wuu degdegay waxaa dhici karta inaanay inantu aanay wax jacayla uhayn wiilkaa soo wacay laakiinse ay iska wada xidhiidhi jireen ama sidaa aysheegtay uu ahaa ciyaalka xaafada
      Markaa waxaan kula talinlahaa
      Waad. Degdegtay sidasheekada iiga muuqata

    • @ahmedhirsi5176
      @ahmedhirsi5176 3 роки тому +1

      @@hassanilmi6091 j

    • @kowtharali4384
      @kowtharali4384 3 роки тому +2

      😂😂😂😂😂😂 walalkey haduu reeysanayo waxaan dhihi lahaa gabadhaa ka saar niyadaada oo nolol sameyso waxaan daremaya wali inuusan ka sabrin is adkeey 💪👍

    • @barlinosmaan545
      @barlinosmaan545 3 роки тому +2

      Waayaab waar caadi iskadhig gabadha waa midraabtaa ineey kukontorosho calbiga kadhawacdo. (Don't worry mov on WhatsApp iska black dhaawac intaa hakugufilnaado waxnabsi ah ood kagashay majirto.mida kale illahay iskudhiib inshallah you will be ok.

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 3 роки тому +19

    Waa anigii oo taladii ilaabay wiilka waxaan kulatalinlahaa arin walbo oo aad kudhaqaaqeeysit wexeey doonto ha ahaato adigoon salaat katukan oo aadan illaaheey utala saaranin hakudhaqaaqin hadna salaat katuku inuu illaaheey qalbigaaga kabixiyo iskana cafi 🌷❤️🌷

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 3 роки тому +1

    Dumarka kun Bay koobiyaan kowna waa kala baxaan xoogaa isfahan waayar baadhacey balse laxalin karey inuu waqti siiyo ayey aheyd isagana sac baaqoob kuhayey alow sahal amuuraha amen amen amen

  • @hibomohamedshire4278
    @hibomohamedshire4278 3 роки тому +1

    Gabadha daacad bey iila muuqata waayo nin eesan rabin inta madaba socoten mida kle waxa jira cadow waxa laga yaba ninkas inu isku kiin dirayay o wxb kala dhaxeen adigana aad fududatay qof wax jecel jacelkisa mln kuma dumiyo👐🏿👐🏿👐🏿

  • @safiahappy2864
    @safiahappy2864 3 роки тому +2

    Maasha allaah sido kale my Brother waan ku jecelah Abdiaziz Really Keep going Faraxd ku nooloow wllkay 💞💞💞🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾🙏🏾💞💞💞

  • @beelarashiid4015
    @beelarashiid4015 3 роки тому +5

    Nabsi midna maqabo
    Lkn gabadha dacad bay ila egtahay aniga
    Waayo hadaysan jeclayn xaladaheda ugama waranten wiilkan intasna madaba jogten
    Guurso sxb qoftan waa kujeceshahay
    Ciyaalka xafadana khaati baa laga tagan yahay dhibka waa wada qaban gabdhuhu

  • @laylabugle6295
    @laylabugle6295 3 роки тому +2

    Asc walaal waxaan ku dhihi lahaa horay u soco wayo weey ku qayaaneesay ALLE u noqo kuna shugri wuu kuu naxariistay alx dheh ALLE na ka Bari in uu mid ka qeyr badan kugu badalo annaga waan ku soo duceeyneeynaa inshaa’allaah

  • @amalhassan3400
    @amalhassan3400 3 роки тому +5

    Mashaa allah taladaa sisay sax weye wllo asna badal qer qaba allah siiyo amiin

  • @najma8198
    @najma8198 3 роки тому +2

    Wiilkan wuxu ha wiil dacaad gabadha laqadabo wadeey xaaq feeraha ka dilacay adiga nabasi laka galaya wiilakan wuxu ha wiil dacaad gabadha naabsi ka soo bixin labada qof hadi xiiri dheere ka dhexeya qalbiyada isi siyin wixi qariyan ma yalo jecelkan qof ba dacaad u ha ninka ama gabadha is ka samar dhee midi qeere qabto allaha ku badalo nin rabin see u guursan wiilka waxan orana laha ka daniso gabadha hada guurasado keenti quruabaha wuu ka tagin hore u soco

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla 3 роки тому +2

    Aabe xaaji anigu sidaan ufahmay sheekadan gabadhu waxay u muuqataa gabadhaha mid walba iskala hadla adigana siiriyoos bay kaa ahayd waadna hinaastay iyaduna haday markii guur aaday waxa laga yaabaa inay kaa u badnayd inshaallaah labadiinana midwalba dhiniciisa ilaahay wax khayr qaba haydinka siiyo horama u socda mar hadaad kala aamin baxdeeen

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 роки тому +4

    Mash Allah waa wiil dacad AH adana nabasi lagaa galay iska samir calaf ayaa sidaa waxa yidhi.

  • @najma8198
    @najma8198 3 роки тому +2

    Adoonka is dhiib badan raga iyo dumar ba waa daad qiyano badan ya la amiina

  • @nasrocali6680
    @nasrocali6680 3 роки тому +3

    Alle ah Ku siiyo mid Ku jacel wllo oo raaliyo ah oo diin iyo dabecda leh nagtas iska dhaaf marakale qalbiga dhawcesya

  • @ayaneycadey6575
    @ayaneycadey6575 3 роки тому +11

    Aniga nin ban wada soconaa labo sano iyo sideed bilood waligaan iskuma dhicin inkastoo kale dheer nahay allane wax dhib nama tuso isfahanku wàa shey qaali ah wlhi

    • @ayaneycadey6575
      @ayaneycadey6575 3 роки тому +1

      @@abdullahinoor1724 😂😂😂 huno nin wiil maxey kale yihiin anigu wax dhib umaba arkin

    • @ayaneycadey6575
      @ayaneycadey6575 3 роки тому +1

      @@abdullahinoor1724 Thanks huno Alla hanawada ilaaliyo 🙏

    • @ayaneycadey6575
      @ayaneycadey6575 3 роки тому +1

      @@abdullahinoor1724 😂😂 Dee huno hadalada mcn oo romantic ah markan isla hadlayno baa is dhahnaa wa wax no qarsoon

    • @ayaneycadey6575
      @ayaneycadey6575 3 роки тому +1

      @@abdullahinoor1724 huno warunta caruur ban hesan lahaa lkn araygaas adiga kaligaa ima dhihin lkn wax kasta xaga Alla bay kasocdan lkn insha Allah way dhamaani kol dhaw

    • @ayaneycadey6575
      @ayaneycadey6575 3 роки тому +1

      @@abdullahinoor1724 adiga ducada igu sotuur 👍

  • @MaryamA23
    @MaryamA23 3 роки тому +3

    You had been absolute faithful to her you kept three years of unfiltered faithful relationship with her and you traveled from your home to a thousands of miles so you could see her and she was seen someone behind of your back in my point of view is that you are not a sinner she is the sinner and I don’t think that you have earn a karma she is the sinner! You should not go back with her

  • @fadumoelmi6895
    @fadumoelmi6895 3 роки тому +4

    Wllo waxay kugu ahaayd khalad inaad taleefanka gabadha eegto marse haday dhacday oo aad shakiday way fiicnayd inaad goaan adag qaadatay isla markiiba intii aad shaki iyo warwar ku jiri lahayd aniga rayigayga waxaan is leeyahay wax nabsi ah maad galin iyaduna haday si dhabah kuu jeclaan lahayd nin kale may guursateen ee intaad is dajiso nasiib kaaga tijaabi mar labaad ilaahay na talo saaro gabadhana ilaahay wax roon hasiiyo insha Allah isna cafiya! Waxaan kuu rajaynayaa nasiib wanaagsan insha Allah 🤲

  • @sadiaabdi5864
    @sadiaabdi5864 3 роки тому +2

    Meeshas waxa ka dhacay isfahmi waa lkn fikirka realy ayan la qabaa hore u soco nabsina majiro cidaa ka gashay hore hadad isugu samri leheden iyadana ayasan guursan adna aad aamini lahayd wax bay ahan lahyd lkn hada wax ma yaalan tan tlefonka kkk koley boskaga hdan ku jiri laha wan eegi lahaa qaladba ha ahaate

  • @shaafacaddechannel5106
    @shaafacaddechannel5106 3 роки тому +3

    Abdi aziiz run ahaantii
    Waxaan dhihi lahaa wixi dhacay we dhaceen balsa taladeeda waa in uu iska cafiyaaa kadibne markasta si walaltima u xariirsha una rajeyaa mustaqbal wanagsan illen waa walaaashis oo kale hadii ee walashaa xumaato adna kam dawa xumanesid balsa muhiimada ayaa ah inuu uushacir kabartaaa wixi ku dhacay oo hadana xiriirkuu samesanayo kafiir sadaaa wixi dhacayne xusiistisa kasaraaaa illen wax walboo kuu qoran kuma seegayan

  • @luulsambar2784
    @luulsambar2784 3 роки тому

    Alla maxa yaab isdaba yaal waanku salmy wll abdicaziiz horta wiilka wax lagala taliyo meesha kuma hayo gabar oowkatagy ayadina katagtay oo ninkle gursaty buu noo shegay asna wuu qaldana ayana wey qaldaned asi inow talefanka eego maba aheyn gabar mar hada tahy ninkasta waxow isku dayaya inow kula xariro oo asi gacanta kugu dhigo marka wxa laraby 3sano hadey lasocoty inow tix galiyo waqtiga oo uuwax hubsado wayo intuu lasocday uumaqna bey guursan lahed marka wxaa laga rabay iney ayaduna isxakameyso oo nimanka meel iska mariso oo ogato iney qof gooni utahay marka hore usoco wiilow

  • @xiska1official769
    @xiska1official769 3 роки тому +4

    Hadey guursatay waa qof fiican wax dhacay sidee udhaceen lama dhaho adiga ka ronow ama iska wada dhaaf hadaaba shaki kasii qabto waxaa wanagsan inaa iska wada deyso sxbow

  • @purehonesaopennatpacific6212
    @purehonesaopennatpacific6212 3 роки тому +1

    Daraad ayaan ka imaadey xamar waxaan joogey 14 bari waxaan la kulmey labo wiil mid wuxuu ahaa mukhalas oo waxbuu ii dhameeynaayey midna arin guri la ijaaraayo aa naga dhexeeyey labadaba waxee u hadlaayeen oo u dhaqmaayeen ineey in xiriir jeceel naga dhexeeyo !! Waana la yaabey waxaan galay difaac goaan waxaan ku gaarey inaan raadsado dad kale oo ila shaqeeya !! Aniga ma ogi gabadhaan xaqiiqdeeda laakiin waxaan soo bartey inee soomaliya dadka jooga aad u been badan yihiin aa la aamini karin 😢😢

  • @nasramohamud4388
    @nasramohamud4388 3 роки тому

    Asc masha allah alle ha ku xafido adiga lagaa galay samar badalqeer qabo alle ha ku siiyo insha allah

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 роки тому +3

    i hope you found true love insha allah brother

  • @lullul3875
    @lullul3875 2 роки тому

    Subxaanalaah haday Mar kusirtay iyadaa nabsi kaaga shay marka wallaal marka waxba yay kugu beer laxawsan hadalada raqiiskaa ee taa ha aaminin waqtidanbana ha isaga luminin ee isaga har ilaahayna hakusiiyo mid kaqayr badan insha allaah wll

  • @mohastatus8936
    @mohastatus8936 3 роки тому +2

    Anigu qofka ijecel qalbigiisa Allaah wuu itusaa sidookale qofka Aandaacada ii ahayn Allaaah calaamado ayuu igatusaa alx Waxaan umaleynaa in ay adikukhiyaamtay

    • @hafzaahmet1879
      @hafzaahmet1879 3 роки тому

      Mxa lgu garta qofka ku khiyamya ished waxa idhertahy wllky 😪

  • @Dasunnah
    @Dasunnah 3 роки тому +3

    Baa Xaaji wa nin straight ah, no qalqalooc

  • @ifraahtahliil2113
    @ifraahtahliil2113 3 роки тому +2

    Waad cafisay iskana ilow hortaada usoco wax nabsi ah kugu dhicimayaan sababtoo ah qalbigaka kuma jirin inaaad qiyaanayso marka ayadana alle aya og waxay damacsaneed marka anyway hortada usoco !!!!

  • @khadijamohamednor2945
    @khadijamohamednor2945 3 роки тому +2

    Subxnllah dunidan dadka ku nol iyagu we dhagar badnyihn wyo iyada gabara ayey ka tagte misna ay mustaqbalkeda dhisaty hadana hatan iyado garoba ayey ku ledahy an xerirkena so ceshano tasi ilama saxna adna ka soco teda kale telephone dadow lama baro wa khalad wayo telephoneka iyo waxyabo kale o ah lama tabtan marka fadlan ha yelin mar kale

  • @aasiyodegan8262
    @aasiyodegan8262 3 роки тому +2

    Wll qisojinka jacylka ma kusokordhisid barmamijkaga

  • @rukiaabdalla9874
    @rukiaabdalla9874 3 роки тому

    Asc waxay ila tahey iney ayada nafsi kagashey Adunka xagee lagu arkey Ninkaan waan guursanayaa adigaana kujeclahey Mash macquul mid qeer qabta Alah hakuuga badelo walal amen

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 3 роки тому

    Walaalkeye wa qalad ina uu nin ama naag midki u dono ha noqodo iney telfand baarn ama boorsad naagtad aad baaratid ina lavisa aamin ay muhiim ah wiilkn noloshisa hore ha uga gudaboboo Mid Kale ha radsado

  • @maryanchanel5110
    @maryanchanel5110 3 роки тому +4

    Ciyàalka xaafada waye kute iyada iyo walaasheen. Wàa arinqalada laakiin goaan fiican ayaad qaadatay hore usoco huuno

  • @nasrahussain4398
    @nasrahussain4398 3 роки тому +1

    horey baa loo yidii Nabsi haamo kabuuxso Anigu naa aan iskaa huuydo waxaan kawada Madaamo aad uAheed dacaad buu ilhaahey kutuusay balse imika yuu ilhaahey huustada keenay ee iyaada kagaashay Brother

  • @sahraali679
    @sahraali679 3 роки тому +1

    hoorta niku wa qaldan yahay wayo gabdh u xidhidh idika dhexeyo od waliba hada is aragten inad mobalkeda badho waqald 100 100 talabad nabsi kamu galin e iyada qaldan calafkuna wa halkisa hore u soco waxba buq hais galin iyo shaki

  • @thabaatnuur2355
    @thabaatnuur2355 3 роки тому

    Ilaahey makuu gargaaraa. Mise gadicad aaskuuridaa wiilkey hore usoco daacad nimadaada ilaahey kuugu gar gabarey

  • @Jamalosman665
    @Jamalosman665 3 роки тому +1

    Wcs walal macaan hore usoco Inshallah

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 3 роки тому +2

    maansha allh maansha allh wll waaruntaa maansha allh 💚💚❣❣💚💚❣👍👍👍

  • @aishamowlana5821
    @aishamowlana5821 3 роки тому +1

    sax waaye intaas kabadan anigaba madhihhi laheeyn asagana gawar kheer badan allah siiyo ayadana sidoo kale

  • @rayanhassan6389
    @rayanhassan6389 3 роки тому +1

    Horay usoco walalo adina meel ka qayr badan ayadana meel qayr leh wax nabsi ah ma jiro

  • @anabosman7722
    @anabosman7722 3 роки тому +3

    Subxanallah allahu Akbar

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 3 роки тому

    cabdi casiis anigu walalkaa waxaan kula talin lahaa inuu iska ilaawo nagta qiyaamaysay gabdho ka badan gabadhad guursanayso diin iyo akhlaaq ku dooro insha allaah iyada nabsi ka gashay allaah fashilayay dacad ayuu ahaa

  • @fartunfarah6714
    @fartunfarah6714 3 роки тому +1

    Dhibka dhan waxaa keenay telefoonka aad baadh baadhay waxaan odhan karaa calaf iskuma lahayne horey uga soco xidhiidh cusubna sameyso walal👍

  • @atharmursal2352
    @atharmursal2352 3 роки тому +1

    Horta allah knows Everything but wiilkan maskiinka ah koley safar qurbo looga yimid not Eesy marka koley anigaba waan katagi lahaa waayo wax shaki kujira mafiicna wllo hore usoco is qadarullah waxwalba badal wanagsan insha allah anagana allah haina cafiyo dhamanteen Amíin yarabi

  • @nimcoismaacil7033
    @nimcoismaacil7033 3 роки тому +2

    Aboowe wlhi waa runtaa haday dhab u jeclayd nin kale may aroosten.
    Ee ardulaahi wacaas dheh qofta saas haku dhaho.

  • @mdeeqcaanageel3166
    @mdeeqcaanageel3166 3 роки тому +5

    Iyada ayaa xun oo nabsi kaa gashay ee dhaaf haku dhaaftee

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 3 роки тому +2

    Asc horta wax walba waa calaf lkn meesha waxa ku jira fudeyd badan wax yar bay kukala tageen lkn guurku
    Wuxuu ubaahan yahay samir badan iyo
    Dulqaad waa dhici kartaa in gabadhu
    Daacad ahayd wiilku degdegay iyo ingabadhu khaladsamaysay mida kale
    Waxaa dhacda in qofku marka laga tago
    Sameeyo guur aan ka firsan oouunan
    Jeclayn taasina waa degdeg kale
    Waa laga yaabaa in gabadhu ninka jeclayd lkn waa sax gabadha rag badam baa shukaansada ninkeliya baana guursada wiilka waxaan oran lahaa
    Wuxuu ahaa masayr loow
    Gabadhna waxaa cad in ay jeclayd
    Waayo ninka tegey mar2aad weli waan ku jeclahay ma tiraahdeen !!
    Sp waxa jira calaf iyo qadar
    Waxaan oran laahaa samirka ha labadiyo wax kasta alle naga og

    • @luulmohamed7472
      @luulmohamed7472 2 роки тому

      Wataladeydi.hadana.raga.qurbaha.o.isleh.wa.lagugu.daneysan

    • @fouziajibril3294
      @fouziajibril3294 2 роки тому

      @@luulmohamed7472
      Luul maxmed raga qurbaha jira oo keliya maaha ee marba ninku haduu masayr loow yahay ma fiicna waayo wuxuu qabaa cudur halisa gabadha maba guursan weli yaa kula hadlay iyo
      Yaa ku soo wacay waa khalad wayn
      Aboow ima mehersan goormaa i xukumee???
      Waxana dhici karto in uu gabdho hore
      Soo xumeeyey ,waayo mar hadaad qof bini,aadan ah sharaf tiisa ku xadgudubto alle ayaa ku jasa marinaya, nabsi waa layska ilaaliyaa
      Sp qof masayr loo ah nafdaada uu halis gelinaa waa qof xanuunsan ama
      Waa qof belwad leh ,hadaad qof degdeg ku aragto weligaa ha ku degdegin
      1_ baar waan isbaaraynaa dheh
      Xag cudur iyo xag belwedba
      Caafimaadkaaga iyo noloshaada
      Lacag hadhaafsan.
      Aduunka aamin ma jiro hadaå

  • @khadraadan2544
    @khadraadan2544 3 роки тому +1

    Asc wr wb ABDIAZIZ Realy waan ku salamaya adiga iyo asaxabtada
    Wilkan walalkay aha waxaan leyahay ugu horayn gabadha qalbigaga kasaar wakhti ayay hore kaga lumisay mar labad yaysan wakhtiga kaa lumin
    Ta labad adigu madan gelin nabsi ee ada laga gelay nabsi ee taas ogow
    Marka horay usoco walalkayow nolol iyo xidhidh cusub samayso
    Gabadhsana waxaad dhahda gudh bay

  • @najmoomar9445
    @najmoomar9445 3 роки тому +1

    Wll mar ay heedho iyo fandhaal kala dhaceen wll haddii talo lagu siiyo taladaasi ma qurux badnaaneyso teeda kale gabadha wa bani aadam wey qaldami karta eeda ayada kaligeed ha saarin qofta asxaab ayey lahaan kartaa inanta waxey asxaabtedda toos uga go aysaa markey guursato gabadha kun bey koodisaa kowbey ula baxdaa adiga laftaada wad ku fududadey soo afjarida aadsoo af jartey xadiidhka kaadi badane waa loo gogol badiyaa adiga qof ragbad thy aawey dulqaadkada hadalkeeda maxad u hubin weyday inuu run yhy iyo inkale waxa LA rabey arin cad ah o waliba waadix inad kukala tagtaan si aad u gaadho go aan kama dambeys ah koley qoftan qof rasiin ah maaha adigana kasii daran kama roonaan arin haddii labaadh baadho waxaa soo baxaya ceebo fara badan

  • @ayandhaldrayansicid6452
    @ayandhaldrayansicid6452 3 роки тому +2

    Wlhi qof inanan qof qalbiga ka jabineynin. Allaha nag koriyo dadkaso kle wlhi xanun waye

  • @user-mt2ce1ge7e
    @user-mt2ce1ge7e 3 роки тому +3

    مسكين الله يعينك وصبر قلبك

  • @anabali1926
    @anabali1926 3 роки тому +1

    Asc baaba xaaji horta ayada kuma qiinin ee wax ku qayaanay saaxiibkaa,horey uga soco

  • @user-ve1cc7hf3f
    @user-ve1cc7hf3f 3 роки тому +3

    Adiguna waad maseer badantahay sidaas ayaan dareemayaa balse ma aadan hubsan

  • @farahsaidali6194
    @farahsaidali6194 3 роки тому +1

    Wax walba way dhacaan aniga qof baan sikadisa isku baranay xidhiidhkaygi 3sano ayuu qaatay waan jeclaaday inta qof lajeclaado lkn isagu ima jaclayn waa isku dhacnay marki danbe waa guursaday sibal aan u ilaabo jcylkisa lkn may dhicin inanki waa kala tagnay hadana waa isku soo laabanay lkn isaga jcyl uu ijeclyhy maahayn ee inuu iga xaraabaystay ka ahayd maalin baa isku dhacnay goaan dagdaga buu igu qaaday oo ah inuu noloshayda kabaxo waan raali galiyey wuu iga diiday dad baan u diray wuu diiday wuxuu igu dhahay qofbaa I qorshaysan wlhi inaan guursado wakhtina kuma hayo aan isu soo ducayno qalbigayga xanuun buu ku beeray saan u jeclaa waan u ilmaynayey isna wuu igu jeesjeesayey waa laba aad ukala fog xitaa wlnimo iyo ixtiraam islaanimo somalinimo midna ima muujin lkn waa kasamray maalinka sidi qof dhintay jacaylku wuxuu yahay baan bartay iyo khiyaamada biniaadamka

  • @amriitacumar6588
    @amriitacumar6588 3 роки тому +1

    Wlhi fikir ka dhibto garan mayo wanba ku warery arinkan Balse waxan ku shegaya walalkey Wlhi qofka marku jacelkisa daacad yahay xirir kale kuma mashqulo darena uma hayo blse hada aragto rux waxisa iska shabsanaya kaas Daacada mahan wlhi

  • @ruun139
    @ruun139 3 роки тому +1

    Wayaab asgaa nabsi laga hakunoqananaini wa kalbad ilahay kaduratay hakunoqanai ilahay kama cabsanaysa maya wiilkan mayjacln jacayna mahayin nagtan czz walahy wada latalisay wallczz ilhay hakuxafido

  • @Pahsan111
    @Pahsan111 3 роки тому +2

    Plz wll anigu wxn doonayaa inn qisadayda kula wadaago hadii ay macquul tahy

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 3 роки тому +3

    Nabsi ma aadan ka gelin tan kale kuma jeclo mana ku qasbanid inaad baad siiso noloshaada raadso wiilow

  • @maxamedcabdullahi5589
    @maxamedcabdullahi5589 3 роки тому +3

    Asc sxb abdiaziz sethy caafimadka kwrn sxb magaceygu waa maxamed cabdullahi sxb waxan raba in aan kulawadaago qiso aniga igu dhacdey qisadaas oo ah gabar ayan jecelaa ama jeceyl aya naga dhaxeyey kalsooni farabadan ayan isku muujinjirney waxana wada soconey halsano iyo bar war iyo dhamantiisa gabadhii haben habeenada kamid ah ayey I so wacdey si fcn ayan uwada sheeeysaney kadib anaga oo faraxsan ayan wada sexaney kadib subixii waagu markuu bariyey waxa I so wacey gabadhii eedadeda oo ay iweydiisey gabadhii ma aragtey waxan ku dhahay maya marakas ayan weydiyey gabadha qaabke loowayey wxey igu dhahdey subixii wey sookacdey shaah ayey karisey kadib dadkii guriga ayey siisey shaahi kadib gabadhii waxey dhahdey guriga dariska ah ayan wax ka so qaadana ilaa iyo hadana warlagma hayo lambarkedana lama helikaro kadib aniga wan yaabey anigo murugeysan ayan gabadhii wacey telefonkedana wuu dhaca igamana qabaneysa anigo yaaban ayaa maalintii danbe I so wacdey ayadoo qof gurigooda kamid ah wax telefon ah udirin kadib weyisalaantey waxeyna igu salantey salaanta islaamka oo ah asc salaanti ayan ka qaadey kadib wan iswafeysnaey oo waxan weydiyey mesha ay aadey I so sababta ay ubaxdey kadib waxey igu jawaabtey aniga adiga darta ayan ubaxey kidb waxan weydiyey sababta aniga darety ugabaxeysi waamaxay waxeyna igu jawaabtey waalidiinteyda ayey waxey doonayan in ay nin aanan rabin qasab igu daran kadib ana sidaas darted ayan guriga uga so tagey kadib waxan kudhahey maxad iigu so shegiweysey waxey igu jawaabtey wan kaala cabsadey ok waxan kudhahey hada maxa kuu qorsheysan waxeyna igu dhadey adigan qorshe kaaraba ok waxan ku dhahey bal isug walidka ayan lahadla ok ayey igu tiri kadib waalidkeda ayan lahadley oo waxan kudhahey gabadhan waxa ay sheegeyso waa maxay waxeyna iigu jawaaben waxa ay shegeyso waxbo kamajiran kadib aniga wan yaabey kaligey ayan melfariistey kadib fikir iyo murugo farabadan ayan daremey anigo sidii ufikirayo ayan waxa I so wacey gabadhii gabar ay qaraabo yihin oo ay isla jogan mesha ay xiikaas kusugned kadib waxey igu dhahdey saan maxey tahay waxan kudhahey maxad ulajeda kidb waxey iigu jawaabtey gabadhi oo wax idin kadhaxeyey waa maxey wax aysameysey waxan kudhahey maxey sameysey kidb gabadhii waxey iigu jawaabtey war gabadha nin aya hada mahersatey markas ayan darted telefonka xata wan kuhadliwayey waan yaabey gabadhii ayan dib uwacey waxana weydiyey waxan dhacayo waa maxay kadib waxey iigu jawaabtey waalidka aya iqasbey aniga murug iyo fikir aya igu dhacay wax aan sameyo ayan garan waayey kadib waxan dib uwacey waalidkeda waxeyna iishegen in aysan waxas warkaheynin oo ay ayada kaskeeda kumahersatey ninka oo markii horaba asiga dartiisa ayey ubaxdey aniga wax aan sameyo ayan garanwaayey anigo sidii umurugeysan aya gabadhii aan jecelaa I so wacdey waxana weydiyey sabab kukalaftey in ay nin kale mahersato anago wax nagadhaxeyey waxeyna kusii adkeysatey in ay waalidkeeda qasab nika uga maheriyen waxan kudhahey waalidka anigaba weydiyey waxas waa ben anigo arintii kuwarersan ayan gabadhii ayada qaraabada ahaayen oo iskumel jogen ayan dib uwacey oo aan sficn uwareystey oo waxii jira iishegtey runta kadib waxa ii so baxdey gabadha in ay ninka ilashukaansajirtey oo asiga dartiisa ubaxdey kadib aniga waxan galey nolol mugdi oo ciriir ah iyo murugu fara badan hurdo la.aan cuntadii oo aan kago.ay oohin farabadan kadib gabadhii aya dib ii so wacdey oo ay igu dhahdey waxan wax qoron ayey ahaayen marka samir ana waxan weydiiyey marlabaad suaal suaashas oo ah maxad ii qiyaantey oo aad sidan igu gashey kadib waxey iigu jawaabtey waalidkeyga ayan igu wasbey anigo wax walbo soo ogaadey ayey wali kusiiadekeysatey ana waxan kudhahey lanabarkeyga ii dhaaf hana iso wacin markale waayo qalbiga ayad iga jabisey waxan aan kaafileynin ayad igu sameysey laakiin maalin maalintan aheyn ayaad I so xasuusandoonta xaqeygana wuu kaa soobixidoona kheyr badan labo maalin kadib wey I so wacdey waxan udhahey maxad ii so wacdey xaas ayadba naqotey kadib waxey igu jawaabtey sababta oo ah wan kujecelahay imajecelide idhaaf ayan ku dhahey waan kudamiyey kadib waxan iskudayey in aan ilaawo balse wan ilaawi la.ahay ilaa iyo hadana wey I soo wacda marka sxb maxan sameya talo ayan kaa raba mahadsanid

    • @Hugaanmedia
      @Hugaanmedia 3 роки тому

      Ilahey haku dhibdhamo koley qoralkada waqti an ku aqriyo uma helin balse waxan kuleyahay hada mustaqbal karabtid gabadh o xalal ah shekada xaranta ah iyo qaladka ama danbiga iska ilaali Wallkey mcn marnaba daren yow kuqadin sheydanka iska tiri o waxa niyada gashata ina guri geysaneysid ay kudanbeyso magaratay jisakalahu qeyra ustaad 🥰🥰🥰😁😁🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @fadumocadey8097
    @fadumocadey8097 3 роки тому +2

    Waa sax 👍👍👍

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 3 роки тому +1

    Asc wlle wn ku salaamy,gabdhu wy qaldanthy wiil ayey jeceshahy side nin kale ula hadli kadhaa,wiilka wx la rabay hadu aad u jecelyhy gabdha inu u sameyo cudur daar u eeg buuga naxariista,wlle wxd eegta xirirkini mcna.

  • @xanaancumar5436
    @xanaancumar5436 3 роки тому

    Gabadha qalad wey gashay wiilka wukadaba galay waayo hadii uu weydiyaya qof an daneeyo maaha ey tiri waxa laga rabay haduu diyar yahay in uu gursado waayo ma qaldame waa allh

  • @bisharabdi6416
    @bisharabdi6416 3 роки тому

    War anaa gabadh ah kabadhaasna waan dareemaya 100 nin baan la sheekaysta halmidbaana kajic lahayd inta kale waqti dhumisLee Ninkane gabadha asaa nabsi kagalay qof aad jeceshahay qofxun oo sowacay Kuma nacaysid

  • @safiyoxaaji4719
    @safiyoxaaji4719 3 роки тому

    Masha allah aniga rayigeyga waxa daacad ahaa wiilka haduusan daacad ahayn safarka inta dhan masoo galeen ee nabsiga wiilka asaga nabsiga laga galay ee absi ma uusan galin wll kalmada aad dhahday tellka gabadha ha baarin ee waxa qorneyd iney ku ka shifmato beenta ay ku waday wiilka

  • @saadiaahmed3265
    @saadiaahmed3265 3 роки тому +1

    Useless all the mistake is from that lady.this man is straight forward so I'm wishing my brother all the best let him block that lady number and let him look for innocent and a good lady period

  • @AminaminF
    @AminaminF 3 роки тому +5

    Assallaamu Alaykum wallalo Baba Xaji, if I your advice I feel like you still you have feelings with her and she still feeling you so please just give her time. I pray for you relationship so one day you guys will get marring, Insha Allah

  • @shamsosiidoowbashiir2087
    @shamsosiidoowbashiir2087 3 роки тому +1

    Wlhi abaha nibsiga waa adi baaba lkn gabadhaha waa maskiin adi ayee ku jecleed

  • @habibamohamud2700
    @habibamohamud2700 3 роки тому +1

    Asc wll waxaan dhilaha waad fududaatay kalin malaha shalayto ee horay usoco hana ku noqo please Gabadh

  • @abshirshekhhasaan2246
    @abshirshekhhasaan2246 2 роки тому

    Wa wiil inadan kutagera kuna joga xududka kenya iyo tazaniya udhexeeya mageceda wa migori wa saxbka halka kujoga yan ahay szb wan kuku xidhanahay

  • @riyakhsuper7368
    @riyakhsuper7368 Рік тому

    Waxaan leyahay wiilka Allah talo saaro istaqareysa horay usoco nasiib wanaagsan

  • @hooyofiican9796
    @hooyofiican9796 3 роки тому +1

    Nairobi waxaan ku arkay gabdho wiilaldibada jira guursaday lasheekaystay eey soo biilaan nimankalena ladaganyihiin allow adaa wax og.
    talo marka qofwalba meeshuu joogo hàkaguursado

  • @aminanur131
    @aminanur131 3 роки тому +1

    Horta wiilka wuu dag dagay waayo dumarka.waxay shukaansadaan rag badan markay guursato ayey iskadaayaaan ani waxaan kula talin lahaa haduu jecelyahay oo uu san kàmaarmin gabadha ayana ay jeceshahay isku laaabta

  • @aqoonkaaba7830
    @aqoonkaaba7830 3 роки тому +1

    Wll hadaan anikahadlotaa gabadhu weyjecleyd inanku wuxuukuqaldamay inuutaleefanku uueegay hadayguursatay isagey ka aragtay inuugoaansaday

  • @nimcomaxamad3814
    @nimcomaxamad3814 3 роки тому +1

    iska dhafa gabadh hore usoco

  • @Galbedelasoco
    @Galbedelasoco 3 роки тому +1

    Ninkaas aniga waxaan kula talin lahaa hakunoqon naagtaas waàyo haday ku jeceshay qofkale masoo weceen mya maya

  • @thabaatnuur2355
    @thabaatnuur2355 3 роки тому

    Horta nabsi kama aad galin waxa qayaanada wadey ayadaa ilaahey ku rogey hooyaan ahey hooyo hore usoco afaareheeda iska xir sida ay iila muuqato hore usoco

  • @ruunmohamed9199
    @ruunmohamed9199 3 роки тому +1

    Asc marka hre wll mcn bacda salsn ka dib wllky wxn kula talin lahaa waxwlbo dhaco xal bey leyihin inad fududaato ma ahyn sbbtoo ah hdy aydu ku jcleen waqti iyo juhdi kuguma bixin leheyn ila 3 sano wll wyku jcshahy sbbtoo ah aydo adka tgtay wlba wlsged kula hdleysa tasi kso tag inksto ay dhacdy iny kuso xiririso aykuu tala shegato xta hdii lasoo furay kuma ayssn shegi lahyn hdy ahaan lahyd qof xun intasba kulama wadgen wl ee hdr xal raadi oo ku labo lkn marka hre ilhy tala saaro

  • @kiinhaji1566
    @kiinhaji1566 3 роки тому

    Hore usoco wala mid kufar xadkaliso allah kusiyo

  • @luulladan5683
    @luulladan5683 3 роки тому +1

    Qisada ku dhacdy wiilka waa arin xanuun badn lkn iska sabar wixii hore lagu samey xiriir kale sameso okay

  • @aishaabdullahi6995
    @aishaabdullahi6995 3 роки тому +1

    Walaalkiisa ilaahay ha ku fuduyo but never ever go back samebody left yesterday rule one never check your girl phone

  • @Farm1995
    @Farm1995 3 роки тому +3

    Hello

  • @aragsanmohamed7083
    @aragsanmohamed7083 3 роки тому

    Guurkey guursateyna waaa gabadh oo hadey goojilaheyd janiska kadhaman lahaa iyado maqaldana

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 3 роки тому +1

    Msahsllha aaamiin ♥️♥️♥️♥️

  • @naimamohamed3063
    @naimamohamed3063 3 роки тому +2

    Wiilkan wafududaday gabdhuhu kun ey iskukeenan kow eykalabaxan marka hada wiilkan waxanleyahay horey usoco gabadhana adakaqaldanaa markihore

    • @a.m.k9976
      @a.m.k9976 3 роки тому

      Naima Mohamed
      Waxaas waa khalad Ma kun Nin ayaa ku guursan hal Nin ayaad xaas u noqone Raggu ma canbuuraa ay hadba mid gashaneyso. Gabdhoow xishooda hal nin shukaansada wax badso wax beel ayey leedahay.

  • @erfg2538
    @erfg2538 3 роки тому +2

    Asc cabdisiis maxaatsasugutalisay maat islaaxisitreerka

  • @khadarupdilaahi5495
    @khadarupdilaahi5495 2 роки тому

    Maya dhib male wllky noloshaada keep goiwing

  • @umuhamza1551
    @umuhamza1551 3 роки тому +2

    Dad ku markay lee yihiin xiriir waa dhib hadii uu gaaro sanado lakiin waxaa muhiima in xiriirka labada qof ka dhaxeeya uu yahay balan qaad iyo qof kale oo aad qalbigiisa ku beray so jacayl iyo daren gara oo qiimo badan mar ka ha ilaaliyeen dhalintu balan hana tix galiyeen jacaylka waayo wuu xanuun badan yahay hadii uu ku helo

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 3 роки тому +3

    Asagaa cuqubo ka galay hadey jeclaeen ma wici leheen mar walbo 🛸 naak 10000 ey koolisaa 1 ey kala baxdaa. Gabadhas guurso ayaan dhihi lahaa daacad ee utahay.

    • @alaahirisky9008
      @alaahirisky9008 3 роки тому

      Abayo wiil wax walbo haudulqaate ninkle iyo 2aad waxas ifka kugu nacaa

  • @umaamano3321
    @umaamano3321 3 роки тому +1

    Walal. Adig. Nabasi. Macdangelin. ee wa lagalgay. kawaran. Hadi adan oganlahen. Ayada makushegen. wayo. Hadi Aya ku jecshay. Qofa kale lamaxadalen ee kadaneso. ayadana uda damira keda wa hadi ayaledahay

  • @farxiyodiaman1428
    @farxiyodiaman1428 3 роки тому +6

    Reer xamar naga cilmi badan ciyaalka xaafad raag mahaan mise waa ilmaha guuriga ku nolo

  • @fadumocadey8097
    @fadumocadey8097 3 роки тому +2

    MashAllha 👍👍👍👍👍❤❤❤❤🥰🥰🥰👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯

  • @aminohamdi9510
    @aminohamdi9510 3 роки тому +1

    abowe ani waxan ku dhihi lahaa inaad horay u socotid mid kale iska raadso nabsi ma ahan lkn waa is af fahmi waay rabay in la xaliyo

  • @naimajama7059
    @naimajama7059 3 роки тому +1

    Wax kuheesto maleh wlkay horay usoco

  • @sultanagurey1522
    @sultanagurey1522 3 роки тому +1

    Cabducaziiz aboowe sheekoyinkaga waa jclhy lkn warka badan kuga nacay isku day hadalkaaga inuu yaraado

  • @meymuhudiinchannel9872
    @meymuhudiinchannel9872 3 роки тому

    Asc ugu horen wll maba dhicirato qof jecele dhabhayo in oow qof kele gursado taas wa bena wll e ilahay waxan kaga barya in tuqerqabto in ad hesho inshallah

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 роки тому

    subhanallah subhanallah sad story subhanallah subhanallah

  • @nimoabdi1872
    @nimoabdi1872 3 роки тому +1

    Wlhi Ma'Aragtay qalbiyada bini'aadamka wixii Ku jira hadii qofba qofka kale haduu ogaan lahaa wlhi 2days lama wada hadleen lkn wlhi waxaa laga shekeeyaa waxyaabo fudud uun Aakhiro xisaab baa taal

  • @ayaanmuhumed4443
    @ayaanmuhumed4443 3 роки тому +1

    Walaalakay orta hadaad calaf iskuleydihin anigamaanshagan lakin waxnafsiya majira ori usooco ayaankudhi hilaha

  • @shaymasaleh189
    @shaymasaleh189 3 роки тому +1

    Cellphone kegaa maxaa kugeyaa 1000 baan lashekesana Mindnaa waan ugoonaa adaa fududadeey wllo hadii lafurey nanacegaa wukuyaala lamu baxsaan niniki fureey

  • @istarlinilyasmashaallah3441
    @istarlinilyasmashaallah3441 3 роки тому

    allah know the best way in life time

  • @deeqanawaal444
    @deeqanawaal444 3 роки тому +1

    Waa laga galaye