MALYUUN ALI OO SHEEGTAY HADDII JAREER LALA CIYAARO IN LA CEEBOOBAY, COWRADA BANAANKANA CEEB MA'AHAN?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 180

  • @Boqoradakgs
    @Boqoradakgs Рік тому +20

    Malyun dhiiqo maba dad wax ka sheegeso

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +5

      Queen Jiija, adigoon cayniin dulmiga kaliya aan diidno!

    • @amalali5060
      @amalali5060 Рік тому

      Malyuun Dheeqo waa naag xun oo cunsuri ah xamdi kalgacal bay markasto caydaa qabiilkeeda

    • @runsheege9680
      @runsheege9680 Рік тому +2

      @@deeqoadan7439 Mxd udaawane haday kadaranthy!!!! Munafaaqad bad thye mamada sharafta bdn afkaga hagaarsiin. Qofka aad daawato waa inad taageerta, aysan ahayn laba wajiile bad noqanaysa. Qofki xun iyo wax qalad ah sameya waa in la saxa o runta loshega, ma ahan in loga aamuso madama xumaan lagu bartay. Caqligada kashaqaysi

    • @ruundahir3829
      @ruundahir3829 Рік тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee Jirkisa la heysto Jirida kama qoslo.
      Masha Alaah Tabaraka alaah
      Waxaase kasi cajibsan Adigon u gafin Ayaa side ayada dhaqan keda yahay u shegtay iyo waliba sida Qoomiyad dhan o wax walba leh iyadu ugu gaftay Alaha ka dhigo mid nafteda is xisaabiso.

  • @sahra951
    @sahra951 Рік тому +6

    Mansha Allah qofkiii Allah ka cabsada ayaaa ugu sharafbadan

  • @halimamussa1915
    @halimamussa1915 Рік тому +4

    Masha Allah
    Jizakhallahu Khyeren Xabibtii Ilahay Swt ajar iyo xasaanaad ha kasiiyo Allahuma Aamiin yaa rabbi

  • @sheikhsheikh8514
    @sheikhsheikh8514 Рік тому +4

    Maasha"Allaah Tabaarakallaah Allaah Yaxfidaka aamiin yaa Allaah. Allaah hana toosiyo dhamaanteen.

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Рік тому +1

    Masha Allah Abaayo ilahe haku xafido

  • @rahmaabdi1458
    @rahmaabdi1458 Рік тому +3

    Asc abaayo
    You are right kibir ayaa ka batay
    Mashaa Allah Adiga oo kale Allah noo
    Badiyo soomalida qaar ka midah wax yaa kaqaldan
    ❤️🥰❤️❤️❤️🥰

  • @runsheege9680
    @runsheege9680 Рік тому +5

    Masha Allah Tabarakallah, Ilaahayow caqliga kuu dayso, runti mama indheer garad ah bad thy. Allaha kuxafido. Waligaa sidaa uun dadka xaqa ugu sheeg, ama hakugu taageeraan ama hakaagaso horjestan

  • @cimranabdi232
    @cimranabdi232 Рік тому

    Masha allah illahey haku xifdiyo Abaayo ❤

  • @maimunabdirahman2231
    @maimunabdirahman2231 Рік тому +8

    Mashallah tabarakallah xabibti waa sax 😍

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 Рік тому +4

    Masha Allaha Thanks Abayo waa sax 🥰🥰😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰😍😍😍

  • @aishaguuleed241
    @aishaguuleed241 Рік тому

    Maasha alaah keep going

  • @haajiraabdale62
    @haajiraabdale62 Рік тому +3

    Maansha Allaah❤

  • @shahad2629
    @shahad2629 Рік тому

    Maasha alaah waasax hadalkeeda miisan maleh

  • @talisaabdullahi436
    @talisaabdullahi436 Рік тому

    Masha alla tabarkallh abayu

  • @xukunmahad1067
    @xukunmahad1067 Рік тому

    Masha Allah mama baarakalaah❤❤❤fikuumo❤

  • @mukhtarosman4614
    @mukhtarosman4614 Рік тому +8

    Masha allah you’re sister keep moving forward ❤

  • @عمرمحمد-م6ه9ض
    @عمرمحمد-م6ه9ض Рік тому +1

    اللهم اهدنا ويهدي المسلمين

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 Рік тому

    Subhanallah!!! dulmi waaye

  • @falastiinahmed7313
    @falastiinahmed7313 Рік тому +4

    Masha allaah naima fartuun waye waxas dhan wa dofaar ficil ma leh lkn anaga hada jareer weyne malyuun dhiiqo iyo nama dhawici karto meshaas wan ka sareena alhamdulillah viva jareer weyne ❤

    • @salma3ahmed890
      @salma3ahmed890 Рік тому +1

      Vivi. Jareer weyne from. Muqdisho. Dad fiican ayaa tahiin.

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra Рік тому

    Jizaa,ka llaah qeyr

  • @sunrise4459
    @sunrise4459 Рік тому +1

    Naciimo kheyr Alaha ku siiyo, xaqa ka hadal runta RABBI aa kugu jecel
    Alaah ha ku xafido.

  • @QadraHenna
    @QadraHenna Рік тому

    Masha allah ilxun kuma aragto naima caddey

  • @umuahil9678
    @umuahil9678 Рік тому

    You are right sister keep going

  • @adoonti-Alle-12
    @adoonti-Alle-12 Рік тому

    Masha Allah , sax waaye 👍 🥰🥰🥰

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Subxaaana Allah

  • @shukrinur3956
    @shukrinur3956 Рік тому +1

    Maasha Allah walashey il iyo afba ilahey hakaa leexiyo qofka aanan aqoon kufilan laheyn foolxumo ayuu dhex istaagaa ilahey qof uu iimaan siyay ayaatahay iyo aqoon , asturnaan . Weykugu qaldantahay hadalkaas bina aadam iney tahay ayey iloowday daciif ah shey daan ayaa isla weyn qof walbana Caqligiisa ayuu hadlaa marka nin is faanshay- waa Ri- isnuugtay Islaweyninkana waa jaahilnimo , marka horay u soco walal ilahey haku xafido Aamin👏🏾👍🏾..

  • @shamsoaweis2199
    @shamsoaweis2199 Рік тому +5

    Subxanalallah Ilahey hanoo gargaaro

  • @maryanhaji1702
    @maryanhaji1702 Рік тому +1

    Mashallah ❤😍👍

  • @Mary-wf7cu
    @Mary-wf7cu Рік тому +2

    Mansh Allah

  • @hassanroble9665
    @hassanroble9665 Рік тому

    Masha'Allah JIZAKALLAH waa xaqiiq

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Рік тому +1

    MaLyuun.dhiiqo.Waa.Naag..WaaLaN

  • @shukriahmed352
    @shukriahmed352 Рік тому

    MashaAllaah sifiican aa u hadashay beesha jareer wayne waa soomaali dhalad ah waa xalaal miirato

  • @fatumobarkadle9098
    @fatumobarkadle9098 Рік тому +5

    Asc abaayo illaahay ha ku sharfo illaahay aktiisa ka ugu sharafta badana waa qofka alle ka ka Cabdala

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 Рік тому

    صحيح، كلمة الله هي العليا واحسنكم عند الله اتقاكم. بارك الله فيكي.

  • @fardowsaumuyahya8018
    @fardowsaumuyahya8018 Рік тому +1

    Walal ilahy ha soo hdeyo Allah yahdik ukhty jzk

  • @omarkhaali556
    @omarkhaali556 Рік тому

    Ayagoo isku mid eh ayay isku gafaayan somalideena allahu akbar jareer waa dad wanaagsan allaha xifdiyo waa wax qalad waxay ku hadleeyso malyuun

  • @fartun9503
    @fartun9503 Рік тому +1

    Insha Allah

  • @User_19567
    @User_19567 Рік тому

    Masha Allah sis

  • @hooyomacan1923
    @hooyomacan1923 Рік тому

    Masha allah mama naciima wan ku salamay

  • @munaismail2019
    @munaismail2019 Рік тому +5

    Qolo Qolo ka sareysaa ma jirto lakiin Qof Qof ka sareeyaa jira waana Qofka sharafta leh ee Umadu ka nabad gasho
    Walaal Nacima Rabi ha badiyo inta kula midka ah Soomaali Soomaali weeye

  • @farhiyamustafa994
    @farhiyamustafa994 Рік тому

    Cafwan Walla qali cidnamama Tashu islantas dadkas Sharaf bayleyahi

  • @hashimabdi8366
    @hashimabdi8366 Рік тому

    Maansha alaah jareer Wayne waa dad muruqooda maalo

  • @hodanabdulqadirabdulrahman1227

    Asc
    Rabbi ha ku xafido
    Qofkii Allah ka cabsado aya nasab ah

  • @mukhtarosman4614
    @mukhtarosman4614 Рік тому +2

    I mean you’re right sister

  • @jamilaahmed7512
    @jamilaahmed7512 Рік тому +1

    masha allah tabarka allah abaayo iska da waa qof ad ka darajo sareysid macanto illah ay ku karameye yey ku cebenin♥️♥️♥️♥️♥️

  • @fffad5942
    @fffad5942 Рік тому

    Sx Abaayo Mcn Rabi hakuxifdiyo

  • @suadyork9151
    @suadyork9151 Рік тому +3

    Well done 👏

  • @HabzHabz-ro2sq
    @HabzHabz-ro2sq Рік тому

    Yes Sister Nacima keep staying the truth MashaAllah dia

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Рік тому +3

    Kkkkkk Masha Allah wale Malyun naag aqli baadhan baa manta heeshay. Very true let her come out as a person without talking behind the curtains of tribe.

  • @aminaabdullahi9061
    @aminaabdullahi9061 Рік тому

    Asc naciima wan ku salamay walashey ilahay dar tiis ayan ku jeclahay alaha ku xif diyo

  • @xaawoyacquub8860
    @xaawoyacquub8860 Рік тому

    Waa sax

  • @maxamuudcabdi3383
    @maxamuudcabdi3383 Рік тому

    سبحان الله

  • @abumoalim
    @abumoalim Рік тому

    Subxanalaah, waxaan layaabay Malyuun kibirkeeda, waa qof bani aadam ah oo caloosheeda saxaro ama xaar kabuuxo, Allaah xaqa hatuso ayada & kuwa lamid ah.

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Рік тому

    Reer dhan oo shaf mudan in la caayo waa qalad weeye qofkii reer shaf mudan caayo wax fican ma aha qof qof ka fiican ma aamin sani marka afxumada ma wanaagsana soomaliyeey thanks for sharing xabiibtii jzklq.

  • @abaytamohammed9969
    @abaytamohammed9969 Рік тому

    Walahii Waa runtada maa walno xaq Allaha fahsiyo

  • @rihaamsalah4301
    @rihaamsalah4301 Рік тому

    Wa saax Allah yakhalik 👍❤️🥰

  • @bashka2953
    @bashka2953 Рік тому +1

    gabar soomaliyeed oo wax baratay masha Allah

  • @FaisaAAhmed
    @FaisaAAhmed Рік тому

    Masha allha sax waye waa qaldantahye

  • @bellamahdi5747
    @bellamahdi5747 Рік тому

    Asc abaayo qofawaalana wayee maalayuuna

  • @Nicimcooking
    @Nicimcooking Рік тому +3

    Qofka ugu sharafta badan waa kan allha ka baqa dadka allha xaqa ha tuso

  • @Nicimcooking
    @Nicimcooking Рік тому

    Masha allha abaayo waa sax illhay subxana watacala wuxu yiri umadeyda ii nabada gali

  • @maryanmohamed5142
    @maryanmohamed5142 Рік тому +3

    Soomaali wax kacunsirinima badan majiraan ilaahey waxa uu dhahay
    ان أكرمكم عند الله اتقاكم. Ilaahey umadeena xaqa hatuso jareer waa dad sharafleh

  • @bashirmohamed8285
    @bashirmohamed8285 Рік тому +3

    Mashaa Allah Abaayo Khayr Allaha kusiiyo wanaaga halkas kasii wad Mahadsanid

  • @hamiofficial9884
    @hamiofficial9884 Рік тому

    Wallhi abaayo Nimco aad ayaa ugu daydaa mahadsanidd xabiibti aqligaga alle ha kudaayo 🤲🤲🤲🤲🥰🥰🥰🫶😍

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Jareer waa dad sharaf leh walaalayaal waa isinka raalli gelinaynaa naagtaa warkeeda from daarood we love you ❤❤❤❤❤

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 Рік тому

    subxaanallaah saa inaytidhaahdo maaha

  • @nasramohamed4229
    @nasramohamed4229 Рік тому +3

    Asc walal Naciima sowmaogid habartaas inay Aflagaadaysay Nabiga SCW.

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +1

      Wcs Nasra walaal, SCW madaawado aniga, muuqaalkaanba dadaa ila soo wadaagay!

    • @nasramohamed4229
      @nasramohamed4229 Рік тому

      @@dhaqaaqaaddhaxashidee wax ladaawado ma aha waa qof inkaari kudacday oo habaaran Allah iyo Rasuul iyo diin waxay ay dhaaftay male Allah haku abaal Mariyo waxay mutaysatay habartaas waa cabdu dirham wa diinaar Lacagta ayay caabudaa . Xasbunallaahu wanic Mal wakiil

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 Рік тому +1

    “Caruuraha qaar aan lala ciyaarin ayaa jira”. Dadka qaar ayaan warkoodaba halkaa laga qaadin waayo sharafba laga gaadhi maayo

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Рік тому

    Wasax abayo somali oo dhan waa isku mid 👍

  • @cadeydheman7260
    @cadeydheman7260 Рік тому +2

    Kkkk masha allah abayo

  • @faadumoaxmed9353
    @faadumoaxmed9353 Рік тому

    Asc walaashe Aalah kufixdiyo

  • @zahraabdi5619
    @zahraabdi5619 Рік тому

    Mamma don't worry Alot love from toronto ❤ ♥ 💙

  • @seinabjama4979
    @seinabjama4979 Рік тому +1

    Waaw waa kaftan mcnto mama malyun iyo fartun balbalaarka waa saxiibo ayagana is og waxay ku wada hadlayaan

    • @Shamsocayni1667
      @Shamsocayni1667 Рік тому

      Qaladka ha u sixin inay umad dhan u gafta waa qalad iyada iyo fartun waxay rabaan ha is dhahaan.
      Malyuun kaligeedna maahin dad badan oo jahiliin ah oo caaya beelaha waa jiraan

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 Рік тому +2

    ASC walaal Naciimo Allaha ku
    Darjeeyo fitdunya wal aqira,

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa Рік тому

    ABAAYO WAN KAA HELAA WAXAA TAHAY GABAR KU DAYASHA MUDAN

  • @marianali6233
    @marianali6233 Рік тому

    Masha allah waa runtaa

  • @Nacimo-ug2tt
    @Nacimo-ug2tt Рік тому

    Waa qalada aflagaadad habartan xishood malahan

  • @rahmomahamud1642
    @rahmomahamud1642 Рік тому +1

    Allah so hadeyo qof qof wax dher ma laha alla aya na wada aburay wa runta in ad ka so hadasho because w mama weyn

  • @yusufwarsame9682
    @yusufwarsame9682 Рік тому

    Allaha soo hadeeyo malyuun, weey qaldantahay in umadda allah wax ka sheegto.

  • @hooyomacan1923
    @hooyomacan1923 Рік тому

    Subxaana llah subxaana llah walcibadu bilash iimaankey la dahay

  • @fahima6666
    @fahima6666 Рік тому

    Wcs Waa sax Malyun naag edeb daran waaye oo wasaq ah qabiil iney u gafto wasaq waaye like Waan kuu saray edeb ma qabto sax naciima♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 Рік тому +1

    Asc ustaada

  • @igalsamiirahussain9508
    @igalsamiirahussain9508 Рік тому +4

    Masha allah sis waa sax lakiin ina uu jawabto ma ahey habarta xanunsan mida kale bisha hadey ku jeceshahay bakolka muxuu ka tara Qumiyada jareer waa dad sharaf leh waa wllaheyna waana somali marka waxaa laga rabay inaad amusnan ku garacdo wlhi dadka xanunsan aya somali kala saara sorry sis waxaas ku ilaw inan jecelnahay beesha jareer 🥰😍🥰

    • @dhaqaaqaaddhaxashidee
      @dhaqaaqaaddhaxashidee  Рік тому +3

      Igal Samiira waad mahadsan-tahay, waajib waxaa ah qofka inuu asaga is jeclaado!

    • @sumertime5410
      @sumertime5410 Рік тому

      Malyuun cali ma waalna ee way isaga dardartaa waxaanay ahayn bay iska dhigtaa

  • @ashaalimohammed1549
    @ashaalimohammed1549 Рік тому

    🙏🙏🙏🙏 Shugran dadka runta ma jeclo

  • @blackscreenrain-l3t
    @blackscreenrain-l3t Рік тому

    👍

  • @hooyoisha9883
    @hooyoisha9883 Рік тому +2

    Khof qof kasereeyo majiro. Qofwalbo Allah ayaa abuuray.

  • @hanefa283
    @hanefa283 Рік тому

    Waan yaabay DUQDA ALLAH AYAA DAALACANAAYO

  • @mulkiosman8978
    @mulkiosman8978 Рік тому

    Walaal ceebaysan kii ilaahay Ka fog malyuuna daarood ma matasho

  • @deeqoabdulle2755
    @deeqoabdulle2755 Рік тому +2

    Waa qalad arintaas abaayo

  • @kaligeedtaliso5576
    @kaligeedtaliso5576 Рік тому

    ولقد كرمنا بني آدم ♥️♥️
    Masha allh abayo ilhy Haku xafido malyuun nagta laleyahy waa naag jahilad ah qabiil baa kadhume 90ka qabil bee kala gurtaa viva jarer wene🥰🥰🥰🥰

  • @faadumokiinmohamed6403
    @faadumokiinmohamed6403 Рік тому

    Waa dad edebdaran qowmiyad dhan oo sharaf badan jareer weyne xalaal quudata ah somali oo dhan I read inaan ahaan lahaay harder weyne

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Рік тому

    alle haso hadeyo wll

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 Рік тому

    Walaal iyada keliya maaha soomaali badankooda ayaa sidaa ah

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 Рік тому

    Ascw Wa La Yal Jerar Wayne Wad Saqiir IYO Gabiir Leh Ku dar so bilaal Aya ka Dhashay Ee Xishood Malyuuneey

  • @fowziyacali606
    @fowziyacali606 Рік тому +1

    Wlaahi waa runtaa soomaali dulmi dulmi ladusaaray ayaa haya iyadii LaHaye waaley dulmiyey ayaa dulmineyso dad soomaali ah oo muslimiin ah kursigeedaad ku fariisisisay

  • @allowikaalmeyofficialchane4488

    Asc. Jareer iyo Jileec maxey is dhamaan?Daaroodna iyo Jareer anaa ka dhashey Alxamdullillaahi.

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Рік тому +1

    Hadii qoof maanta surat jarer leeyahay wa Malyun qudedha waayo sankedha baal egg melu laegyah

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Рік тому

    Waa ceeb in qabiil dhan la caayo

  • @AminaCuisine692
    @AminaCuisine692 Рік тому

    Wale naagtas Malyun aah waba lakari waaye maanta aya Libaxi cuuni Laaha Illaha s.w.t sosaray . Masha Allah Naima naag nool.

  • @foos81
    @foos81 Рік тому

    Asc naciima mama malyuun waaba uduceyneysay balbalaarka hasoo qaadanin kista yar kaftan adiga adoon iga xanaaqin maxa ugu hadli weysay faadumiina oo fanaan soomaali ah markay jareer uhiilineysay ay soomalida ay inkaareysay☝️🤲