RaadTV Cali Sugulle iyo Walaalaha Hargeysa Nov 2009

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 11 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 143

  • @yassinawil5158
    @yassinawil5158 4 роки тому +12

    Alle haydin naxaristo fanaaninta dhamantin
    1 xudaydi
    2. Cali sugale
    3.kuluc
    4.daramramle
    Fanku waa asalkisu waa waqooyi gar ahaan garxajis

    • @qaraamyahan
      @qaraamyahan 2 роки тому +1

      Xaqiiq weeye Gabooye iyo Gedobuursi baa soo raaca. Waa saddexdaa “G”. Inkastoo abwaano culculus ku maqanyihin. H. Awal. H. Jeclo iyo Arab. Haddana adigu raggaa Garxejisbaa fanka looga dambeeyaa, haddii wax laysku qirayo. Anigu Qarshe meel aan ka dhaafo garan waayay!

    • @hamdahagaley1848
      @hamdahagaley1848 Рік тому +1

      REE ABTIGAY from Muqdisho 4 tuba ma Garxajizba wllo Kuluc uunbaa aqane o hoyaday isku ood yihiiin Caynanshe

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 Рік тому

      Fanka waqooyi waxaa qurmiyey waa qabiilka

    • @abdikanimuse1307
      @abdikanimuse1307 Рік тому

      Xudeydi ma garxajis baa waa iga suaal

    • @yassinawil5158
      @yassinawil5158 Рік тому

      @@abdikanimuse1307 haa

  • @isaaqkingdom2031
    @isaaqkingdom2031 8 років тому +23

    waa Geeri naxdin leh Ilahey Janada hakawaraabiyo marxuunka Qabriga Alle ha u waasiciyo Aamin Aamin yaa Allah abwaan Cali Sugulle Dun-carbeed cali sugule maanta ayuu gooryoday alle ha u naxaristo

  • @jamaciidle4268
    @jamaciidle4268 8 років тому +16

    From qandalo bari puntland.....Allaha u naxariisto qabrigoodana Allaha u waasiciyo janadii firdowsana geeeyo intooda galbaday inta joogtana caafimaad amiin amiin amiin

  • @aimadabdirizak7033
    @aimadabdirizak7033 Рік тому +5

    Waxa ay ahaayenn Golden generations namaca salaameeyay ,allaha subxaana watacaala ah ha unaxariisto dhamaantoodba aamin yaarabi

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 6 років тому +49

    waqooyi waa hoygii fanka somaliyeed. from puntland

  • @amiinhaid308
    @amiinhaid308 4 роки тому +1

    Rabbi haw naxariisto ragaa qiimahale hlka iga muuqda inta dhimatay dararamle cali sugule maxamed ahmed ilahy godka haydin nuuro cali iyo xudaydina nolol warta

  • @khadarabdisalan1512
    @khadarabdisalan1512 2 роки тому +2

    Alla maxaa xiddigo isu yimid! Waa Cali Sugulle Duncarbeed, waa Dararamle, waa Kuluc, waa Xudaydii. Nasiib xumo se dhammaantoodi maanta ma noola!

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Рік тому

      Allah how wada naxariisto. Ali Sugule mooyee inta kale waa kulannay

  • @ahmedmohamed-rw1ku
    @ahmedmohamed-rw1ku 2 роки тому +2

    Allah ha u wada naxariisto kitaabkoodana midigta haka siiyo dhamaantood
    Runtii Fankii hore waxuu ahaa cajiib aan marna laga gayoonayn

  • @sakandar31
    @sakandar31 11 років тому +2

    Ax yaa Abwaan , fanaan , Allow u naxariiso Axmed cali haruun Dararamle iyo umadii isalaamka ahayd ee dhimatayba , waxa halkan fadhiya ninkii garanayaa garanayee , Abwano iyo Fananiinti kuwii ugu qalisanaa Tiirkii fanka , Yaa salaaam ,, wad ku mahad santahay Cali Seenyo soo gudbinta ,waa Xasuus Qiimo leh

  • @abdifatahhashi3438
    @abdifatahhashi3438 7 років тому +6

    Waa rug cadaayadii fanka somalilada
    Iyo labeentii Hargeisa kooxdii walaalaha hargeisa
    Allaw unaxariso Intii dhimatay
    Inta noolna cisiyo sharaf ku nolada ayan leyhay

  • @mahamedabdillahi9283
    @mahamedabdillahi9283 4 роки тому +2

    4taa nin mid kama noola Allahu naxariista Aamiin 16/5/2020
    Zamankii covid19 ...... 3 bilood baan weli guri ku jiraa
    Ramadaan 21 beri 2020 holand

  • @kamsumasomali5535
    @kamsumasomali5535 Рік тому +1

    Allow u wada nxriso abayashi fanka somaliyd amin amin

  • @abdiwaliqoofal6270
    @abdiwaliqoofal6270 4 роки тому +4

    Xudaydi oo warsangeli ah iyo afar nin oo Habaryonis ah, Cali Sugulle , Axmed Cali Haruun dararamle , Maxamed Axmed Kuluc iyo weriyaha oo Cali Seenyo ah , Garxajiskii hore ee Fanka siday

    • @dhacdoaduun3792
      @dhacdoaduun3792 4 роки тому

      *Abdiwalqoofal* fankii waad qabyaladeysaye waa sidee walal

    • @caliculinhochanel5445
      @caliculinhochanel5445 4 роки тому

      Waa sidaa aad sheegtay qoofalaw sxb fanku waa garxjis

    • @yusufaxmed8863
      @yusufaxmed8863 3 роки тому

      Allelehe waa isaaq fanku siiba wallahayo garxajis kuluc duncarbed dararamle seenyo allayarxamhu

    • @abdimagan3482
      @abdimagan3482 2 роки тому

      Qabyaaladdu ma fiicna manaad garan Xudeydi iyo Cidd aad ku sheegtay.

  • @Madadaal
    @Madadaal 2 роки тому +1

    Axmed Cal Haaruun (Dararamle), Xudeedi, Cali Sugule iyo Kuluc Ilaahay haw naxariisto dhamaantood. Ragaa waxa ka nool Cali Seenyo oo barnaamijka daadihinaya.

  • @kaareburburiye
    @kaareburburiye 4 роки тому +5

    Shantaa nin waxaa ka nool ABWAAN ALI SEENYO

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      Yaab weeye, Raggii Ragga ahaa tage
      Wallee inaanan 1000 sano Somali iyaga oo kale kasoo baxeyn

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 4 роки тому +2

    Ilaahay ha idiin naxariisto intii hoyatay

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 Місяць тому

    Alaah rabilcaalimiin ha ku naxariisto aamiin aamiin aamiin alaah

  • @ladanjogdher3105
    @ladanjogdher3105 4 роки тому +1

    Illaahoow inata dhimatay u naxariiso inta noolna allaah ha xifdiyo

  • @awliochannel6793
    @awliochannel6793 7 років тому +1

    Weyi Wahwah fan waa ka hargeisa wa hoyadi fanka soomaliyet
    Wa Walaalaha hargeisa labentoodi Allow u naxariso inta noola Allow karaa me cisi iyo sharaf ku noolada.

  • @abdiqanihussien2814
    @abdiqanihussien2814 6 років тому +1

    Aabihii Abwaan cali sugule dun carbeed Aabihii cuudka axmed ismaciil xudaybi actorkii weynaa maxamed axmed kuluc iyo fanaankii dararlamle

  • @omarN
    @omarN 8 років тому +1

    Walaallo Hargeisa intii ugu khatarsanayd baa meesha ka muuqda iyagoo maanta wada dhintay alleh haw naxariisto dhamaantood.

    • @fuaadcade1312
      @fuaadcade1312 6 років тому +1

      omarN dararamle habaryonis miyuu ahaa sxp ileehay haw naxariisto

    • @azlmcl198
      @azlmcl198 5 років тому

      @@fuaadcade1312 muuse carre amba ingiriis carre saad u taqaan oo nuux ismaaciil dhaleen siiba reer gadiid

  • @maxamedmawliid982
    @maxamedmawliid982 6 років тому +1

    yaslaam xudaydi aabaha kabanka maxmed axmed intii dhimatay alow unaxariiso intiikalena ducoy aamiin

  • @abdijamah7083
    @abdijamah7083 8 років тому +9

    Cali Sugulle (AUN)

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 8 років тому +1

    Ilahay ha unaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo abwaanka

  • @jetli2086
    @jetli2086 3 роки тому +1

    4 legend habar Yoonis ah iyo nin warsangeli ah
    Seenyo ka nool. Dhaaman Inta kale Allah u naxariisto

    • @mahamedfaysal5308
      @mahamedfaysal5308 3 роки тому

      Kee warsangeli ah

    • @abduqani4951
      @abduqani4951 3 роки тому +1

      @@mahamedfaysal5308
      Xudaydi ba warsangeli ah

    • @mahamedfaysal5308
      @mahamedfaysal5308 3 роки тому

      @@abduqani4951 thanks ciida gala uqaby

    • @omarduale1673
      @omarduale1673 2 роки тому

      Yaa ku yidhi Xudaydi waa warsageli. Ni waalan baad tahay. Xudaydi waa nin Reer Berbera ah , waa Carabtii Berbera.

    • @omarduale1673
      @omarduale1673 2 роки тому

      Ninka Habar-jacaylku hayoow, meeshan wax HY waxa jooga Cali Sugule iyo Kuluc ee hakugu filaadaan.

  • @soomaaliyasoomaalibaaleh3634
    @soomaaliyasoomaalibaaleh3634 8 років тому +1

    allow unaxariiso badankod waa dhinteen abwaan cali sugule abwaan suugaantiisu dhadhan leedahay weye

  • @mohamedosmaan1777
    @mohamedosmaan1777 Рік тому

    Ilaahay ha unaxaristo dhamaantood

  • @mohamedaamir3879
    @mohamedaamir3879 7 років тому +6

    bal u fiirsada qamaa muurtii fanka iyo murtida somaalidaa halkan isku aragtee alle haw naxariisto waa dhinteen badan koodii

  • @zadamciiltire6260
    @zadamciiltire6260 7 років тому +1

    alle ha unaxaristo inta dhimatay
    waa ragii fanka soo bar baariyey

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 5 років тому +1

    Allow unaxariiso

  • @sahalcali4196
    @sahalcali4196 6 років тому

    Ilahay intoodii dhimatay hawnaxariisto inta noolna caafimaad hasiiyo

  • @cabdallecawilyoohiye5182
    @cabdallecawilyoohiye5182 5 років тому +1

    Ax hoygii fanka Luuqdiina iyo musicadiinu way wada socotaa

  • @shuebhajir2951
    @shuebhajir2951 5 років тому

    Allah Haa uu naxristo Kuluc, Dararamle iyo Cali Sugule. Xudeydi asagana cimri dheer Raabi hasiiyo.

  • @maxbuubyare6791
    @maxbuubyare6791 7 років тому +9

    waayo waayo jeclaan lahaayaa in barnaamij dhameystiran laga qaado alla maxaa leybareri inaga lumey

  • @siciidcali878
    @siciidcali878 6 років тому +1

    Allh ha u naxaristo into dhimatay

  • @kg6987
    @kg6987 Рік тому

    Waa raagii fanka lahaa AUN

  • @jamajama1744
    @jamajama1744 Рік тому

    Cali sugulle wuxuu ku dhintay Abuu dabay Anjgoo jooga oo Xajka la tegey 2015

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 4 роки тому

    Mncha Allah Cali Seenyo oo isaguba Abwaan weyn Heesobadana qorey
    Xasuus weyn bey u tahy Ahna Habeen qaaliya Meeshu Allah yarxmee Ali sugule Duncarbeed) Xudeydi.boqorkii kabanka nr1 kii Somalidaba Ee Cuudka Mxmed Axmed Kuluc. Fanaankii weynaa Dararamle bal intaas oo meel Ali seenyo
    Taariikh weyaan qaaliya walee

  • @kaledhozen3462
    @kaledhozen3462 7 років тому +10

    Hayaaay Dararmle luuqdii Jiib ayuuu qaaday walee waa heesihi heelada loo yaqaan inti dhimatay alle how Naxariisto
    Bogayga Waran baad badheedh u jartee
    Bagaad i dishoo I bariidin
    Qaraami: luuqdii JIIB

    • @liibandaadir2447
      @liibandaadir2447 6 років тому +1

      Kaled hozen Walal heesta oo dhameys tiran xagee kaheli karaa
      Adigoo mahadsan walal

    • @kaledhozen2705
      @kaledhozen2705 5 років тому +1

      +Liiban Daadir wll Facebook kaled hozen iga soo codso waad iga helaysaa anba Hotmail kayga khilaadi1

    • @liibandaadir2447
      @liibandaadir2447 5 років тому

      @@kaledhozen2705 Thanks Walal Qaali Fecebok Name ku #kaled #Hozen
      Lee miyaa wll

    • @liibandaadir2447
      @liibandaadir2447 5 років тому

      @@kaledhozen2705 Walal Fecebookga Waaku soo codsaday aqbal walal waxaa kuqoran #Liibaan #Daadireey Walal Thanks 100%100

    • @abdillahiosmanomar9612
      @abdillahiosmanomar9612 4 роки тому

      Heesta wll halkeen ka helayaa

  • @rashidahmed8794
    @rashidahmed8794 Місяць тому

    Allah yarxama dhamaan intii dhimatay, ragaa cidi kama danbayn.

  • @abdiibrahim7370
    @abdiibrahim7370 4 роки тому

    Alle ha idin naxariisto ali marka laga reebo 4 kale way geeriyooden rag qiimo badan ayay ahayeen

  • @AliYusuf
    @AliYusuf 4 роки тому

    EEBE ha u naxariisto dhamaantood

  • @isaxaaq12
    @isaxaaq12 12 років тому +2

    Heestan yaa qaada iyo magaceeda

  • @sahantechnology6719
    @sahantechnology6719 Місяць тому

    Dhamaantood way dhinteeen alle haw naxarissto

  • @sidowadem2233
    @sidowadem2233 12 років тому +4

    heestan waxaa leh Xudeydi waxaana la yiraahdaa (Jiib)

    • @omarduale1673
      @omarduale1673 2 роки тому

      Waa heestee taad sheegaysaa?

    • @sidowadem2233
      @sidowadem2233 2 роки тому

      @@omarduale1673 heeskan axmed Axmed cali haaruun qaadayo

  • @abdihrasak
    @abdihrasak 4 роки тому

    Barnaamijkan oo dhamys tiran xageen ka helaa wll pls?

  • @khalidkuluc1973
    @khalidkuluc1973 5 років тому

    Alle hawnaxaristo dhamantood

  • @Hashbrowns-oq3eq
    @Hashbrowns-oq3eq 29 днів тому

    Wow saddex qayd

  • @abdilahiyouseph2642
    @abdilahiyouseph2642 4 роки тому +1

    Cali sugulle duncarbeed, axmed ismaaciil xudeydi, maxamed axmed kuluc Allaha ha unaxariisto dhamaantood axmed cali haaruun dararamle muunoolyahay talow????

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 5 років тому

    abwaan cali sugule si amotionalah ayuu u hadlay waxaa muuqatay maalintaa inuu xusuus dheer galay ilahay hau naxariisto . dararamle iyo maxamed axmed iyo abwaanka ....

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 5 місяців тому

    aduun nafmaleh ragaas wariyahaa kanool😢

  • @caynaasheshow2961
    @caynaasheshow2961 8 років тому +2

    Illahay qabriga hawnuuro inti dhimatay Naxariis wasicana hasiiyo waxay ahayeen dad umada somaliyeed ku qaaliya

  • @cabdikhadarshukri7133
    @cabdikhadarshukri7133 Рік тому

    Ala ha u raxmado

  • @sakandar31
    @sakandar31 12 років тому +1

    waxan ka xanaaqaa raga ma dadka isku qalda codka dararamle iyo mushteeg, lakin waa laba aan lakala saarin codkooda

  • @Drqool-pg1qr
    @Drqool-pg1qr 5 років тому +1

    ragaa halkaa fadhiyaa waa bar la.arag aduunka wax badalayaana majiro

  • @bashiiryuusuf2926
    @bashiiryuusuf2926 6 років тому +1

    Barnaamijkan oo dhamaystiran xagee laga heli karaaa.

  • @safwanabdirahman8061
    @safwanabdirahman8061 3 місяці тому

    dhamaantood way dhinteen marka laga reebo Seenyo

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 3 місяці тому

    AHUN Dhammaan intii dhimatay

  • @qosoltv6228
    @qosoltv6228 6 років тому

    Alla yaraxma

  • @sakandar31
    @sakandar31 12 років тому

    wa maxay somali wey , they r somaliladers men

  • @saynubabdulahi8220
    @saynubabdulahi8220 9 років тому +2

    rug cadagii ba is heelay wwe

  • @hamdahamda4695
    @hamdahamda4695 5 років тому +1

    waayo waayo iyo xasuuus ilaahy how naxrsito kuluc iyo cali sugale

  • @khalidkuluc1973
    @khalidkuluc1973 5 років тому +1

    Fadlan waraysigan oo dhamaystiran xage laga helaya

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 роки тому +2

    qofkii doonaya heestan qaraamiga ah oo magaceedala yidhaahdo "Jiib" oo uu sameeyey laxanka aun Hudeydi oo uu qaadayo Dararambe 50 sano horteed halkan hoose ka daawo, 2daba ALlah ha u naxariisto, aamiin, Waxaan ku faraxsanahay inaan labadaba la kulmay oo la sheekeystay,
    ua-cam.com/video/BQn9r0MDEpI/v-deo.html

    • @Bayle1987Bayle
      @Bayle1987Bayle Рік тому

      Sxb jiib wax leh laxankeeda
      Axmed good shinbir
      Labada laxan ee kala ah
      Jiib vs Jaan waxa leh
      Ahmed Mohamed good shinbir sxb ma laha xudaydii AUN dhamntoodba

  • @tawradatanbarakeysan8306
    @tawradatanbarakeysan8306 4 роки тому

    Illahayooow Soomaali isjeclaysii sii aynu isku sii uu wada xusno ragaynii hore!

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 4 роки тому

      Maxaynu xusi
      Toweadda Barakeysan waa tii xiniinyaha raggan iyo kuwo la mid ah xiniinyaha u qabatey Idaajaa iyo shareeco

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 4 роки тому

    Si fcn ayaan u xasuustaa Raad TV xitaa HCTV ma jirin barigaa waayo waayo

  • @mukhtarmahamed3119
    @mukhtarmahamed3119 4 роки тому

    Ahmed.dararamle xudaydi duncarbeed kuluc ale intidhimatay alle haw naxariisto inta noolna hawga dabo naxariisto xudaydi oo kaliyaa nool imika tirarkii fanka soomaaliyeed kuwii uguwaawaynaa rag waa ragii hore hadalna waa intuu yidhi

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 6 років тому

    bidixda cali seenyo way wada dhinteen allah yaraxma

  • @abdullahi1988
    @abdullahi1988 4 роки тому

    Aduun qaymo maleh in 10 years baan weynay ragaan marka laga reebo seenyo. Aun dhamaantood

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 4 місяці тому

    Yaa xanaan yaa manaan 😂

  • @mowliidibrahim2650
    @mowliidibrahim2650 2 роки тому

    dhamaanto way inga hooseeyana eebe godka how nuuro

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 5 років тому +1

    Dararamle waxa lagu xasuusta the pest somali song ever shacni iyo wanaag 1955 ayaa fanka bilabay hargaisa

  • @abdibasidosman6405
    @abdibasidosman6405 11 років тому

    intii dhimatey ilahay haw naxariisto lkn maxaa meesha rag isugu yimi ragii fanka soo barbaariyey and i am pround all of them are somalilanders

  • @EARTHSPORT200
    @EARTHSPORT200 4 роки тому

    Bariga ubax fahmo iyo sahra ilays ba way ficil Tami jireen

  • @inventoralimahad8874
    @inventoralimahad8874 4 роки тому

    Waqti waqti

  • @abdullahahmedabdi7301
    @abdullahahmedabdi7301 6 років тому

    Barnaamijkaan oo dhameys tiran halkee laga heli karaa toloow ?
    Rag qiimo badan ayaa ku jira AUN inta dhimatay Cali Sugulle, Kuluc iyo Dararamle, cimri dheer iyo cfmd ayaan rajeynaa Xudeydi iyo Cali Seenyo.

  • @fuaadcade1312
    @fuaadcade1312 6 років тому +2

    Horta dararamle Ma habaryoonisba?

    • @boqranhaji1599
      @boqranhaji1599 6 років тому +1

      Fuaad Cade haa Dararamle waa HY ee Xudeydi ma HY baa isna ?

    • @fuaadcade1312
      @fuaadcade1312 6 років тому

      indhodeeq ali May indr waa habar_awal

    • @qosoltv6228
      @qosoltv6228 6 років тому +1

      Raggan xudaydii mooye inta kale waa h.Y kuluc dararmle seenyo duncarbeed waa muuse carre dararmle

    • @qosoltv6228
      @qosoltv6228 6 років тому

      Kaled Hozen sxb waa muuse carre waliba muuse aadan ganacsadu ahaa saxiibay ahayeen mahadsanid

    • @maxbuubyare6791
      @maxbuubyare6791 6 років тому +1

      +boqran haji xudeydi sidaan Ku maqley waa
      warsangeli

  • @abdisamadjirde7205
    @abdisamadjirde7205 5 років тому

    Waraysigan oo dhamaysriran soo gali meesha ali seeyo

  • @barnpogramtv5328
    @barnpogramtv5328 9 років тому +1

    qaraami waakaa dhalinta yaryar waxaa iskaga qaldamay qaraami iyo qaaciga heesihii dambe kabilaw 1976 qaaci ayay u badnaayeen qaraamiguna waakuwii kahoreeyay waakuwan hada halkan kasocda

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 9 років тому +1

    ka daaya fanka bililiqada xayeysiiska sharaf dheh weeye taasi jaalleyaal, xayeysiiskiina waaba na nacsiiseen,,waxba la xayeysiiya baad maqasheen lakin is not that way.
    if u wanna xayeysiin u have to study matketing or hire some one who know that!