GABADHII LOO GALBIYAY GURIGII JINYAHA DAGANAAYEEN IYO NINKEEDII OO KUNOQDAY MI'd JINIYAHA LA💀👽☠️

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 24 січ 2024
  • #ayaangobdoon #qisas #channel #

КОМЕНТАРІ • 70

  • @Emma___75898
    @Emma___75898 5 місяців тому +10

    Naag iska dhigtay manta saas lga rabaa❤😂

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +7

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi xabiibti

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 5 місяців тому +7

    Hada kadib hadad qiso mar labad noso galinaysid xiligan lee kusoo aadi wayo wa xiliga casho kariska tii kobadna mantan qadadii ku karsaday tana cashadan ku karsanayaye mahadsanid queen ❤

  • @MaxamuudCabdi-sd3uk
    @MaxamuudCabdi-sd3uk 5 місяців тому +3

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم 😢😢😢

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 5 місяців тому +2

    Subhanallah wlhi cabsi cabsi wye ❤😢anyway keep going ❤❤❤

  • @user-zi2fu2kt1j
    @user-zi2fu2kt1j 5 місяців тому +3

    Horeybaad noso galise qisada

  • @user-sb5zp3qr6f
    @user-sb5zp3qr6f 5 місяців тому +4

    Ayan wadmahadsandahay

  • @Xamdimaxamad-bh1qm
    @Xamdimaxamad-bh1qm 5 місяців тому +2

    Ayaney ma ani tii mantay soo dawan bad tii kale soo galisay ilah ku barakey mantay shaqadii adunka I talay wlh tell dhan janis uma hayn hadan casho karis uso diyar garibay ani is dhaha bal dawo tii mantay bad ti 2 ad so galisay mahadsnid❤

  • @NafiisaApdulkaadir
    @NafiisaApdulkaadir 5 місяців тому +3

    Ayeeny cabsi bn daremin 😢keligy ban ahy hdna iskama dayn kadho mcnto❤

    • @somalianarmybts2573
      @somalianarmybts2573 5 місяців тому

      Aniga xataaMalin cad io hbn bo waa cabsadaa 😂

    • @NafiisaApdulkaadir
      @NafiisaApdulkaadir 5 місяців тому

      @@somalianarmybts2573 labo Kala daran ba nhy😃😃

  • @user-zi2fu2kt1j
    @user-zi2fu2kt1j 5 місяців тому +4

    Ayaan wadmhsanthay

  • @nadifaosman9389
    @nadifaosman9389 5 місяців тому +2

    Al cabsi badan bari lee daawan karaa qebt labaad maqarib aaba baqayaa hadan qisden waa ku heystaa lkn haben inan daawado marabo😩

  • @LeyloFeysal-sv1hb
    @LeyloFeysal-sv1hb 5 місяців тому +1

    Thanks abaayo ayney❤allah ku xifdiyo adi iyo carruurtada abyo❤

  • @ShukriShukriyuusuf
    @ShukriShukriyuusuf 5 місяців тому +2

    Alla ayaaney ku jecliya❤😊🎉

  • @FaadumoAbdisamed-sn8vl
    @FaadumoAbdisamed-sn8vl 5 місяців тому +1

    Ayy mahadsanid ayaaney sad nogulaso dhakhsatay❤

  • @user-oq7of4ze5x
    @user-oq7of4ze5x 5 місяців тому +1

    Ayaaney mahadsanid garabkaaga Alle ahaado

  • @faadimacabdalle6981
    @faadimacabdalle6981 5 місяців тому

    mahadsanid abaayo qaali ayaaney ❤❤

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 5 місяців тому

    Ayaaney waasoo Dahdey Manta

  • @-FarahAbdillahi
    @-FarahAbdillahi 5 місяців тому +2

    Subxanaallah😢

  • @UbaxMaxamuud-nv1po
    @UbaxMaxamuud-nv1po 5 місяців тому

    Mahadsanid abaayo

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 4 місяці тому

    Bay habeen waaye😢😢subaxlee fiirsanaa cabsi cabsi

  • @fatmazahraqurux2324
    @fatmazahraqurux2324 5 місяців тому +1

    Mahadsanid ayaney ❤

  • @user-sb5zp3qr6f
    @user-sb5zp3qr6f 5 місяців тому +3

    Masha aalh Qisadha wangahelay wll ayan Lakin Qisadada korma noshekaysa abayo😢

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe 24 дні тому

    Allhu akbar ❤❤

  • @farhiya5072
    @farhiya5072 5 місяців тому +1

    Wcs Abaayao mcn wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤😊😊😊😮😮😮😮😢😢😢😢😢😢

  • @munomowliid3398
    @munomowliid3398 5 місяців тому

    Ayaney jiniga naga sax quruxey

  • @HudaAbdi-ib4hn
    @HudaAbdi-ib4hn 5 місяців тому +2

    Asc ❤❤❤

  • @user-rv8ve1qc2f
    @user-rv8ve1qc2f 5 місяців тому +1

    Wa mahadsantahay ayaneyy ❤❤

  • @user-po3gp8nj3m
    @user-po3gp8nj3m 5 місяців тому +2

    Ayaanay maxan kugu amana ayamahan dadalkaga walaga yabay alle wyne ha inoka daayo aamiin insha Allah shrfey

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 5 місяців тому

    Illhy haku barakeeyo xbbt naag gesiyad ah bn ahy waan dawadee lkn markii hore waa cabsaday

  • @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
    @NasteexoCabdulqaadir-cs2eq 5 місяців тому

    Ayaaney tan subaxdii bn dawan Insh alllh

  • @maysamohamoud5754
    @maysamohamoud5754 5 місяців тому

    Ayaaney Ma Ilaawday Abaayo Macaan Aaway Qisadii Amiira

  • @Xamda-os7qe
    @Xamda-os7qe 24 дні тому

    Allhu akbar

  • @mriya4601
    @mriya4601 5 місяців тому +1

    M.a ❤❤mahadsanit xabiibti ❤❤

  • @BureeqoCawil-rz3il
    @BureeqoCawil-rz3il 26 днів тому

    Next nema Bureqo✨️

  • @user-oz4yr2uo9p
    @user-oz4yr2uo9p 5 місяців тому

    Subxana allah

  • @SmilingLemonade-qf8nc
    @SmilingLemonade-qf8nc 5 місяців тому +2

    mxaa xigee 😂😂😂😂 majeclii war jecel leee 😂😂😂😂

  • @XaawoShekh
    @XaawoShekh 5 місяців тому +1

    ❤ shukran

  • @nimconalka4344
    @nimconalka4344 5 місяців тому +2

    Wow ayaanay gacan baan ku taagay lugna wan kugu darey mise lug kuma quure maxan ku daha manta thanks xabibti qeybtan waaban sugi la .aa

  • @aishajama5525
    @aishajama5525 5 місяців тому +2

    Well done ayaney ❤❤❤

  • @yasirawaad
    @yasirawaad 5 місяців тому +3

    Ayaanay naag adag iska dhig kuulahaa 😂😂😂 diga ayaan ah qisada habeen soo gudbi😂😂😂❤ habo alla Haku dhaafo adiga iyo xaajiga iyo awlaada ❤❤❤❤❤

  • @user-mr6yx6is5m
    @user-mr6yx6is5m 5 місяців тому

    Subxanallah 😢😢😢😢😢😢

  • @sumayaaxmed6445
    @sumayaaxmed6445 5 місяців тому

    Ayan cilanka kusaran mashlh wa qurxnyhy mx isku dar darti noso gili 🥰

  • @hoodohoodo1948
    @hoodohoodo1948 5 місяців тому

    Alla mxn kugu ducaynaa Ayaaneey Ilaahow janada ku gee

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 5 місяців тому

    Ala waashaydaan ilaah baan kamagan.galnay

  • @user-ph3hg8fw5t
    @user-ph3hg8fw5t 5 місяців тому +1

    Ana ugu horeya😂❤

  • @KhadraCabdirisaq
    @KhadraCabdirisaq 5 місяців тому +1

    Wcs ayaan gobdon❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 5 місяців тому

    Wcs my abaayo ayaan cadeey

  • @Rahma.Bashiir
    @Rahma.Bashiir 5 місяців тому +1

    Ayaneyy mel mcana kujoojise part 3 zo popsi😂❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 5 місяців тому +2

    Ku saliya NNK SCW SCW SCW

  • @MuwahibAbdi
    @MuwahibAbdi 5 місяців тому

    Part 3🎉

  • @ShamsoMaxamed-vh3bu
    @ShamsoMaxamed-vh3bu 5 місяців тому

    Hayooy 😂

  • @user-ty3mx4hu2j
    @user-ty3mx4hu2j 5 місяців тому

    Wcs jumca wanaagsan Waa ikan ayaaney qisada shalay maan dhameesan hada lee daawanooya xppti

  • @simplevologs
    @simplevologs 5 місяців тому

    manta magacee lagu soqate qisada cabsi cabsi😢😢😂

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 5 місяців тому

    😅😅 qebta jikada markee gasho laga dul adegana waba cabsi cadiya 😂😂😂

  • @AyanishAbdullahi-tx6fn
    @AyanishAbdullahi-tx6fn 5 місяців тому

    Wcs

  • @Innashiine1252
    @Innashiine1252 5 місяців тому

    Ayaaaneey halkee noogu kala goysey qaali 😢😂😂 habeen sad dhexe fiirsanooyaa

  • @simplevologs
    @simplevologs 5 місяців тому

    Part 3 sbooobsiii❤❤❤

  • @rahmadagan457
    @rahmadagan457 5 місяців тому

    Wanku oghy channelka kala noo goynaysaa waan ku oghy 😢😂

  • @xamdayusuf2531
    @xamdayusuf2531 5 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 5 місяців тому

    miyey labo rakac dukatooy

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 5 місяців тому +1

    Ayaaney prt3 maba sugi Karee😊

  • @NimcoNajax-kq9qg
    @NimcoNajax-kq9qg 4 місяці тому

    Subxanllh 😢😢😢😢😢

  • @queenlisa9730
    @queenlisa9730 5 місяців тому +1

    Keep going sweetie ❤

  • @queenlisa9730
    @queenlisa9730 5 місяців тому +4

    Next name lisa ❤

  • @barwaaqomuahammed
    @barwaaqomuahammed 5 місяців тому

    Ala ayaney somaliland gar ahan burco waxa jirta meel hbenki qajinka laso dhigo o kohu talo galy subixina gadhiga qashinka aya ka qada intan gurigi ka shaqaytay ayan qashinkina iska qaday inta wan ku dhagaysanayay inti aan jidka so socday baqdin