Turkey ma jeclo carabta waa wadan cunsuri ah , Egypt wa dad Tira badan hada dhisma ku socda wat dhismeesa masar kadib somali way soo tarxiilin oo dadkeeda wali baahan faqri ah lamid ma ahan wadanada khaliij ah oo sida emirates oo dad yar oo wada qani ah masar waa population badan oo poor badan leedahay mar u way idin dhibsan oo idin soo tarxiilin. Kenya waa wadan dad somaliyeed passport kenyatu haysta oo madow ah ajaanib inaa tahay ma dareemeesi wax dhaanta walaahi Ina heleenin. Nairobi iyo dubai wax dhaanta ma heleesiin. Lakin dubai diinta waxbarasho looma aado.
Asc abayo qofka hadii iqamad reject la dhaho oo 7 cisho gudahod kaga bax wadanka la dhaho ka waran markale m codsan karaa qofku iqamada ama ma soo gali karaa
Asc wllo somali waxba may qaliyasin ee aduunka oodhan baa qaliyobay American iyo Europe ma somali baa qalika dhigtay aduunku woo isku xidhan yahay ilaahay ha inoo sahlo
Asc fardowsa abaayo meel walba aduunka dhan ayaa qaaliyoobay masar kaliya mahan meel walba aduunka wuu ololayaa inshaa alaah khayr Waan usoo soconaaye alaah khayr hanooga dhiga. IqAmada ayaa ugu daran walal jazaakalaah
Ya salaam dhulka ILAAHAY waa wasaac xaqiiqdii Fardoowsa iskufilan MashaALLAH
Qoxtiga ka so waran wax Maa iska badalay sharci ma isinyaan iyo iskuulba shukran wll
Asalaamu calaykum abaayo Fardowso aniga waxaan joogaa 17 sano Alxamdu lilaah waana sii joogayaa in shaa Allah
Turkey ma jeclo carabta waa wadan cunsuri ah , Egypt wa dad Tira badan hada dhisma ku socda wat dhismeesa masar kadib somali way soo tarxiilin oo dadkeeda wali baahan faqri ah lamid ma ahan wadanada khaliij ah oo sida emirates oo dad yar oo wada qani ah masar waa population badan oo poor badan leedahay mar u way idin dhibsan oo idin soo tarxiilin. Kenya waa wadan dad somaliyeed passport kenyatu haysta oo madow ah ajaanib inaa tahay ma dareemeesi wax dhaanta walaahi Ina heleenin. Nairobi iyo dubai wax dhaanta ma heleesiin. Lakin dubai diinta waxbarasho looma aado.
Asc, wallaashayda waxaan rabay warbixin ka rabay masar ee xaggee kaala soo xariiraa.
Mahadsanid
Asc abaayo shukran
Asc abayo aduunke oo dhan aya dabka shedmay ee Allaha sahlo amuraha
Wllhe waa run 1 sano ayaan joogaa masar wey iga hor timit
Aduunka dhan ayey ka kacday nolosha waa meelwalba abayo
Abaayo mahadsanid sidaa noogu soo gudbisay laakin Abaayo negative ka naga daa nolosha aduunka oo dhan beey ka qaalowday tusaale aniga England baa joogaa kila-da hilib ariga ah £5.50 ilaa £6 ayann ku iibsan jirnay maantana waa £11 ilaa £12 laakin Egypt waan fiiriye sarifka sida aad u sheegtay hilibka kan u qaalisan waa £8 waana dareemi karaa dadkeena qurba joogta ah inteena badan waan u adkeeysan karnaa sixir bararkaa laakin dadka misaakiinta ah oo danyartaa baa aad igu dhiban balse waa aduunyo waa laga baxaayaa ee xoogaa moral support ha ahaadaan video yadaada mahadsanid
Asc Fardawso....
Wll waxaan rabay inaan kula wadaago arin muhiima may dhaafi kartaa meel aan kala soo xidhiidho....mahadsanid
Asc abayo qofka hadii iqamad reject la dhaho oo 7 cisho gudahod kaga bax wadanka la dhaho ka waran markale m codsan karaa qofku iqamada ama ma soo gali karaa
Asc fardowsa walaal xageen kaala soo xiriiraa 5 baan joogaa masar
Asc wllo somali waxba may qaliyasin ee aduunka oodhan baa qaliyobay American iyo Europe ma somali baa qalika dhigtay aduunku woo isku xidhan yahay ilaahay ha inoo sahlo
nolosha maser hadii loo fiiriyo iyo midka muqdisha waxaa qaalisan muqdisha
M.a aapyo❤
Abaayo qofka soomaaliya ka soo guuraayo sow ku imaan karaa masar
Visa ayuu kuyimaadaa
Asc
Cidii adaysa hayna so xidhiidho
wlal wxaan rabey inaan imaado cbsi nguridaysaaye😢😢😢
No cabsi waad imaankartaa
@@fardowsoiskufillan walaal next time cod ka kor u qaad wuu gaaban yahay mahadsanid
🤲🤲🤲
❤❤❤
Abaayo melahaad duubayso magaceed noso sheek
Haye xabiibti insha allah
waxas oo dhan waa idinka masar waxay ahayd meel degen soomali yaa lacag bartay haday dhankasta tahay anigu malinka goaan ku gadhsy inan wadan islaam uhajiro waxan goaan saday emarat ka guuryaha mahane noloshu waa iska normal ee soomaliba haday thy reer konfuur iyo reer waqooyiba masarbay uyacen
Masar iyo emaaraat labo meelood oo lays barbar dhigo maahan
boqolkiiba boqol waxa fiican emaraat lknse xaga riqiska waa masar eemasaray somaliba lacag bartay
Abaayo xaga diinta imaratka iyo masar yaa ficaan barashada
😅❤
+20 1007253615 abu sundus wiilkaas laxariira qofkii iqaamo inlaga caawiyo ubaaha
❤