QISADA GABADHII GEESIYADA AHAYD IYO CANUGEEDII YARAA OO LACUNSIIYAY SI AY U 😭😭

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 січ 2024
  • #ayaangobdoon #qisas #channel #

КОМЕНТАРІ • 72

  • @deeqojaamac2762
    @deeqojaamac2762 5 місяців тому +5

    Gabar gesiyadaay aheyd masha allaah xuseyn na qof sidasa mabadno allaha u naxaristo janatul fardowsa allaha ku abal mariyo

  • @ifraaxsanaag7313
    @ifraaxsanaag7313 5 місяців тому +8

    Alla yaraxma huzeen kitaabkisa midigta allha kasiiyo😭😭🤲🤲

  • @LibinAhmed-kw8bq
    @LibinAhmed-kw8bq 5 місяців тому +7

    Wllhi qisadan qalbigega ayey tabatay weyna iga ilmeysiisay illahey haunaxaristo hussein ki wanagsana iyo inta muslimka ah ee dhimaneyso ama dhimatay anagane illahey adomadisa wan wanagsan nagu so adiyo cajiib cajib

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 5 місяців тому +5

    Maashallah waa gabadh geesiyda oo garati badan wlhi bal arka aduunka qof haduu rabo ina uu ku xumeeyo mustqablkaag ku ciyaaro qof kale ayaa noloshaad ku fitiininya oo ku badbaadinya👏❤

  • @anabmohamud4479
    @anabmohamud4479 5 місяців тому +4

    Waa qiso cajiiba yaab xuseena allaha ku arsaaqo xuuralcayntii janada aduun awalba waa in koobsn adns ajar allaha ku siiyo

  • @sucaadmohamuud4148
    @sucaadmohamuud4148 5 місяців тому +5

    Sifiican ayaa uga soobaxday xabbtii allaaha kusharfo

  • @maryamamohamedcabdimaryama4616
    @maryamamohamedcabdimaryama4616 5 місяців тому +1

    Alla waa qisadii iigu murugta badneed aan la ooyey wali markii cunugeeda la cunsiiyey xax hadesan waalan ayeyba nasiib lahayd😢😢

  • @MahadaliHamud-ix8iq
    @MahadaliHamud-ix8iq 5 місяців тому +3

    M.a waa qiso aad u macan qisadan oo kale noo soo badi insha allh ❤❤❤

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 4 місяці тому

    Masha ALLAH mahadsanid abayo waa qiso cajiiba runtii ILAAHOW masaaibta aduun iyo aakhiraba naga hay
    Xuseena ALLAHA U NAXARIISTO

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 5 місяців тому +3

    Bashar wnagsn bu abaa allaah haw naxaristo aamin yaa rabi

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 5 місяців тому +4

    Dadka wanaagsan aduunka kuma waaran baan maqli jiray wa tano kale whli

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 5 місяців тому +2

    Wcs Abaayao mcn wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 5 місяців тому +2

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalbac iyo macalinka walba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @user-vt6up9co2r
    @user-vt6up9co2r 3 місяці тому +1

    Xusen alaha unaxa risto😢😢

  • @user-zv4cm2xc2y
    @user-zv4cm2xc2y 5 місяців тому +2

    M.a wa qiso cajib ah allow unaxariso nin kas wanag san aya gana isku barakey yarabi ❤❤

  • @LeyloFeysal-sv1hb
    @LeyloFeysal-sv1hb 5 місяців тому +4

    Thanks abyo qaybti sddx❤❤❤

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 5 місяців тому +8

    Thanks xbbti ❤❤❤

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 5 місяців тому +1

    Mashaa Allah waa kasobacty ayaaney Allaah haku xifdhiyo

  • @user-bc8yn1fz8d
    @user-bc8yn1fz8d 5 місяців тому +1

    M.a mhdsnd wll
    Horay u soco wllo dunid waxaan kaaga rajaynayaa barwaaqo iyo bashbash
    Aakhirana jannatul farfowsa meesha ugu saraysa ❤❤
    Ayanna goobdoon

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 5 місяців тому +2

    Ayaaney markan ku arkay ayan is dhahay hadhaw ku shaqayso hadiir wilka kugu dhaqana like tana markan sas u sogalo Saray 😂

  • @zamiishqurux2532
    @zamiishqurux2532 5 місяців тому +1

    Mahadsanid xppti ❤️

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi sharafey

  • @fartunadamchannel1971
    @fartunadamchannel1971 5 місяців тому +1

    Ayana quruxeey wan kusalmy allah idiin xafido adiga iyo family kagii

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 5 місяців тому +1

    Masha allah waaa qiso aad u qurux badan Masha allah

  • @user-wt3yk2qh5m
    @user-wt3yk2qh5m 5 місяців тому +1

    Asc ayaan queen walhi qiso cajiba ha alla hawnaxriiisto xusen 🤲🤲🤲

  • @user-bj8bz6du9p
    @user-bj8bz6du9p 5 місяців тому +1

    Farida Mansha allah

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 5 місяців тому +2

    Ayaaney shukran❤

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 5 місяців тому +2

    Anaa uhoreeyo manta biri kusoo qaado magacayga nasteexo

  • @AaminaMaxamuud21
    @AaminaMaxamuud21 5 місяців тому +1

    M.a abyo mcn thnks Jah glb wngsn wlh waa qiso mar xanun badan marna cajiib ah❤

  • @kamalali79
    @kamalali79 5 місяців тому +2

    السلام عليكم اختي تبارك الله عليك شكرا على القصص والقصص التي تشاركينا بها دائما ومع كل معلم جزاكم الله خيرا وحفظكم آمين آمين آمين

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 5 місяців тому +2

    ❤❤❤ ana uhoreyo

  • @user-rv8ve1qc2f
    @user-rv8ve1qc2f 5 місяців тому +1

    Waa mahadsantahay ayaneyyy❤❤

  • @Ishaa__Abdallah
    @Ishaa__Abdallah 5 місяців тому +2

    Ayaneey janboonti maahan ee waa jag point😂❤

  • @mali-dy4yj
    @mali-dy4yj 5 місяців тому +1

    Jazakalaah khayran

  • @zagal_faisal1013
    @zagal_faisal1013 5 місяців тому +1

    Mahadsanid qali maanta laba qaybood noo soo deysey❤❤❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 5 місяців тому +1

    Masha Allaah ayaan malin wanagasan

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz 5 місяців тому +1

    Mahadsanid xappti ❤❤❤

  • @faadumosiidcali8262
    @faadumosiidcali8262 5 місяців тому +1

    Amleya horeeya habo❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 5 місяців тому +1

    Masha Allah❤❤❤❤❤❤

  • @faizonuur5898
    @faizonuur5898 5 місяців тому +1

    Wcs abayo mcn mahadsanid abayo ❤❤❤

  • @user-zc8rk1me9p
    @user-zc8rk1me9p 5 місяців тому +2

    🥺𝐰𝐚𝐚𝐚𝐚 𝐪𝐢𝐬𝐨 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐧 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐰𝐥𝐥𝐡𝐢😰

  • @queenqali4734
    @queenqali4734 5 місяців тому +1

    Quruxda qaar ma fcno😂balayo dhan iska so raadsanaysaa

  • @adniabdi-vn6kp
    @adniabdi-vn6kp 5 місяців тому +2

    Hhhh ayaney horta janbonti maxaa udhahdaa jakaboynti waye😂😂😂 waiga qosliye

  • @caashocayuuni
    @caashocayuuni 5 місяців тому +1

    Wcs abyo w mahadsnthy ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-oz4yr2uo9p
    @user-oz4yr2uo9p 5 місяців тому +1

    Masha allah

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc 5 місяців тому +1

    Masha allah❤

  • @leyloabdiaziz8642
    @leyloabdiaziz8642 5 місяців тому +1

    Wlhi qisadaan wala ooyey ineen Hooyo ban ehee 😢

  • @Munahosman49
    @Munahosman49 5 місяців тому +1

    War maanta ana u horeyo 😂❤

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 5 місяців тому +1

    Thanks mcnet❤❤

  • @IfraaxXasan-pq7qt
    @IfraaxXasan-pq7qt 5 місяців тому +1

    Thanks yqy habo macnto ❤🎉

  • @user-cn6hk3hz8i
    @user-cn6hk3hz8i 5 місяців тому +1

    Mash alh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ly5zl4xk3o
    @user-ly5zl4xk3o 5 місяців тому +1

    Thanks sister aynyy ❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +2

    Ku saliya NNK SCW SCW

  • @user-xj3ze2ut9c
    @user-xj3ze2ut9c 5 місяців тому +4

    Thank you sister, keep going!!

  • @user-zi2fu2kt1j
    @user-zi2fu2kt1j 5 місяців тому +1

    Haye

  • @Realmuslimah
    @Realmuslimah 5 місяців тому +1

    Naaag nool AA thy yqy❤😂

  • @user-ql8ms6qg6h
    @user-ql8ms6qg6h 4 місяці тому

    M.a❤❤❤❤

  • @fadxiyayuusuf2327
    @fadxiyayuusuf2327 5 місяців тому

    wuxumban sugayy basad.ba dhinto xusen io kinda is gursaday😢😢

  • @falishassan528
    @falishassan528 5 місяців тому +1

    Thank you Mcnto ❤❤❤

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 5 місяців тому +1

    Marka ninka gaariga lagala haray kaligis ee uu is leyahay talow kaligaa maxaa gariga lagaaga reebay sheeka aniga igu dhacday ayan so xasustay iiwad shekada

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 4 місяці тому

    ❤❤

  • @Salmaqurxinta
    @Salmaqurxinta 5 місяців тому +1

    Wcs mahadsanid quruxee❤❤❤

  • @Yasmen.lifestyle
    @Yasmen.lifestyle 5 місяців тому +1

    Ayaney Yasmin kusosamey wlley mcney

  • @falishassan528
    @falishassan528 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @qureeshqaali4519
    @qureeshqaali4519 3 місяці тому

    Haaaaa wIIhi 😢🥺😭

  • @user-xm8zm3ev4u
    @user-xm8zm3ev4u 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayaanwarsame5576
    @ayaanwarsame5576 5 місяців тому +1

    P

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 5 місяців тому +2

    ❤❤❤ ana uhoreyo

  • @user-zc8rk1me9p
    @user-zc8rk1me9p 5 місяців тому +1

    🥺𝐰𝐚𝐚𝐚𝐚 𝐪𝐢𝐬𝐨 𝐱𝐚𝐧𝐮𝐧 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐰𝐥𝐥𝐡𝐢😰

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 5 місяців тому +2

    ❤❤❤ ana uhoreyo

  • @indhauron7326
    @indhauron7326 5 місяців тому +1

    ❤❤❤ ana uhoreyo