Nin aad jabisay hadaad u jabto miyuu ku kabayaa,sheekhow si fiican baad u taxliilisay,nin kasta oo soomaali ah gobol maamulo dad ajnabi ayaa ka dhaxhadlaya,soomaaliya waxaay god ku dhacday markii USC,SSDF iyo SPM ay itoobiya soo hubeysay markaa urur kasta itoobiya ayuu abaal u hayaa abaalkaa inaay gudaana waa inaay itoobiya u adeegaan itoobiya waxa ay rabtana cid kasta waay og tahay,
Ninkan wa jabutiyan wana u simanyihin labadodu ee cilmiga iyo bacthiga u sameyey bu aragtidiisa ku cabiraya ee adigu fiirkaga soo gudbi ceeb maahe ama dhagayste ka ahow caydo wa badawnimo walle
🥺.🥺.. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
Nin aad jabisay hadaad u jabto miyuu ku kabayaa,sheekhow si fiican baad u taxliilisay,nin kasta oo soomaali ah gobol maamulo dad ajnabi ayaa ka dhaxhadlaya,soomaaliya waxaay god ku dhacday markii USC,SSDF iyo SPM ay itoobiya soo hubeysay markaa urur kasta itoobiya ayuu abaal u hayaa abaalkaa inaay gudaana waa inaay itoobiya u adeegaan itoobiya waxa ay rabtana cid kasta waay og tahay,
War ninkan waareer qabiil baa kadhexguuxaya axmedbuuba taageerayaa,fahadna wuu weerarayaa,Kan afcarabiga hanagadaayo aqlimalahe maxaadkawaraysanaysaan
Cawan ba tahy is ka amus qabyaldu adiga ka ma marno adiga is xisabi mark hore
Ninkan wa jabutiyan wana u simanyihin labadodu ee cilmiga iyo bacthiga u sameyey bu aragtidiisa ku cabiraya ee adigu fiirkaga soo gudbi ceeb maahe ama dhagayste ka ahow caydo wa badawnimo walle