wcm ayaaneeyi Hadaan reer hargsai nahyi wxse kam jiriin hde kam jiraan lkine wax aane Ankuba kamqelnaaa ine reer jabuutiga Ayi dhaqankaase Ahyi leyihiine
Horta xaaraanta ma fiicna, Su aal niyad jab leh an isweydiiyaa, Naag sow shahwo kuma abuurno? Yaa naag ka dhigay mid gabarnimodeda seegtay Nin Maxa gabar kaliya ceeb u yeelay? Dambi hadey gasho ilaahey sow kama galin? Marwalba gabar aya la dhibaya, Gabar,Mar dareen aya dhibayo shahwo la yiraahdo, Hadey dambi gasho wa bani aaden e'Waxa laga dhigaya tuko cambaar leh,Xaq maahan Waxan hadalkeyga ku so koobaya, Gabareey iska ilaali faarax, Hadaad qaldanto siilkaga adigaa leh Dambigad gashona Ilaahey cafisweydiiso. Hore u soco,Baniaden ilaahey leeyahay ayad tahay.Allaha noo xafido gabdhaha.
Asc ayany waa ku salmay abayo waxa jiira wiil aan wada sehkesano lkn waxu igu dahay aan ku qudbo siresto waxan sameyana maqani ila 1 waan mer marinara ila tali abayo waligena guur ma so mariin
Asc xbbti ayaneey waa ku salamay adiga iyo caruurtan habaryarta an uu ahay iyo dumashiigey wlhi anaga reer xamar weyne ayan ahay samani waa jiray dhaqankas weli habenki gabadha la guurinayo waxa la racsiin jiray naag weyn aya gurigeeda uu raaci jirtay aroorti aya laga sugi jiray maro caadan ah sii lo ogaado iney gabar tahay iyo in kle marki dhiigeda la arko markas aya la carab dhaw lagu dhufan jiray lakin hadertan waa la il baxay wixi dhaqanka xuma waa la dayaay abayo mcn
Haa reer Somaliland ayaney hooyo iyo way soo gadheen dhaqankaa in inanta la eego inay inan tahay iyo in kale marka habenka aqalgalka subixii aqalka arooska labada reerba way hor istaagi jireen haday inan dhawrsan noqoto mashraxad xabado la ridi jiray herka inankuna geel badan bixin jireen hooyo ayaa soo gaadhay ❤
Reer Muqdhow diihore weey lahaayeen caadadaas laakiin wexeey tartiib tartiib looga guuray wixii kadambeeyay 70 naadyadii waalagawaay ❤👏
Galab wanagsan waan uxiisay wejigaada quruxda badan😅 sikastaba waan ku wataa
Wcs Abaayao mcn ayaan wallaashey mcn masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Sheeko dhindhin marka maqlo farxad😊❤
Ilahy Haku caafiyo Habo Hoyo Labada Ii Tahy Saa Ila Taliso qiso kaste❤
Sheekadaan u ekaa 80%kiiba sheekadi hore loo sheegay!
Waan ku tagaree abaayo qeer allh kusiiyo sidaan ubartey dawashada ku dhawad 6bil kudawada waana kuugu faidey qeer allh kusiyo qalbi❤❤❤❤❤❤❤❤
wcm ayaaneeyi Hadaan reer hargsai nahyi wxse kam jiriin hde kam jiraan lkine wax aane Ankuba kamqelnaaa ine reer jabuutiga Ayi dhaqankaase Ahyi leyihiine
جزاك الله خير يا أختى❤
18:30 may ayaaney wali maanan maqlin hargeysa xiligii hore iyo hadda toona
Hargaysa way ka dhacday anaa aqaan xaafada iyo gabadhaba imika ma aha 1980-86 waan soo taagnaa . Dad badan baa ku dhaqmi jiray barigii hore
Horta xaaraanta ma fiicna,
Su aal niyad jab leh an isweydiiyaa,
Naag sow shahwo kuma abuurno?
Yaa naag ka dhigay mid gabarnimodeda seegtay Nin
Maxa gabar kaliya ceeb u yeelay?
Dambi hadey gasho ilaahey sow kama galin?
Marwalba gabar aya la dhibaya,
Gabar,Mar dareen aya dhibayo shahwo la yiraahdo,
Hadey dambi gasho wa bani aaden e'Waxa laga dhigaya tuko cambaar leh,Xaq maahan
Waxan hadalkeyga ku so koobaya,
Gabareey iska ilaali faarax,
Hadaad qaldanto siilkaga adigaa leh
Dambigad gashona Ilaahey cafisweydiiso.
Hore u soco,Baniaden ilaahey leeyahay ayad tahay.Allaha noo xafido gabdhaha.
Waa sax mcnt ❤❤
Ayaan qurux illahay hanoo kaa dayo ❤❤❤❤❤
😮
M
🎉🎉🎉
Mmmmmmmmmm
Mustigadaas yar musasal ku aqaanay🙊💋💗😅😂
🎉
Rabi ha ina ilaaliyo 🤲waa qiso xanun Subxana llaah 😢
jh ayaaney marka dhahdo sheeko dhindhin wadaa saa ufarxo lee malaha youtubeka haduu lahaan lahaa qeybta codka wasooduubi lahaa balwad cml ii kaaqabata malin aan kudhageesan malin ma aha illahay haku cafiyo mcn badan illahay cimri dheer aan iskula joogno hanasiiyo teedakale ayaaney qisooyinki cabsida nosoogali xbbti waa uxisee please 😊😊😊😊❤❤❤ videoga like ugu dadala gabdho
😮😮😮😮😮😮
😮
Ayaanye sethye abyo ❤
gabdhaha réer hargeysa. maaha soomaaliya waa soomaaliya lasoco anagadhaqankeenu waa xeerada hadiilafuro
Allaha na hanuunsho
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Ku saliya NNK SCW SCW SCW
Queen of women thank you ❤
Wsc ayaaaney m.a ❤❤❤❤ galab bey notahey eee galab wacan ❤❤❤❤❤❤❤❤ mhd snaid
Ma maqlin xabibti
Ayaaney qisada xigta😘 iigusoo magac dar waa markii iigu horaysaye❤❤❤
Dhaqaankas waxa lagayaqaana ithiopia ❤❤❤❤
Waa ku asturaa lkn Kuweit iyo shaqadeydi ayaad ii raaceey!!!
Ayaaneey dambibaare Kareem qisoyinkiisa bal mid ka mid ah noso diyaari
Wsc Alle ha noka caafiyo kaabay wlhy noloshayda boos ween baa ku leedahaye❤
Wcs abaayo macan
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wacalay kuma Salam Ayaan caday
Alle haku caafiyo abayo ❤mahad sanid
Gabadh Aan laguursan lama Eego
Inta Aan laguusan Reer hargeyesa
Waxaa Manaqaano
Asc ayaan queen malin wanagsa xabibti qurux🎉🎉
Ayaan qisadan qisadi waa u dhawdahy
Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha kaa qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey
🎉🎉
❤❤❤❤❤❤❤
wsc habo ayaan ilhaya haku caafiyo
Maahaa dhaqan ka jiri jirey gabdhaha wa la gudi jirey uun lkn dhaqanka carabta wan ka maqley lkn hargeysa kama maqal
Xbbtii ayaaney Alle haku cfiyo dambi dhaaf alle hakga dhigo inshaa allaah wlhi sxby qisadaan waa mid cibro qaadasho mudan hadii aanu nahy single girls abaayoy wlhi reaction kaaga ayey noogu baxdaa lkn qadarta Alle waa alxamdulillaah hormar wacan xbbtii ❤❤
🌐☃️😮
Wcs xapipti welcome 😊
Hhhhh ayo😂
Asc ayany waa ku salmay abayo waxa jiira wiil aan wada sehkesano lkn waxu igu dahay aan ku qudbo siresto waxan sameyana maqani ila 1 waan mer marinara ila tali abayo waligena guur ma so mariin
Dhaqankaas Oramada way sameeyaan waa dhaqan xun
❤❤
Igu haley😂😂
Haa waamaqla
WCS abayo ayaney ❤❤❤❤❤
First comment pin❤
Tuuloyink ubadnaa
Wcs❤❤❤❤
Asc waa jirtaa reer koofurka ayaa lehaan jiran hada maya
My hapo lagama yaqano waxas hargeisa ayaan gobdoon
😂
Qisadan qisakale ayey isuekaayen
Asc xbbti ayaneey waa ku salamay adiga iyo caruurtan habaryarta an uu ahay iyo dumashiigey wlhi anaga reer xamar weyne ayan ahay samani waa jiray dhaqankas weli habenki gabadha la guurinayo waxa la racsiin jiray naag weyn aya gurigeeda uu raaci jirtay aroorti aya laga sugi jiray maro caadan ah sii lo ogaado iney gabar tahay iyo in kle marki dhiigeda la arko markas aya la carab dhaw lagu dhufan jiray lakin hadertan waa la il baxay wixi dhaqanka xuma waa la dayaay abayo mcn
Allaxamdulilah ilahay ban naso gadhsin ilahay wuxu jecel yahay qofka cibta dadka ad tura qofkuna waa bini adaam ilahayw gabdha xufti wlhy way dhiban yihin
Haa reer Somaliland ayaney hooyo iyo way soo gadheen dhaqankaa in inanta la eego inay inan tahay iyo in kale marka habenka aqalgalka subixii aqalka arooska labada reerba way hor istaagi jireen haday inan dhawrsan noqoto mashraxad xabado la ridi jiray herka inankuna geel badan bixin jireen hooyo ayaa soo gaadhay ❤
Balo oo waba dhibee 😂
Bisinka dhaqan xun bu aha lkn hadir inusan jurin filaya wayba igu cusubtahay waba fadexad hadi la cala gabdh noqon waydo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qaduub faranti galis miyaa ayaney
Haaa
Hadey sidaas dhan ey geber nimadeeda ugu ciyaartey Maxey ninka miskiinka hanti badan uga qaadatay ninkaan miskiinkaa eeqayantay sey iku adkeysey hada Maxey kii ku cayaaray is kugu adkeyn waysey bal edeb daradeeda inta hanti laga bixiyey oo loo ceeb qariyey ayee been sheegee balaayo caqli geeda siduu ushaqeeyey uf 😢😢
Ayaaney anaga reer hargaisa waxa dhaqan no ahaa go'oo gaduudan hanala tuso markaa an mushxaradno❤
Haaaa maro dhiki le wan lehene xerxamara 😂
Asc inabti iska waran
Naayaa indho weyn si fcan ii dhgayso caay miya mse canaan mse caadi ahaane ka tahay😅😂😂😂
May qli waxaaa maaan maqal😂
😮😮😮😅
Jacayl nacas ayaa ka dhahaa waxan😂
Ninku wuu dhimanyahay saan u fahmay 😂xogaa jug baa gaartay umaleynaa dhaadhaanka😂
From hrgys ma maqal arinka
😮
😂